PART 2: KAFI ABDI & HAZAL ADO IJECLEN MAXA JACEL IGA OGOLATAY EX JACEL

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1K

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 หลายเดือนก่อน +216

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
    😮😢

    • @DucaysanAli
      @DucaysanAli 8 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu calayhi wasalam ❤

    • @NacimoBashiir0
      @NacimoBashiir0 8 หลายเดือนก่อน

      waa la og yhy ,, Rasulka scw like haku raadin ok🙄

    • @idilabdi4406
      @idilabdi4406 8 หลายเดือนก่อน

      Gabadha waxaan odhaan laah wiilka jecelka la qabow xanuunkad martay ha u ogaalan qof kale madaxag inuu umaro la qabow ugu yaran intu ka baayow armuu isii dale daal armuuy sudaadiy sun caba madaxag waliba ples aqabal wiilka adigon guur ku deg dagaayan

    • @xaawoluul8509
      @xaawoluul8509 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw

    • @user-iq8xp8ri7b
      @user-iq8xp8ri7b 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw ❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 หลายเดือนก่อน +271

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋🥰🙏 legend keep going ❤

    • @mukhtarabiib4245
      @mukhtarabiib4245 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wankaadnaykabe

    • @KhadroAbdulqadir
      @KhadroAbdulqadir 8 หลายเดือนก่อน +3

      Wan kaqadnay🎉

    • @user-ci2cf6ev8q
      @user-ci2cf6ev8q 8 หลายเดือนก่อน +2

      Wn ka qaadnay

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c 8 หลายเดือนก่อน

      Waankaa qaadnay sheeko kale iyo anagoo caafimaaad qabna allah na gaarsiiyo

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 หลายเดือนก่อน +2

      Salaanlamida iga gudoon in inantu inanka aad u jeceshay laakiin ay isleedahay aarso oo is adkee yaa iguvraacsan waxanse ka baqayaa in uu is a jacaylkass la laabto oo tayari dib u shalaydo midna hasaalay ha ku dhaqmin in aad comentiga ama dad kale kas dhex hadlaana taasi waxay kugu noqon in aad horumar gaadhiwaydo abid ninkani waa fariid runtii noocaasookslena waxa jeclaatay xaawalay oo dhan e bi iwaaye hadaad jecshahay hada qabso hadiikale ka quuso

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 8 หลายเดือนก่อน +165

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤❤

    • @JamaSuleman-wu5fr
      @JamaSuleman-wu5fr 8 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @MohamedAhmed-il2bx
      @MohamedAhmed-il2bx 8 หลายเดือนก่อน

      Alaahuma salii calaa nibiyina Muhammad salalaahu caleyhi wasaliim.

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 8 หลายเดือนก่อน

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

    • @abdihakimsheikhyarow7264
      @abdihakimsheikhyarow7264 8 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 หลายเดือนก่อน +139

    I love Palestine 🇵🇸
    Palestine will be free inshaa Allah
    🇸🇴 ♡ 🇵🇸
    فلسطين في القلب دائما وأبدا 💔

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 8 หลายเดือนก่อน +239

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 8 หลายเดือนก่อน +50

    Jaceyl beel dumarku qofka hal mar ayay jecladaan lkn nimanku markey aduun lunshaan ayey dhahaan abyo waan ku jeclahy ,lkn cafisku waa wax fiican qof kasta tiisa ha raacdo 💯👏👏

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 8 หลายเดือนก่อน +3

      Sax waxaaba jirta maah maah ah... Isku qof 2 goor inaad jeclaato waa ma dhacdo😢..Sh cadaan ah oo masjidka dadka is qaba isu maslaxeeya ayaa yiri... Marar bdan bn arkaa ninkii oo jaceyl dartiis raba inuu is dilo, xaaskuna aysan kala jecleyn una naxeyn waayo wey ku soo daashey wxyna u heysaa naceyb kii ugu danbeeyey😢

  • @umalkheyrcali3900
    @umalkheyrcali3900 8 หลายเดือนก่อน +64

    Waaba loo jeeda in aad jcshey hazal maxaa isla adkeynee😢😂😂

  • @Runbadan-ol5pw
    @Runbadan-ol5pw 8 หลายเดือนก่อน +137

    Jcyl jcyl kulahaa jcyl Mia jira sanadkaan war heedhe yaan wakhtiga la idin kaga ciyaarin like ha ila dhaafin haddan isku fikrad nhy😂

    • @suleimandaud6053
      @suleimandaud6053 8 หลายเดือนก่อน +3

      Hhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @masertoy2328
      @masertoy2328 8 หลายเดือนก่อน +3

      Absolutely 💯 💯 💯

    • @user-jc2qo7io3l
      @user-jc2qo7io3l 8 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 8 หลายเดือนก่อน +22

    Keeps goings my brothers and sisters another's levels continues ❤💯♥️❤😍

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 8 หลายเดือนก่อน +21

    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮❤❤❤

  • @user-yw2zv4jo3g
    @user-yw2zv4jo3g 8 หลายเดือนก่อน +76

    Gabadhan weey jeceshahy lkn aaminada kadhamaatay

    • @daganxaashi1025
      @daganxaashi1025 8 หลายเดือนก่อน +4

      Haa wlhi aminadi dhimatay dhibtasa heysta gabdha

    • @xuseenxadiis1106
      @xuseenxadiis1106 8 หลายเดือนก่อน +2

      Waaan kugu racsnahy waliba aad ayay u jaceshy lkn kalmada haa ayay afkayda ka.ilaalinay saa 🎉🎉🎉

  • @xamdishMuse-qc9nb
    @xamdishMuse-qc9nb 8 หลายเดือนก่อน +18

    Gawadan codkedhan jeclehe m.a wey cod qurxontee❤ mansha,Allah qurux iyo wanag ilahay intuba wuu uudibe mansha,Allah

  • @user-nz1xv3mu5r
    @user-nz1xv3mu5r 8 หลายเดือนก่อน +53

    Alah is one❤

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 8 หลายเดือนก่อน +56

    Ku sali Nabigeen Mohamed صلى الله عليه وسلم ❤

    • @nasrimagan8441
      @nasrimagan8441 8 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @queensoomali
      @queensoomali 8 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw scw scw

  • @user-wu8zu7kw5l
    @user-wu8zu7kw5l 8 หลายเดือนก่อน +60

    Waaraa kan maalin kasta labo qof oo dhibaato badan ayuu keenaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ramziahassan3251
      @ramziahassan3251 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 8 หลายเดือนก่อน +93

    Anigu jacayl kuma abuurin isaga iskaga abuurmay kuma lahoo kaafi waa funny 😃😃

    • @daariyocabdlecujeyi
      @daariyocabdlecujeyi 8 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂😂sorry nacala jacayl ku yalo😂

    • @caasha93
      @caasha93 8 หลายเดือนก่อน +12

      Dee waruntiisa ma isaga ku aburay iyado loo ogeyn Ayada ooyi jirtey o ila garowe Iman la aan kaso waday😅

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 8 หลายเดือนก่อน

      @@caasha93hadaadan Cajuuso Ahayn Nabsiga Gabadhaas wuu ku heli inshallah

    • @Shamsamoha-mt6ni
      @Shamsamoha-mt6ni 8 หลายเดือนก่อน +4

      Dee waa sax

    • @fatxisaid6437
      @fatxisaid6437 8 หลายเดือนก่อน +3

      Wa runtiis 😂

  • @ajstyles111
    @ajstyles111 8 หลายเดือนก่อน +43

    Ku seli nebigeena Muhamad Scw ❤🎉

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 8 หลายเดือนก่อน

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

    • @enaally431
      @enaally431 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw ❤❤

  • @deqahassan9344
    @deqahassan9344 8 หลายเดือนก่อน +27

    Abayoo qalad wudaca wana laga gudba maqaldame allah swt ee abayo wiilka is fahma jecelkisa ka aqbal ❤❤any way wn idin salamay damantiin

  • @Honey_iyo_chocolate
    @Honey_iyo_chocolate 7 หลายเดือนก่อน +2

    Abdi kaafi wuu uqalmaa nin la jeclaado waxaan ka helay hadal wanaagiisa iyo daganaantiisa ma sha Allah. Waana wiil qurux badan. Gabadha wey nasiib badan tahay qof ey shaashada kajeclaatay usoo safartay kadibna heshay wooow

  • @Umuisra92
    @Umuisra92 8 หลายเดือนก่อน +56

    Alhamdulilah Alhamdulilah ilahey ku mahad naq 100 jeer ❤❤

    • @user-lj9ny1ch5u
      @user-lj9ny1ch5u 6 หลายเดือนก่อน

      Alx❤❤❤❤❤❤😢

  • @Sacdiyasagal
    @Sacdiyasagal 8 หลายเดือนก่อน +31

    Saliga nabiga badiya wax walbo aad jeceshaahay si fudud ayaad kuhelesaa waana lahubaaa

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @asmaaahmed6142
    @asmaaahmed6142 7 หลายเดือนก่อน +3

    Idk how she’s so forgiving. I wouldn’t even smile for him or show him any kindness

  • @ashaabdullahimohamed7765
    @ashaabdullahimohamed7765 8 หลายเดือนก่อน +66

    Gebdha waa gabar niyad 6:34 6:34 fiican kaafiyow si fiican u raali geli insha allah

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad Mashallah

    • @axmedlaal
      @axmedlaal 8 หลายเดือนก่อน +1

      😊

    • @axmedlaal
      @axmedlaal 8 หลายเดือนก่อน +1

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waaw kafi Abdi iyo hazal waxaan idin rijeynayaa inaad guul iyo jaceel cusub ♥️🌹👍🌹 ulululu 👏❤️💙💐

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 8 หลายเดือนก่อน +53

    MANY OF YOUR VIEWERS ARE WONDERING WHAT WAS HER OBJECTIVE IN COMING PUBLIC. SHE LOOKS CONFUSED AND THE GUY LOOKS VERY GENTLE AND UNDERSTANDING.

    • @amiiraahmed4513
      @amiiraahmed4513 8 หลายเดือนก่อน +1

      The girl must be knowing what she was doing

    • @hakimoali3794
      @hakimoali3794 8 หลายเดือนก่อน +5

      You know why this guy is master main,and she is vulnerable, and still loves him, the best way she shouldn't hang up with him .

    • @amiiraahmed4513
      @amiiraahmed4513 8 หลายเดือนก่อน +3

      @@hakimoali3794 she actually seem to be nice &forgiver,even though men are not to trusted.

    • @hazard300
      @hazard300 8 หลายเดือนก่อน +2

      I wish you know deeply that man.

    • @hakimoali3794
      @hakimoali3794 8 หลายเดือนก่อน

      @hazard300 what ever you do, don't be second best

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 8 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo iska daa ciyaarta wiilka waad jecelahay e bloga ka qaad.
    ❤❤❤❤❤❤ jecelaka ha waaro❤❤❤❤❤

  • @user-oe6ln1sy5h
    @user-oe6ln1sy5h 8 หลายเดือนก่อน

    Kaligetho kujesjeesay Somaliada🇸🇴 hortethe kulatumatay burus 🛠 wa atarisho dab ah keep going sister love you

  • @user-ni4fx4cm6s
    @user-ni4fx4cm6s 8 หลายเดือนก่อน +13

    Ku sali xabiibkeena muxamed sallalaahu calayhi wasalam

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 8 หลายเดือนก่อน +5

    Legend ridwaan isaaq waxaan kaa sugeeyna qeeybtii 3 oo arooska ah kafi Abdi ❤️🌹 Hazal 💞

  • @user-ry8fp4ze2z
    @user-ry8fp4ze2z 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ waaan kahayaa zxp thanks

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allha xabti insha allha guul wacan ayan idin ❤❤❤❤

  • @ibtizanizmacil5734
    @ibtizanizmacil5734 8 หลายเดือนก่อน +18

    Waxay tiri wa wllky it means wa ninkeyga mustaqbalka wll xppi hanooladoh❤

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 8 หลายเดือนก่อน +7

    Waw ridwaan kalmad muhiim ah ( waqti qaldan baad jecleed wiilka ee Hazal is adkeenta iska daa))

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha ALLAAH gabar qalbi wanaksan waye wallalked wey cafisay shaqo wacan

  • @user-gx3ci9xn9x
    @user-gx3ci9xn9x 8 หลายเดือนก่อน +13

    Kan marki hore waxay ku fashay ayaan garan wayay nacaskan io kuwa lamidkaba 😶gabarey Walhi inay wax walbo naftada kudhaca adaa kamasula alle kasakow 😔❤️‍🩹inaneey imikaba hadad wax jeclanayso lug gudaha hakutalo lugna dabada micnaheedu wa qofka hayskuwada dhibin will io inaneey ❤️‍🩹😔horta inaad cibadada badsato maxa kudidaya 😥❤️‍🩹

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 8 หลายเดือนก่อน +12

    Hazal ahmed dareenkeeda way qarinaysaa wlhi hadii aan aqaano jacayl
    Nagadaaya ciyaartoo isku qabsada
    Hazal waxan leeyahay jacaylka dhabta ahi ma dhamaado ee isguursada ❤

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 8 หลายเดือนก่อน +15

    Hada waa isku soo daxey siin wadaaga mustaQbalka iska iloowe sabarka wuufiicayahay waalaguliibaamaa❤

  • @SafiyoAdan-wy3co
    @SafiyoAdan-wy3co 7 หลายเดือนก่อน +1

    wallahi aniga waxey ilatahay wili in.ey jeceshahay gawadhan wilka lakin is ad ken iyo xishod amesha yalo runtii ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @geenyoogadeen1641
    @geenyoogadeen1641 8 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdhan wax badan ayaa ka khaldan ilahay ha uu sakhiro guurka & jaceyl ka markasta in raggu uu ku bato ayaa qurux badan 100% guurka & xirirkaas wuu dhisma ❤❤❤

  • @nimcoabdilahi7964
    @nimcoabdilahi7964 8 หลายเดือนก่อน +13

    Subxaanallaah wllo dadku maanay xishoonayn waliba gabadha,wll waalidkaagii iyo walaaladaa sharaftooda maad ilaa lisid, adigu hadaanad naftaada dan ka lahayn ilaahoow na astur gabadhu xishoodkay sharaf ku leedahay!!!!

    • @Maajid143
      @Maajid143 8 หลายเดือนก่อน

      maxay khalad oo sameysay si wanaagsan bay uhadashau

    • @fartundahir1380
      @fartundahir1380 8 หลายเดือนก่อน

      Maxay samaysey wist ku dhacday lee ku hadashay ayadayna u fiicantahy in ay ka hadasho wayna asturan tahay gabadhu

    • @nimcoabdilahi7964
      @nimcoabdilahi7964 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@fartundahir1380 waxa kugu dhaca ma caalamkoo Dhanbaa lala wadaagaa, sirahaaga laabtaadaa lagu haystaa cashar baana lagala baxaa horaana loo socodaa,nin aan ku qabinna sidaa looma jeclaado ee gabdhaw dib iskugu noqda oo karaamada ILAAHAY idin siiyey ha iska qaadina sharaftiina iyo ta waalidkii nana dhulka ha jiidina waa iga talo وبالله التوفيق

    • @user-ey8ug2lw1s
      @user-ey8ug2lw1s 8 หลายเดือนก่อน

      Jecelku maa ceebaa walal😮

    • @Msomale
      @Msomale 5 หลายเดือนก่อน

      Na uuus dhinta wa lowadha simanyahay ee !??

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 8 หลายเดือนก่อน +15

    Kafl❤❤❤❤❤❤❤❤ Keep going brother.🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 You are a handsome man.😊😊😊

  • @fartunadow2551
    @fartunadow2551 8 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALAH WIILKA WA SABAR BADAN YAHY

  • @MohamedOday-vm7ex
    @MohamedOday-vm7ex 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ala gabadhanoo kale Yaa Helaba 😍
    Xishoodka , Xushmada , Ixtiraamka
    Waaryaa KAAFI ......
    GABDHAAN ha ka HADHIN PLEASE

  • @Zakari2
    @Zakari2 8 หลายเดือนก่อน +21

    "I'm genuinely intrigued by the enigma surrounding women's attraction to 'bad men' like Batman. It's a fascinating puzzle to ponder. I find it quite perplexing that she doesn't show interest in marrying a man offering a luxurious lifestyle. His lack of maturity in his voice strikes me. Moreover, this man appears inadequate in handling the responsibilities inherent in a relationship. Yet, the intricacies behind their attraction to these types of men still elude my understanding." 0:08

    • @ikranabdullahi3041
      @ikranabdullahi3041 8 หลายเดือนก่อน

      Because this is the kind of men that are around it very rare to find a responsible man with values remember that majority of men in today society are raised by women and only women no male role models around

    • @sarahm8933
      @sarahm8933 7 หลายเดือนก่อน +2

      She also displays deep rooted insecurities and a lack of self respect and love. Someone who doesn’t want to have children with you value you and love you proudly and openly is not the one for you. What’s more concerning that she has placed her value so low to be a 4th wife she has now set a pedestal for the relationship IF she marries him he will marry 1,2,3 and she will become 4, she solely loves him but he doesn’t love or value her I suspect she has daddy issues..

    • @madhere0990
      @madhere0990 7 หลายเดือนก่อน

      Most Somali women have daddy issues …. The only explanation for this madness I can think of

    • @11akhalif
      @11akhalif 7 หลายเดือนก่อน +1

      Exactly! The fact that what goes around comes around. If she even accepts him, what guarantees that he won't do the same to her again; I mean hurt her again. She's got a lot of life experiences waiting for her. May Allah make it easy for her.

    • @11akhalif
      @11akhalif 7 หลายเดือนก่อน +1

      There is no reason to even work with him in the future because all it's going to do is keep those memories coming. 😢 Not a smart or healthy choice. She's very beautiful, young and has a seas of men that will value her more.

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr 8 หลายเดือนก่อน +14

    😮😮😮 Miskiineeey ninkaas goaan kagaadh oo fara kaqqqad😮😮😮

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 หลายเดือนก่อน

      Udaa ma adaa jacayl xaasida nas hooyo dhag hälsa ha idiin jywo aanad aqoon Wada dibjiriina ayaa ku odhan anaa waliba dibada kuu kaxaysan e ninkaas ka hadhay markay kugu ciyaarasna waxay ku odhan nas bax kaad uwaslataad qalbiga ku hsysaaye ninkan aad baratay ee is baraxay ee sharaftu ka muuqatana mid kalaa dhabsiin e hada qabso

  • @nimcoyusuf3326
    @nimcoyusuf3326 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hasaaal waxay leedahay indho wax jecel Wali ee waxan kula talinlahaay wllaaley markale naftaada ha cinqaabin ee ninkani hada wuu kurabaa lamoodaaye haka tagine ❤❤❤❤

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 8 หลายเดือนก่อน

    Habo waad walaacsan tahey
    Waadna jeceshahey marka tuko Salat u istikhaara ogowna inaadtahey Daimon mj
    Ha niyad jabin hore u soco
    Mase kula jecli social media

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 8 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah ❤❤❤👩‍❤️‍👨😍✅

  • @hootoabdilahi8702
    @hootoabdilahi8702 8 หลายเดือนก่อน +19

    Ridwaan ayay ka qosliyen kuwani wllhi waa fanny 😂😂😂

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 8 หลายเดือนก่อน

    Both of them are good pple they have to accept each other

  • @xamiida20
    @xamiida20 8 หลายเดือนก่อน

    Salaam brother Ridwaan❤❤❤❤❤

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah 🥰🎉

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 8 หลายเดือนก่อน +13

    Labadan waan isla jeclaaday plz is guursada jacayl dhaba ma dhamaado hasaley wiilka ogolow waa isu qalantaane hasal way jeceshahay kaafi indhaheeda laga arka wiilkana danbi kama galin xaaslu aha 😂

  • @asmoabdi3349
    @asmoabdi3349 8 หลายเดือนก่อน

    M.a isku yaaca wll kafi and hazal♥️🙏😢especially hazal waa gabadh ee haka hadhin legend kafiyow🤔😂😂🙈guul wcn inshllh

  • @AkhuyaRashka-yx9vk
    @AkhuyaRashka-yx9vk 8 หลายเดือนก่อน +1

    Horay usoco xxb

  • @deeqocali1146
    @deeqocali1146 8 หลายเดือนก่อน +24

    Qofaa ku rabin lagu ma daalo ogow gabarey mid hadu ku mermèriyo midbaa madaxa kugu qaaadaanayo I aamin🎉❤🎉

  • @user-ij9ft2tp3p
    @user-ij9ft2tp3p 8 หลายเดือนก่อน +39

    lkn reerkiini maanu kudaawanayn gabadhu 😢 ani qiso waan hyaa lkn waan baqayaaa ceeb baba u arkaaa inanssmeyey😊

    • @aaminabashiir7992
      @aaminabashiir7992 8 หลายเดือนก่อน +5

      Waa taan kayaabanahay hooyo iyo aabo idaawanaya lkn Walow aanan qisadeeda Dheer aanan dhegeysan

    • @ifrahaden795
      @ifrahaden795 8 หลายเดือนก่อน +7

      Waley rerkena kabaqaaa maoshi war badan bahayaaaa inan nafiso ayaan jeclan lahaaa😂 bt my family leee kabaqaaa😂😂😂😂😂

    • @fortunaabokar633
      @fortunaabokar633 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ani igu nafisa 😢😂

    • @deqaibrahim7612
      @deqaibrahim7612 8 หลายเดือนก่อน

      Nagu nafiis😂😂😂

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@ifrahaden795kurtigeen warkaas badan waa haynaa😂

  • @abdulrahmanabdullahi3886
    @abdulrahmanabdullahi3886 8 หลายเดือนก่อน

    Waa filin fiican oo laga bariiseen karo. Keep going

  • @naciimafaarax7588
    @naciimafaarax7588 8 หลายเดือนก่อน

    gabarta wllo waa isku so baxaysane iska cafi Allah haysu kiin barakeeyo

  • @somaligirl3047
    @somaligirl3047 8 หลายเดือนก่อน +6

    Jacelku ceeb mahaa quruxey marnaa wuu kugugu hore marna wuu kugu danbeya inaa is heshan idiin rajeynena ❤❤❤

  • @Hanyabdullahi2062
    @Hanyabdullahi2062 8 หลายเดือนก่อน +10

    Waali waay jeceshahy hazal lkn kalsonida ka dhamataay 😢

    • @fadumodegan2884
      @fadumodegan2884 8 หลายเดือนก่อน

      Taa ayaa.sa.ah inay ka.dhamatay.kalsonidii

  • @fartuunsheeno1257
    @fartuunsheeno1257 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ridwan hambalyo hambalyo hazal iyo kaafi abdi wey is guursadeen❤❤❤

  • @user-yr9pb9rq9n
    @user-yr9pb9rq9n 8 หลายเดือนก่อน

    Ma sha ahaale waa aran wacan

  • @xasankoore1047
    @xasankoore1047 8 หลายเดือนก่อน +37

    Ridwanow qoftu camerada ayey ka dhacaysaa wayo qofka aad jeceshahay indhihiisa ma fiirin kartid😊

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 8 หลายเดือนก่อน +27

    Hees baa tidhaah
    Kolay caashaqaygii
    Kulaylkiyo dhibta i baday
    Haduu caawa kala jabay
    Oran maayo kadabaa
    Intaad kali u noosheee
    Maka yaabi doontaa
    Anigoo kar kaba dhigay
    Inuu kaabigaagiyo
    Soo dago kor kaagoo dibna
    Kuula kowsado
    Halkaasu xaalka labadan marayaaa
    Kaafi nafsi jacayl ayaaa haya

    • @abdirashidtahir
      @abdirashidtahir 8 หลายเดือนก่อน +2

      Ala maxaad cumar dhule dhagysatay😅

    • @fatimaaflow
      @fatimaaflow 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😅😅

    • @Abdifatah3
      @Abdifatah3 8 หลายเดือนก่อน

      @@abdirashidtahir ma sheegee🤣🤣🤣

  • @Amirada_Sunduz
    @Amirada_Sunduz 8 หลายเดือนก่อน

    Alx madama an jcl uqadiin wiil xiligaan jira🤲🏾😊

  • @daariyocabdlecujeyi
    @daariyocabdlecujeyi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walalayalo iso duceya murad ban leyahy 😢😢

  • @reshajibril5616
    @reshajibril5616 8 หลายเดือนก่อน +5

    Dadkan inay topic weeka noqdan le mesha uimaden😮😂😂

  • @Faizafican
    @Faizafican 8 หลายเดือนก่อน +4

    Way is ka cadahy in prank tahay iyi maskaxdiii Darict😂kaafi cabdi

  • @mohamedamein4525
    @mohamedamein4525 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwan Izakow way noo cadahay in ay Gabartu jeceshahay wiilka ❤balse is Adkayn baa jirta ku tacaluqda Camerada bes
    Lkn Jacayl waa jiraa

  • @alcc123
    @alcc123 8 หลายเดือนก่อน

    Sideee raga uhadlah wlhi legendary 😢😮

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 8 หลายเดือนก่อน +3

    Labadaan qoF Video ayayba isla duubi jireen EE hada inee live soo Fariistaan oo waxaan ka hadlaan maxaa keenay Prank caadi Ah 😂😂😂😂

  • @saciidosiman2145
    @saciidosiman2145 8 หลายเดือนก่อน +27

    Dad ka hor tiisa ey aga aar sanosaa mehe wajicishahay waxa kadaremay sey hoos ufuriheyso 😂😂

    • @queenbuskut900
      @queenbuskut900 8 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂haa masheegee

    • @Shamsamoha-mt6ni
      @Shamsamoha-mt6ni 8 หลายเดือนก่อน +1

      Jiliin waa waxn indho wax jacel isma qarin karaan

  • @fahmomohammed2262
    @fahmomohammed2262 8 หลายเดือนก่อน

    M.a wll ridwan😊❤😅😅

  • @quraysta6115
    @quraysta6115 8 หลายเดือนก่อน

    Wan sugayay inuu single noqonayo iyo in aan reer u burburoyo kkkk naagtan waaba another level wlhi duulaaan cad bay u soo tahriibtey

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 8 หลายเดือนก่อน +5

    First comment ❤mxn in bdn sugayey🎉 inta aminsan iney is guursan donan iso raca😂

  • @xamdaadam2327
    @xamdaadam2327 8 หลายเดือนก่อน +14

    Wxay Jecayladan markhaatiga naloga dhigaya ayamahn waar sawtan la pa,ay maha😂😂 cajiiip SheekHow😊

  • @ikrannur8086
    @ikrannur8086 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhow part 3 noo soo gali. Hadad story la fiirsan karo kente.

  • @adenmohamed9494
    @adenmohamed9494 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going Guys

  • @fatuushapea3045
    @fatuushapea3045 8 หลายเดือนก่อน +13

    Ridwaan adaa kujeclaaday kwrn 😢❤😂

    • @hazard300
      @hazard300 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂hhhh qooq is not easy

    • @INa_muze
      @INa_muze 8 หลายเดือนก่อน

      Usoo tahriib horta😂

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 8 หลายเดือนก่อน +1

      Inaa wareysi ka qado wayo marka 🎙😂😂😂

    • @Amiira469
      @Amiira469 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@INa_muze😂😂😂😂😂💔

  • @user-mu1pg4mt1e
    @user-mu1pg4mt1e 8 หลายเดือนก่อน +16

    Qofki ugu horeyay an ahay Malaga yabaa in aan ridwan jeclahy😂

    • @xamdaadam2327
      @xamdaadam2327 8 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂wllHi wad iga qoslisayyy

    • @user-mu1pg4mt1e
      @user-mu1pg4mt1e 8 หลายเดือนก่อน

      Iyada dhahday kaafi marku wax so dhigo qofka 1aad ama qofka 2aad ahaan jiray😂

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 8 หลายเดือนก่อน

      Laga yapa😂

    • @Sabrxnaaa
      @Sabrxnaaa 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ridwaan asaga kuwa isjacel bananka keeno adiga yaad u tagee hadad booskii jaclatay waxad u tagtaa kaafi aniga waba raba ridwaan wax arimihii bananka keeno nosobandhig wuxu qarinayo kkkkkkkkkk

  • @fadumamohamed8143
    @fadumamohamed8143 8 หลายเดือนก่อน +2

    Naa how hduu kujelyahaye😢kafaa’iidayso wad jeceshahaye is adkayta iska daah🎉wiilka hadhibin

  • @quraysta6115
    @quraysta6115 8 หลายเดือนก่อน

    In aad jeceshay indhahaaaagay ka muuqataa kow dheh wll, wad uun u cadhoonaysaa wll ilahay jidka sax da haku waafajiyo.

  • @zakariyedhise
    @zakariyedhise 8 หลายเดือนก่อน +11

    Jacayl❤ waa naafo😢

    • @fadumojamac1947
      @fadumojamac1947 8 หลายเดือนก่อน +1

      Anigaa unaafaa isooduceeya wllyaal😢😢

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 8 หลายเดือนก่อน +16

    Gabadhan foorarta jacqyl wuu hayaa lkn go’aan ma qaadan karto 😂

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 8 หลายเดือนก่อน +1

      Kawran marku yiri aniga jcl kuma abuurin ee asaga iskaga abuurmay ale qosal weyn kafi fanny weyn😂😂

    • @fatumaali1463
      @fatumaali1463 8 หลายเดือนก่อน +2

      @@Kingofcity-we4gp kaafi ma naxayo wuxuu ka dhashay ogaden iidoorna wuu ku dhex koray jiljileec haka sugin
      Ayaduna hadeysan jeclayn wada shaqayn ma ogolaateene wuu ka dhameysan arooska

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 8 หลายเดือนก่อน +2

      @@fatumaali1463 hhhh hadey jczhy bal may iska ogalto meel dheer bay uga timiye marku nagtu qabay walga kariwaye marku madax bannyhy waxy ledahay marabi

  • @HodanApdi-nk7gh
    @HodanApdi-nk7gh 8 หลายเดือนก่อน

    Sis inkastoy waxan adunyo thy lkn nin mar kaa tagay nin kumaa noqdo nolshada hore u wado 💞🥰

  • @user-sl8iy4fv1c
    @user-sl8iy4fv1c 8 หลายเดือนก่อน +10

    Hazaal walaal inanka jaanis sii wax kastaa way dhacaan lkn waxkasta dib baa laga saxaa aniga idinma aqaan lkn really waa isla kiin jeclaaday walal jaanis sii walahi alle haku barakeeyee 😢😢

  • @maryamabduqadir3914
    @maryamabduqadir3914 8 หลายเดือนก่อน +10

    Asc abayo janis sii kafi waa ku jecyahay iska cafi dadka warkoda haqadan janiska kafa ideyso waa jacelkada socesho hawaro jecelka ❤👏👏

    • @adoontiialle8270
      @adoontiialle8270 8 หลายเดือนก่อน +2

      Majecla iyada wali jecel oo is adkaynaysa. Isagu waaba iska qoslayaa 😂

    • @daariyocabdlecujeyi
      @daariyocabdlecujeyi 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@adoontiialle8270meyla aragtay xeta in yar ma jeclo ee ayada jacayl run ba ficane asiga sidu u indho adag yahay firi ayadana firi xeta wajigisa wey firin la.dahy allow iacaylka ayan ka meygan galeyna😢🤲🤲🤲

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@adoontiialle8270
      Wuu jecelyahay badkar ismuu keeneen e midkalui ilaashan lahaa ninkani inantan buu banaanka isku soo dhigay e jasniskani soo marimasye ha qabsato kun aan waxba karbin bas ku ciyasri oo anas halkaa kaa jeclaaday ku odhan oo waan kuu waashay ku odhan ama gabadh go aan la bay noqon oo danteeda ilaashata ama waa lagu ciyasri iayadaa intay xaasle jeclaatay hadana badkar iskeentee

  • @geenyoogadeen1641
    @geenyoogadeen1641 8 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn shaqada uu ka waramayo maxay tahay jaceyl & qiso ayaa ba laga hadlayaa wllet nin kan is ilaaw ilahay qalbigaga ha kaga reebo mid khyr qabana ku siiyo ❤❤❤

  • @shamsoosman5614
    @shamsoosman5614 7 หลายเดือนก่อน

    Qeebta 1 ayaa so daawaday anoo is dhahaya ninka tiktok kaso firi baba qebta 2 arkay 😂😂😂 sana ku arkay 😊

  • @AbdifataxYare1140
    @AbdifataxYare1140 8 หลายเดือนก่อน +4

    Yaaa iga horeeeyoh 😂😂😂

  • @wasiirkacaafimaadka2094
    @wasiirkacaafimaadka2094 8 หลายเดือนก่อน +5

    Qiimeynteyda qabiirnimo
    1--gabadhan wiilka wey jeceshahay lkn niyad jab aya garay😮
    2--Balse Asigu gabadha majeclo wa nin caqli bdn wadashaqeyn iyo inu bulshada iska qanciyo ayu raba 😮

  • @maxamedcalisiciid
    @maxamedcalisiciid 8 หลายเดือนก่อน

    bro hora usoco xaqiiq sheeka walalan waaye

  • @xamdaismail3200
    @xamdaismail3200 8 หลายเดือนก่อน

    Part 3 😂❤

  • @user-mu1pg4mt1e
    @user-mu1pg4mt1e 8 หลายเดือนก่อน +10

    Ninkan ila hada gabdhan in uu ku danaysto ayuu rabaa maanta dhan shaqo bu ka shekaynayaa inta ila fahantay☝️

    • @hanicabdulle5341
      @hanicabdulle5341 8 หลายเดือนก่อน

      sax waye wayo hadi u jecelka dacad ka yahay hadalo naxaris iyo so jiidasho leh ayu ku hadli lahaa lkn hadu hadlaba shaqadas unba u cad

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 หลายเดือนก่อน

      ​​@@hanicabdulle5341
      In aad qaabkaas u arakteen waa qalad ninkani anaa ku jecel buu intaasoo jeer ku celceliyay waxayna tidhi habayaraatee hada waxba kuuma hayo maadaama uu sadexdeer oo laba jeer ridwaan midna kii ku xigay markay inantu hadashay oo uu inankale waraystay wuxuu yidhi anuu jacaylkii igu dambeeyay oo jecel raaligalina wuusiiyay marhaday inantuu isasootaagtay Maya hada waxyar oo dareen ah uma hayo muxuu samayn lahaa ma in uu halkan ka ooyo ayaad rabtaan midakale sow ma oga in aan oohin la isku jeclaan oo hadii la isku jeclaanayo iyaduba kumay hesheen qof aan ku jeclayn hadaad khasab igu jeclow tidhaa ama aad maxshar ka oydo fool xumo uunbaad kala tagi isagu wuxuu rabaa haday walijeceshahay isna hada ayuu jacaylkii hayaa e wax ma ila qabanaysaa haday haa tahay havisku burunaan haday Maya tahay hawada shaqaystaan waliba wuxuu sii su aalay in ay shaqada kufataxsantahay haday Maya tidhaa halkaasay isku maca salaamayn lahaayeen inantani inankan waxay jeclaatay isagoo xaasa dumarbaynu nahay oo ma jirto mid ninkeeda in lala qaybsado ogol haduu markiiba tan ka dul dhaco oo gurigiihore sidaa ku burburilahaa amaan manu siiseen oo hablaha ayuu isku dul duleeyaa naa ka carar siduu tiihore adiga kaaga raacaybuu adna kaaga tagi ayaynu odhan lahayn markaa daaya dadka ha is guur sadaane mise waxatihiin dadka waxwalba negative ka taagan baatihiin anigu ma jecli in cidna lagu xadgudbo

    • @geenyoogadeen1641
      @geenyoogadeen1641 8 หลายเดือนก่อน

      Haa 😮

  • @user-rj8qb2np6e
    @user-rj8qb2np6e 8 หลายเดือนก่อน +3

    Aabaha cirbada caadimahan walahi 😂😂

  • @Sharmaabdi-fe9ex
    @Sharmaabdi-fe9ex 8 หลายเดือนก่อน

    Legend sxp ridwaan

  • @ubahalinur2253
    @ubahalinur2253 8 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم عليه الصلاة والسلام 🥰😘

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 8 หลายเดือนก่อน +4

    Hasal wlly been ha sheegin horaa loo dahay indho is jecel isma eegi karaan adigana marna ha fiirinoosid kaafi jecelka ha waaro m.a keep going