Waa runtaa ma jecla,,,, wuxuu rabaa inuu iska guursado,,, waayo waa nin weyn oo reer soo yeeshay oo aan iskaabulo xamili karin,,, wuxuu ogyahay inay si xad dhaafa u jeceshahay Iyo inay isku mihnad yihiin,,,, waa laga yaabaa in guurka dabadiis uu qalbigiisu isbedelo oo uu ku jeclaado,,,, hada wuxuu ka faa’iidaysanayaa jacaylka ku haya iyo gara la’aanta ku haysa,,, waxaad tahay timir xabaal taal,,, iyo qalbi dhaawac ah,,,, go,aan wanaagsan ayaad markii hore qaadatay,lkn waxaa iiga kaa muuqata inaadan ku adkaysan karin,,,ninkaasi waxaan ku baranay mediaha iyo kooxdii isma dhaanto,,, (1- maaha shaqsi wanaagsan 2- maaha nin dabci wanaagsan 3- maaha nin naxariis dumarka u haya 4- maaha nin gar qaata oo debecsan 6- adigana wuuba ku liidayaa ee ninkaas hakusoo noqon
waa ila argty runtii walipa marky hadlayso wajigisa fiiri siduu u firinayo malaha naagti maba herkan ku marsinee cml adkaaty kan ilaa hada xitaa ma jecla ee dadwaynaha ayuu iska jedinaaa wayo ayadaba afkeda ka tiri ani ima qancin
Mid lagu qasaaray waye nin dartis bey u so safartay waliba walidkeeda ogeen tan kle Qofka inuukarti leeyahay ba fiican ninka marku rer leeyahy ka gabsato bey aheed
Oh sorry wuxuu dhahay go’aan inay qadato ayaan rabay oo ay iga tagto wll nin kan kuma jecla ee ilahay meel khyr qabta/ nin wanaagsan ha kula kul miyo ❤❤
Marka ay leedahay uu dhamaaday waxii aan ku qabay maaha dhab indhaheeda ayay ka muuqataa jacaylka dhabtaana dhamaad ma laha lkn uu dhaawacmay oo niyad jab iyo aamin la. aan ayaa jirta markaa kaafi ha dadaalo jacaylka dhaawacaana ha dhayo oo dib ha u kabo❤❤❤❤
Biggest lesson to learn from their relationship: Kafi wuxu taasale u yahay nimanka xasaska leh…..: Hadan isku kalsooneyn ama Adan geesi aheyn afka ha la galin mid walba oo qurux badan ama ku tirahda adan ku jecelahay. Ha ku ciyaarin ama Ha dhawicin xaskaga oo lu amuntay raga dunida jogana ka soo doratay caruurtada hooyadood….malinkad Aad aragtay Inaad damacday mid kale Xaqiiqadaa la wadag….! Dumarow idin ka big mistake ruux Adan aqoon u laheyn Qalbiga ha u furin Gabar adoo kala ah ha dhawicin Naftada firaqadaa u diid oo Wakhtiga illaahy ku siiyey adoon yar ha ku xirin Ee Marka horaba qimaha Naftada garo qadar ka iyo Yaqiintana ku nolow….👌💯
Ridwaan waad ku mahadsanthy inaad no keentay kaafi waliba aad isasoo hor fadhiisisay kaafi iyo jacaylkiisa hazal waxaan u rajaynayaa Inay heshiiyaan wali in ay jeceshahay hazal ayaa muuqata kaafi ha is jilciyo oo ha siiyo kalsoni badan ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gabadha hadey farinteydha gaarto waxan dihi laha abayo gabar adag iska dig raga wa cadowe o iska daa iscarurenta iyo is nuxnuxinta badan markad hadleyso yana laga faideysanin
Ridwaan ka dhib badanaa qofta aad bay ku jecleed ayuu dhahay gabdha way is bahdishay jacayl wuu jiraa lkn mustaqbalkeeda inay ee gatoo ayaa fiicneyn kolay aniga munasab ilma ahan
Wuuuuw team keygi single ka ahaa away team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo duceyo duceyo indhaha aan ka dawano ma isku raacne
Jeceel wa ba jiree raboow jeceel ha nagu ridin😢Waligey jeceel iguma dhicin.Ilaahay intaan noolahayna iguma rido.Jeceel il iyo dhag allaha naga dhigo ayagaa isu dhow oon is aragey.Aamiin.
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
😮😮😮
Scw scw
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salaallahu calayhi wasallam
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉💯💯💯
Scw scw scw scw scw scw scw
❤@@naimahussein3911
Allah subxanawaracalaha waxaan kaaga baryaya inuu caafimad kusiiyo risaqadana waasac kaaga dhigo Amiin aamiin yaallah
Aamiin yaa rabbi
Aaamiin aaamiin yaa rabi
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️🕋❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
❤Scw❤ scw❤ scw❤ scw❤
@@sucdicadood601ض
Salaallahu calayhi wasallam
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
Ninka ragga ah waa kii khalad galea lkn saxa
Gabadha way kujeceshahy ee karaali gali wixii aad kusameysay ❤❤❤❤❤
Guur wacan
karaligali kulahaa qof Danbi nagagalo hadaa dumar nahay macafino 😂
waxaan marun baa mise waaa sheekooyin brank ah anigu waa fahmi la ahay
Dumarku cafis waa awooda lkn dib aan ka midowno waa ku adag tahay sida cada 💯👏
Hazalay ikacafi nikaa kana fogaw insha Allah waxad heli nin dhab kuu jecele
@@HaniOmar-f9n😂😂😂😂
I love Palestine 🇵🇸
Palestine will be free inshaa Allah
🇸🇴 ♡ 🇵🇸 inta yahuuda neceb palestine Jecel like iisaara ❤
Allahumma amiin ya rabbi
😢😢😢😢chacaylow inanku nawilo nacaypban ka door bidayyyy
Nio meeshan ma ahan mel falastiin loga hadlaayo ee maskaxdaadu hala socoto meysha ayjogto
I from Zambia🇯🇲 i love Somali people
War soomali ba ehee liketa ii saara😂 keep going legend ridwan ❤TEAM 27 inta ka heshay like ku booba 👍❤
@mubaarakmoha1927😂 absolutely
@mubaarakmoha1927😂😂😂😂😂
Zambia calankedu waka 😂😂😂 waanu kugu qadanay 😂❤🇿🇲
Somali bn ahayda adlaordeso wankashakiyee qofyohow
😂
Kafi is eloquent, steadfast, well-spoken and outspoken and straight forward gentleman.
Wan kogo raacsanahay
Isku qabiil aya nahay cml miya nacasow, how tf can u call him a,gentleman?
Ridwaan waa maxkabad caadiyaa 😂 horay usocoo wlky
Gacana utaagy ninkan Ridwana
Walaalayaal iisoo duceeya qof afkiiisa lasaranyahay alaah baa og. inuu ilaahay awlaad saalixiin ah igu arzaaqo yaa allah ilaahoow isii aamiin 😢😢🤲🏻🙏🏿🙏🏿
Adiga iyo intii owlad raadisa illahey haidinsiiyo owlaad saalixiin ah
Rabiyow raxmaanoow kugu arzaaq yaaray😢
Ilahay waxaan kaga baryaa inuu kuu siiyo dhakhso awlaad bariyiina
Awlaad wanaagsan oo baari ah alla haku siiyo
Allaah baariga o dambi dhaafa ah naxariista badan adiga iyo dhamaan adomahiisa daciifka rabo owlaad iyo wax walbo o Qeyr ah ha ku irzaaqo aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiììiiin
adigana si deg deg ah rabbi haku siiyo aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Allah is one❤❤❤
Naa hooy ka joog dhiiqad mrkle lugaha lagashee wlhi ninkani dadku iska dhaadhicinaya wabu uqadan layey inay tani ku dhacday uxu isleyay dabka iska dami oo gabadha qanci lkn indhihisay ka muuqata inaanu dacad ahyn wll alle haku siiyo qof ku dareema🥺🥺🤲🤲🤲🥰💋
Waa runtaa ma jecla,,,, wuxuu rabaa inuu iska guursado,,, waayo waa nin weyn oo reer soo yeeshay oo aan iskaabulo xamili karin,,, wuxuu ogyahay inay si xad dhaafa u jeceshahay
Iyo inay isku mihnad yihiin,,,, waa laga yaabaa in guurka dabadiis uu qalbigiisu isbedelo oo uu ku jeclaado,,,, hada wuxuu ka faa’iidaysanayaa jacaylka ku haya iyo gara la’aanta ku haysa,,, waxaad tahay timir xabaal taal,,, iyo qalbi dhaawac ah,,,, go,aan wanaagsan ayaad markii hore qaadatay,lkn waxaa iiga kaa muuqata inaadan ku adkaysan karin,,,ninkaasi waxaan ku baranay mediaha iyo kooxdii isma dhaanto,,, (1- maaha shaqsi wanaagsan 2- maaha nin dabci wanaagsan 3- maaha nin naxariis dumarka u haya 4- maaha nin gar qaata oo debecsan 6- adigana wuuba ku liidayaa ee ninkaas hakusoo noqon
waa ila argty runtii walipa marky hadlayso wajigisa fiiri siduu u firinayo malaha naagti maba herkan ku marsinee cml adkaaty kan ilaa hada xitaa ma jecla ee dadwaynaha ayuu iska jedinaaa wayo ayadaba afkeda ka tiri ani ima qancin
Ta vraiment raison wlhi nin kaan waa bahaal maskaxdedaa ayuu akhriisty inay jiriin ayuu karanaa
Isku fikir banu nahay 😂
Gabadha ninka wey jeceshahy xata indhihisa mafirin karto😢but asaga si jesjes uhadlaaya naaya ninkan afaarihisa kabax🙄🙄
Na fidmada joji nagta nin uma noqoneyside
@@ardhoyahmed6189adkaaty qaali 😅😅waa ladulmartay
Ridwan your show is very professional❤
Gabadha waa gabar aad u xishood badan qurux iyo aqlaaq fican ka muuqato masha allah, anyway keep going ridwanow❤
Hhhhhhhhhhh😂😂😂😂
Gabadh xishonaysa halkan ma timaden😂😂😂😂
Mid lagu qasaaray waye nin dartis bey u so safartay waliba walidkeeda ogeen tan kle Qofka inuukarti leeyahay ba fiican ninka marku rer leeyahy ka gabsato bey aheed
Xishoodo xaal qaado maa tana xishood Lee social média laso fadhisatay waaxano kale walidki dhalay aya kuu qasaray yahu
Xishoodkii ma laga badalay saan ku naqaanay😼🥱
Walal ugula saliya xabibkena suban Salalahu caleyi salam ❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Kan marki hore waxay ku fashay ayaan garan wayay 😕Walhi ilahada inuu dacad yay kama muqato 😶kan hakulaban ayaan ku odhanlaaa
Hadaadan naftaada ixtiraamin , yaa ku ixtiraamaya?, dumarow jacayl majiro! Rag daba orod Wanaag lagagama gaadho, naftaada kumashquul, waxan iskadaaya jacayl aad sheegtaan, waa shaydaan cibaadada badso, waxaas waa iska tagaa Insha Allah.
@@MJ-gg4je Walhi beenmad shegin but waxan odhanlaa adaa iskugu wacan inay sida kugu dhacdo gabadhay😔markad wax jeclanaysid lug gudaha hakutalo lugna dabada 😌❤️🩹
Maskiin 😢way jeceshahay wali na wxan nin Ku noqon maayo wlhi
Waar Kafi beenlow wayee 😢plz hakulawaniin 😢😢
Oh sorry wuxuu dhahay go’aan inay qadato ayaan rabay oo ay iga tagto wll nin kan kuma jecla ee ilahay meel khyr qabta/ nin wanaagsan ha kula kul miyo ❤❤
Maya waqtigaas xaas uu lahaa si ay ugu harto uu sidaas uyiri waqtigasna ayada jeclayd ee isaga wax jacayl ah umaba haynin balse hada uu jeclyahay madama uu arkay dhibaada ay uso martay isaga dartiisa😊
Hal sano sawkuma jecelan.
Marku dhaha waxku farxday.❤❤❤
Lakin way is adkenaysa gabadha . Wiilka wuuku jecelahay e iska iloow waxi hore.
❤❤❤❤❤😊😊😊
4 xoogamiyee aduunka umada xasuusaqaya ugu xuun inaa yihin
1 Joe Biden
2marandramode kan Hindi
3nateyahu yahuud
4 macron
Waaa kowa aduunka ugu xuun inta igu racsan like waa xagina
Allah ha jabiyo 🤲🤲🤲🤲allahuma amin
Ari’baaye suuraha naga’jooji wiilka Waad jeceshahay Isaganà had’dá wuu ku’jecel’yahey 😉 forget about the bast had’daanu joognaa inoo soo xaree wiilka oo Garoowe noogu keen 🙏🏽
Hhhhh haye
Verry proud to see them interviewed wooow😂❤part 2
Ridwaan maxkamada jaceylka lamaanaha mashalsh keep going for the best results
Marka ay leedahay uu dhamaaday waxii aan ku qabay maaha dhab indhaheeda ayay ka muuqataa jacaylka dhabtaana dhamaad ma laha lkn uu dhaawacmay oo niyad jab iyo aamin la. aan ayaa jirta markaa kaafi ha dadaalo jacaylka dhaawacaana ha dhayo oo dib ha u kabo❤❤❤❤
Biggest lesson to learn from their relationship:
Kafi wuxu taasale u yahay nimanka xasaska leh…..: Hadan isku kalsooneyn ama Adan geesi aheyn afka ha la galin mid walba oo qurux badan ama ku tirahda adan ku jecelahay.
Ha ku ciyaarin ama Ha dhawicin xaskaga oo lu amuntay raga dunida jogana ka soo doratay caruurtada hooyadood….malinkad Aad aragtay Inaad damacday mid kale Xaqiiqadaa la wadag….!
Dumarow idin ka big mistake ruux Adan aqoon u laheyn Qalbiga ha u furin
Gabar adoo kala ah ha dhawicin
Naftada firaqadaa u diid oo Wakhtiga illaahy ku siiyey adoon yar ha ku xirin Ee Marka horaba qimaha Naftada garo qadar ka iyo Yaqiintana ku nolow….👌💯
Xaas kasta oo leeyahay naagta shukaansanayo arimaha gurigayga waa igaar gurigaygana sheeko hasaawe iyo shukaansi
Xaaas layaasha war aa u yaaal
Fulaha xaas kiisa ka baqayaa waa qalad in uu gabadh reer dhaleen Qalbiga ka jabiyo
Taada ku akow ha ku dayan raga geesiyada ah aa 1,2,3,4 guursan kara
Wale wa yaab maxkamad jacell Aya lafura sanadka cusub ee 2024
Yaa soo orday sidayda oo kale😂
Anigana xalimo somali filmkeda iyo farax somali walahi qosol udawada kalia 😂kolba hoyaday caan nimo ilama Rabto
Dadka way kala nasib badan yihin qofba mel dher loga imana misane anan daremenin qofki u imaday
Ridwan waa legend keep going brother 👌
Naa amus ciibadana gabar gadaasheey lamadhalin nin baaaay horfadhiìdaa waalidkeey baankasoteey tolbeelay 😮😮😮😊
😂😂😂
Haa walahi ciilbaa iga qabtay
😂😂😂 caqli maleh😂😂
Na ka dhamow gabadha jacel wax kma taqanide
Mraan weeyi😂
Ridwaan waad ku mahadsanthy inaad no keentay kaafi waliba aad isasoo hor fadhiisisay kaafi iyo jacaylkiisa hazal waxaan u rajaynayaa Inay heshiiyaan wali in ay jeceshahay hazal ayaa muuqata kaafi ha is jilciyo oo ha siiyo kalsoni badan ❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks waba sugaaye zxp sharaf io karaamo 🎉😢
Hazaley wixii dhacay iska ilow ninkan imika wuu ku jecelyahay ee waqtigaaga qaado❤❤❤
No
Waxaasu jecelmaaha wayo ilahada qosol qosol bukujira umamalynyo inuu dhibkayhye gabdha waxan umalaynya inuu afduub kuhaysto
Gabadhu basteed weeyan wlhi marba hadey qosol dhag kasiisey 😢markuu dhahey wan ku jecelahay mudo sanada
Gabadha hadey farinteydha gaarto waxan dihi laha abayo gabar adag iska dig raga wa cadowe o iska daa iscarurenta iyo is nuxnuxinta badan markad hadleyso yana laga faideysanin
Three legends always ridhwan isaq and kaafi abdi and hasal continue questions 💯♥️❤❤😜😍
ciil badanaa tan waay na ceebeysay xataa hadii ayaa jeceshay inay qarsto baya ahayd😂😂😂😂
Haa wllhi ciil badanaa😂
Afka kajeediya. Gabadha. Naf wax jecel ma dhibyaree
Yaa kuyiri qufac iyo jecel baa qarsoma
Jacayl ayaadan wax kà ogeyn. Wll. Jacayl aniga ayuu isoo maray. Qofkastoo soomara ama qofka og ama qof loogasheekeeyay unbaa garan kara
Wxii la qariyo qurun ba ku jira😂
Masha alh ilhy imadiza ayaa ugargaray❤❤❤
Ninkana gurigiisu bad baad sanayy already 😊
na xalimoy miyadan ogayn in faraxyadu xifaltan naga dhaxeyan why ad jecel ogu shegaty😂
😂
Wow hindho jaceyl is ma eegi karaan ❤❤❤
Labo wiil oo somaliyed
Oon Aad u dawado iyo hazal ayaa caawa ishor fadhiya cajiib🎉👍❤️👌♥️🌹💯
Ridwaan ka dhib badanaa qofta aad bay ku jecleed ayuu dhahay gabdha way is bahdishay jacayl wuu jiraa lkn mustaqbalkeeda inay ee gatoo ayaa fiicneyn kolay aniga munasab ilma ahan
Wuuuuw team keygi single ka ahaa away team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo duceyo duceyo indhaha aan ka dawano ma isku raacne
😂😂😂😂😂😂😂😂
Oo gabadhe dhan ma aqoonsan 😂 ridhwan issack lee aqoonsan taye😂😂😂
RIDWAAAN WAXUU NoQDEY DR PHIL👍🏼👍🏼mash allh
Puntland is continent ❤
Nugaal is country 😅
Garowe is the capital city 😂😂
2017kii ayaa iigu horeysey mar aan imid Garoowe Salaan sare Reer Garoowe from Somaliland
Ridwan Hal million bad uqalmaa Mashaalah Inta is jecel iskuken ❤
Adi nin xaasle in aad jeclaato ayaaba qalada abaayo seewax u wadaa jacaylka ciyaarta ka daa
ma ila aragta ciyaarta haldayo
Kafi is gental man good spoken and straight forward and mnshslah ❤
Subxana Allah
Jeceel wa ba jiree raboow jeceel ha nagu ridin😢Waligey jeceel iguma dhicin.Ilaahay intaan noolahayna iguma rido.Jeceel il iyo dhag allaha naga dhigo ayagaa isu dhow oon is aragey.Aamiin.
Hhhhh oo waliga manad qof xidhidh la samyn
😂😂😂 odab miyaaa
Halima qalbi adkidaa😂😂😂😂
Koldoow waa Kuguu Dacaa 😢
Waykadhacdaa
walhi markay tiri jacayl kan kuqabay wuu dhanaada wuu isbadala wuna niyad jaba i aamin jacayl anaa somaray waana aqaanaa kafi xitaa walagu jiraa
Doqan bathy waryaaa gbdha islaameed haku ciyaarin yaaahu e
Hazaaal byo wlhi nin mar hduu katago haku tashan mar labaad anaa arky way argoosi bdn yhin laga yaabaa inuu kugu ciil bixi doono ha is jilcin plzz😢😢
Mansha allah gabadh xishod badn akhlaaqle dagan qurux badn alle haku siiyo nin madaxa ku saarta boqoradna kaa dhigta wllshy love you dar alle ❤❤❤❤❤
Ridwan Issack the one and only youtuber
Waa ruwayad cusub waa igu socota shekadan😂
Kaafi walaal gabadhaan hakatagin runtii waa kujeceshay ee waxlaqabo waad isku sobaxaysaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cayaarta😂nagada😂 Hasal and kaafi😂😂❤❤❤
Marqaati yaasha soo qabo Ridhwan sida Big Bro 🤣🤣
Channel ka waa waali illaahay ha kuu barakeeyo ridwaan mansha Alaah
Gabadhan Allah qabto fara kuma jirtee naa manin shalay kugu dahay cirbad qaadho oo waxba hadalin si uu isaga diro asago sikale ula hadli karo naa jecel baad qalad fahantaye jaceylna majuro gurka kahore waxan kale waa qiyaali
Masha allah gabadhaan maxuma wiilkana maxuma waa dad wanaagsan weyba isku fiican yihiiin
WALHI KAAFI IN AAD KA BAQSATO WAREESIGAAN AYAA FIIXNEEDAY
Ragu qaar qiyaano badnaa 😥😥
Ninka raga waa kii khaladkiisa qirto kafi wllo gabadha wey ku jeceshahye qalbigeda ogu abaal mari sida ay riyadeyda ahyd oo nolosha kula wadaagto❤😢
Kaafi xagaaga jacayl kama jiro inanta mardambe niyada hakaga ciyaarin
Maalinkii prank ga uu kaa duubay waan ku fahmay inaad tahay maskiin aan isku filaansho lahayn qaarad markaad uga imanayso xaas miyaad unoqotay xageed ku socotay
Midda kale maxad ugu calool adeygtay inaad gabadh somaliyed reerkeeda dumiso quruxdaasaa ilaahay ku siiyee rag miyaa dhamaaday 😡
Qaradahan la iskaga imaanayo layaabey 😂😂qooq ba hayey de
Wlhi su,aal aad u muhiim ah
Ridwan waxaa dhihi lahaa hakiim dadka isjecl qilaafkooda xaliyaa bro guuleyso waa ku tageersanahay
Ma.wareysigada waa wareysi qalbiyadena ka guuxayo go forward ❤
Awal baa beeen modayay lkn hadi rithwan chanalkisa la kenay wan rumaysatay😊
Wan kahayaa zxp ❤❤❤
Asc waan kulasamayaa dhamaan walalaha jacaku ha gulesbo maashallaha 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹♥️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🫶✅
Wuku ciyaray wlhi Qaracan gabadha 😢😢😢😢
Ala Wlhi labadaan wey is jclyihiin runtii wey usku nuuraayAn haasar daacad waaye indhihiis mafiirikarto ar jaceelaa 😫🥹☹️
Part 2 stp ❤❤😢
Anigaba xishooday gabadhu wa geesiyada mansh Allah ❤❤❤
Ku sali nabigana محمد صلي الله عليه وسلم
Wow Katie waba aqana ugu dabenti walagu soqabtey nagar bax kafi ❤❤❤
Ridwaaan waa maxkabada jacaylka❤❤❤ 😂
Riwaan oo meshan la keenaa rabi laaha awaye gabdhiii rideaan shukaansan jirey ✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️ riwadan
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Alle ridwan kadaa ciyaarta wllkey horay usoco
CALAF WAA HALGESA LAKIIN GANU MAAHAAN MID MUSTAQBAAL KAA RABO HE LOOKS LIKE PLAYER ALLE HAKU SAHLO MID QALBI WANAGSAAN SIDA ADIGA CAMAAL❤
Is adkeey brother
Qof waliba aduu ku canaananaya lkn wax waliba waa qoraal be strong kafi💪
Qaaraad kale kagayimiid😂😂😂 Waa Qaaraade
Garoowe weeyo😂😂
😂😂😂😂 qaarada bari gaarahan wadanka putland caasimadiisa garoowe qaaradaas bay uga oo safartay
Wadanka puntland oo ku yaala qaarad aan africa ahayn😂😂😂
Miskiin miskiin weli waa is adkeeynee lkin wa jeceshahay book Laga qoro😊❤❤
Hadii aad jaceshahay barashada English Ka Baro #Sahantoosan
Naaa ninka haw suu roone in dhaha kagal.seee cml❤
Qarad kale mey tiri hodhdho wuxu Africa iskuma eheen miyaa😂😂😂😂
Wadan kale le kawady miskanta
Garowe maa Europe baa😂😂😂
@@Siipka1324 Haa
😆 😂😆
@@Umumahamed1 maskiin🤣
@@Siipka1324haa europe bn jogna😂
Ridwan plz intaan ku ekee abowe maybe hadey sheekadooda sii badbadato inay isnacan baa laga yaaba
Adu qofku si ulakaca kuu xumeeyey maad ku noqon wlhi waa nasiib xumo naa wax baro oo levelkaaga kor u qaad o naftaada jeclow wlhi waad is liideysaa naa ragu iyagaa kuu baahan hadaad awoodaada ogaan laheyd waxanba maad sameyseen gabadhey nin mar haduu ficiladiisa kugu tuso inuusan ku rabin wlhi aamin kuma rabo xataa haduu ku yidhaahdo imikaan ku rabaa inuu ku dan gaadho ayuu rabaa waaxey gabdhahan nimanka shaxdoodaba ma fahansana naa dareenka dadku wuu isbadalaa markaa adu mustaqbalkaaga dareen haku xidhin adu isweydii ninkan muxuu kuu qaban karaa kharashkaaga maku filanyahey lkn maanta dhan nin kadaba calaacal naa waqtiga hayskaga ciyaarin ninkan isagoo 45 jir ah ayuu naag kaayar helayaaye waqtigaad ku jirto qiimuu leeyahey xaliimooy ka faaiideyso
SOON HAMBALYOO🎉 600K Ridwaan issack🎉🎉🎉🎉
Allah hakugu arsaaqo
Awlaad
Saalixa
Ridwaanow Reerka hala dhiso si dhakhso ah. Wixii taageero ah somali oo dhan baa kula jirta.
Jah haday ka aqbali lahayd way noo fiicnaa lahayd❤❤❤❤❤
NA madax kor Qaad ninku bahal mahee iska celi😢
Really good place to ❤🎉I am going through
Abyo aniga sida oo kale weye igudhacadeye iska sabara😢
Kalay igu dhur by dee😂😂😂
Moi auusi 😢😢😢😢