HANI ~ SIDA AY ISKU BEDESHAY NOLOSHEDA KADIB QISADEYDA

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @rashiidchanel4260
    @rashiidchanel4260 5 หลายเดือนก่อน +197

    Hargeisa,is muuujiya gobonimada meeshaas ayey talaaye❤😊

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 5 หลายเดือนก่อน +438

    Hooyaday waxay tiri waa gabar adag oo geesi waayo hal mara xitaa ma,ooyin way kusoo ducaysay Hooyaday way kaa heshay.

    • @Infooz2022
      @Infooz2022 5 หลายเดือนก่อน +7

      Allah cimriga udheereyo

    • @FAHAMTECH
      @FAHAMTECH 5 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂

    • @CabdirahmanYare-o1b
      @CabdirahmanYare-o1b 5 หลายเดือนก่อน +3

      Wll isooduceya

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@CabdirahmanYare-o1b ilaahay waxaa jeceshahay haku siiyo muradkaaga ilaahay hakuu sahlo inshaallah

    • @Rrrrrrrrrr890rrr
      @Rrrrrrrrrr890rrr 5 หลายเดือนก่อน +1

      Mashaa allah wll.. ilaahey adiga iyo hooyo ha idin xifdo

  • @AbdaleFati
    @AbdaleFati 5 หลายเดือนก่อน +67

    Farxada iyadu dareemayso tan ridwaan dareemaya ka badan wlhi marka aragto qofaa caawisay oo farxsan farxada aan caadi ahayn dareemaysa❤

  • @maxamedcarabCilmi
    @maxamedcarabCilmi 5 หลายเดือนก่อน +141

    Duruyadiii ree Sheekh Isxaaq waaku ogaa gobanimada noolaada abtiyaal

    • @missAmerica-cx3lz
      @missAmerica-cx3lz 5 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad wlh wa nasab

    • @user-vt4qq5ld8g
      @user-vt4qq5ld8g 5 หลายเดือนก่อน

      Habo way inaga dhaxaysa ❤

    • @maxamedcarabCilmi
      @maxamedcarabCilmi 5 หลายเดือนก่อน

      Tangis HBO

    • @QueenAasiyo-iv2qb
      @QueenAasiyo-iv2qb 5 หลายเดือนก่อน +1

      Gabadhu waa dhulbahante

    • @faadumomaxamed8087
      @faadumomaxamed8087 5 หลายเดือนก่อน

      Ogaadeen weye ayadaa sheegtay​@@QueenAasiyo-iv2qb

  • @Amishabdullahi
    @Amishabdullahi 5 หลายเดือนก่อน +48

    Wlh dadka rer waqoyiga ah waa dad qalbi wangsan o jcyl ine dadka cawiyan m.a anigo konfur kaso jeedo o waligyna tagin somalilnd hadana waan jeclahy nollada walalhy❤❤❤❤

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 5 หลายเดือนก่อน +163

    Intuu dad waraysanayey gabadhan baa ugu fiicnayd she’s amazing M’A😊

    • @CabdirahmanYare-o1b
      @CabdirahmanYare-o1b 5 หลายเดือนก่อน +2

      Waruntaada wlhu😊😅❤❤❤❤

    • @fadumoali4700
      @fadumoali4700 5 หลายเดือนก่อน +4

      Waliba Ridwaan aad buu u faraxsanyahay 😂😂😂

    • @mohddakanovic2770
      @mohddakanovic2770 4 หลายเดือนก่อน

      Gawadan ayada bis aya qiiso run shegte gabdihi kala caan radis lee ahayen

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 5 หลายเดือนก่อน +111

    Cod kar waaye Msh alah
    Sheekadeeda mcn wey kugu soconee runty Sooma ahn team comments

    • @Infooz2022
      @Infooz2022 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aad uwayn😂

    • @sahrashmxmd1323
      @sahrashmxmd1323 5 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wallaahi sheekadeeda wan kahelaa hani yarey

    • @cabdirashiid3524
      @cabdirashiid3524 4 หลายเดือนก่อน

      😢haa wallahy aadoo wYn

  • @youtuber-cv6hm
    @youtuber-cv6hm 5 หลายเดือนก่อน +124

    This girl knows how to talk 🎉 maashaAllah 👏🏾👏🏾

  • @abdiselamsultan
    @abdiselamsultan 5 หลายเดือนก่อน +65

    Reer Waqooyigu ama Reer Somaliland Waa Gobb.wllhi Noolaada Walaalayaal
    From jigjiga

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 5 หลายเดือนก่อน +3

      Somalida oo dhan baa iska gob ah

    • @user-ro5mz1vp6k
      @user-ro5mz1vp6k 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aaaamiin

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 4 หลายเดือนก่อน

      ❤🥰

    • @alis_media
      @alis_media 4 หลายเดือนก่อน

      Lkn jgjga hakee ka gashaa zhp

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 5 หลายเดือนก่อน +54

    Dadka reer waqoyiga ah waa dad gob ah in badan aya la dagana hargeiso waa dad fiican runtii ❤❤❤❤❤

    • @laylaali3024
      @laylaali3024 5 หลายเดือนก่อน +1

      Shukran wllo qaali allah ha ku sharfo

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 4 หลายเดือนก่อน

      Thanks wll 🥰😘

    • @user-jv3fu6np6b
      @user-jv3fu6np6b 4 หลายเดือนก่อน

      Gabdhan waa dhulbahnte

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-jv3fu6np6b tuushka ha cararin gabadhan qolodeeda lagama hadlayne mawduuca fahan horta 😁

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 5 หลายเดือนก่อน +29

    Qalbiga markaada ka nooshay waa isda inintan yaroo kale. Mashallah Tabarakallah. Wakhatigu marka uu kugu adkaado waligaa hays dhiibin.Alhamduliah

  • @user-zw2fk2xd6r
    @user-zw2fk2xd6r 4 หลายเดือนก่อน +11

    Ilahay uun ba og sidaan noqday mrkaan dhagysty qisadaada 2 cisho ayuu madax I xanuunayey saan u oyay lkn walal wan kuso duceeyey ilahay wax kaga baryaaya inuu kugu wado farxada aad hada ku jirto ilahay baa ku hiiliye wanan ogaa inuu hiil ka ilahay imanyo😭🤲❤

  • @faadumomataan5104
    @faadumomataan5104 5 หลายเดือนก่อน +55

    Hani wllhi waa gabar yar oo caqli madan oo wllhi noloshii shalay iyo manta kala duwan allaah farxada haku waariyo

  • @thehoudabeuty9299
    @thehoudabeuty9299 5 หลายเดือนก่อน +18

    Wllhi qalbiga ka farxay hani yareese ducadeda iyo ducada muslimiinta ilaahay uaqbalay ilaahay nolasha inta harty farxad iyo nolol quruxbadan ha ugu dhameestiro iyada iyo carurteeda 😭😭❤️❤️❤️

  • @somalilangamer
    @somalilangamer 5 หลายเดือนก่อน +26

    Team hani🎉🎉😊 like sar🎉🎉

  • @khlidhsssankhlidhassan4659
    @khlidhsssankhlidhassan4659 5 หลายเดือนก่อน +16

    Hargaysa burco is muujiya wanaaga sameeseen wataa umada ilaahay wada arkayso halkaas kasii wada wanaaga ❤

  • @Somali830
    @Somali830 5 หลายเดือนก่อน +40

    Wallahi mararki aan dawanyay sheekadeeda meelaha qaar wa is dhafinayay maantana wan la faraxsanay.🥰
    From Somaliland Duriyadi.💚🤍❤️

  • @ayanayanayuush8312
    @ayanayanayuush8312 5 หลายเดือนก่อน +42

    Macha allah walhi hbenki hore oohin iyo murugo ku dhamaysaneyy cawana qosol iyo farxad walshay macn ilahey farxada hakuu siyadiyo dhibatana Kuma tuso ❤❤

  • @rayaancabdi4275
    @rayaancabdi4275 5 หลายเดือนก่อน +38

    HANI ruux soomali ah oon jiclayn maba jiro❤❤❤

  • @yusufosman3607
    @yusufosman3607 5 หลายเดือนก่อน +103

    Mansha allah, she is a very strong woman. I can call her Iron Woman. I suggest ridwan to give her story videos in order to upload her TH-cam channel. my god reward you bro for the God deeds.

  • @nalkamankadara975
    @nalkamankadara975 5 หลายเดือนก่อน +35

    Inantan way so ohin dhamysatay alx hadi noloshedi step by step isku badalyso ya rab wixi danbe farxad uga dhig iyada iyo inta dhibanba❤❤

  • @ayaanmohamad6015
    @ayaanmohamad6015 5 หลายเดือนก่อน +26

    Isaaq waa dadka ugu gobsan soomali ilaahey magacooda kor haka yeelo hooyadeey macaan cideda❤❤❤isaaq bower❤❤❤

    • @user-ro5mz1vp6k
      @user-ro5mz1vp6k 5 หลายเดือนก่อน

      Aaaamiin 🤲 wll

    • @sadoali8138
      @sadoali8138 5 หลายเดือนก่อน

      Ammin reer ayeyday we love you❤

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 4 หลายเดือนก่อน

      Aamn wll🥰

    • @user-jv3fu6np6b
      @user-jv3fu6np6b 4 หลายเดือนก่อน

      Waa dhulbahnte

  • @deeqoabdiaziiz1045
    @deeqoabdiaziiz1045 5 หลายเดือนก่อน +48

    Reer somaliland waa gob gob dhashay reer abtigay ❤❤❤

  • @user-bc2bi1gn3n
    @user-bc2bi1gn3n 5 หลายเดือนก่อน +23

    Ma.allh pyo gabadh qalpi wngsaN karti badan farxad badan hooyo qiimo badan aad qlli ah pyo mcnyy runtii qisadada waan dhagaystay xaqiqdii gabar adag ayaa thy guuleyso mar walpa walashay hadaan walalahaga somaliyeed nahay waan kujeclhy farxadadu waa farxadeeDa❤❤❤

  • @HodanMohamed-ks6fh
    @HodanMohamed-ks6fh 5 หลายเดือนก่อน +38

    DURIYADIII LOVE KELIYA ILAAHI IYAGA IGA DHALIYAA NASIIB IIDOORAY❤❤❤❤❤❤

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 5 หลายเดือนก่อน +37

    Ridhwan so laughing to night so happy m.a legend

  • @daauud77
    @daauud77 5 หลายเดือนก่อน +30

    M.a gob waayeh isaaq siyaasadahaasaaa isku keen dirayee lkn dadku waa gob runtii

  • @ShariffAbdiaziz
    @ShariffAbdiaziz หลายเดือนก่อน +2

    ومن يتق الله بجعله مخرجا. Allah kabaq albab kasto asaqa kufuraya

  • @nimoabdi6138
    @nimoabdi6138 5 หลายเดือนก่อน +13

    Goobta reer sheikh isaxaaq waa gob wana ku dilaan wana ku noleeyan From Harti 😍😍😍😍😍

    • @Charkherad
      @Charkherad 5 หลายเดือนก่อน

      Isaaq waa dadkaaga lkn doqmo ayaa ku dilay ! Sorry

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 5 หลายเดือนก่อน +18

    Wa cunugyar qurux badan hadal yaqaan ah masha Allah nolosha haku qurxanaato weliga xbbt❤

  • @UgbaadJaamacxuseen
    @UgbaadJaamacxuseen 5 หลายเดือนก่อน +13

    Masha allah hani farxaded wa farxada gabdha somaliyeed wayo angu gabdhah ahan wa is daremi karna dhibtana wanu ka simanahay Wan nawado samasay wll farxad nagu nolow❤❤

  • @MustafBashiirali
    @MustafBashiirali 5 หลายเดือนก่อน +22

    Haniyeey imaanka allaha kuusiyaadiyo abaayo allaha kuxifsiyo adiga iyo caruurtaada guul insha allah

  • @nuhali5917
    @nuhali5917 5 หลายเดือนก่อน +5

    Alhamdulilah. ALLAH is great.
    Ridhwan Issack you are a legend.
    Hani masha Allah gabar wanagsan waye .
    Somalidana wa dad gob ah masha Allah

  • @fatxilady638
    @fatxilady638 5 หลายเดือนก่อน +10

    Markuu hiilin yimaado soomaalida waa is cawisaa, mashaa allaah❤❤❤❤

  • @nimcodheeman392
    @nimcodheeman392 4 หลายเดือนก่อน +4

    Gobanimada la Sheegaba waa abtiyashay Reer sheikh isxaaq Rabi ha noodaayo ❤❤❤❤❤

  • @maryancabdilahi728
    @maryancabdilahi728 5 หลายเดือนก่อน +13

    Soo qof layskama jeclado wllhi gabadhan yar qalbiga ka jecladay allow nolol qurxon si 🤲🥰 wllhi hada hanti haysan laha USA 🇺🇸 ba ka dajin laha 🥰 hooyo yar oo adag weye🥰

    • @NimcoClaahi-oc7zt
      @NimcoClaahi-oc7zt 4 หลายเดือนก่อน

      Lamarkeda Bert 5 ka radi halkaas ka helee❤

  • @wyoming2566
    @wyoming2566 5 หลายเดือนก่อน +24

    ManshaAllah tabarakallah i like how she mention Allah in every statement she made.

  • @Qlbisalimhaji
    @Qlbisalimhaji 5 หลายเดือนก่อน +20

    Masha Allah Wxatahy gabar sabir badan rabi hakubarakeyo manaty iyo malmihi Qisadada ikala farxad badan Allxamdulillah abyo guulayso waliga abyo 👏

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 5 หลายเดือนก่อน +13

    Ahhhhh wlhi gabadhan waa funny saaid ayn u qoslay wn soo cararay ba mida kle Ridwana wn wata mida kle asaga xata wlhi asago qoslaya inaan arko wn rabay alleh haydinku wado wx kle oo aan ka tagayn reer waqoy wlhi illahi iga dhaliyan ugu mhd naqaya🎉❤❤

  • @user-tk9su4gt8m
    @user-tk9su4gt8m 5 หลายเดือนก่อน +9

    Gobonimo reer Hargaysa waa lugu yaqaan gobonimada ❤❤❤

  • @bilana289
    @bilana289 5 หลายเดือนก่อน +3

    Inantani way qalbi fiican tahay waayo markii ay ka jajabnayd ee waayahu ku fooraray way qalbi wanaagsanayd qurux badan uf ILLAAHAY qalbi wanaageda ha ugu gargaaro
    Aamiin

  • @bukhaarikoshin1453
    @bukhaarikoshin1453 5 หลายเดือนก่อน +22

    Dadka somliyeed ma sidan oo dhan ayay u wangsanyihin waad mahdsantihin sid aad u garab istaagten. Hargeysa ayaynu kugu soo dhaweyn naaye dhakhso noogu kaalay zistr

    • @samiiradirie2559
      @samiiradirie2559 5 หลายเดือนก่อน +2

      Wallahi anaa boqol jeer is waydiiyay subxaanallah ilahy dadkeena qalbiyadooda burcad haisku mariyo ❤

  • @deqoahmed5258
    @deqoahmed5258 5 หลายเดือนก่อน +12

    Hani hadal kaaga qosal ayuu igu dilay qof daacad ah oo funny ah ayaad tahay wan jeclaan lahaa inaan sxb kula noqdo you are an amazing young lady if I ever come to Kenya I will get in touch insha allaah

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 5 หลายเดือนก่อน +8

    Somalida Allow cadowga iskudiraya kadhexsar wllhi wa dad wanaagsan e siyaasi calooshiis ushaqaysta kaladilay 😢😢😢

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 5 หลายเดือนก่อน +15

    Hargaysa wanu kawda murgaysnin xalda gabdhan kudhacaday angu markan tilfonkide aya afkida noga shigayay wan gortay lacga man hinin se wxan gonsaday ina an dhula u ibiyo oo an lacgta an udiro walhi dhulku waa hargaysa wanan udiri dhawn insho alh

  • @user-zl6iv3pt4r
    @user-zl6iv3pt4r 5 หลายเดือนก่อน +6

    Kuwii saas kuu galy nabsigaagu wuu ku dhacayaa adna nolol qurux bdn baa ku bilaabmatay 🎉🎉❤

  • @jamaahmed3574
    @jamaahmed3574 5 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allah qisadan bilow ilaa dhmad waan dhamystay waana la,ogaaday gunimada reerkasi dhmn isku raaceen anyway manta farxadadu waa tayda alle haku sharfo strong women

  • @user-dl5dy3cj2p
    @user-dl5dy3cj2p 5 หลายเดือนก่อน +7

    Mansha Allah hani nolosheeda ayaaan jecelahay in ay hormarto
    From baladxawa❤

  • @falisa576
    @falisa576 5 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah gabadhan walashena
    Wa gabar qaymo iyo wanag leh Allaha
    Xafido hawlaheda iyo hamigeda
    Allaha u hagaajiyo horay u soco walll
    Mcn waxba ka halabi mayan
    Insha Allaah

  • @iqramohamed9082
    @iqramohamed9082 5 หลายเดือนก่อน +8

    MashAllah we are proud of Somali

  • @suleikhamohamed8811
    @suleikhamohamed8811 5 หลายเดือนก่อน +11

    Wllshy qaali qabiil waxba inoo tari maayee waanu jecelnahay dadka yaga reer laadcaanood❤
    From hargaysa

    • @user-ck3oo1tm6w
      @user-ck3oo1tm6w 5 หลายเดือนก่อน +2

      Dad wada dhashay baynu nahay wll ilahay colaada haynaga damiyo

    • @user-kaamila
      @user-kaamila 4 หลายเดือนก่อน +2

      Anaguba waan idin jecelnahay wl shaydaanja Alle haynaga qabto walaalo Alle baynu wada nahay islaamoo dhanba iyo soomaaliba.

  • @ibtizaamqurux2412
    @ibtizaamqurux2412 5 หลายเดือนก่อน +4

    Manshalah tabarakalah duriyada reer sheekh isaxaq waa gob gobi dhashay ❤️👏

  • @saynabm
    @saynabm 5 หลายเดือนก่อน +17

    ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 5 หลายเดือนก่อน +21

    Hani waa gabar cajiib ah
    Masha Allah guuleyso
    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Zamiya884
    @Zamiya884 5 หลายเดือนก่อน +21

    Your happiness is our happiness keep going mcnt ❤

  • @kheirabinoor7972
    @kheirabinoor7972 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walalkey Ridwan Isaack may Allah grant you janatul firdows its Ramadhan am praying for you for the sake of Allah. You really like helping needy people may Allah bless you

  • @missAmerica-cx3lz
    @missAmerica-cx3lz 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha'Allah jecliyaa Hani shekadeda❤ wey iga qoslisay farxada Ilaahay ha uziyadiyo 🎉 thanks Ridwan bro Ilaahay haku xafido

  • @MaxamedCabdiraxiin-mc7go
    @MaxamedCabdiraxiin-mc7go 5 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks ridwan bro how you helping your people u honest man keep going on my brother❤❤❤

  • @85tyhirs42
    @85tyhirs42 5 หลายเดือนก่อน +18

    Mansha Allah tabarakala ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 5 หลายเดือนก่อน +9

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 5 หลายเดือนก่อน +7

    Mnsha allah hani qurux waa gabar qalbi wngsan oo qosol badan sheko taqaan wye guleyso ina badan abayo mcnto ❤Ridwaan guleyso wll adiga nah❤

  • @Sacdiyasagal
    @Sacdiyasagal 5 หลายเดือนก่อน +3

    Umada somaliyeed way wanagsan yihn lakin bahashi qabyalada ahayd bay balaaya kudhigeen walahi wayn ku faraxsanahay in aaad hormar gaadhay halkaa kasii wad ❤❤❤

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 5 หลายเดือนก่อน +15

    Mansha Allah Hani ❤

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 5 หลายเดือนก่อน +6

    😂😂😂😂😂
    Alxamdullilah hada manta qoslayso haniyay waa noo farxad wllo❤

  • @user-do2mb1rr1m
    @user-do2mb1rr1m 5 หลายเดือนก่อน +13

    Hani in the building 🥰💯💥

  • @munasaleh221
    @munasaleh221 5 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah ❤❤ hani aad baan ugu qoslay maanta malinkii horena waa iga oohisay😅😅😅

  • @farrrrrahh
    @farrrrrahh 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallh allaaaaahhh sidan ugu farxay walalhi ana is mooday hani waa geesiyad allahumarik riwaanow wallo Jassakallah adiga qalbigaan kaga duceeya waan ku tageera dad badan oon murugooday markan arkay baad hadana noo keentay iyago faraxsan adiguna farxad ku nolow ilahay haku barakeeyo ❤️❤️❤️❤️

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 5 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allh Gabadhaan waaba Iska Jeclaadey alle ha jeclaade❤

  • @habsahabsa6341
    @habsahabsa6341 5 หลายเดือนก่อน +4

    Mashllh somalidu waa dad fiican iyago is cuunaya dheexdoda hadana dhibta iskuma egaan wlh way is cawiyan ilahaayna qalbiyadoda isku fuuro inshllh dhibtana haka dhul qaado

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 5 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allah my sister hani waa gabar dayar ah oo maskiin 🩸💋❤️💑🙋‍♀️

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ridwaan yare barnaamijyadiisu waxay noqdeen very top❤
    Masha allah
    Waxaan rajaynayaa inantii xanuunka la qaadsiiyey uu soo jawaabay eedaysanihii ee bal isna waa kaa sugaynaa next step!

  • @hibaaqxuseen3426
    @hibaaqxuseen3426 5 หลายเดือนก่อน +6

    Mansha allaah hani farxadaadu waa farxadeena ilaahey caruurtaada iyo adigaba ha, idin xifdiyo risqi waasica oo xalaal ahna ilaahey hakugu irsaaqo

  • @najuuapdi8801
    @najuuapdi8801 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan aad ugu faraxsanahy inaad manta faraxsan thy oo feedback fcn la soo noqotay masha alaha tabaraka raxmaan ilahey ha ku barakeeyo adiga io kids kaga ❤

  • @farax6361
    @farax6361 5 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah wlhi anoo reer hargeisa ah ayaa kula murugooday hadad hargeisa timaado anaa ku kow ah inaan ku soodhaweeyo

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 5 หลายเดือนก่อน +1

    MAASHA ALLAAH HANI WAA GABAR YAR OO CAQLI IYO FARXAD BADAN ILLAAHEY HA U SIYAADIYO. ADEER RIDWAAN WALIGEY ADIGOO SIDAA U QOSLAYA KUMA MARKAN SIDA SHIMBIRAHA BAAD U QOSOSLEYSAA WAAW❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedamein4525
    @mohamedamein4525 5 หลายเดือนก่อน +2

    ما شاء الله تبارك الله
    يا اخي الكريم والمحترم جزاك الله خيرا جزاء في الدنيا والآخرة
    Alle Miisanka Xasanadka Ha kuugu daro insha Allah
    Kaliya Maaha Hani yar oo kaliya in ay Noloshedu isbedesho lkn waxa jira in ka badan oo uu Noloshodu is bedeshay oo Aan ku jabin Dhibaatadii noloshu marisay
    Hadaba Waxa kaliya uu inaga mudan yahay waa in Aan ugu Ducayno in Alle ka Abalmariyo khayrkaa iyo wanaga uu ku garab galayo bulshada inta dhibateysan Ee uu nala soo wadaago
    #Ridhwan #issack bro you're legend Thanks so much
    Don't stop just keep going

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waad u qalan taa xbbti guri iyo gaari iyo waxa ka badan xbbti jir oo jooga xbbti hani ❤❤❤❤

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 5 หลายเดือนก่อน +14

    Daglka lscnod kadhcay waa siyasada se wanu jiclahay dadka somliyed frm hargaysa

  • @muhsinainshaallah1
    @muhsinainshaallah1 5 หลายเดือนก่อน +13

    You’re soo funny habo, I work with families and youth so I laugh every time you say yoyos

  • @user-xb7wl7ck5n
    @user-xb7wl7ck5n 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Hani yareey Allaha ku barakeeyo adiyo ilmahaaga. Waan ku faraxsanaha hormarkaga guulayso abayo dar allah baan ku jeclaha❤❤❤❤
    Ridwaan iyo walaalaha ku caawiyeey Allaha ajar idinka abaal mariyo.

  • @user-ge1ve9jy2g
    @user-ge1ve9jy2g 5 หลายเดือนก่อน +11

    Rer Somlind wa la sheegY waa dad wanaagsn wlhi 🥹

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 4 หลายเดือนก่อน

      Duriyada inay gobtahay waxa cadayn u ah kuwii meydkayaga gubaaayay ayaan xilal u magaacawnay somaliland

  • @ilhamahmed5140
    @ilhamahmed5140 5 หลายเดือนก่อน +9

    Hani fariid yar o faraxsan hore u soco

  • @user-mn7ib3co8i
    @user-mn7ib3co8i 5 หลายเดือนก่อน +16

    ما شاء الله الله يسعدك ي رضوان ع وقفتك مع البنت ❤❤

  • @Ibros-10
    @Ibros-10 5 หลายเดือนก่อน +12

    Ain’t never seen ridwan laugh like this

  • @xamdamohamuudali3195
    @xamdamohamuudali3195 5 หลายเดือนก่อน +6

    Marshall allh sisters gabadh adag baathay carruurta iyo adiga alle haydin ilaaliyo😢😢

  • @DoctorAhmedYusuf
    @DoctorAhmedYusuf 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay dhibka somaalida haka dulqaado❤🇸🇴

  • @user-rz5vd7kp1c
    @user-rz5vd7kp1c 5 หลายเดือนก่อน +17

    Thanks Ridhwan you stand with many people ❤❤❤❤❤

  • @Mohamed221k
    @Mohamed221k 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah hani wll keep going waxaN ilahy kaga baryaya mustaqbalka wanaagsan iyo nonolo ka wanaansan ti aad soo martay

  • @user-ii7oj5wn7j
    @user-ii7oj5wn7j 5 หลายเดือนก่อน +33

    ridwaan why you do that?!!!please we love Hannah...she's a good story tell her please air it one time 😢

  • @cishqistudio5500
    @cishqistudio5500 5 หลายเดือนก่อน +4

    Somalida waxa kaliya ay ku ficaan tahay waa in ay ku kala kiciso oo qudha ❤

  • @user-qq7dl8yf1s
    @user-qq7dl8yf1s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah way qurux badnatay wlhi hani horay u soco wllo❤

  • @suleqa2149
    @suleqa2149 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah sis Illaheey Nolasha haku qirxiyo…. Thanks Redwan Isaq… Somali wey is Jecelyihiin lkn Siyaasi ba kala dila✌️✌️✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-hv4up5im6r
    @user-hv4up5im6r 5 หลายเดือนก่อน +3

    Rudwaan intu dad waraysanayeye qoftii ugu qalbi wngsan Izagana ka qoslisay weyan Manzha allaha 😂❤

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 5 หลายเดือนก่อน +7

    Reer somaliland rag ba ka shukan saday wa dad wanagsn o qalbi xaaran dumar qiimahoda wa ilaaliyan ila xad duriyada Allah ha dhawro

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 หลายเดือนก่อน +3

    Hani byo alle Haku xifdiyo adiga iyo carruurtada ❤
    Waa ku faraxsanahay qosolkada io isbadalkada
    Mahadsanid ridwan ❤
    M. A soomalida waxa ku jclhy dadkooda wy garab istaagan axlm alle ayaa mahadleh oo Qalbigeena Naxariis galiyay❤
    Part 2 laso dheere Hani qosol igu dhishay😂

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 5 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan iska jeclaaday waa noosoo noqotay. Maashaa'Allaah Allaha ku barakeeyo hany yariisay. Runti ayadoo qiso xanuun badan nala qaybsanayso ayay hadana naga qoslisaa. Ridwaan xataa sidaan dhan uma qosli jirin.

  • @JawahirAdam-ui7xx
    @JawahirAdam-ui7xx 5 หลายเดือนก่อน +7

    Cunugtaan waa fariid wlhi ilhy ha xifdiyo

  • @user-xk3fb7dq8t
    @user-xk3fb7dq8t 5 หลายเดือนก่อน +7

    Qofkii ugu daacadsanaa oo sheeko ridwan issaaq ka duubay

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 5 หลายเดือนก่อน +3

    Fariid weeye gabadhan yar mnsha Allah shan ka roon🥰🥰guuleyso abyo

  • @fowsiyadhiblawe6367
    @fowsiyadhiblawe6367 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa gabar qalbi nadiifa aniga kuli waan daawaday waana la ilmeyay xanuunkey soo martay masha allah ilaah qalbiga ha u qaboojiyo waana mahad ilaah dhibkii inuu alle ka saaray ❤