Soomaalida waxa ay udhexeysaa rajo iyo dhib - Sh Mustafa Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 6 ปีที่แล้ว +53

    20 million oo somali ah oo ilaahay abuuray ninkan sheekh mustafe ah ayaa ilaah nagasoo saaray ninka ugu qiimaha badan aan isleeyahay waa ahlujano

  • @abdiaziizgeedi4790
    @abdiaziizgeedi4790 6 ปีที่แล้ว +5

    masha allah sida uu shiikha waxa u arko hadey madaxada somalida eey u arkilehed nabad ayaa no dhalan lehed ilahey somali qalabigoda isku so dug oo hal ka dhig amiin jisakallah qer sheikhe

  • @farmajoismacil7613
    @farmajoismacil7613 5 ปีที่แล้ว +6

    No Demuqradiyad Fedraal Qabiiil 4.5 Dulmi Shuuuciyad Somaley Sharciga Alleh Ayaan Ku Bad Badeena Aduun Iyo Akhiro Ogaaada Aniga Waxan Rabaa Sharciga Alleh Wax Kale Iima Maraaaayo Wllhi Inshallah Qofka Rabo Sharciga Allleh Waan U Dhimankaraa Naf Iyo Maaalne Insha Alalh Diyaaar Baan U Ahay Islamku Waa Mid Jazakalahu Khayree Shekh Mustafe

  • @eng.abdiasisdhamac5195
    @eng.abdiasisdhamac5195 6 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh mustafe dar illaahay baa ujeclahay alle haku barakeeyo

  • @maxamuudkhadar558
    @maxamuudkhadar558 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow na barakee dhaman tayo Somali o dhan aamin Dal iyo dad ba

  • @AminaZahraabdillahi
    @AminaZahraabdillahi ปีที่แล้ว +1

    Masha. Allah jasakallah khayr allah waxan kamaryaya hanuunka. Uu illahaysiyay inu anagana nasiyo deen okalleh allah. Ayabixiyaa aamiin yarabi

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 3 ปีที่แล้ว +1

    Man shaa allah shikh mustafe xaji ismacil haaruun allah yaxfid

  • @bashiirbashka173
    @bashiirbashka173 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekh Mustafe haji ismaaciil haaruun aqoon yahan

  • @engfathicshare8021
    @engfathicshare8021 6 ปีที่แล้ว +7

    Ilahy muuu #xukunka noogudhiubo waankabixi lahyn dhibaatada

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekhu waa feylasuuf baa la dhihi karaa allaha barakeeyo

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 6 ปีที่แล้ว +10

    ilaaha dawlad xood badan oo caqlibadan ha siiyo aamiin soomaaliya

  • @cilmimaxamed1303
    @cilmimaxamed1303 12 วันที่ผ่านมา

    Waa mucjiso ilaahay umada usoo diray sheekh mustafe Allah Ha xafido

  • @mubarigmohamed4475
    @mubarigmohamed4475 6 ปีที่แล้ว +6

    Maansha allah sheekh mustafe sh ismacil haruun alle haka abaal mariyo

  • @cabdinaasiraxmedcali8637
    @cabdinaasiraxmedcali8637 6 ปีที่แล้ว +3

    masha alaah shiiq mustafe runtii shiiqan waxaan ku tilmami karaa qof caqli usaaxib ah in uu yahay

  • @mukhtaarhassanmukhtaarhass7893
    @mukhtaarhassanmukhtaarhass7893 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allh sheekh mustafe allh haku xafido shukran

  • @safiyohaji3669
    @safiyohaji3669 6 ปีที่แล้ว +6

    Jazakalah kheyr ya sheikh mustafa

  • @ahmedm7298
    @ahmedm7298 6 ปีที่แล้ว +2

    maasha allah sheekh wax badan baad ifisay Alle haku dhawro

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekha allaha xafido

  • @adnanmoh5680
    @adnanmoh5680 6 ปีที่แล้ว +3

    jazaakalaah kheyr sheekh

  • @xasanwaanwaan4585
    @xasanwaanwaan4585 2 ปีที่แล้ว

    Jasaakalah Caalimkeena sh mustafa

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 6 ปีที่แล้ว +3

    Allaah ya cizak yaa sheykhul faadil alcalaamah ilaahay haku barakeeyo.

  • @khadrahashi5516
    @khadrahashi5516 6 ปีที่แล้ว +6

    Asc shiikh mustafe Allah ha ku barkeeyo aduun iyo aakhiro Aamiin Aamiin
    Miisanka xasanadka ha kuu buuxeyo inshiallah jaskalaahu khayre

  • @draminashismail8360
    @draminashismail8360 6 ปีที่แล้ว +7

    maasha allh shiikhanaaaa shiikh mustafe ilaaahay haku barakeeyo miisanka xasaanaadkana hakuu saaro
    يوم لا ينفع مال ولا بنون

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheakh mustafe allaha xifdiyo💜💚🧡💜

  • @faisalqureishi7325
    @faisalqureishi7325 6 ปีที่แล้ว +2

    mnshalah caqliga alle kuu siyaadii

  • @samdasayyid1151
    @samdasayyid1151 6 ปีที่แล้ว +3

    jazzka lah shekh mustafe ilahey cimri dherer iyo cfmd hku sio

  • @warfaamj4998
    @warfaamj4998 6 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah . Sheekh halkee ayan kaala soo xidhiidhi karaa arin ayan kuu sheegayaa e . Jasaakallaahu khayran

    • @sakariyekhadar4646
      @sakariyekhadar4646 6 ปีที่แล้ว +1

      Yaasir Good walal masaajidka uu sheekhu joogo waxa uu kuyaala Hargaysa masalaha waalagu tilmaami hadaad rabto thank you

  • @umaymakosaar4079
    @umaymakosaar4079 6 ปีที่แล้ว +3

    Jazaaka ALLAAHU khayran sheekh ALLE cimrigaaga ha Ku dheereeyo

  • @axmedmaxamuud7350
    @axmedmaxamuud7350 6 ปีที่แล้ว +2

    muxaadaradani waa muxaadaro aad u muhiim ah waxa sheekhu galay sanadkii 2007

  • @sakariyecaajesaki4861
    @sakariyecaajesaki4861 6 ปีที่แล้ว +2

    jasaka Allah sheekh mustafe

  • @abuubakarbilesaalax2412
    @abuubakarbilesaalax2412 6 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah sheekh mustafa

  • @mahadabdi5751
    @mahadabdi5751 6 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllaah sheikh Mustafe Alle ha ku barakeeyo anagana Alle kuwa kuwano qaato Alle hanaga dhigo!

  • @nimcohassan3380
    @nimcohassan3380 6 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah sh.mustafe

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 6 ปีที่แล้ว +3

    wahay waa runtaa shiikh mustafe

  • @umulanas9979
    @umulanas9979 6 ปีที่แล้ว +1

    mashaallaah shiikh mustafe illaahay hakaa abaalmariyo allaah haku xifdiyo

  • @ahmedheensaley5526
    @ahmedheensaley5526 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaka allah

  • @اتقىاللهحيثماكنتالحمدللهعلىنعم

    *Wllayal Qabyaalada cunsuriyadda Faquuqa Iyo xaasidnimada Aan iska deyno please Waxna aan baranno wllayaal eega aduunka Dadka inakula nool Xataa gaalada Nolosha Way hagaajisteen inakuna inagaa iska Dhaman la*

  • @sacdiyahussein5213
    @sacdiyahussein5213 6 ปีที่แล้ว +4

    Ma shaa allaah jazaakallaahu khayr

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 ปีที่แล้ว

    Somaliya doolad allaha siiyo doolad majirtee

  • @boobabaye7543
    @boobabaye7543 6 ปีที่แล้ว +2

    Qof walba mashaallah ayuudhahaya shiiqaan flowers beela

  • @salahabdulahihossen5728
    @salahabdulahihossen5728 4 ปีที่แล้ว +1

    masha alah sh mustafa

  • @naturechannel7161
    @naturechannel7161 6 ปีที่แล้ว +4

    Jasakalaahu kheyr shiekh mustafe

  • @programmerrules2092
    @programmerrules2092 6 ปีที่แล้ว +3

    ‏جزاك الله يا شيخ مصطفى هارون❤️❤️❤️

  • @abdiomarjabhad6235
    @abdiomarjabhad6235 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah SH Mustafe Xaaji

  • @barambarassamire5796
    @barambarassamire5796 4 ปีที่แล้ว +1

    Great explanation of Mustafa Ismael

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow islaamka dhibaatada ka qaad

  • @m.shakeeti5804
    @m.shakeeti5804 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah baarakalaah

  • @deganbintuyusuf7184
    @deganbintuyusuf7184 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah jazakallahu khayr sheikh mustafa haaji haaruun Allah yaxfidak umada somaliyeed alle bogooda burcad haysku mariyo

  • @cabdikariim571
    @cabdikariim571 ปีที่แล้ว

    Sheekh mustafe 😢❤

  • @yonisneymar5040
    @yonisneymar5040 6 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah sheekh mustafe jazakalah

    • @mymesqad9819
      @mymesqad9819 6 ปีที่แล้ว

      Yonis Ahmed Maashallah IlaahowCimrigiisa dheere oo Cafimad sii Cadowna ka ilaali Sheekhan aan ku jecelnahay Jeceelkaaga Allah. Rabbiyoow naga dhig kuwa Qiyaama Hooskaaga aad geliso

    • @yonisneymar5040
      @yonisneymar5040 6 ปีที่แล้ว

      Safia Hassan Amin walal insha Allah

  • @aishahassan6859
    @aishahassan6859 6 ปีที่แล้ว +5

    جزاك ربي خير وبحفظك الله

  • @akofficialchannel8742
    @akofficialchannel8742 6 ปีที่แล้ว +2

    Macha alh

  • @islaamiconline9585
    @islaamiconline9585 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaar soooooomaaaaalaaaaaaaay
    Sheekha warkiisa maxaynu umeelaynwayn intaynu dhagaysanabaynu deetana aynu nidhaahnaaa waaruntaaa ayaynu hadana qabyaalada kudhaqanaa
    Yaaaaab waalideeena wxaa kadaran waxqaadasha la aanta anaana ugu horeeya!!!!!!!!????????????????!!!!!!!!!!!

  • @abdiselamsultan
    @abdiselamsultan ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم

  • @umuafnaan9397
    @umuafnaan9397 6 ปีที่แล้ว +2

    maasha allah wadani dhaba jazaakallah kheyr

  • @yusufmohammed8818
    @yusufmohammed8818 6 ปีที่แล้ว +1

    jazaakalaah sh mustafe Haji ismael

  • @maymuncali1925
    @maymuncali1925 6 ปีที่แล้ว +5

    Haaa maxaadiradaan inaa horay u arkaan moodaa 2007

  • @hassandaljir5588
    @hassandaljir5588 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @suhurfaysa9834
    @suhurfaysa9834 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah sheikh mustafe

  • @HornLy
    @HornLy 6 ปีที่แล้ว +2

    jazaaka allah kheyr

    • @ashamahamud6868
      @ashamahamud6868 6 ปีที่แล้ว

      Jazaaka laahu khayr

    • @ashamahamud6868
      @ashamahamud6868 6 ปีที่แล้ว

      Shiikha mustafa xaqa ayuu ka hadlaa alaah ha u danbi dhaafo

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 6 ปีที่แล้ว +2

    aamiin

  • @dalanbaabidalanbaabi8181
    @dalanbaabidalanbaabi8181 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah

  • @queenmalin8964
    @queenmalin8964 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jzkllah sheikh

  • @sulaimana3768
    @sulaimana3768 6 ปีที่แล้ว +4

    Jasakaallhah shiikh

  • @Alikhan-rv4db
    @Alikhan-rv4db 6 ปีที่แล้ว +1

    jazakalaah qeyran

  • @naimamohamud7519
    @naimamohamud7519 6 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن ياشيخ جزاك الله خيرا

  • @sakariyecaajesaki4861
    @sakariyecaajesaki4861 6 ปีที่แล้ว +3

    Ani hadi la igayelayo waxan oranlaha culimada xukunka hanalogu dhiibo

  • @hassanmohammed4546
    @hassanmohammed4546 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sheik mustafe well done 👍 Akhi

  • @moamein6399
    @moamein6399 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah sheekh mustafa

  • @neymarthejuniore8100
    @neymarthejuniore8100 6 ปีที่แล้ว +4

    Jaswkum lahaaa

  • @alisaid133
    @alisaid133 6 ปีที่แล้ว +4

    Aniga rayigayga waxa ay wax waliba inagu dhaceen marka aynu xaaraan uaragnay in ladarso sida ay maskaxdu ushaqayso.waayo waxan inagu dhacay oo dhan wax ay katurjumaysaa sida xun ee ay maskaxdeenu ushaqaynayso.

  • @Muriidi112
    @Muriidi112 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha'allaah

  • @abdulahiadam2116
    @abdulahiadam2116 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazaa kal laah

  • @mahomeddaahir9567
    @mahomeddaahir9567 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @maxamedgaruun19
    @maxamedgaruun19 6 ปีที่แล้ว +7

    Illahow Dhalinta Somaliyed kuwa dhaqanka libiska qanisinta galada aminsan xalka maryo tus illahow Quran sunada xabibkena maxamad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @islaamiconline9585
      @islaamiconline9585 4 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم sidaa uqor zxb

  • @MMire-qo7vk
    @MMire-qo7vk 6 ปีที่แล้ว +4

    Dhiiro galin diintena ka fiican majiro wlh

  • @zahraaxmed6330
    @zahraaxmed6330 6 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الله وجزاك الله خيرا جزا

  • @umufadlic.m5160
    @umufadlic.m5160 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha'allaah jazaakalaah

  • @abuhurayra8309
    @abuhurayra8309 6 ปีที่แล้ว +12

    Asc dadka sheekha disliked saaraya mxay yihiin horta ??

    • @abuhurayra8309
      @abuhurayra8309 6 ปีที่แล้ว +1

      Waanka yaabay wlhi Waa wax laga 🌋 xishoodo

    • @abshirtacabir7989
      @abshirtacabir7989 6 ปีที่แล้ว +2

      Abu Hurayra waa dadka kA xun inay somalia Manta dhib kA socota

    • @saciidoclle782
      @saciidoclle782 6 ปีที่แล้ว

      Abu Hurayra daadka waxaas sameenaayo waxaa laka yaawaa inaysan aqoon ee umaleeyaa lik

  • @jamalabdinasir7609
    @jamalabdinasir7609 6 ปีที่แล้ว +4

    Second person mashallah

  • @hamsemohamed6269
    @hamsemohamed6269 5 ปีที่แล้ว +2

    51:00 👈

  • @ramloadaawe9351
    @ramloadaawe9351 10 หลายเดือนก่อน

    ❤🥺🥺🥺🥺

  • @muraayadcilmi3347
    @muraayadcilmi3347 6 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheikh mustafa waxan kunool ahay qurbaha inta badan sacadaha waa labedelee marmar ceshihii ayaa noqda shansaac lixsaac marka ma isku bixin karaa jwb magaceygu waa muraayo cilmi

    • @abdirisakali9636
      @abdirisakali9636 6 ปีที่แล้ว

      Muntahaa Cilmi

    • @sakariyekhadar4646
      @sakariyekhadar4646 6 ปีที่แล้ว

      Muntahaa Cilmi walalo suaashadaasi waa fiqi anaa ka caawinaya runtii connect me sister

    • @mohamedahmedali8575
      @mohamedahmedali8575 6 ปีที่แล้ว

      Muraayad Cilmi aniga aya kaga jwbayo waa maya saladu waa waqtigeda preyer time up sodagso.

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 2 ปีที่แล้ว

    18:48

  • @axmedcnasit7995
    @axmedcnasit7995 6 ปีที่แล้ว +3

    كن داعيا

  • @maxamedgaruun19
    @maxamedgaruun19 6 ปีที่แล้ว +2

    Dhalinta Dashabihul kufar ⚽️💻🦄✂️👈 🤳 gabar cullimda somaliyed dadka caqliga uu saxibka hudta halaga kaco Caro alle abar dacun Qarax

  • @maulidahmed7384
    @maulidahmed7384 6 ปีที่แล้ว +2

    Tolay wadankaygiiyoow

    • @islaamiconline9585
      @islaamiconline9585 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhh maan ooyaa mise waan qoslaaa ninkaa eraygiisa dartiii

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 5 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa allah

  • @zuleikhoahmed5500
    @zuleikhoahmed5500 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @diriehussein9930
    @diriehussein9930 6 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah

  • @MMire-qo7vk
    @MMire-qo7vk 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhiiro galin diintena ka fiican majiro wlh

  • @MMire-qo7vk
    @MMire-qo7vk 6 ปีที่แล้ว +3

    Dhiiro galin diintena ka fiican majiro wlh