Dadka sida qaldaan uso qoraya MANSHAA ALLAAH haka firsadaan... Mosha allah maha waa qalad..masha allah maha xita ee waa MANSHAA ALLAAH culumada weydiya walalayan waxa anayn fahasaneyn INSHAA ALLAAH
Muxaadirada Magacedu Wuxu Ahaa الشعب يريد اسقاط النظام Waxay ku beegnayd waqtigii ay kacdoonadu ka socden dalalka carabta . Si live ah ayan u dhagaysanyay sheekha Alle Ha Barakeeye.
shiikh mustafa baraarujiyaha umada somaliyed
rabi haku Xafido adiga iyo intii Umatul rasuul scw raacsan
Jazaka Allahu qeyraa shiikh mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun
Masha allah tabaarakalah sheikh Mustaf’s jisaakalah qayr rabi hakaa abaal mariyo qayrka diinta aad noo faafahinayso amin yaarabi raxman raxiin Ilaahow cimriga kuu barakee amiin yarabil caalamiin
Kama daallo dhageesiga muxaadirooyinkaaga sh mustafe allaha kuu barekeeyo cimrigaaga ❤️💙
🤔
Amba kama daalo walal.
جزاك الله خير. هذا الشيخ. نعمه من انعام الله. الذي انعمهم. بعباده. خاصه الصومالين
dahir, dayax walal sidee commenti afcarabi ah lagu qoraa maibarikartaa fadlan.
إنه نعم من نعم الله
sheekh mustafe maan arag sheekh
iga raadayn badan
Alle if iyo akhiraba haku barakeeyo
Dadka sida qaldaan uso qoraya MANSHAA ALLAAH haka firsadaan... Mosha allah maha waa qalad..masha allah maha xita ee waa MANSHAA ALLAAH culumada weydiya walalayan waxa anayn fahasaneyn INSHAA ALLAAH
Maashaa Allah waye akhii maanshaa Allah ma ahan waxana dalil ku ah suratul kaaf aadayada 39 ka fiiri adigaa heli donee jawabtada
Dadka ha qaldi waa masha,a allah weye
Manshaa allah,Maahe ee Waa Maashaa allah👈.
@@Suldan-IMW 👍
Maashaa allaah
Ama ما شا۶ اللہ
Weeyaan sida saxda ah
sheekh mustafe maan arag sheekh
lamida wlhi Alahaku barakeeyo
Man shaa alaah alaah hanoo xifdiyo sheekheena fadliga badan
Masha allah ayaa sheekh mustafe allah haku barakeeyo
Masha allah, allaha kuxifdiyo
Mansha Allah a head of culima thanks
Masha alah ilahy haku xifdiyo sh mustafa
Maashaa Allaah weeye ma, aha maashaa Allaah ×
Waa run maanshaa allah ma ahan ee waa maashaa Allaah waxan dalil u ah ayada 39 ee suratul alkaaf
jazakalah khayr shekh allaha ku xafido
mansha allh sheikh mustafe allh ya xafid
Maanshaa Allaah waa khalad ×
saxda waa tan maashaa Allaah √
23:33 SubhanAllah 😳
Asc wr wb mashaaAllaha baaraka laahu fiikum akhi jazaakalaahu khyer jazaa sheekhunaa Allaha ku xifdiyo adigoo kale Allaha noo kaa badiyo Amiin Amiin Amiin Amiin
Alha dhowro shiikha
Manshaalaah sh. Khayr allha ku siiyo
Muxaadirada Magacedu Wuxu Ahaa
الشعب يريد اسقاط النظام
Waxay ku beegnayd waqtigii ay kacdoonadu ka socden dalalka carabta .
Si live ah ayan u dhagaysanyay sheekha Alle Ha Barakeeye.
Sanadkee
Alla ha ku barakeeyo sheekhanagii❤❤
moncha allh sheekh mustafe xaaji ismaciil haaruun allh ha ku sharfo
Waa masha allaahu runtii Big love 😍😍😍
Alaa yacizak alaa yarxam waalideyk cimrigaa ala hadheeereyo
جزاك الله خيرا شيخنا الحبيب
Alle haku xafido
ماشاء الله لاقوة إلا بالله
Ilaahay haku barakeeyo
masha allha sh allaha barakeeyo lkn waxaan layaabay dadka unlike saaraya miyay islaam ahayn
Scw scw scw ❤️❤️❤️
Allaha ha kuu barakeeyo
Alle ha ku barakeeyo
Shekh'allah'kuxafido
BARAKALLAHFIKA WA AHLUKA WA MALUKA
Jazaka Allah sheik
Mansha Allah Allah akbar
جزاك الله خير الجزاء شيخنا الجليل
Anigu waan arkay sheikh mustafa isku diyaarad baanu raacnay.
Lkn iima noqon inaan la hadlo.
مشاء الله ،
Masjid Ali mataan mar uu muxaadaro ku qabtay ban arkay sheekha Alle cimriga iyo caafimaadkaba how barakeeye.
جزاك الله خيرا ياشيخ مصطفي
cumar cali asc walal waxn rabay inaa ii shegto sida looqoro commentiga afcarabiga ah hadaa igu dhaanto fadlan.
+Mohmed Abdulle , phone ka xaga house ee English ku qorantay dhinac u riix markasay carabi ku soo bixi
Mashallah
Mucjiso. Kama dhargaysid sheekhan
Masha Allah
Xifudulaah
ilaahay kheyr badan ha ku siiyo masha allah
Jazakumulaah fil jana inshaa Allah
Maashallah tabaarikllah
Maansha allah
Insha allaah maalin
Mma
Masha alah
masha ALAAH
y5
🌿🌹💕
wllayalow wxn layaabay dadka unlike saaraya xaa ka qaldan. gaalo mii yaabe
Masha allah