Absolutely waxay ahayd Shirqool Qorshaysan oo la soo diyaariyey laakiin in badan ayaa laga digaayey in ay sidaasi u dhacayso oo Salaadiinta iyo Odayaasha awgeed loo khiyaameeyey Bulshada deegaanadaasi ee hore iskaga celiyey Liyuu Booliska Ogaadeenku leeyahay
Kan hadlaya marka LA dhuuxo qaabka uu u hadlaayo waa basaas Kalaha dagaalku gelinkii danbu adka wixii hore is tuurtuurbay ahayd ma waxa istuur tuura meesha dad iyo xoolaba dabka LA sudhay? Basaas Odayaashu maxaabis may ahayn waxaanu ognahay laba ka mida madaxdhaqamedka oo dhawac weliba rasaas lala dhacay iyo qaabki foosha xumo ee sawirada ka muuqday waxaso kale inaad waraysato oo umada hor keento maha
Waar sawirada u bandhiga Dawlada federal ka iyo Aduunka
Waa in wado laga mariyaa dad qalatadan ogaadeen 🚫
Wasiir Fiqi ha ku sheegina. Hadda ka dib waa QASIIS FIQI.
WASIIR FIQI OO U HAMBALYEEYEY. XAMSE IYO CAGJAR DAGAALKA DACAWALEY
SC
Dhiigani waxa keenaya inay dadka reer sheikh isixaaq ay goboladooda iyo kuwa dirka oo dhan ay goostaan oo noqdaan maamul madax banan oo madaxwayne iyo parliamentary ciidan iyo dastuur gaara leh oo Ethiopia ka madax banan inshallaah bi,idnillaah wayna soo socota 2025 ila 2030 ka goboladaas dawlad gaara loo aqoonsanaya bi idnillaah Ethiopia jigjiga iyo 2 gobol oo kale mamulidoonta inshallaah...aragtidaa 5 sano fahmidoonta hadii anad igu raacsanayn akhirste wad Mahadsantahay
Belaayo idinku dhacday Sonkor iyo daqiiq doon ayay ahaayeen ku dhinta Acuudubilaah waa Shadaadiin
Isaaqo waxba hay dagaalamine Rasaasta igu filnaada Hadey wada dhalasho inaga dhaxaysa Aniga iskaga filan
Absolutely waxay ahayd Shirqool Qorshaysan oo la soo diyaariyey laakiin in badan ayaa laga digaayey in ay sidaasi u dhacayso oo Salaadiinta iyo Odayaasha awgeed loo khiyaameeyey Bulshada deegaanadaasi ee hore iskaga celiyey Liyuu Booliska Ogaadeenku leeyahay
Hello
Shacabka dhawaaqaaya hada markii ciidanka liyuu police iyaagu nabad kujogaa magalada laadiilaayay maxay oshegii wayeen kuwii dhibkas geeystay sheeko caruur weeye markii talaabo laqaado wan dhawaaqii markii kaleena nabada dhibaato kunoqon
Kan hadlaya marka LA dhuuxo qaabka uu u hadlaayo waa basaas
Kalaha dagaalku gelinkii danbu adka wixii hore is tuurtuurbay ahayd ma waxa istuur tuura meesha dad iyo xoolaba dabka LA sudhay? Basaas
Odayaashu maxaabis may ahayn waxaanu ognahay laba ka mida madaxdhaqamedka oo dhawac weliba rasaas lala dhacay iyo qaabki foosha xumo ee sawirada ka muuqday waxaso kale inaad waraysato oo umada hor keento maha
Dadki dhulka lahaa madhruuc ma ka fulin kartaa ee qeeb ka eheen runta isusheega wa mayaa qbail kasta dhulki wa yaqaan coladu ha waarto
Waar nimankan koofiyadaha wata aan iskaqabano intii dhimatay magtoodii hala waydiiyo
Waar kufri yahaw maxaad isu indha tiraysaa. Murderskan aad ku sheegayso liyuu policeka sawtan ku cad waxay sameeyeen. Saw kuwan ku xaaray nabaddii iyo wada noolaanshihii deegaanka ka jirtay, ee qabyaaladda foosha xun xaarka iskaga biiyey. Bal waa waxay ka leefaan, wax-ma-garatadu.