Ciidanka Bada ee Ethiopia miyuu iska soo gelayaa Zeylac ? Miyaanay dawladi ka jirin? Zeylac ma meel kale ayaa laga xukumaa ? Ma heshiis Zeylac ah ayaa Muuse Biixi hore ula galay Abiyey, Xassan Damiin na wuu fuliyey? Xakuumada Ciro ma meyd laga talaabsadaa.?
Good job hasan sheekh. Oo maye gadabuursigii dhihi jirey badayadu iibmaaha ?
Yeeli mayno in badeena Somalia bixiso !?
Ciidanka Bada ee Ethiopia miyuu iska soo gelayaa Zeylac ? Miyaanay dawladi ka jirin? Zeylac ma meel kale ayaa laga xukumaa ?
Ma heshiis Zeylac ah ayaa Muuse Biixi hore ula galay Abiyey, Xassan Damiin na wuu fuliyey? Xakuumada Ciro ma meyd laga talaabsadaa.?
Alla dooriyoow hadalku wuu kaga darayaa ayuunbaan maqli jirey.
Wow wow wow waan ogayn inay dhacayso taasi.mee garxajiskii balaayada isaga dhigijirey Muuse Biixi iyo HA? Ma waxay laaluush ku qaateen duminta Somaliland iyo mustaqbalka dalka ?
Xasan sheekh fila Somalia ayuu ka taliya ee somaliland kama taliyo
Tolaay !
Wadaani waa cadowgaa somaliland ! Waar iska ridaa.
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Baga waa sificeen
Wayab waxa yayelaya
Cirro waa nacaas waa mangaab waa caddow waa huwaan maraabo Somalilland qaranimadda Somalilland maa agonsana
Waxa inugu wacan aqonsigii muuse bixi waday oo Somaliland Kula colawday iyo dawladeena
Kkkkkkkk xasan somalilnd kama taliye ciro jilicsan kursigiisa ayuu shacabka ku kicinayaa
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa So News naga jooji khuraafaadka iyo beenta aad akhrineyso.
2.0. Waxad ku hadleysa afkii taageerada kulmiye.
3.0. Waxaad dhalatey 1991 waxad ogtahayna ma laha. Biixi muxuu la saxeexday eed sheegeysaa.
4.0. Muuse biixi kaasi ma isagaa og ba geeridii nebiga og.
Dalka waxaa la yiraahdaa Somaliland Ka ma taliyo Hassan sheikh siday u imankaraan Somaliland an ogalaan madhicikarto an is Ka hubino warka
Sorry reer somaliland geesiyaashii sorry ❌😡
Ciro wuu la ogyahay waa siyaasad diblomasiyed wuxu uga hadli wayay amba uu taggi wayay ITOBIA
Musa was the one who did it so don’t blame Ciro
Amu nacasyahow nin ba dalka ka taliya hada cirro ma dhidhigba isaga ka masuul wax kasta oo dalka ka dhaca
Guul bay noo tagay ISAAQ anyway. Gudabiirsi & ciise inta hadhayna waa laga masaafirinya oo galbedka Ethiopia 🇪🇹 la dejinaya weliba fcking dirty buuq badan. CAASIMADA Somaliland wa Addisababa.
Soo ceyriya hadey seylac yimaadan ma soo fasixikaro dagaal kaga hor taga wadanka yey cag soo dhigin
Ulululululu Muuse dabadii dalki maku burburay bil gudaheed .
Miyaanu xanuunkii wadani kaahadhin kkkkkk
Muuse.muuse.ayaad.haaysaye.muuse.muxuu.ahaa..madax.waynihii.xaqa.ahaa..ayaabixiyay. adii.car.wakase.diid.ororomo.ilaa.oromo
Oromo wa Qowmiyad 60 ah Islam ☪️ oo sharaf leh.. Zaylac & Somaliland wa ARDUL XABASH oo iska Daa XABASH ee yuhuud ba kaa xigtaa. Anaga hbr Xabuush ah oo Burco degan oo Raali ka ah. Caasimadayadu waa ADDISABABA . Adoon Hawiye oo futo madow Xaq baad sheegtay wllhi meel aduunkan ledahay Jirin. Adoon aan leeyahay oo Ethiopia 🇪🇹 & kenya 🇰🇪 leeyihin ayaad tahay.
Waa dagaal taasi hadey dhacdo
Beenawaas
Beenaale
Wow wow wow waan ogayn inay dhacayso taasi.mee garxajiskii balaayada isaga dhigijirey Muuse Biixi iyo HA? Ma waxay laaluush ku qaateen duminta Somaliland iyo mustaqbalka dalka ?