XOG CUSUB SOMALILAND OO LA SHEEGAY INAY RAADINAYSO AQOONSI AY HAYSATO, W.A DIBADA OO FARIIN LO DIRAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 15

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 14 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤ ❤❤❤ great Topic

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 14 วันที่ผ่านมา

    Waa ruun siirt waa inaan laa qaarye

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 12 วันที่ผ่านมา

    Bilaahi calayk ukhtii walaahi inbadan ayaan Ka fikirayay oo lahaa waar dadkeenii masiirkoodii waxay u afduuban yihiin in yar oo danno dhaqaale Ama siyaasadeed Ku leh somaliya oo masuuliyiinta reer sld ah markaa waa in dadka la abaabulaa oo dadku ay lasoo dhex baxaan dad umada runtaa qaranimada sld issoo bandhigaan

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 14 วันที่ผ่านมา

    Wadanku fakhri maaha ee dadkii ayaan service haysan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 14 วันที่ผ่านมา

    inqilaabki muse bixi wax wayn ayuu somaliland u dhimay !!!!!! in dhulbahantee waliba lagu saacido dowlada inay dumiyaan waxaa dheer in MOU-dii laga baxay ilaa maantana meeday iyo maanu arag xitaa iyagoo madaxtoyada fadjiya is nassaqayaan wataa somalia ka fayiday ee axmaaro la heshiisay !!!!!!!!!!!!! from saylac city❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 14 วันที่ผ่านมา

    Warku waakaaa somalia maxaynu kala hadalaaaa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 14 วันที่ผ่านมา

    XIIRSE MAANU UDOORYAANN MADAXWEYNE IYO WASIIR AREMAHA DEBDE XUUSBIGS XIIRSI HAA KU EEKADO

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 14 วันที่ผ่านมา

    Sheeko carruureed aan cidna idinka dhegeysaneynin isaga hadla

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 14 วันที่ผ่านมา

    34 wadan ayaaa aqoonsaday Somaliland kkkkkkkk
    Engriisku ma siinin wax aqoonsi ah Somaliland.Wax maamul ahna kama jirin ee Beelo iyaga ah ayuu ka guuray..

    • @HiboNour-oe5xm
      @HiboNour-oe5xm 14 วันที่ผ่านมา +1

      Iska hadlaw ina igare

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 14 วันที่ผ่านมา

    Isaaqa awey dadkey lahayen aqon ayey leyihiin war ingeriska wuxu kugu yeri somaliya talyaniga kaxorobeyse weydista inay in ogoladan marka adiga ana ku xoreyey adunnkan wuxu kugu yiri somaliya ayu kuxiranyahay in ay ogolato in ay ku deyso ama axmar ad amax gaaalo u yero ingeris hadi u kuxoreye mu aduunka u shego warqadihii o qoran aya Unka yaala

    • @SaedDahir-v6d
      @SaedDahir-v6d 14 วันที่ผ่านมา +1

      Calankii talyaaniga meel lagu dajinayo soo sheeg oo kasoomaliya lasaarayo

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@SaedDahir-v6d
      Talyaanigu wuxu ahaa tababare laakiin 10 sano waxaa maamulayay Unta.
      Masar iyo Filipine ayaa u xilsaarnaaa.
      Unta ayaa goaamisay in 26 juun noqotay maalinta xornimada Somaliya oo ka kooban waqooyi iyo Koon fur.

    • @SaedDahir-v6d
      @SaedDahir-v6d 14 วันที่ผ่านมา

      @salahthefruad9174 walaalo 10 sano dawlad gaadhsiin bay ahay ee ma ahayn dawlad Ethiopia way samaysay dawlad deegaanka laakin markii danbe ayay isbadashay markaa 26june somaliland ba qadatay 1julay ayaad leedihiin waan qaadanay tiina lama arag

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@SaedDahir-v6d
      Sorry
      1 Junlaay ayaa la asteeyay in labada gobol wada dhistaan Somali Republic.
      2 gobol midkoodna ma heli aqoonsi gooniya.
      Waxay ahayd ay Untu wadato oo 1 Junlaay laga dhigo maalin qaran.
      1 Juunlay aqoonsi ka horeeyay ma jirin.