Toos Beesha isaaq Ee Maraykanka O Siyaableh Uga Hadlay Dagaalkii Dacawaleey Fariin Udiray Cagjar iyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 104

  • @CalimaxamedAxmed-hz8iu
    @CalimaxamedAxmed-hz8iu 2 วันที่ผ่านมา +2

    Rag rag dhalay ibna xalaal ah ehula caqli ah odayaasha isaaq ee swgaanma gashamo daroor iyo xarshin ee reer minasota USA❤❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 2 วันที่ผ่านมา +3

    The Issack family must fight for their rights now and always ❤ you from Kenya 🎉

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 2 วันที่ผ่านมา +1

    Bal isu eega odayaashii hore iyo odayaashii hore, waa habeen iyo maalin.
    (Caqliga Alle haydiin daayo garta waa taqaanaan guulaysta)🌹🌹✅

  • @JanoGale-b6w
    @JanoGale-b6w 2 วันที่ผ่านมา +2

    WR iidoorku malaha isma aqlidhaaamaaan
    Khaladkii aylahayeen
    Mabaqadanayaaan

    • @MOHAMEDGEESI
      @MOHAMEDGEESI 2 วันที่ผ่านมา

      Runta raadi si xun baa wax laguugu sheegay

    • @yahyame111
      @yahyame111 2 วันที่ผ่านมา

      Cag dheerey waxd ka heshaan waxba hanagasiinina

    • @maryamaduhod7548
      @maryamaduhod7548 วันที่ผ่านมา

      Nacnacally

  • @Daudahmed-o1x
    @Daudahmed-o1x 2 วันที่ผ่านมา +4

    Meesha soma aha ogadenia waa maxay received area

    • @owi2056
      @owi2056 2 วันที่ผ่านมา

      Maya labada magacba way wada wataan. Waxaa kali ah oo ina wada deeqda Somali

    • @husse0512
      @husse0512 2 วันที่ผ่านมา

      Wax Ogadenia la yidhaah ma jiraan. Hawiye iyo Dir baa degaan iyo tiraba ku badan kaga badan ogaadeen Somali Galbeed oo imika loo yaqaan DDS. Ogadenia waa siyaasad hore oo ku salaysneed ee raadinta Shan Somaliyeed ee Jabuuti, Somalida Kenya, ( NFD ), Somali Galbeed (DDS).
      Taariikhda baro.
      Imika, NFD iyo DDS, waxay waxaa xukuma Kenya iyo Ethiopia. 3da kale oo waa Somalia, Jabuuti iyo Somaliland.

  • @shadiyaapdilahi8182
    @shadiyaapdilahi8182 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @maryamaduhod7548
    @maryamaduhod7548 วันที่ผ่านมา

    Guul reer sheikh isaaq

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka muslimiinta ah EE uu Caqligoodu Shaqaynayo inay wannaaga kataliyaan Nabadgalyada kuwada shaqeeya Insha Allaah

  • @aliismael585
    @aliismael585 2 วันที่ผ่านมา +3

    Si fiican ayey u hadleen laakiin qoladda dhinac a kale way hanjabeen waxay soo jeedinyeen in arab la weeraro

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +4

    idoor sharkoda Allaah hakuceliyo wa dad gardaro iyo dulmi badane

    • @maryamaduhod7548
      @maryamaduhod7548 วันที่ผ่านมา

      Reerka Allah Hakuceliyo dulmiga iyo bentada

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 วันที่ผ่านมา

    Alle ha idin xafiddo fidaareynka dhammaantiin waa u taliseen siday ahayd wax ku qaata Odayaal iyo dadkaygow thanks a lot

  • @SheekhCQaadir
    @SheekhCQaadir 2 วันที่ผ่านมา +2

    ingiriiska la aada ileen waa adeerkiine

  • @AbdifitaxAbdifitax-w6r
    @AbdifitaxAbdifitax-w6r 2 วันที่ผ่านมา +2

    Kuwan odayaal maahe waa orgiyo yaa xabada bilaabey yaa diley gudomiyihi yocaale yaadiley askartii gaadmada lagu diley

    • @RoodaIsmail-i6p
      @RoodaIsmail-i6p 2 วันที่ผ่านมา

      Kkkk shiday u hadleen odayaashii qoxoontiyada Laga qaaday dhaab koonbada ku dawarsanayay ee caqliba ku jirin??? Waar xishooda dhuunta abaad u lahaydeen dabadhilifnimada iyo doqonimada eee

  • @caalim24
    @caalim24 2 วันที่ผ่านมา +2

    war caqligu ha shaqeeyo ruuxa Allah wayn ayaa leh hayg taaban ayuu yiri fitanka ma fiicna

  • @noormohamed3379
    @noormohamed3379 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay xa unaxariisto intii dhimatay. Inta soo hartay na dhibka ha kaqaado

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 วันที่ผ่านมา +1

    Markii laascaano dad shacabka lagu xasuuqayay maxad uga hadii weyden munafaqiin yahay markii la idinkusameyay deeraley miyad ogateen xanuun 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 dabecad kamatihiine afka qarmuun nagalataga

  • @maryamaduhod7548
    @maryamaduhod7548 วันที่ผ่านมา

    Amiin ducadA

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Besha isaq awood kuma leh awood darood baa awood kuleh oo dowlada ku dhexjiro xata shacab daroodbaa ooga badan. Isma wali karaan.

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ma idinkaaa xishooda

  • @farhanhassan72
    @farhanhassan72 2 วันที่ผ่านมา +1

    Odaygaani runtii oodhan bu damcay in u qariyo

  • @abshirabdi7517
    @abshirabdi7517 2 วันที่ผ่านมา

    Caqligii xabad baan ismaamul ku noqonaynaa ee argagixisada huwanaa wax aan ahayn ma aydaan sheegin, ee Ethiopia ka dhanka ah ee ka daaya oo nabada ka shaqeeya oo xaqiiqda u soo noqda

  • @SheekhCQaadir
    @SheekhCQaadir 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ciidankii argagixisadu laysay
    Ayay canbaaraynayaan

    • @hasseuns4093
      @hasseuns4093 2 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂 walahi Waa Israel Idoorku

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 2 วันที่ผ่านมา

    War dhinac lama safane
    Nimanka diley hoganka nabadgelyada ee madaxa kala dhcay xabada yu aha.....
    ?????
    Isaqu isma qabto mana xishodo

  • @abdullahisheikdon7861
    @abdullahisheikdon7861 2 วันที่ผ่านมา

    Waad ceebowdeen dadku waa is dilaa laakiin isma mayd dilo, umaddii Soomaaliyeed waa idinka yaaban tahay, mayd xubnaha taranka iyo indhaha Laga saaro waa wax aan hore geyiga Soomaaliyeed ama degto uga dhicin. Waad ceeboowdeen!!!

  • @XasanWeli-r2z
    @XasanWeli-r2z 2 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga oo ayn cadifad iga ahyn odayashan hadal kodu dhanka xunbu u badan yahay taso ku tusaysa in ay cuqdadi ku jirto marka dadka somaliyed alle ha ka caafiyo xanuunka Amiin yaarabi

  • @apdiazizzozy2002
    @apdiazizzozy2002 2 วันที่ผ่านมา +6

    Ayaa kusiye 3daagmo qohoti ayd kutahay ader qohoti gardaran😂😂😂😂kkkkkkkkkk idoor ogaadeen ❤❤ogaadeen ❤❤ogaadeen

    • @LilyR-sd1lt
      @LilyR-sd1lt 2 วันที่ผ่านมา

      Adeer taarikhda soo baro reer Sh Isxaaq dhulka Hawd iyo Reserve Area ingiriisku siiyey Itoobiya weeye caghdeer cilmi maleh waa waxa laydinku sheego doqonkii caghdeer weliba qaxootiga soomalida ugu badan😂😂

    • @Idriss-f6v
      @Idriss-f6v 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@LilyR-sd1lt kkk ingiriisku Manchester ha ku siiyo dhulka Darood baa le waliba ogadeen 😂

    • @apdiazizzozy2002
      @apdiazizzozy2002 2 วันที่ผ่านมา +1

      Soogaalleytii ayad taha amin Martii gardaran mafiino marti nimadadi kuu ekoo kkkkkkkkkk idoor ogaadeen guull guull guull

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 วันที่ผ่านมา

      Odayada hadlayaa waa argagixiso caqli xun. Oo Ingiriis gumeyste u raran😢

  • @DJAMALATTEYEHWARSAMADjamal
    @DJAMALATTEYEHWARSAMADjamal 2 วันที่ผ่านมา +2

    Halka aad joogto madaale aduunka waa la wada noolyahay waa DiGa jooga ameerika MAAD ilbixin ma qabyaalad Baad baratay wax kale ka caawi walaalo hormar Soo kordhi dadku waa mid

  • @NurBarre-g9i
    @NurBarre-g9i วันที่ผ่านมา

    Waa run

  • @Basicrights114
    @Basicrights114 2 วันที่ผ่านมา

    1. DDS waxa aad ka wayday, Xabashi ma ka helaysaa ???
    2. Haddii aad dad iyo dal dhawraysaan, xasuuqii Lascanod maxaad ka tiri. Xasuuqii Siti ma ka hadashay( waa odayga 3aad ee suudhka qaba ee warqadda ka aqriyay).
    3. Ninka 4aad xagga hadalka ee shaalka qaba , waa wax garad.

  • @AyaanMohamed-d7h
    @AyaanMohamed-d7h 2 วันที่ผ่านมา

    Received Area

  • @CumarRaabi
    @CumarRaabi 2 วันที่ผ่านมา +2

    Meesha waa sheeganaysaan mana kala garanaysaan sidee lagu ogaan karaa inaad tihiin dad deegaana

  • @xasanciro4294
    @xasanciro4294 2 วันที่ผ่านมา

    Dadka hala,walaaleeyo

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 วันที่ผ่านมา

    Ku Wii dhexdhexadinayay ayeeyo dilen isaaqa iyaga dulmiga bilabay

  • @aesse7702
    @aesse7702 2 วันที่ผ่านมา

    Odayga ugu horhadlay waa ciyaal zio cuslaaday. Wuxuu xiran yahay jeans ciriiri ah oo nin da'diisa ah aanu xiran. Tan kale, markuu hadlayo gacanta uu jeebka kula jiraa, mana aha wax ku fiican maamuuska iyo muuqaalka qof ka hadlaya meel public ah amase dad badan daawan doonaan.

    • @RoodaIsmail-i6p
      @RoodaIsmail-i6p 2 วันที่ผ่านมา

      Doqon maxaa jeeniskiisa kutusay, eeg nabada iyo somalinimada uu ku baaqay

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 2 วันที่ผ่านมา

    Shalay bay ahayd ogaadeen taariikhda dibu eegaa career ilbixi maysaan hadii aad maraykan timaadeen badaw nimadu waa idinka sal meeshii aad maamushaanba waad damcaysaan hargaysa laydinku soo dhaweeyay 77 anagiibaabad hargaysa nagu damacdeen itoobiyana waynu ku kala baxaynaa idinku ismamula jeel ogaadeena iskuwada gura anagu anaga isku filan cagreer

  • @FaysalCabdibotan-p5i
    @FaysalCabdibotan-p5i 2 วันที่ผ่านมา

    Alahow.umada.kala.qaboji

  • @calixuseen4324
    @calixuseen4324 2 วันที่ผ่านมา

    Asc oohinta iyo edebdarada kaladaaya itoobiya gudeeheedaad ku dagaalameen

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 2 วันที่ผ่านมา +1

    Darood ma xukumi karo irir samaale. Xasuuqa irika hala jojiyo.itoobiya mamul cusub ha u samayso😂

  • @abdinasirahmed9151
    @abdinasirahmed9151 2 วันที่ผ่านมา

    Isaaqnimo iyo ogadenimo allah agtiisa waxba kama ah waa uun iman iyo camal salax ah ee allah amarkiisa ha la qasto

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 2 วันที่ผ่านมา

    Dacawelay waxaa ka dagalamaya Argagixiye Sheikh Aden Sunni

  • @AnissAnisa-d3d
    @AnissAnisa-d3d 2 วันที่ผ่านมา

    Ayaa kusiya 3 daagmo qohoti ayd kutimid Reer Abarso Hargeisa ayad ku nooqonaysan 😂😂😂😂😂

  • @AbdifitaxAbdifitax-w6r
    @AbdifitaxAbdifitax-w6r 2 วันที่ผ่านมา

    Wax̌aanu ilahy uga bar yaya naartana ilaahy haku fogeeyo

  • @NurBarre-g9i
    @NurBarre-g9i วันที่ผ่านมา

    Dadku waa ahelo lakin waxaa lobahan yahay dowladda difaa do shacab keeda

  • @CumarMaxamadisnaciil
    @CumarMaxamadisnaciil 2 วันที่ผ่านมา

    Iidoorka cuqdadii baakaqaaday caqligii ismadhaman ilaahayna kamabaqaan bal kuwan day waxay kuhadlayaan

  • @haynkajaanka6251
    @haynkajaanka6251 2 วันที่ผ่านมา

    WAXBA HAYS KA HAGRANINA

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 2 วันที่ผ่านมา

    Gaaladu intaay kunabto baay nebiga kaagahormarataah shiiq iyo shariif isaaq waakaas kiqurbajoogay iyo kiiqorilugud joogaywakaas waarreer dulmiga kasiman

  • @ShucaybShuce-p1d
    @ShucaybShuce-p1d 2 วันที่ผ่านมา

    wan kayabay dadka aan kaba baqeynin allaah war max isku aqaliga kadhigay war iska amus waxbo kuma hadaleyside Nintendo bad tahaye

  • @IlkacaseAbdirahman
    @IlkacaseAbdirahman วันที่ผ่านมา

    Ok😂😂😂🎉

  • @Bashir-i8q
    @Bashir-i8q 2 วันที่ผ่านมา

    Maad sheegtid reerka somaliland ciidankeedu soo raacay ee ciidqnkii dowlad degaanka oo qabiil ahayn weeraray, mar ba hadanad cadaalad uhadlin hadalkaagu wuu kaa khasaaray,

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 2 วันที่ผ่านมา

    Cagdheer garaw shiiyo malaha waa xilo sidii madaxa looga tumayay oo tigre u garaacayay ayay maskax guureen wana reermiyii markaa in aynu sanka iyo dhagaha lagoyn maqalba malaha cagdheer😮😮

  • @ahmeddaahir8635
    @ahmeddaahir8635 2 วันที่ผ่านมา

    Walee meesha caqli kuma haysaan, 😂😂😂😂

  • @CalimaxamedAxmed-hz8iu
    @CalimaxamedAxmed-hz8iu 2 วันที่ผ่านมา

    𝐀𝐱𝐬𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐚𝐪𝐨𝐧.𝐲𝐚𝐡𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐬𝐮𝐥𝐚𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐮𝐪𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐛𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐬𝐚𝐚𝐪 𝐞𝐞 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐦𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐨𝐨𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐬𝐡𝐢𝐧.𝐞𝐞 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧 𝐌𝐢𝐧𝐚𝐬𝐨𝐭𝐚 𝐔𝐒𝐀❤❤❤

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 2 วันที่ผ่านมา

    Darood Isagaa Duulaan ku aah dad SOm iyo Deegankooda,Dadkana Xasuuqa Sanad-waalba , isago Shadh-booliis Gaashaan, Darood iyo Diir ,Halookalaa Jeebiiyo K-5,Nabaad Warkeeda iska Daayee? nindaanboo Darooda diiri Xukun uu masuulka yahay maa hoos fadhiyayaan?Taasa Diir Laguudboon?

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 2 วันที่ผ่านมา +1

    DDS waxaa iskale D5💪Sool iyo Sanaag D5
    Marka laga reebo Gobolka Sitti

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 วันที่ผ่านมา

    Ciidankii argagixisada ahaa ee hubeysnaa mrkii leyska difaacey miyey shacab iyo crur noqdeen...

  • @AbdifitaxAbdifitax-w6r
    @AbdifitaxAbdifitax-w6r 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waligiinba ilaa siyaad bare dagaalka idinkaa bilaabaya hadana idinkaa calaalka ku horeeya beentana adinka ku horeeya

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 วันที่ผ่านมา

      Qab yalad qadhmuunbaa kasoo uraysa

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😅💪🟦⬜🟥🟩
    Soosoco siradey oroomaday
    Lafaqaata cagjar ayaa
    Idiin xambaariyey hada
    33sano siyaad bare Allaah yaaraxmi kadib
    Martagtin martagtin wada dagalka waxaad ka heshan
    Khaaimiin Alshbbka ah

  • @NurBarre-g9i
    @NurBarre-g9i วันที่ผ่านมา

    Hi

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 2 วันที่ผ่านมา

    Aqoonyahan maaha shoomeeriintii america u shaqadoonty

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 วันที่ผ่านมา +2

    Iidoor af qudhmuune dhulka adigoon aqoonin baad sheeganaysaa !!???
    Afqudhmuunkii iidoor uunbaad meesha lasoo istaagteen !!!??????

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 2 วันที่ผ่านมา

    Caynka weeye

  • @Oscar-l4b
    @Oscar-l4b 2 วันที่ผ่านมา

    qolaladan mabalaha hal qof arigti dheer leh only wanala xasuqay siyad bare na xasuqay war wax iska celiya rag wa dagala wana heshiyaa fuley fuleyga dhacay

  • @CumarRaabi
    @CumarRaabi 2 วันที่ผ่านมา

    Waar waa afar gogol ee horta barta 1 faafan 2 jarar 3 qoraxay 4 doollo

  • @Siyaad-g9v
    @Siyaad-g9v 2 วันที่ผ่านมา

    mujrimka wayn candho jar ee waqtgiisa dhamaday dayuus boliska cagdheerta waa laiska dhiciyaa eeyda eeyda dhashay

  • @ahmedabdisahal4357
    @ahmedabdisahal4357 2 วันที่ผ่านมา

    Reer ooyaaaaye

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 2 วันที่ผ่านมา

    Xagay kumaqnaayeen markii la hoosgaynayay carshaanta gaajadu dubatay?? Waxaa dayacay dadkaa lalaynayo siyaasadxumada kuwa ka soojeeda, maxaa u waayay 2 gobal ama hal gobal👀👀

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf 2 วันที่ผ่านมา

    Illaahay ha kala Qabboojiyo Umada muslimiinta ah EE Wallaalaha ah EE Nabadgalyada kuwada Noolaan jiray illaahay ha ka dhigo Dad Nabadgalyada kuwada Nool
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

    bal maxa kagalay idoor oo ufarogelinayan wadankale meesha ma soomaliyo kukubren bay la aaden edeb darada la aaden dowlada degaanka

  • @BisharMaxamud
    @BisharMaxamud 2 วันที่ผ่านมา

    kuwii qurbahajoogayna ma gaalaxukuntay u ooyayaan iyaguna laftinagaa iidoor nagaaa

  • @Siyaad-g9v
    @Siyaad-g9v 2 วันที่ผ่านมา

    gungunta dhashay cagdheer waa ilaga xoreeyaa DDS reer shiikh isxaaq mamul gaar ah hasameysteen oo hoos taga adis ababa maarki karno cagdheer injir leh

  • @fadumaabdi9765
    @fadumaabdi9765 2 วันที่ผ่านมา +2

    Beenaalayaal munaafiqiin ah baad tihiinah bàd tihiin kansarka soomaali ku jira baad tihiin ilaahay idinka qabay dadka gaalo raacyo baadtihiin

    • @LilyR-sd1lt
      @LilyR-sd1lt 2 วันที่ผ่านมา

      Gaalo raaca ugu weyn waa darod oo Amxaaro keenay Xamar xiligi Cabdukahi Yusuf iyo Kenyati keenay Kismayo soomali wey wada taqaan

  • @AadanBashir
    @AadanBashir 2 วันที่ผ่านมา

    Hanhagajino

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 2 วันที่ผ่านมา

    ❤😂😂🎉🎉😢😢😢😅😅

  • @BisharoDagan-l6d
    @BisharoDagan-l6d 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Idoor kooda yar iyo kooda wayn cuqdadba diishay xanuinkasi daawo maleh dhimasho mooye

  • @AxmedKalshiikh
    @AxmedKalshiikh 2 วันที่ผ่านมา

    Halay garab taaga kuwa ladulmay

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 2 วันที่ผ่านมา

    Viva itoobiya 😂 ka baxa DDS way laysay dakii😂 cadalada ma jirto😂 dhulkooda ha difacaan irir samaale😂

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 2 วันที่ผ่านมา

    waa caqli iidoor oon kafiirsi lahayn

  • @astarlinosman4166
    @astarlinosman4166 2 วันที่ผ่านมา

    Waada faashlantaan iidoro

  • @hasseuns4093
    @hasseuns4093 2 วันที่ผ่านมา

    Ilahay hadi aad ka cabsaan waydeen adkasta waxaan ilahay ka baryaya inu dagaalka diib uso labto madaamo aad tihiin Alshabaab, meel nabad ah hadi aad la jeclaysateen inay nabaad noqoon weydo. Mesha ma aha Somaliland mana tihiin dawlaad degaanka Somalida tuuk argagaxiso ah tihiin awaay liyuga layaay oo nabaad darro ku riday intaad Somaliland military iyo Alshaab degaanka so galiyaay. Tuuuk ayaad tihiin.

  • @IdrisAlikorow-my1ld
    @IdrisAlikorow-my1ld วันที่ผ่านมา

    Full of lies this are not elders refugees welcomed in 1988 are claiming to be inhabitants , dds must not accept.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 วันที่ผ่านมา

    Ciidankii Liyoo Police ayaa markii hore la laayey xaqiiqdu waa taas

    • @LilyR-sd1lt
      @LilyR-sd1lt 2 วันที่ผ่านมา

      Ciidan ku sheega ah ee xita.somali oo dhan maalinba layso maxa kolka hore dhulka shicib iska lahaa uga kicinaysay?? Wixii gardaran wala iska celin.

  • @XasanXaashi-ig7tl
    @XasanXaashi-ig7tl 2 วันที่ผ่านมา

    Adeer miyaad ugaraabaysaan
    Dad
    qalatada,n
    Waxshacaba oomeesha kudhintay majiraan horta
    Dadsooduulay oodalkale
    Kayimid ayaaciidankii dds
    Kulaayay

    • @LilyR-sd1lt
      @LilyR-sd1lt 2 วันที่ผ่านมา

      Haa darod ma wada dayus police BA waydinkan uu nacamleynaye?? Beri markay idin doontaan ha hadlina