3 Qofka is bara dhinac walba noloshiisa........

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 227

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 ปีที่แล้ว +15

    Ayuubow kugumaraacsani manta Marwada waxay Kabilabataa labada qof markey isguursadaan Asbuucyada ugu horeeyo o jeceyl laiskugursado Allah laislacaabudo wanaga laisfaro laiskuqanacsanyahy lais ixtiramayo wax laislabaranayo laisladheeldheelayo dhanka diinta laisfaro Adkaar laguwadabaxayo howsha laislaqabanayo Mashalh Alxm Allow inoziyaadi ❤️❤️❤️❤️

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj ปีที่แล้ว +17

    Thank u Teacher ❤ 🙏 Waligay Asxpta An Leehay Way Badan Yahiin Balse Inta Isku Imano 1-2 Qof Ma Dhaafan Sobobto Ah Maba Jeceli Mala Yacniga Ta 2aad Waligay Xidhiidh kii igu Danbyey aya Nolosha Dib iga Dhigay Balse Malintan Faraha Kala Baxay Wxn Noqday Qof Si waliba Isku Badilay Mud yar AlhamdulillaH Cabsi iyo Walwal na Allaha Wu iga Fogeeyey an Hore u Dareemi Jiray 🙏❤️

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 10 หลายเดือนก่อน

    Alxamdu lilaahi alle wuxuu ibaray in aan ninkeyga isu qurxiyo
    Marka aan baxayana inaan is xijaabo niqaamto.
    Waxaanan dareemayaa raali ahaan shaha Alle❤
    Alloow soo hadee inta jahliga ah

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman9060 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid abowe ayuub Ahmed ❤❤❤ waxaad iithy hormudkayga iyo qof aan jeclahay in aan kudaydo marwaliba aduun iyo aqiraba allaha kuxifdiyo ❤❤❤❤🤲🤲🤲🥺🥺

  • @hassanahmedibraahim4618
    @hassanahmedibraahim4618 ปีที่แล้ว +19

    AYub ahmed full Respect🎉❤

  • @amaladenhusein5259
    @amaladenhusein5259 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah❤❤❤❤jasakallah

  • @yacinhassan3733
    @yacinhassan3733 ปีที่แล้ว +8

    Respect teacher 🙏🙏

  • @fartuunfarry
    @fartuunfarry ปีที่แล้ว +3

    Mid kamida dadka aan ugu mahadcelinayo dhisida nolosheda thanks teacher ❤🙏

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah wax badn ayaan ka faiday ustaad
    Lkn sual kwrn nin aad wanag kasta la garab taganthy oo u muuqan isagana inu ku niyad jabiyo hormarkaga kaa niyad jabiyo oo ku (liido waxas ma samayn kartid iska daa ma awodid waxas haku mashqulin ku adegsanaya )

    • @sadiamohamed6197
      @sadiamohamed6197 ปีที่แล้ว +2

      Kaas waa xaasid abaayo aan ogoleyn inaad horumartid ka carar

  • @xaawoclaahi84
    @xaawoclaahi84 ปีที่แล้ว +20

    Asc
    Hadad ogan lahayd san usugo san oodhan ola mad Soo daahden😢
    Videoyada
    Keep going ❤🎉ustaad🌟

  • @demasabdisamad4565
    @demasabdisamad4565 ปีที่แล้ว

    Mashallah thank u ayuba ahmed

  • @abdiraxman5287
    @abdiraxman5287 ปีที่แล้ว +9

    400k caming soon Walaal Ayuub💖🖐

  • @HudaOmar-rl8ms
    @HudaOmar-rl8ms ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah alle caqliga iyo xikmada ha kuu bara keeyo

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว +6

    Aay ayan ufarxaa😃😃 markan arko muqaal ustaad ayup so geliyo TH-cam_ka 🥰
    Allhuma barik ustaadii🤲

  • @deeqamohamed7353
    @deeqamohamed7353 ปีที่แล้ว +3

    Mnzhaallh allh ayoub qof fcn ayaad tahy waxyaalo badan oo noloshayda ah baad badashey full respect 👍❤

  • @MohamudMohamed-fs9zi
    @MohamudMohamed-fs9zi ปีที่แล้ว +2

    M.a ayub ahmed ❤❤ pro nolo zxp

  • @zeinabhussein6271
    @zeinabhussein6271 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah
    Illah caqliga iyo garaadka haku siyadiyo

  • @zakariyeibrahiim-uf9hy
    @zakariyeibrahiim-uf9hy ปีที่แล้ว +1

    Allaah ku sharfo Aduun iyo Aakhirro intaba ustaad. AYUUB AXMED

  • @shaficiahmed5425
    @shaficiahmed5425 ปีที่แล้ว +4

    Life coach 🙌 😎 🙏

  • @cadnaanhassan4956
    @cadnaanhassan4956 ปีที่แล้ว +9

    Mid kamida dadka aan uga mahadcelinayo dhisida nolasheyda 🙏

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk ปีที่แล้ว

    Mash allah Wll ayub ale ha ku dhwuro

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 ปีที่แล้ว +12

    Mashaallah my teacher❤

  • @FaaraxMuxamad-fk5nb
    @FaaraxMuxamad-fk5nb ปีที่แล้ว +2

    wcs ustaad

  • @BashiirIsack
    @BashiirIsack ปีที่แล้ว +2

    teacher❤

  • @umulkayrabdi7272
    @umulkayrabdi7272 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahoow tittle ka marwo ayaan ku weydiistay😅 thanks teacher🙏

    • @Abdilahi0909
      @Abdilahi0909 ปีที่แล้ว +1

      Ninkuu qalmana raadso😮

    • @umulkayrabdi7272
      @umulkayrabdi7272 ปีที่แล้ว

      @@Abdilahi0909 insha allh hno waa igu ogtahy

    • @Golxjrdj
      @Golxjrdj ปีที่แล้ว

      I.n Wllo Allaha Qof ku Qalma ku Siiyo Noloshu way Gaban Tahay 🙏

    • @SasaM-ky8rt
      @SasaM-ky8rt ปีที่แล้ว

      Inchallah il ne connaît..Que dieu Ayub Ahmed...🫡🫡✌️

    • @abdullahiabdinasir4174
      @abdullahiabdinasir4174 ปีที่แล้ว

      M.a abyo aragti fcn bad ledahy

  • @sabinahmed4585
    @sabinahmed4585 ปีที่แล้ว +2

    Rabi reer wangsan hainoogau deeqo

  • @rashidafarah3220
    @rashidafarah3220 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll

  • @claahihanad8809
    @claahihanad8809 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub axmed nin aan wakhti badan daawanayay hore usoco ustaad

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @maxamedaliabdi4509
    @maxamedaliabdi4509 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله اخي

  • @boloalifaiza8435
    @boloalifaiza8435 ปีที่แล้ว +2

    Mansallah 😊 walal ayub ilahay hakuxifdiyo aqiro iyo aduun

  • @marwanhajibilow7691
    @marwanhajibilow7691 ปีที่แล้ว +5

    ايوب يعدّ من أكبر شخصيات من يسعى للتحكم في مستقبلية الحياة وتطوير في كل المجالات

  • @maxamedsaalaxcabdullahi8596
    @maxamedsaalaxcabdullahi8596 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ياشيخنا اللهم حفظه

  • @zuhaipApdi-ku6yc
    @zuhaipApdi-ku6yc ปีที่แล้ว +2

    Thanks my best tech ❤

  • @faysalyare-tp7tm
    @faysalyare-tp7tm ปีที่แล้ว

    Really waa quf xikmad bdn m. A

  • @yahyejordan3878
    @yahyejordan3878 ปีที่แล้ว +2

    Firsta comment i am so glad ❤️

  • @apgjhsuse
    @apgjhsuse ปีที่แล้ว +2

    2:08 This is the truth and from now on it will change 😖😖

  • @abshirabdinormohammed9732
    @abshirabdinormohammed9732 ปีที่แล้ว

    حزاك الله عنا خيرا اخي

  • @gouledaden3805
    @gouledaden3805 ปีที่แล้ว +1

    Gracias amigo musha gracias

  • @sadioali7450
    @sadioali7450 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا.

  • @nastehohusseinabdi8598
    @nastehohusseinabdi8598 ปีที่แล้ว

    Thanks Ustaad AYUUB❤❤❤

  • @Leylab807
    @Leylab807 ปีที่แล้ว +2

    Xaaskada asxabtada kama muhimsana Marka ayada waa Ina latashadaa sababto ah Hadi ad goaan kaligaa qadato ma Adan ixtiraamin ayaduba go aano kaliged weyqadan.karta ayadon kulatashan lacalaa Hadi business kas ad bilowdey kuqasarto at the end of day ayada kugarabtagan Marka guurku waa wadashaqeyn Isfahan ustad waxyalo badan waa kafaidey lakin pointiga kumaracin ustad

  • @shukrihassan6826
    @shukrihassan6826 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi.aniga.waxan.saxib.kadhigtey.quurunka

  • @hooyomcn1682
    @hooyomcn1682 ปีที่แล้ว +2

    Ciid Mubarak ayuub axmed 🎉

  • @kowsar39
    @kowsar39 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtaa 🏃‍♀️

  • @Mohamedsacid53
    @Mohamedsacid53 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahad san tahay talooyinkagag wanagsan waxan mar walba dhagaystaa thanki you wll

  • @cabdulaahifaysal6279
    @cabdulaahifaysal6279 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @marwanhajibilow7691
    @marwanhajibilow7691 ปีที่แล้ว

    شكرا وبارك الله في عمرك وعلمك وأسرتك

  • @hahooa5609
    @hahooa5609 ปีที่แล้ว +1

    Remember this is saajid and suhaib your boys

  • @arafadabdi4191
    @arafadabdi4191 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @sahracismaan5132
    @sahracismaan5132 ปีที่แล้ว +2

    Aad baad umahadsantahay macalin

  • @capaasdaahir4838
    @capaasdaahir4838 ปีที่แล้ว +2

    First comment and watching

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bro

  • @SakibKhan-hm7hk
    @SakibKhan-hm7hk หลายเดือนก่อน

    😍🫶ayuub inta ku dhageysanaya shaqda guriga dhan qabta tnx

  • @rukiaabdi8824
    @rukiaabdi8824 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub Ahmed ka so hadal raga aan nadaafada u saxiibka ahayn iyagana 😢

  • @aliyahbeauty6547
    @aliyahbeauty6547 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid ayuub axmed 🤩🧠🖤

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 ปีที่แล้ว

    Shukran jzakalhu khyrul jza

  • @FaaraxMuxamad-fk5nb
    @FaaraxMuxamad-fk5nb ปีที่แล้ว +2

    macalinka nolosha ustaad ayuub

  • @nimconuura820
    @nimconuura820 ปีที่แล้ว +2

    Wcs teacher ayuub🤚❤️

  • @ayaanmahamud3180
    @ayaanmahamud3180 ปีที่แล้ว +2

    Alle Haku xafido wll qali ❤❤❤

  • @hannahahmed7602
    @hannahahmed7602 ปีที่แล้ว +8

    Well said “Marwo vs xaaskisa”! My grandmother use to say dumar aya just private part sarir saran ah ! Not all Dumar aren’t the same 😂careful

  • @Fatima-un3mf
    @Fatima-un3mf ปีที่แล้ว +4

    Lkn waxajira kuwo iyagu naftoda dayacay ayago hasta hawen wanagsan

    • @cabdicarabcabdi8245
      @cabdicarabcabdi8245 ปีที่แล้ว +1

      Waa caqabada oogu weeyn lkin waa Haduu Cabtooy Yahay

  • @ahmedjunior6747
    @ahmedjunior6747 ปีที่แล้ว +1

    Mar bathan ayan kudageysti ayub hatta mahan kaa cotsana inas waqti an kuhathalna mi ii heli

  • @nimcocali-bq1so
    @nimcocali-bq1so ปีที่แล้ว +2

    Aniga ugu so horeeyo cwo ❤❤

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali3866 ปีที่แล้ว +1

    Wllahi shidaalka nafta bad tahay huno allah yacisak miisaanka xasanaadka alle hakugu daro
    Allahuma amiin🤲🤲

  • @SasaM-ky8rt
    @SasaM-ky8rt ปีที่แล้ว +8

    Merci pour vos bonnes conseils j'écoute toujours merci..Ayub Ahmed🫡✌️✌️free Djibouti 🤗👌

    • @fathiafati2378
      @fathiafati2378 ปีที่แล้ว +1

      Af somalie ku hadal French iskadaf

    • @maxamed19ib
      @maxamed19ib ปีที่แล้ว

      ​@@fathiafati2378 sax

  • @wadnahatv6356
    @wadnahatv6356 ปีที่แล้ว

    Full respect macalin qaaliyaa❤

  • @DekaHappy
    @DekaHappy ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 ปีที่แล้ว +2

    سلام عليكم ورحمة الله

  • @Ahmed.alpha.1
    @Ahmed.alpha.1 ปีที่แล้ว +2

    My teacher

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 ปีที่แล้ว +2

    Niyo ilahe waxaan ku wediiyey cimrigada dheereyo cibado suban kusiyo

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid Ustaad

  • @umrimuseh6797
    @umrimuseh6797 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad Ayub

  • @abdirizackali5997
    @abdirizackali5997 ปีที่แล้ว

    Shuqran walal

  • @hachimdjama8491
    @hachimdjama8491 ปีที่แล้ว

    M.a walalkey ayub axmed allah haku xifdiyo

  • @hodanhapi-xy5yv
    @hodanhapi-xy5yv ปีที่แล้ว

    ayuub axmed kujclhy wllo waxbadan kaaafaaaiday guuulayso❤❤❤❤❤

  • @mohamedziyad8279
    @mohamedziyad8279 ปีที่แล้ว

    Wad kumahadsathy ❤

  • @Yasmein1_minivlogs
    @Yasmein1_minivlogs ปีที่แล้ว +2

    Asc
    Sa wll ayuub qodobka 2 ma ninka Xaskisa maqla ba dhibta qabaa ah inu horumar sameyn krin dhisnayn dhinac kasta,
    Ka an xaskisa maqlina waa nin horumar sameyn kraa o dhinac kasta ka dhisan wa san u fahmey sharaxadada
    Lkn “ nabigeennu wuxu yidhi” waxa idiinku khyr badan kuwa haweenkoda u roon, anigaana idiinku roon haweenkayga.

  • @khalidjamac1359
    @khalidjamac1359 ปีที่แล้ว +2

    guulayso wll ayuub ❤

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 ปีที่แล้ว +5

    Midakale gabadha goormee dhar qurxan gashankartaa wa marki aad kaligeet guri dajiso mostoly ijaar ama family ga ayeey ladaganyihiin ayadoo xijaaban ayeysokaceysa iyo xiliga jiifkane xijaaabka qolka kujiifanayaaan marka shaqeysta o guri kaligiina sameesta kudheh wilasha 😁😁😁

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  ปีที่แล้ว +2

      Wll tani way jirtaa gabadhu ninkay guursanayso haduusan meel dejin karin yeysan guursan nin aan ku filnayn reerkiisa waana jirtaa arintaan aad sheegtay waana sax laakiin ninka aan ka hadlayaa waa midka xisaabtamaya ee reekiisa meelaynaya ee ma aha midka weli hooyadii la degan

    • @NasriMahamed-nb4dd
      @NasriMahamed-nb4dd ปีที่แล้ว

      Asc

    • @NasriMahamed-nb4dd
      @NasriMahamed-nb4dd ปีที่แล้ว

      Ruvilla

    • @NasriMahamed-nb4dd
      @NasriMahamed-nb4dd ปีที่แล้ว

      🏢

  • @idilkhalif5957
    @idilkhalif5957 ปีที่แล้ว +2

    Wll waxaagu dhinac buu ka raranyahay dumarka kuwa ku dulman ragooga ka so hadal!

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid no so badi dherigelinka

  • @HamdiArte-wf3qp
    @HamdiArte-wf3qp ปีที่แล้ว

    Long life ayuub❤

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay

  • @QeyrQabe
    @QeyrQabe ปีที่แล้ว +2

    Wcs wllkey ayyub waad naga raagte

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf ปีที่แล้ว +2

    Ayuub ahmet m.a walalo allaha ku sharfo
    Mideeda kale Anaga barnaamijkaad wado aad Ayaan ujeclnahay mana rabnin inuu Naga Kala go'0
    Jadwal noo zamee yacnii maalmo noo dhig maalmo iska Naso
    Waxaana ka jecelnahay joogteynta
    Wax badanaa Naga maqnayd 🌍🥀

    • @MohamedsaadakBashiir
      @MohamedsaadakBashiir ปีที่แล้ว

      Weey adagtagtay taaas waayo inta uusan video duubin kahor wax nagu haboon buu raaadiyaa🔍🔎 tan kalene aduunyo baa ku xariira😌. Marka inaaan iska sugnaa maqurux badnoo wllshy?

  • @nuurcadaawe5095
    @nuurcadaawe5095 ปีที่แล้ว +2

    Tnks sxb

  • @hobanmiree9954
    @hobanmiree9954 ปีที่แล้ว +2

    Mid khayer qabah baa I lahay la baryayaa

  • @laylaxasan8232
    @laylaxasan8232 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @hodanshaqo3865
    @hodanshaqo3865 ปีที่แล้ว +1

    Wllky alle haku xifdiyk waxyabaha lagu garto qofka kujecel kaso hdl

  • @laylacabdi8585
    @laylacabdi8585 ปีที่แล้ว

    Thank you wlhi waxbadnaka faiday ayuub

  • @cabdicarabcabdi8245
    @cabdicarabcabdi8245 ปีที่แล้ว

    Thanks Teacher wax badanaa ii ifisay🙏

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 ปีที่แล้ว +2

    Macalin casharadadi Wanu u xiisne update noqo 👋

  • @KORISKUQAD5
    @KORISKUQAD5 ปีที่แล้ว +2

    First 🥇 my couch

  • @SoSo-bu2kl
    @SoSo-bu2kl 11 หลายเดือนก่อน

    Asc ayuubkerallaxakusiyowall❤

  • @mohaxiis1132
    @mohaxiis1132 ปีที่แล้ว +1

    Ogow umad dhon oo meel kasta JOOGA baad MACALIN u tahay HORE USUCO....

  • @amaalabdi3768
    @amaalabdi3768 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad sidaan u sugaayey videogaaga maad naga soo daahiseen

  • @amarnaxmed1850
    @amarnaxmed1850 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wllkei ayuub wll dhibaa i hesto inte kala so xariira plzz❓

  • @hassaniman-vo6qx
    @hassaniman-vo6qx ปีที่แล้ว

    SHUKRAN. ALWAYS DRESS WELL

  • @ayubmohamedmohaud300
    @ayubmohamedmohaud300 ปีที่แล้ว +1

    Sxpky qaliaha nin aaan taagero ayuub axmed hore usoco sxp