Qiso Cajiib Ah! Ninkaan Xaaskiisa inaan Sidaan U Jeclaado Maxaa Keenay?:::: Dr Ahmed Al-Yamaani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • #QISO_CAJIIB_AH
    #JIMCO_WALBA
    #MUSLIM
    Please: Subscribe, Like, comment and Share
    / @ahmedalyamaani
    follow us on
    / ahmedalyamaani
    / yamani1979
    / ahmed_alyamaani

ความคิดเห็น • 236

  • @AhmedAlYamaani
    @AhmedAlYamaani  2 ปีที่แล้ว +97

    Allah IDIIN Xifdiyo Dhamaantiin Soo Dhawaada
    Janada Allah Nagu kulmiyo Dhamaanteena
    Amen 🙏 dheh

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 2 ปีที่แล้ว +30

    Bismillah
    Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
    Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
    waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
    si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
    Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
    Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
    Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
    Qorshe degdeg 4bil
    maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
    labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
    labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
    quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
    habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
    waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
    Qorshe dhexdhexaad 8 bil
    maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
    5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
    quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
    2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
    Qorshe qunyar socde : 1 sano
    maalintii waxa aad xifdin 2 bog
    25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
    5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
    sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
    qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
    halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
    qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
    habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
    kubilow 15ka juz ee hoose
    kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
    hoos u wad oo dhameey 5ta juz
    waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
    5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
    waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
    Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
    Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
    hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
    waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
    kabood 5ta juz dhexe
    ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
    kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
    maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
    akhrista oo aad joogteyso
    in aadan caajsiin ama dib dhigan
    hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
    dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
    casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
    lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
    aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
    isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
    duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
    sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
    waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
    salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
    4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
    halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
    telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
    masjidka ku aqri quraanka
    bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
    goobaha nasashada ku aqri quraanka
    guriga aad degantahay ku aqri quraanka
    marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
    iska xir aalada internet ka
    ka feejignow in lagu mashquuliyo
    ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
    kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
    qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
    biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
    ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
    waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
    inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
    ama laba haben kadib kutuko Quraanka
    labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
    Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
    Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
    waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
    indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
    heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
    carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
    waqtigaaga ha dayicin
    Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll
    th-cam.com/video/fDbiwDpCz50/w-d-xo.html
    +254791716678
    What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel
    Mahad sanidin
    Qur anka an Ku dadalno Insha aalllh

  • @huuda6746
    @huuda6746 11 หลายเดือนก่อน

    Machallaha igu duceeya kaso kale in uu Alle isiyo❤❤

  • @sumyocali8058
    @sumyocali8058 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 2 ปีที่แล้ว

    Allahumma sali calaa muxamadin wa calaa Aali Muxamad

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 2 ปีที่แล้ว

    Wallhi waa qiso aad u macan in lagu cibro qaatana mudan sheekh alaha nookaa xafido amiin

  • @nimoabdi8126
    @nimoabdi8126 2 ปีที่แล้ว +7

    Hahahah sheikh aniga ayaa wanaga sameeyo ninka iqabo doqon ayuu imaleye wanagii ansameynaye ayan eede lkn alxamdulilah waxan ogahy ilahay inu ajirkeyga dayaceynin

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah waa qiso qurux badan oo kudaysho mudan ilaahay aniga iyo inta aan wali guursan ee rag iyo dumarba leh ha siiyo guur kheyr leh inta guursatayna Allah ha u barakeey oo raxmad dhex dooda ha dhigo Allahuma aamiin 🤲

  • @daryeeldaacad9851
    @daryeeldaacad9851 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh mowduca iska sax waxayba ila noqotey inad adiga jeclatey ileyn waxa laga rawey ina isticmashid ninkan xaaskiisa inu sidan ujeclado malaga rawo inad isticmasho inaan, ee isticmal (inu)mahadsanid

  • @sofia1977_
    @sofia1977_ 2 ปีที่แล้ว +9

    Mansha'alaah tabaarakalaah. Rabiyoow waaridkeen xaadooda cadaabka ka xoree akhro iyo aduunba ay farxad iyo wanaag ku noo laadaan aamiin aamiin aamiin yaarabi 🤲 hooyo la'aan deed waa guri aan dusha kadhisnayn oo aan deydlahayn💔❤️

  • @analovely6906
    @analovely6906 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh 💋💋👍👍🙏🙏👍👍👍🙏🙏

  • @nila7120
    @nila7120 2 ปีที่แล้ว +8

    MashAllah tabarakallah beautiful story

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 2 ปีที่แล้ว

    Bali aadabka ilahay ma simin cadaan iyo madow ciday doonaan ha ahadaan no one is perfect shek jizaakallaah kheyr

  • @saidrooble5076
    @saidrooble5076 2 ปีที่แล้ว +3

    Ac shiikh axmed illaahay hakaa ajirsiiyo waxaan dhagaystay qiso aad ka sheekaysay reer kala tagey bacda fadlilaahi aad isku celesay illaahay hakaa ajir siiyo waan ku farxaa kuryaha muslimiin in maslaxo la dhexdho

  • @TheWacan
    @TheWacan 2 ปีที่แล้ว +13

    I have a question that I can't share anyone except Sheekh who knows the Diin like you...so please can I have your email. Thanks Sheekh.

    • @bilangeellle1436
      @bilangeellle1436 2 ปีที่แล้ว +4

      ماشاء الله تبارك اللهم احفظ امي

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 2 ปีที่แล้ว +4

      Go his face book dr.Ahmed Al Yamani send him message

  • @ikraaankhadar27
    @ikraaankhadar27 2 ปีที่แล้ว

    Csww shekh Ahmad 1-waa inaadkadanbayso ninkaaga ixtiraam umuujisid والله في عون العبد ماكان العبد في عون اخيه

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Aniga wa Naxariis badanahy waxana raba nin Naxaris leh Waxan Rajeyna Mustaqbalka inan helo Nin wanagsan iyo Sodoh wanagsan 🥰

    • @Ujvjjfjfjfjfjf
      @Ujvjjfjfjfjfjf 2 ปีที่แล้ว +3

      Way fududahay inaad hesho nin naxariis badan inaad hesho, hadii aad Adiga tahay qof ilaahay kacabsad 5tiisa waqtina sifiican utukada waalidkiisa aad ugu dhagafudud oo u adeega, , salaatul layl kana dukada, kadibna ducaysta. Xumaantana kafogaada & haasaawahabadan.

    • @Abdirahmangacayte
      @Abdirahmangacayte 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Ujvjjfjfjfjfjf intaas aad xustay maanta Raga lagumaba qiimeeyo ee dumarka maanta jira Raga waxay ku qiimeeyaan waa lacag iyo qurux iyo Wixii six back loo yaqaanay 😂, diin iyo akhlaaq iyo salaad haba sheegin Waa horaa intaas laysku nacay dabadeedna waxa soo baxay umadaa aynu arkayno

    • @asmaasmaabdi7273
      @asmaasmaabdi7273 2 ปีที่แล้ว

      @@Abdirahmangacayte way jiran hablo diin toda ku dhaqma qofkii wanagsa nada qof wangsan ayaa lasiin

  • @harunabdirazaq6796
    @harunabdirazaq6796 2 ปีที่แล้ว +1

    scw scw scw maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs Sheikh Ahmed Al Yamaani

  • @shaanazshaamu7801
    @shaanazshaamu7801 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh Ahmed you make my day jaazallahu Khair

  • @farahjamac9285
    @farahjamac9285 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @aminoali9911
    @aminoali9911 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh subxanallah ! Jasaka Allah khyr sheekh

  • @deeqomaxamed4859
    @deeqomaxamed4859 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @KadarBalquis
    @KadarBalquis ปีที่แล้ว

    Washington walalya amour 😍arrêter de me parler mes sentiments pour toi, alors je veux que je deviens fou.😮et je parle des gens qui sont les métiers arrêter j'ai 10 🤲. Moi-même j'aime beaucoup messagerie 😂donc arrêter de fumer l'esprit de enfants qu'il sont très proches 😀😃😄😁😆😅🤣😂🐵🐒🦍🦧🐶🐕🐈‍⬛🐕‍🦺🍇🍈🍈🍊🍋🍌🍍🥭,c'était mon prof .

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 2 ปีที่แล้ว

    Ninka soo maliga rumantic wye allah isku keen dhowro

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 ปีที่แล้ว +2

    Scw❤ scw❤ scw❤❤❤❤

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshaa Allah waa qiso cajiib ah Hooyada wanaagsan waxy barbaarisaa Bulshowanaagsan

  • @maniizamukhtar5535
    @maniizamukhtar5535 2 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله تبارك الله

  • @KadarBalquis
    @KadarBalquis ปีที่แล้ว

    Anigu ma dhigayo fihima kadar wlhi II caafiya walalyal😢

  • @sarsaf-7933
    @sarsaf-7933 10 หลายเดือนก่อน

    Sawirada dumarka in lafaafiyo ama profile ka lasaarto waa xaaraan dadka arko danbiyoodadana wuu leeyahay

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 3 หลายเดือนก่อน

    Qofka hadaa wanaag gashato waxa kahelaysaa wanaag❤❤ maasha allh

  • @harunabdirazaq6796
    @harunabdirazaq6796 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @nimcoadan3705
    @nimcoadan3705 2 ปีที่แล้ว +2

    صلو ا علي النبي صلي الله عليه وسلم

    • @maryn.humble
      @maryn.humble 2 ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم

  • @QareYare-lf5rq
    @QareYare-lf5rq 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha ALLAH

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 2 ปีที่แล้ว +1

    SheikhAhmad I love your stories

  • @MuuminoShaale
    @MuuminoShaale 3 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤scw the

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 ปีที่แล้ว

    Nin Soomaali wax dhaama la waay dadkasta oo isku wadan waa isku dhaqan labo kala wadan inta badan dhibaata ka dhexdhacda oo xaga dhaqanka

  • @nouramohamedyaqub9756
    @nouramohamedyaqub9756 2 ปีที่แล้ว +1

    MnshaAllah qiso cajiiba
    Dr Ahmed Al-Yamaani
    Alle haku xafido

  • @cabdiqaadir5437
    @cabdiqaadir5437 2 ปีที่แล้ว

    Shekh barnaamijka ila tali goormee oo soo galaaa

  • @deeqacali4293
    @deeqacali4293 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh allaah hakubarakeyo xageen kalasoo xidhiidhikara

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc sheekh Axmed wan ku salaamay ajar iyo xasanad ilahay subxaanu watacala haka siyo wanadada kheyrka badan mashallah sheekh qisada wan dhagaystay runtii labada qof oo isqaba ad bay u wanaagsan tahay in la is jeclado ixtiraam jiro kala dabeyn wax walba oo wanaagsan sheekh aniga waxan isqabnaa nin mashallah mudo 8 sano ah uurkii igu horeyey wiila u dhalay wa iga saqiiray xajigeyga isku wadan kuma wada noolin waqtigii layska arki lahaa wayska yartahay sida darteed wa suga runtii ad ban u ixtiraama reerkiisa wax tara wan garab istasganahay marka aniga 8 sano waligiis biil ima siin waxba ilahay subxaanu watacala way arkaya marka ninkan nin tiisa ka fakaro waye waligiis wax danteyda ah kama fakaro ma ahin nin aniga ii roon wallahi mana isla noolin marka jacaylku iyo wanaagu wa layska keensadaa far kaliya fool ma dhaqdo ad ban u ooyayey marka qisada dhagaystay wayo ma aaminsanayn xas aniga iga fiican inay jirtey sidan u ahaa xajiga iqaba wanaagii an u sameyey kama helin iso duce sheekhow inshallah jazakumullah kheyr

    • @munafahad7425
      @munafahad7425 2 ปีที่แล้ว

      Number kaga ama faceboo gaga na isin karta abyo adoo rali ah

    • @jamilahassan8487
      @jamilahassan8487 2 ปีที่แล้ว

      @@munafahad7425 ma haysto Facebook mana isticmaalo sorry

    • @aminamohamudnur6149
      @aminamohamudnur6149 2 ปีที่แล้ว

      rabi ajar iyo jano hakugu badalo arinkaas abayo

    • @munafahad7425
      @munafahad7425 2 ปีที่แล้ว

      Number kaga maheli kara

    • @Maryamamuuse
      @Maryamamuuse 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah haku soo jeediyo qalbigisa Allah hatuso Xaqa Qaali iska sabar Adina insha allah wanaaga Aad Sameysay Allah hakugu badalo wanaag Aduun iyo aakhiro Ku kaafiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏻

  • @Sihameyyyy
    @Sihameyyyy 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw scw

  • @Sumaya-c7g
    @Sumaya-c7g ปีที่แล้ว

    Waandhownahay. Aamin akhilfaadil

  • @maryanhaji1702
    @maryanhaji1702 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumafartun3749
    @fatumafartun3749 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Allah ku xifdiya adiga iyo walidkaga

  • @hodanabdiahmed2145
    @hodanabdiahmed2145 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤

  • @gabarwcn1267
    @gabarwcn1267 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhas ducadi hoyaded ba u ducaysay Meqo wanag sameya😢

  • @farhiyamohamed3922
    @farhiyamohamed3922 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha lalah ❤

  • @naxariisleyy
    @naxariisleyy 2 ปีที่แล้ว +1

    Sala laahu caleyhi wasalam m.a

  • @ibrahincisman3958
    @ibrahincisman3958 2 ปีที่แล้ว +1

    Dumarka hadeer jooga farxıya cabsııye maa macalın uaha.ıyada gabadha nınkeeda uroon waxey ubıxısay qoyan ılaah xaqa hana waafsjıyo

  • @FarhiyamuhumedAbdullahi
    @FarhiyamuhumedAbdullahi ปีที่แล้ว

    Masha allaha walahi wacjiba

  • @FarhiyamuhumedAbdullahi
    @FarhiyamuhumedAbdullahi ปีที่แล้ว

    Masha allaha walahi wacjiba

  • @qalbiuroon1450
    @qalbiuroon1450 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh ahmed magacyadii Alleh msoogudbi insha allah

  • @pahjaa5562
    @pahjaa5562 2 ปีที่แล้ว

    Sheik why don't u ever answer our request how should we contact u plz ?💔😔

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشا الله

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah, waa qiso cibro noo leh
    Guurku waa sida aan u dhaqano wanag
    Ama xuman, naxariis, is aaminaad iyo jacayl, hadii aan ku dhaqano qisooyinkaan wanagsan, waa hubal in aan noqon doono qoys xasiloon oo isjecel.

  • @fatimaahmed946
    @fatimaahmed946 ปีที่แล้ว

    She Ahmed I lki u❤❤❤

  • @sharafabdiwali2676
    @sharafabdiwali2676 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم وبارك على محمد
    Aad ayaan ugu xiisay qisoo yinkagii jimcada . Sheikh ahmed xafidahu Allah

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 2 ปีที่แล้ว

    Waalidiinta Qayb Wayn ayay Ku leeyihiin Qoysaska Farxada Ku nool,Jzakalaah Qayr Sheikh

  • @nastexocumar9114
    @nastexocumar9114 2 ปีที่แล้ว

    Asc shipping 🚢 😍 😍 💖

  • @hamdaabdirahaman2325
    @hamdaabdirahaman2325 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarkaallah 🥰

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allaah sheekh aad ayaan uga helaa taladaada naagaha xaqooqa ma inkirtid oo oo xaqooda ayaa siisaa hadalkaagana ma dheero oo lagama caajisaayo

  • @qadroaxmed9959
    @qadroaxmed9959 2 ปีที่แล้ว +1

    Wanaga wanagoo dhalaaa

  • @sahrayusuf5879
    @sahrayusuf5879 2 ปีที่แล้ว

    Walahi illbaa iga timi haljazaa u ixsaanu ilal ixsaaan

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @Babygirl123gmal
    @Babygirl123gmal 2 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله الله يحفضك يا شيخ قصة جميل والله ✨

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah wasax ilahey qer hakusiyo

  • @haniaxmed4485
    @haniaxmed4485 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a sheikh

  • @xayaadyuusuf7326
    @xayaadyuusuf7326 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah jazakallah khayr sheekh

  • @zyunnazir6310
    @zyunnazir6310 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ibrahincisman3958
    @ibrahincisman3958 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh axmed hooyada mashamco axmedbaa kısmaayo madaganaan.jırten

  • @faafumoxawo2286
    @faafumoxawo2286 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa qiso cajiiba sidaad noogusoogudbisay waa kumahadsantahay shiiq ahmed jasaakallaahu qayram

  • @abdinoorahmedbuzuri9521
    @abdinoorahmedbuzuri9521 2 ปีที่แล้ว

    Guryaha Allle hanobarakeyo
    Runtii meeshas dadka kadhismo ama kadumo weeyan.

  • @runahmed6393
    @runahmed6393 2 ปีที่แล้ว

    Wlh ani sas sameya marka iskuganaqni 1 week kadib marku islahadli Wayno bo isowaca

  • @umamuctazem162
    @umamuctazem162 2 ปีที่แล้ว

    Sheeqow Ila so xarir wnku bahnaay illahey dartisa arinmo kugula wadagaa e halken ka helikara iso Jawabb jsaka Allahu qeyr

  • @arwaquruxey944
    @arwaquruxey944 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allaha ku barakeeyo wll qisooyinkaada waan kahelay masha Allah❤❤❤

  • @kamela775
    @kamela775 2 ปีที่แล้ว

    Ani ano u naxariista goorta asaga ka waayey hada maba iskaga dhumuyo waqti ina wanag u sameeyo

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allh wa qiso mcn Allh hanaga dhigo kuwii wax ku qata wanada

  • @garaadcabdi103
    @garaadcabdi103 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ""Allow kheyrka nawaafaji" Dr axmad kheyr alle haku siiyo shukran

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha 🥰🥰😍🥰🥰

  • @luul3234
    @luul3234 ปีที่แล้ว

    Masha allaha saxwaye allaha iibarakeyo dadka dhibana allaha caawiyo❤

  • @abuxamzaxariiradcabdilaahi3422
    @abuxamzaxariiradcabdilaahi3422 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ilahay qoysaska muslimka ah oo dhan ilahay sida ha inoga dhigo amiin amiin

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 2 ปีที่แล้ว

    m.a qiso cajiiib ah

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah tabaaraka Allaah alle ha barakeeyo qoyskaas qurxoon waan ku farxay wlhi qisadaan

  • @kosmuse4976
    @kosmuse4976 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jazaka Allah kheir Sheikh

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan ka bartey in la isku sabro nolosha iyo la isku naxariisto sidaas ayaa ilaahey idiinku naxariisana

  • @sucadmw9109
    @sucadmw9109 2 ปีที่แล้ว

    Samirka waa mu hiim qofkii samraa sad hela

  • @fadumocabdi9794
    @fadumocabdi9794 2 ปีที่แล้ว

    M.a wax bdn aan ka faidy ina ku dhqmarajeyna jazadada jano alle haka dhigo

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillaahi;Xaaladaan iyo ka si fican ayan
    Addun ku so Dhaqanay. Jiilkaan Maanta Joogo
    Jaliilkay Jiha Toosan ha ku Toosiyo iA.

  • @sucadmw9109
    @sucadmw9109 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ku xafido sheikh Ahmed

  • @Ruhayma
    @Ruhayma 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @aminamohamudnur6149
    @aminamohamudnur6149 2 ปีที่แล้ว

    mnsha allah barakalah shikhow tan anay ihaysataa dabeecad aan wax ku sheegtaba ma lahi rabi haku xafido

  • @hibaqhashi8584
    @hibaqhashi8584 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha Allah masha Allah

  • @Mona-wc6wg
    @Mona-wc6wg 2 ปีที่แล้ว +6

    May Allah grant you happiness and blessings Shekih, I learned a lot thank you. Please pray for me Allah grants me a good and Allah fearing man in shaa Allah. Ya Allah make me a good and fearing woman for him 😊

  • @barwaqoawilbarqaaqoawil6522
    @barwaqoawilbarqaaqoawil6522 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @kowsarhassan4070
    @kowsarhassan4070 2 ปีที่แล้ว

    Masha Alaah shekh Ale haku sherfo adun iyo aaqiro qeer Ale haku siiyo

  • @safiamope7564
    @safiamope7564 2 ปีที่แล้ว

    Verry good mam

  • @aminamohamudnur6149
    @aminamohamudnur6149 2 ปีที่แล้ว

    romanticna ma ahi lkn hadalkaan waa xaqiiqo hada ayuuba igu soo dhacay

  • @maryankkhaliifurur3504
    @maryankkhaliifurur3504 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah