7 QOF HA SOO DHAWAYSAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 215

  • @yonisnouh8192
    @yonisnouh8192 3 ปีที่แล้ว +31

    aan kuusoo koobo
    1. qofka danystaha ah
    2. dadka ku yasa ee ku yarayta
    3. dadka calaacalka badan
    4. dadka dhib abuurka ah ee rabshada jecel
    5. dadka xanta badan
    6. dadka dulmanayaasha ah

  • @muxyadineibrahimmuxyadinei1035
    @muxyadineibrahimmuxyadinei1035 3 ปีที่แล้ว +33

    Asc asxbta gd night may Allah reward you with goodness brother ayoub you found respectful community those who willing to find better life we're begging 🙏our rahman to made us those who meet in paradise amiin yaaaaa rahman

    • @samiraali5005
      @samiraali5005 3 ปีที่แล้ว

      Omgg good

    • @fggu517
      @fggu517 3 ปีที่แล้ว

      Asc walla 😍😍🤝🌹😁👍👍👍👈❤

  • @amiiraahmed5253
    @amiiraahmed5253 3 ปีที่แล้ว +30

    Ayub dar alle kujeclahy Allaha nagadhigo kuwii janada kukulmo🤲🥰

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 ปีที่แล้ว +5

    1 danaystaha
    2 dadka Ku yasa
    3 dadka calacalka badan
    4 dadka Dhib abuurka
    5 dadka xanta badan

  • @ibrahimabdikadir9577
    @ibrahimabdikadir9577 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah macalin aqontada caqligaga cilmigaga allaha ku gu anfaco anagana kuwii wax ku faaida allaha naga dhigo

  • @نفيسةمحمد-ع4ت
    @نفيسةمحمد-ع4ت 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah tabarakallaah walaalkeey caaqil baad thy qofkasta caaqil ah aad iyo aad u ixtiraam horay usoco barakoow walaalkeey

  • @naciimomaxamed4966
    @naciimomaxamed4966 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha alaah ustaad keep going

  • @dhirigaliyechannel1495
    @dhirigaliyechannel1495 3 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad wad mahad santahy🙏👑

  • @saciidaxmedshariif3551
    @saciidaxmedshariif3551 3 ปีที่แล้ว +6

    You are very, very grateful to the people around you It also bothers you if you make these images good If you put it for the sake of Allah, it means that your heart will be blessed by Allah God willing, you will earn a lot of money for example if you are connected to 6million people who are watching what you offer ten acres are multiplied by each sir Good progress in this world and in the Hereafter

  • @fardowsaabdi258
    @fardowsaabdi258 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc WRX. Wl waxad moodaa in wax kasta oo Ka hadashid Aad baan u Jeclahay Fikradahaaga. Maashaa Allaah. Allaah Swt
    Ha Jebiyo. Cadowgaaga, Aamiin.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah wisdom words

  • @abdallaidriis490
    @abdallaidriis490 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid wll respect for you 🙏🏼

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 3 ปีที่แล้ว +5

    Maansha allaah that,s
    very true
    Thank you habo🙏🙏🙏

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah xafidaka laah habaryer. 7 noon dadka waa kuwa maanta bulashadeena saameyn badan ku leh.

    • @qalihusen4386
      @qalihusen4386 2 ปีที่แล้ว

      Masha alaha

    • @qalihusen4386
      @qalihusen4386 2 ปีที่แล้ว

      Wad mahdsnth waxnrsbah adomhdsn labrkaga

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah In badan bn arkay Dadka noocaasa waa in laga foojignaada.

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim ปีที่แล้ว

      Wllo aniga waxa ila dagan wiil danayste ah waliba waxan ka dareema yasitan laakiin waxa ka fikira sidu iga bixi laha maxan sameeya

  • @sahrohusendhiblawe6232
    @sahrohusendhiblawe6232 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ku xafido Allaah ku xafido Allaah ku xafido Allaah ku xafido

  • @intifaacmuuse2030
    @intifaacmuuse2030 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah thank you my brother ayub axmed

  • @rodasuleyman8397
    @rodasuleyman8397 3 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خيرا 🙏

  • @hooyohooyomcn6803
    @hooyohooyomcn6803 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub abowe mcn ilahay dartiis ayan ku jeclahay ruunti wax badan ayana ka faiidey no soobadi xigmada ilahay haika xafido wllkey macane waxaan ka dhigtey sidii iney hooyadey ikaa dhashaey 💖❤❤💯

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 3 ปีที่แล้ว

    Wax kasto waa noo bayaanisay masha allaah tabaarakalaah alah kuxafido kuwa saas ahna alah soo hanuuniyo iyo kuwa dhageysanayo qaarna hadey kujiraan alah soo hanuuniyo anakana kuwii indhahooda furan fahma dadkaan alah naga dhigo

  • @aahilyare3135
    @aahilyare3135 3 ปีที่แล้ว +5

    Hello my teacher
    I'm waiting lesson 14

  • @gureymohamed569
    @gureymohamed569 3 ปีที่แล้ว +1

    Abuu ikhlas iyo asxabta dhaman wan idin salamay✋❤

  • @imaambusuri1507
    @imaambusuri1507 2 ปีที่แล้ว

    Wlhy kaptan ayuub alle dartii ayaan ku taageera habeen walba waan daawada fiidiyowyadada alle haku barakeyo cilmigaga

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 👍

  • @foosiyasiciid8099
    @foosiyasiciid8099 3 ปีที่แล้ว +7

    Thank you so much our brother 🙏

    • @fadumoyusuf5458
      @fadumoyusuf5458 2 ปีที่แล้ว

      I like the Wii U helping a human being special it's me as well give me more confidence to myself can I get it

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wan soo arkay cadowgaas lkn Alx alle ayaa kajaray

  • @ubaxjamac6845
    @ubaxjamac6845 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid wllkey jisakumullaah

  • @funny-gf3tz
    @funny-gf3tz 3 ปีที่แล้ว +1

    Subahayf saajid waa meesha kaliyee ii anfacda

  • @sabirinabubakar8617
    @sabirinabubakar8617 10 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq walahi way jiraan ilahow shartoda naga duw wana arkay dhamantod lakin arintan ah cala calka anaba taas ah waxana iga keena runtii wa wax idhibiya o markas ihaysta okale wax iskadaye cimilada xitaa wanka cala cala ilen naflay ban ahaye sida kulaylka dabaysha badan kolay bini adam ban nahay dhinacna ma ogalin o adkaysi malihine ilahow nogar gar o balo naga hay Aamiin guul dhamabten isha alah wixi musla odhanba wa bisha 2/4(2024🙄🤔

  • @amiinmawliid8523
    @amiinmawliid8523 ปีที่แล้ว +1

    Waxad dadka fahan sisay ilahay wax kabadan ha ku fahansiisyaw 😊

  • @mahamedabdullahiabdi8432
    @mahamedabdullahiabdi8432 3 ปีที่แล้ว

    Suhayb shaqse waxatahay fikero wax tar leh nala wadagaya noso gudbenaya masha alhh ilahay cimriga ha ku barakeyo

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah wll ayuub guul kuu rajaynayaa

  • @roblemohamed9365
    @roblemohamed9365 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayubow manta anaa ugu horeyo

  • @fariixaaxmed6414
    @fariixaaxmed6414 3 ปีที่แล้ว

    Ayuub wll waa mahdsanid nooca 3aad waad ka booday 2 iyo 4 baa isku xejisay

  • @yusufmohamoud1056
    @yusufmohamoud1056 3 ปีที่แล้ว +5

    XAQIIQ WAAYE TAS IS TRUE KEEP GOING BRO 🥰✌👍

  • @mohamedhanuuniye8859
    @mohamedhanuuniye8859 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayuub, waa kula socdaa🙏♥️

  • @intifaacmuuse2030
    @intifaacmuuse2030 3 ปีที่แล้ว +3

    Thank you Abu saajid ❤

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah ustaad allaha ku xifdiyo

  • @njupyrahmn8096
    @njupyrahmn8096 3 ปีที่แล้ว +5

    Wall ayuub, waxaa ka boode videoyga qeebta 3_aad mcnha marka sheegty qeebta 1_aad iyo qeebta 2_aad ayaad u boode qeebta 4_aad. Adoo raali ah bal videoyga dib ugu noqo wll

  • @akramak8649
    @akramak8649 3 ปีที่แล้ว +4

    🙏allaha ku sharfo ayuub shaqada no heso video samen tisa ma fududo si raaxo baan isaga dawanena anako sarirtena saaran thanks 💚

  • @Kowsar15
    @Kowsar15 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa 💯

  • @mulkimuhammed9385
    @mulkimuhammed9385 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks alot my brother ayub Ahmed

  • @mankaabdalle1695
    @mankaabdalle1695 3 ปีที่แล้ว

    SHUKRAN WLL AYUUB AXMED ALLAH KU DHOWRO

  • @abdikhadijo7498
    @abdikhadijo7498 3 ปีที่แล้ว +1

    XAQIIQ WAAYE
    AYUUB AHMED ALLAH KU XIFIDIYO WALALKEYA

  • @nuramaxamed9117
    @nuramaxamed9117 8 หลายเดือนก่อน

    Wllhi waligay qof ma xumayn lkn aniga dadku way i xumeyan xata kuwa igu dhaw😢. Alxamdulilah alle ayan iga dhigin xasiis

  • @souhoursaidharoun6579
    @souhoursaidharoun6579 2 ปีที่แล้ว +2

    mash Allah wll

  • @samiirasamiira2110
    @samiirasamiira2110 3 ปีที่แล้ว +1

    Sabaxan Allah dadka qar gumaysiga iyo cidhiga ayay ka helan ilaahow dadka sharkooda nagaqabo

  • @apdicasiisashraf7993
    @apdicasiisashraf7993 3 ปีที่แล้ว +3

    Sc wll afnan aden qisadeeda reaction ka soo bixi intii ugu raacsan liketa saara si uu suhayb u arko

  • @ayaanibrahim9306
    @ayaanibrahim9306 3 ปีที่แล้ว +3

    My teacher ❤

  • @caaqilyare2426
    @caaqilyare2426 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah bro 🙏🏼

  • @talowaalid4563
    @talowaalid4563 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi qofna sxb ama asxab lama ihi waayo qof wanagsanba ma arkin alx sxiibo la,aan baa noolahay

  • @suadmohamet2515
    @suadmohamet2515 3 ปีที่แล้ว +13

    قسم بالله صح لسانك ي ايوب
    البعد عن الناس غنيمة

  • @kowsar39
    @kowsar39 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Walaalkeey ayuub

  • @saciidjoker6993
    @saciidjoker6993 3 ปีที่แล้ว +1

    Plz Dhiirigalinta noso badi Nolosha Wax yaabaha Kale Ay Lasoo Baxayso noso samay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Maash allah ❤ Mahadsan

  • @sophaasthtsh8130
    @sophaasthtsh8130 3 ปีที่แล้ว

    Dabciga afaarad aad shegeso dadkaleh waxu kamidyahy xanuunada maskaxda ku dhaco waxana la dhaha 'Generalized anxiety disorder' yacni qofka waxa lagu salida noloshisa malinlaha dhan inu kafikiro sida lacagtisa waxbarashadisa cafimdkisa shaqadisa familygisa sidi iney masibo dhacdy okle ficil ubixina asiga dhan waa walwalsocdo

  • @sagallove730
    @sagallove730 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcz my dear teacher allha ku dhawro 🥰🤲

  • @ifrahmousa1992
    @ifrahmousa1992 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah.maclin waad mahsantahy

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 2 ปีที่แล้ว

    Horta mid ugu horeya o danayste ah wan la kulmay wana nimcahy xarirkana wan u jaray la ima ogola qof danayste ah

  • @maankamaanka2500
    @maankamaanka2500 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah wll ilahay haku xafido

  • @Amalmohamed-s9s
    @Amalmohamed-s9s 3 ปีที่แล้ว +5

    MASHAALLAH

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay ustaad

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim ปีที่แล้ว +1

    Je te jure au nom de dieu ton parole est franchement exactement Vous etes un personne ouverte est Bien sois heureux pour toujoure Frere

  • @Riyaaqmaxamed-k5t
    @Riyaaqmaxamed-k5t 5 หลายเดือนก่อน

    Walal Allah dartiisa ban ku jeclahay runta bad noosheegta mhdsanid

  • @shugrijilacow4715
    @shugrijilacow4715 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustadii ang uhureyo cawa tnx you

  • @saciidjoker6993
    @saciidjoker6993 3 ปีที่แล้ว

    M.a Wll Suhayp Allah ku dhowro

  • @idilmaxamud236
    @idilmaxamud236 3 ปีที่แล้ว +1

    I am first alhamdulilaah

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad masha alah great advise

  • @fazmatani7584
    @fazmatani7584 3 ปีที่แล้ว

    Rabi haku xafido wax badan wan kaa faidey wlhi abowe

  • @kadandahir6237
    @kadandahir6237 3 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back wllo😊

  • @googlegyurcsany5803
    @googlegyurcsany5803 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah barakallah fiki

  • @anabhashi7426
    @anabhashi7426 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxan jecelahye inaa qiso kula wadaago sideen kula wadagi karaaa

  • @anasmuhumedkilas6143
    @anasmuhumedkilas6143 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub wllo hooyo halka nacastu dhigtay waad aragtay ama daawatay ee kasoo saar oo hooyo alle ayaa qiimeeyee
    Kasoo adkee
    We wait for you

  • @sabirinmahamed2551
    @sabirinmahamed2551 3 ปีที่แล้ว

    Walal qali adaban kugu xiranahay waxabadan ayan ka faiday Walal guleso

  • @soumayaabdourahman9476
    @soumayaabdourahman9476 10 หลายเดือนก่อน

    Woow the best

  • @janaabintucumar1326
    @janaabintucumar1326 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllo

  • @SakibKhan-hm7hk
    @SakibKhan-hm7hk 2 หลายเดือนก่อน

    Ustad ❤

  • @xafsosalwa40
    @xafsosalwa40 3 ปีที่แล้ว

    Agressive
    Gossip
    Outmanned

  • @supkaproduction8944
    @supkaproduction8944 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll waxa rabaa Inan arin ku shego numberkaga iso qor adoo rali ah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As, Familyyyyyy inbadan sooooooo dhawoow khatraaaay qarantaan cadayyareey yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad marwacadayyareeydumarooo tiikujirtayba dumaaar qaasatan hablaha khayryaashay waanba dhaafaaba dhamaystiran. 5555555555555555555555555555🤍🖐

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 3 ปีที่แล้ว +1

    Welcome buk ustaaad

  • @abaganaabagana5828
    @abaganaabagana5828 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc.
    Maashaa Allah.
    Wll.Wlh.
    Ma'dhagaysan. Maqaalkaaan.
    Balse.
    Waxaan kaliya.
    Aan ka Maqlay.
    Afkaaga. Dadka Daneystayaaasha ah.
    Wax'Aad kabFaa'iidaysid malaha.
    Taasi ayaaba Iigu Filan.
    Tallo & Waano.
    Teeda kale.
    Wll. Ayuub. Waxaadba kanhadashaaaa.
    Mar'qaliba Marxalladda aan ku Suganahay.
    Waayo.
    Qaxaanba Is'dhahaaa.
    Ayuub ma'waxaad Uga sheekeysay.
    Axwaashaaada.
    Wll wd ku Mhdsnthy.
    Teeda kale hadda ayaaan dhageysanayaa.
    Maqaaaalkaaaga.
    Iinsha Alah

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow ปีที่แล้ว

    Thanks ayuub

  • @adviserabdishakur1688
    @adviserabdishakur1688 3 ปีที่แล้ว

    🌹masuul soo badi muuqaladan oo kle 🥰🙏🌹

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 3 ปีที่แล้ว

    Wsc walalkey ayuub axmed full xishmad 💯💯

  • @hassanqurow
    @hassanqurow 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan Nasoo Booqo Waxan Ku heynaa Muxaadarooyin Iyo Muuqaallo Dhiirogelin ah

  • @NasraAyaan-fu7zk
    @NasraAyaan-fu7zk 7 หลายเดือนก่อน +1

    dadka danaystaha way ku badan yihiin

  • @ahmedyasein29
    @ahmedyasein29 3 ปีที่แล้ว +1

    Frist comment🥰

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 3 ปีที่แล้ว

    Welcome back bro

  • @fardowzmohamed9582
    @fardowzmohamed9582 3 ปีที่แล้ว +1

    وما أكثرهم في حياتنا

  • @SamsamIsmaaaciil
    @SamsamIsmaaaciil ปีที่แล้ว

    Walal ayuub su aal aan ku wayniiyaa ma aaminsanthay inay jiraan dadka la dhaho nacassitiga ah?

  • @drmohamedyare7038
    @drmohamedyare7038 ปีที่แล้ว

    asc wll ayuub❤

  • @amishahussein
    @amishahussein 3 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid wll mcn geesi bathy🥰👑

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💓💕💓💕💕💓💓💕💓💕💓💓💕💓💕💓💕💓💕

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 ปีที่แล้ว +1

    SUHEYB SAAJID MEDIA DHIIRIGALIYE

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 3 ปีที่แล้ว +1

    Wd mhadsantahy Jazakallah

  • @NeimaNeima-ms6uq
    @NeimaNeima-ms6uq ปีที่แล้ว

    Beeen maha walalkee

  • @siyaasideeqcabdilaahi6206
    @siyaasideeqcabdilaahi6206 3 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiqa arinkaasi

  • @rahmahassanofficial2798
    @rahmahassanofficial2798 3 ปีที่แล้ว

    Man shlh allh wll ayuub welcome

  • @akramamiira5234
    @akramamiira5234 2 ปีที่แล้ว +1

    ILATALI