XASUUSTII AUN KINSI XAAJI ADAN LABA HEESOOD " HALKU NABARKA CAASHAQU IYO ALLAHAYOW DHIB BADANA LIVE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @qaysmaxamuud4331
    @qaysmaxamuud4331 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow u naxariiso janaddii fardowsa ka waraabi kinsi xaaji aadam

  • @Madadaal
    @Madadaal 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay qabriga haw nuuro Kinsi Adan.

  • @ibreyhassan6574
    @ibreyhassan6574 ปีที่แล้ว +1

    Alaha u naxristo mom kinsi xaji adan

  • @omarherzi1678
    @omarherzi1678 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto Kinsi fadlan u duceeya.

  • @kaahinahmed4700
    @kaahinahmed4700 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay janadii fardawsa haku geeyo aamin fanaanimadu markaas ayey sharaf lahayd

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 ปีที่แล้ว +1

    Cod macaan ilaahay ha u naxariisto

  • @karbajeawale934
    @karbajeawale934 10 หลายเดือนก่อน +2

    AHUN marwo kisi xaji adanan wajiinga wajinga

  • @busadabdi688
    @busadabdi688 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahay. Ha uu Naxaristo. Kinsi

  • @cqanioomaar4489
    @cqanioomaar4489 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wll RIWAAYADA AY HEESTANI KU JIRTO MAGACEED.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  5 หลายเดือนก่อน +1

      Waxa ay ku jirteey Ruwaayadii la odhan jirey " Gar Jaceyl Hala Qaado" Abwaan Maxamed Maxamoud Qaaqaay ayaa sameeyey

  • @Amal8327
    @Amal8327 4 ปีที่แล้ว +2

    Kinsi Allah yarhamak ❤️

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +2

    Hees xusid mudan.

  • @mohamedAhmed-ci2bh
    @mohamedAhmed-ci2bh 2 ปีที่แล้ว

    Axxx kinsi

  • @ibreyhassan6574
    @ibreyhassan6574 ปีที่แล้ว +1

    Weyku sameysay

  • @Madadaal
    @Madadaal 4 ปีที่แล้ว +4

    Mid baa is yidhi dhunko, iyaduna cunahay ku dhagtey, geesiyad weeye.

    • @omarherzi1678
      @omarherzi1678 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa Rabi

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 3 ปีที่แล้ว

      @@omarherzi1678 soomaliyey gabadhani Goormay dhimatay xageese ku dhimatay

    • @omarherzi1678
      @omarherzi1678 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedyare1917 wll 2011 kii , waxaan filayaa in ay April ahayd, goor subax ah annago meel xaflad ah joogna oo fanaaniin kale meesha nala joogaan ayaa naloo sheegay geerida Kinsi xaaji aaden AHUN Hargeysa ayey ku dhimatay.

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 3 ปีที่แล้ว

      @@omarherzi1678 Ax laakiin wllo geerideeda mamaqal ee Somali yey ka Aheed kolay isaaquun caruur maykatagtayna waaye wll xaafadee hargeisa ka degeneedna naaso hablood maalagu Aasayna waxaan ogaa iyadoo nool Oy hooyaday saaxiib Ahaan jireen

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 3 ปีที่แล้ว

      @@omarherzi1678 mowtal qafle miyaa helay wll Aduun

  • @AhmedGagale
    @AhmedGagale 8 หลายเดือนก่อน +1

    Muuqaalka iska hagaajiya

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  8 หลายเดือนก่อน

      @Ahmed Gagale
      Muuqaalka inuu gaagaaleeyaad jeclaan laheeyd malaa?
      Muuqaalka waxba kama xuma dhanka kooxda musiga iyo aun fanaanada ayaa si isu fahmi waayey halka ay mareeyso heestu Ee xagayga Maaha
      Raali ahoow gaagaale waxaad sheegtaad weyday sidaan filaayo