OSLO: Suad Abdi - Balwaddu dadka wey la tagtaa, kadibna wey waashaa!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @ResonatingRealms
    @ResonatingRealms 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah, Gabadhaan ayada oo 7 jir ah ayey Norway tagtay laakin afsoomligeeda waa unbelievable!

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah. Inan qurux badan oo degan oo aqoon badan. Allah caruurta ha inoo xafido. We need more people like you habo.

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato barnaamijyada oo qabto waxay keed u tahay inta nool biri si eyula socdaan dalkooda wuxuu ahaan jiray iyo sida uu yahay manta ,, haanoolaato tv hore u soco

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 2 ปีที่แล้ว +9

    Dadka qaar waxaa laga yaaba marka ay maqlaan waalidkiyoo ama reerkiyo faqiir ah oo yurub ayeyba joogane maxaa faqiirnimada hadaba wariyaha idiinma sharxin ee i dhageysta waxey ku nool yihiin nolosha dadka ceyrta ah oo xadiga dhexe ka hoseyso marka loo eego halka ay ku nool yihiin iyo dadka ay la nool yihiin sida somaliyaba reerka faqriga ah ay u yihiin kuwo ka sii hooseyo nolosha reeraha kale ee caadiga ah ama hela quutul yomkooda waa cido inta badan ku tiirsan taakuleynta dowlada

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga balwada qaadka ayaa ila tagtay walaalayaalow iisoo duceeyo, aniga afrika ayaan joogo dhaqtar ma heli karno oo balwada kaa caawiyo

  • @faiselaraye1558
    @faiselaraye1558 ปีที่แล้ว

    She is very intelligent

  • @jamaalmaxamedfaandhe9612
    @jamaalmaxamedfaandhe9612 10 หลายเดือนก่อน

    Sucaad qofcaqali badan. Oo waxbartay. Mahadsanid

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc bar yahan waxad kusugan tahay oslo norwy kheyr baan ku rajeynaya wll bye

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 2 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib cajiib maansha allaasi fiican bay gabadhani arrinta balwadda uga hadashay.,aqoon iyo waaya aragnimo ayaa ka muuqda
    Waxaan fikir ahaan la qabaa in balwadda qofka barto duruufaha nolosha oo ku adkaada mararka qaarkood.

  • @suleimana.duuble1596
    @suleimana.duuble1596 2 ปีที่แล้ว +3

    Waalidka soomaliga ah problem ka ugu weyn ee heesta waa in uu isu bar bardhigo ilmahiisa iyo carurkale oo qofkale ladhahay. Geed dheecaankiisa ayuu dhalaa carurtadu waa firkaada aan iska dayno waxaa. Teedakale environment ga iyo generation ka uu nool yahay qofka saameen bay ku leedahay ee aan isku dayno in aan taana fahano. Ali Bin Abi Thalib said’ “Do not raise your children the way [your] parents raised you, they were born for a different time”

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye 2 ปีที่แล้ว

    Sigaarku makruuh maahee waa xaaraan, waana khatar xun dhanka caafimaadkana qofka sanbabadiisa beerka iyo kilyahaadaba dhib u gaysanaya waaye.

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

    سبحان الله العظيم واتوب اليه 🤲

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib ani ahaan Doctor ahay inanta qaabka uga hadashay wan ladhacey waalidka somaliyeed Waa in ilmaha lala saaxibo sidookolena waa in investment loosameeyaa laguna dadaalo ilmo badan oon awoodeeda lalahayna Ha la iska yareeyo.

  • @mohamedomar799
    @mohamedomar799 2 ปีที่แล้ว

    she is amazing girl noolow suad.

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 2 ปีที่แล้ว

    Subhanallah allahumanajeynaa 🥺

  • @Masago2025
    @Masago2025 2 ปีที่แล้ว +1

    Halka sheekada ka qasantahay halkaas maahin dhibaaatada qurbaha naga heysato waa dhaqanka iyo jaaliyad lagu mideeysanyahay ee dhibaatada gaarka ah nala damooto halki aan xafiisyada gaalada u xuguntami laheeyn.. ilmaha hadii laqaadto waxaa no fiican inaan helno waalid somali ah lo dhiibo halki loo dhiibi lahaay gaalo .. ilaaheey dalkaanya nabad haynooga dhigo

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 2 ปีที่แล้ว +2

    Been maahan dhabti #Balwada dadka Qooto qooto ayay Beerta u Galisa
    Kadibna qofka Heer u #waasho ama Dadka Dilo ayay Gaarsiisa😡

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin. Ayaanle inta Norway 🇳🇴 jota wax so wareysta SHUEYB 8 PACK wa TH-camr weyn oo rer Norway ah sido kale wa macalin Gym wa nin dhalin yaro ah oo aad uu dhiiri galiyo dhalinta Somali please so wareyso noolsha Norway 🇳🇴 wax badan ayow ka oog yahay so wareyso sii dhalin yaro badan dhiirrii giiliin ugu noqto

  • @libanali1626
    @libanali1626 2 ปีที่แล้ว

    There is a cultural diferances in terms of adiction expression that is what suad created this group .

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekada ah in ilahey loo saariyo waa mida somaliya la hartay sida inta la is gumaado lagu soo af jaro waa Aakhiro zamaan

  • @jaamacyuusuf4452
    @jaamacyuusuf4452 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waa dhibaato weyin hase ahaate waa laladagaalami kara hadii layskashado waalid iyo aqoon yahanba oo dusaale ahaan ubadka diinta islamka lagu horysiiyo iyada oniskuul lagelin

  • @salaadnuurcabdi7909
    @salaadnuurcabdi7909 2 ปีที่แล้ว +1

    SUAD ABDI WEY MAHADSANTAHAY BALSE INOO WEYDII MEXEY KU TAQASUSTAY OO AY BARATAY? MAHADSANID.

  • @salaadnuurcabdi7909
    @salaadnuurcabdi7909 2 ปีที่แล้ว +1

    SUADA WAA GABADH CAQLI BADAN OO AQOON LEH BALSE NORWAY WEXEY TIMI IYADOO QOF WEYN AH SABABTOO AH AF SOOMAALIGEEDA AAN "ACCENT " LAHEYN.

  • @yussufgeddi8194
    @yussufgeddi8194 2 ปีที่แล้ว

    muuqaaladdaadu badanaa waa daciif maxaa sababay tolow?

    • @mohammedabdirashid7053
      @mohammedabdirashid7053 2 ปีที่แล้ว +1

      wll sidee , ma xagga codkaa mise wax kalaa jiro

    • @yussufgeddi8194
      @yussufgeddi8194 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohammedabdirashid7053 dhanka codka. dhowr wax oo kala duwan ayaan ka daawaday, ilaa aan codka aad u dallaco si hagaagsan uma dhagaysan karo