Oslo: Omar Abdi Afey- Maxaa cilmi ku jira Fadhi-kudirirka Soomaalida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 68

  • @ibrahimegal7186
    @ibrahimegal7186 2 ปีที่แล้ว +2

    i enjoy somali fadhikudirir I sometimes go Somali cafe to have a chat I think is a great way to socialise to make friends

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 2 ปีที่แล้ว

    Waa qosol sheeko soomaalidu waan la yaabaa fadhi ku dirirka noocaas ah hadal baa la wadayaa aan dhamaad lahayn oo midho dhal laga samayn maayo maantaba haan gun la' baa la dhaaminayaa
    Subxaanallaah!

  • @cnajeebcrasheed3615
    @cnajeebcrasheed3615 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc Adeer Ayaanle Xuseen Cabdi wn kusalaamay 👉Wlhi Allah kasukow wxaa tahay qofka kaliya igu dhaliyay inaan wax uqabto Dadka dalka iyo Diinta 👉in.a Waan kugu abaal gudi donaa Malin un in.a somaliya guul🇸🇴💪👑💞💞💞🙋

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato wuxuu hayaa shaqo fiican oo anfici doona inta naga dan beysa insha allaah guul hanoolaato tv

  • @yasinhaji1806
    @yasinhaji1806 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waa cajiib wallahi waa runtii.

  • @shaxdatv6083
    @shaxdatv6083 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaale wll cinwaanka mawduuca nala wadaag waad waysiisay lkn si fcn umu sharixin marka fadlan title magacisa noo waydii mahadsanid ???

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 ปีที่แล้ว +1

    SAW SOOLA BIIDAR HOOLWODHKA UU SHEEGAYA WA KUWAN.
    SHOW NINKU WAA NIN AAN LABISKA IYO SHIRKA UU BUUXIYA!!

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 ปีที่แล้ว

    Ninkani miyaanu ka mid ahayn
    Dadkii masaajidka Oslo dacweeyey??
    Subxaanalaah

  • @ahmednuurabditawakal6655
    @ahmednuurabditawakal6655 2 ปีที่แล้ว +1

    Namber one hanoolato

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhhh waa very interesting story

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว

      War wuxu ma qaad bay cunaan

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato 😍😍😍😍

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaanle wsrka isii wll cumar ci afey waan kula dhsgey san wll wayo dadka kugu xidhan xiiseyana barna mijya daada wll bye

  • @husseinabdullahimoalim5891
    @husseinabdullahimoalim5891 2 ปีที่แล้ว

    waa runtiis, maalinti Yariisoow lagu qarxiyey Xamar, waxaan ku dhex maqley anigoo Bus saaran London_Bruxelles qof looga sheekeynaayo qaraxaas iyo intii ku dhimatey, intii dhaawac ah iyo inta weli aan la ogeen.

  • @howrsanproduct8416
    @howrsanproduct8416 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanloow aad baa u mahadsantahay waxan kacodsanayna in aad nala wadagtan linkiga buuga si,aan u akhrino

  • @Abdifitah7
    @Abdifitah7 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi ninkan waa nin cajiib ah waliba aqoonyahay dhab ah.
    Topic waa very important London, Stockholm, Oslo iyo xamar meelkasta ay somalidu waa joogto waa isku mid balse reer UK Team Hollywood😁😁
    Waa run wlhi.

  • @dhaa42warsame76
    @dhaa42warsame76 2 ปีที่แล้ว

    Waa Hawl ad uwanaagsan ilahay hakula garab galo.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +2

    dumarku waa qayb bulshada ka mid ah

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad 2 ปีที่แล้ว +1

    Kenya ayee kabilaawatay baryahaan waxaa ladhahaa people's parliament...it's important to incorporate Somali fadhi-kudirir with media!

  • @husseinabdullahimoalim5891
    @husseinabdullahimoalim5891 2 ปีที่แล้ว

    very interesant

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 2 ปีที่แล้ว

    👍🇸🇴❤️
    Soomaali ha noolaato.

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheekadii ugu xiisaha badnayd ee aan social media ka dhegaysto.
    Dadku waa kalamaan🤣

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad 2 ปีที่แล้ว

    Good literature review ayaa ujedaa meshaas!

  • @cabdirisaaqbaraag3465
    @cabdirisaaqbaraag3465 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan halkan ku lifaaqa bsartista linkigeeda.

  • @yasinhaji1806
    @yasinhaji1806 2 ปีที่แล้ว

    Wuxuu ahaa barnaamij aad u xiiso badan.

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad 2 ปีที่แล้ว

    Renaissance- from medevieal age

  • @calimashaqeyste7422
    @calimashaqeyste7422 2 ปีที่แล้ว

    Midda ugu faaiido badan waa waxa qofka qabiilka aadka u aaminsan lagu dhaqan geliyo lagana saaro qabiilka

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 ปีที่แล้ว

    TarAn caffe.. ? ALLO SAHAL umuuraha

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 ปีที่แล้ว

    WA CILMI UMMADA KU SOO BIIRTEY...DAHIR IYO KAPTAN WAA JABKI UMMADA OO Qabyalada BAA UMMADA. QABSATEY

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadda fadhi ku dirirka ugu wayn waxuu ka socdaa facebook! Fadhi ku dirirka waa cudur ay tahay in Soomaalida laga daweeyo

  • @cabdicumaribraahim9300
    @cabdicumaribraahim9300 2 ปีที่แล้ว

    Waa wax jiro ninkaan woxoo kasheekeyhaayo Lkn dalka looku ogeyne qurbahane makajiraan

  • @ibrahinhassan6400
    @ibrahinhassan6400 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad Cumar waxaan jeclaan lahaa maadaama aad tahay nin aqoonyahantahay in daraaseyso waalidiinta ku nool norwey qaarna wey ku guuleysteen caruurtooda in ay waxbataan qaarna waa ka dheceen maxaa sababtu tahay in aad daraaseyso . Waxbadan waan kula wadaagi kara maadaama aan ku noolaa norwey wax badan

  • @caaqilka3712
    @caaqilka3712 2 ปีที่แล้ว

    Xage ka helaa maqaalka

  • @herozacki1178
    @herozacki1178 2 ปีที่แล้ว

    Shaqo wanagsan. Koley Aniga matago. Guri iyo shaqada iga badan aqoonyahane må ihi

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 ปีที่แล้ว +2

    Fadhi ku dirir qasaarihiisa aa badan laakiin waa laga faa’idaa marar qaarkood

  • @drduhjama4093
    @drduhjama4093 2 ปีที่แล้ว

    tiktok ayaa hadda ku jiea meeshii paltalk oo siddii paltalk la iskaga caaytamaa

  • @selebanali4854
    @selebanali4854 2 ปีที่แล้ว

    Wale aqoon yahan waye kkkkk inta arkay dhan ayu shegay kkkkk

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc dadka fadhikudirirka fadhiya waa dad soomaaliya ka yimid, daruuf ayaa isku keentay nin walba arinmihiise dhaqaale, mustaqbalkiisa danbe ,wahel iyo ugudanbeyn inuu maalinkaas soo nafiso ayaa ugu mahiimsan wayna soo helaan intooda badan, lakiin su,aashu waxaa weeye caruurtii ay dhaleen ee qurbaha ku koray kuna barbaaray xagee ayey fadhi ku dirir u raadsandoonaan, ma laga fakiray taas.

    • @djmas1554
      @djmas1554 2 ปีที่แล้ว

      Waa suaal fiican

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 2 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @qaayiboibraahim6672
    @qaayiboibraahim6672 2 ปีที่แล้ว +1

    Gurupka 6 xaad eed kolba dhinac taga waxaad u bixisa dhex roor

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkklkkkk

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 ปีที่แล้ว

    Breaking news ... Ethiopian. FEDRAL gov allocated on million hectors for wheat production... According. The official DDS broadcasting agency.. Only 10.000 hectors were allocated for DDS. 1 percent. While they have 3 rivers permanently and 7 seasonal rivers... Afar not there fault they got 180 thousand. Hectors..
    ..ayaanle I'm just updating you ..18 August caweysa calmer wararke fiidka SSRTV and it's. HEAD OF THE NEWS ITS SHOCKING

  • @Cadowchanell
    @Cadowchanell 2 ปีที่แล้ว

    Hollywood abdiniasir sola sheego miyoo ka wadaa

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 ปีที่แล้ว +1

    Gobolka sitti iyo XAQDAREEDA GUMEYSIGA ITOPIA..

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad
    Waxo lee yahy xittaa
    Cunsiriyad dadka halka fariista
    Dd hows u fiirsha mooda inee shaxaad ku nowl yahiin
    Lkn wa ceelkii qurbaha
    Somalida wa war ku nowl wa halkee u so aroori la haayeen

  • @ajla4650
    @ajla4650 2 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya Hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nabiilacali7074
    @nabiilacali7074 2 ปีที่แล้ว

    dullaystayaashaa candhuufa isku tuf tufa

  • @hodohassan6197
    @hodohassan6197 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂

  • @abdishakurabdi112
    @abdishakurabdi112 2 ปีที่แล้ว

    AYANLE SXB CODKA NAGA DHEREE

  • @axmedfaarax766
    @axmedfaarax766 2 ปีที่แล้ว

    Maadaxweynaha fadhi kudurirka hadda yaa waaye

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว

      War waa aniga

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 ปีที่แล้ว

      @@maryamadirie8722 Raaisul wasaaraha ma magacawday mise waa wali

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว

      @@axmedfaarax766 kkkkkkkkkkkkkkk maye walaal

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 ปีที่แล้ว

      @@maryamadirie8722 waa yehee ma ii
      magacaabee mise anaa is xilqaamo 😂😂😂😂😂😂

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว

      @@axmedfaarax766 kkkkkkkkkkkkkkk war jagada fadhiku dirinka godoomi yeheedii baatahay adi waxaad kaloo tahay Ergayga masiibooyinka iyo abaaraha .laakiin waa Inaad afcarabiga taqaanaa

  • @somcana
    @somcana 2 ปีที่แล้ว

    😅😅😅

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 ปีที่แล้ว

    DAD wax BARTEY OO COOFE HOUSES KU DOODAYA IYO DAD KAPTAN AYUUP IYO DAAHIR CALSOW IYO SHIINO CUlet oo INTELECTUAL U YIHIIN....LAAKIIN JIILKA CUSUB. BAA HEERKAAS GAARI DOONA... FADHI KU DIRIRKA WAA LABA JAAHIL. OO IS HORFHADHIYA..WAA MACAAN IYO KHARAAR

  • @ajla4650
    @ajla4650 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk