Wll Masha Allah; Wll si fiican ayaa la yeelay in Waddankiisa Hooyo loo celsho? Waxaan ku dhiiri galinaya Dowladda Norway in ay Dib loogu celiyo Waddan kiisa Hooyo.
Dhmaaan umada muslin ah ee qurbaha ku nool gaar ahaan somalida illahay xafido dhibta allaha ka ilaaliyo allaha caruurta soomalida la qaatey illahay ha u soo celiyo gaalada allow jebi oo hooji cadowga muslin allow ku filnooow alluma ameen
Gaalada habaar ha ku dhaco ilaahay ha kuu soo dhaweeyo ubad kaaga ilaahaw uuga hiili gaaladda subxaana llaayaa alaa ilaahaw haygayn gaal dalkiisa ........
Weriyuhu waa wiil aad wanagsan balse lakin hadalka unuubu yer dabciyo ayaan ka siificnaan lahayd intaasna wuu iska baran donaa aadba wa u salaamayaa wariyaha
Naagta u furay xaasisana caruurteda iyo aabahod bey meel xun ooga tagte nin kale guursate ilmo kale sii dhashay aa arxan daranaa.!!! Asaga aabe dhoban waaye allaah caawiyo. Miskiinka
War ninkan xage arintuusu ku dambaysay yaa warka haya in curuurtii lasiiyey iyo meel uu ku dambeyey Innaa lillaahi waa innaa ilahayi raajicuun allaw u gargaar yarabbi.
subxanalaah alle hakaaga soo qaado wll inshaa allaah dhibka wad kabexe alle hakaaga soo saqiro cadawga alle haku jibiyo shartana hakaa xijabo amin amin
war gaalada laaya wlhi intaan baar galo inaan kun dilli lahaa marka layidhaa maxad dadkaa u laysay wxan odhan lahaa caruurteydii bay qaateen iyo caruurtii somali oo dhan marka qof danbe may qateene
Mohammed Adam dal aan dalkaada aheen wadareen kujoog wale taas cidsameykarto lawaa maalin walba hooya oyneso aaba oynaayo wsliba caruurtoda aya xoog laguhresta somalidiins jaajuus aye noqotay
Sher
ninkaan wariiye mahaa walhi inshaa allah adiga ayay kugu dhicii caluul xumadaa ku dhacday abahaan somaliyeed ilahay haku gar garo waan oyey walhi waa bilahii axx
Scww. Arsaaqda Allahaa bixiyo. Ilaah hakuu fududeeyo. InshaAllah
Inaalila kan waraysanaayo waar odayga murugada la qaybso baadiye inaalila wuxu suaalo xuma allaha caruurta ku soo celiyo paaapa 😭😭😭😭
Ciil badana wlhy hadan hooyinka qurbaha nahey iyo aabayasha naxdin iyo cabsi xornima la,aan ayaan KU nool nahey caruurteni ayaan u.cabsaneyna wale xornimo africey tala iyo xasiloni illahey dalkeni dib noogu celi xita hadan goaan KU garno ma laban karno wayo waa qorshe ey nogu tala galeyn illahew galadan nooga gargar ameen
😭 aad iyo aad ayaa uga xumahay dhibkan aabahan ku dhacday, waxaan illaahay uga baryayaa ilmihiisa in illaahay ka siiyo Illaahoow uga soo qaad Aamiin
LAGDOW xaaasid ayaaa tahay walhi wax kaa xaasidsana waligeey maa arag jiiir naxo kuguma yaalo miyaaa qof dhan ayaad dhahee caruurtiisa halaga qaato gaalo ha qaataan sidee saas u dhahda ma qof ayaa cadkaada hala qaato yeelo oo walibo gaalo qaadanayaan gaalna waxba ma dhaqaleynaayo ee diin iyo dhaqan xumo ayuu ku barbaarina ee walaal ilaheey u naqo oo bil aadin nimada garo
LAGDOW caruur gaal qaatay sxb farxad ma helaayo ee horta fikra xumada iska dhaaf adigaba majecli caruur aad dhashay in qof kale qaato waa sax qofka caruurtiisa nolol iyo farxad wuula rabaa lkn in laga qaato marabo ogoow
LAGDOW waleee inaadna eheen qof iiman leh diintada ayaaba shaki iiga jirto mana kugu danbaawi kari ee ilaheey haku soo hanuuniyo caruur markaaad dhali weeysay ayaa eeyga soo dhigatay guriga eee waxaa tahayba shartaada ila dhaaf caruurta waaa heeybad ilaheey bixiyo Qofka naxariista leh ayaana la siiyaa lkn adoo kale naxariista kaa guurtay
Wll Masha Allah; Wll si fiican ayaa la yeelay in Waddankiisa Hooyo loo celsho? Waxaan ku dhiiri galinaya Dowladda Norway in ay Dib loogu celiyo Waddan kiisa Hooyo.
Wadanka miyuu diidanyahay mise ilmaha hala i raaciyo oo ilmeheyaga yaan la iga reebin ayuu leeyahay.
Dhmaaan umada muslin ah ee qurbaha ku nool gaar ahaan somalida illahay xafido dhibta allaha ka ilaaliyo allaha caruurta soomalida la qaatey illahay ha u soo celiyo gaalada allow jebi oo hooji cadowga muslin allow ku filnooow alluma ameen
inaa lillaahi wa inaa illahi raajucuuun allow ugargaar umada soomaaliyeed yaaa rabbii
Well done. Journalists , Rasta.
Gacan qaad iyo Gacan adeyga baa soomaali dilay carruurta xaqooda siiya dhulkaad joogtaana la jaan qaada carruurtiina saaxiib la ahaada
Gaalada habaar ha ku dhaco ilaahay ha kuu soo dhaweeyo ubad kaaga ilaahaw uuga hiili gaaladda subxaana llaayaa alaa ilaahaw haygayn gaal dalkiisa ........
War waxan wariye mahan uf ninka oynaya ayu sas ula hadlaya shit maba daremayo abaha qalbiga ka oynaya illahow carurtisa uso celi
Weriyuhu waa wiil aad wanagsan balse lakin hadalka unuubu yer dabciyo ayaan ka siificnaan lahayd intaasna wuu iska baran donaa aadba wa u salaamayaa wariyaha
Habaar qabooyinka madhalayska ah caruuro dadow may ku tashadeen, aabahaan waan ka naxay sharci halagaala noqdo lkn ilmo lagaa qaatay wadankana noga bax allow u gargaar ubadkaas oo midee reerkaas.
Inalilah wa inaa ilayhi raajucuun waa aabo naxariis badan allahayoow u gargaar oo awlaadiisa u soo celi adaa wayne
Ninkaan Somali sax waaye waanala tumijare markaan yare Somali Walba Waala tumay asagana ilmihiisa woo tumay
aabaha naxdin ayuuu la hadli layahay walaaahi
Waa. Abee dadalayo. Hoyo weey ka caarartaay. Lakin. Abee. Ilaheey. Haa u. Soceeliiyo. Inshaa alah
Naagta u furay xaasisana caruurteda iyo aabahod bey meel xun ooga tagte nin kale guursate ilmo kale sii dhashay aa arxan daranaa.!!! Asaga aabe dhoban waaye allaah caawiyo. Miskiinka
*Waa nin ay niyad ahaan u burburiyeen* 😭💔
Wariye Hassan, Waa ku mahadsantahey, sida aad noogu soo bandhigtey arintaan .
Ilhy gacan hu fidiiyo
🤔😢🤔😢🙉🙊🙈 subahallah
Haaa ordiin. Ilmahaaga la caaraar. Ilmaha. Haa kaa ordiin. Ilmahaa haa daayiiciin ilheey kuma daayoco
Siduu u waraysanayo kama helin
Norway wa dal iyo dadka ugu cunsuriyadsan aduunka
Fuck Norway
Subxaanallaah
Maxaa nolosha lagugu cabdiyaya cil ayuu lahad li la ayahay ficnan laheylada in aan madaxweyne manta wlhi intan carurtada ku keeno ayaa somaliya kugeeyo ayaan shaqaco ku siinla haa xakuye cil badanaa😭😭😭
Thank you wllo
Ax ax ax ax ax ax ax allow sahal maskiinka
illahay dhibka hakaa dulqaado wl illahay subxaana watacaala waxaan kaga baryaya wax aadku faraxdo oo deg deg ah in rabbi kaa farxiyo bidmilaa wallahay waan ooyey aadbaan u calool xumooday alle sharkoda khayr hakugu bedelo aaamiiin
Ninkaan waa wariyee xaasida uuf nacalaa sheey dan kuyal
Allaha kaaga sahlo caruurtaada amiiin
Hussein Warsame .
inaali laàhi waa inaa ileyhi raajicuun wlhi somali Aduunka way ku silceen ilaahay ha badvaadiyo miskiinkan aad baan ugu naxay runtii
La xawla wala quwata illa billahi, Alle haku fududeeyo.
subxaana laah
Waa aaba soomalia oo maskiin ah illah haku caawiya
ina lilahi wa ina ilahay rajicuun wan ka naxay wlahi insha allah khayr badan ayan ku rajanaya ee niyada khayr u sheege
Ax maskiin wallah ilaahay waalidkeena ha inoo caawiyo yaa rabi amiin
Bismilahi nag carurteeda lala tagay ninkale caruur u dhaleeyso ilahayow ummada uu gargaar
War ninkan xage arintuusu ku dambaysay yaa warka haya in curuurtii lasiiyey iyo meel uu ku dambeyey
Innaa lillaahi waa innaa ilahayi raajicuun allaw u gargaar yarabbi.
😭😢 sorry aabo Allh ha Ku sahlo 😭😭😭😭😭😭😭
Fatxi2
Aabo ilmahiisa dhibateynaayo majiro gaaladan dhagar ee ilmaha kuqaataan aye rabaan ilaahey hakucaawiyo aabo hanakatagin ilmahaada kudabo dhimo dheh wanbaxa ilmaheyga isiiya soomalaay tashta o iskuduubnaada iskunaxernaada
walaahi waawax lagaxumaado ilaahow ufududee walaalkeen aamiin
subxanalaah alle hakaaga soo qaado wll inshaa allaah dhibka wad kabexe alle hakaaga soo saqiro cadawga alle haku jibiyo shartana hakaa xijabo amin amin
Wall xagee uu kudan beyaa abahan somaliyed
allahu akbar ilahayow adiga awood iska leh subxanallah allahu akbar
waa arin aad looga xumaado wadamada kale sidaan loogama qaado caruurtooda tana waxaa usabab ah somalida oo kala daadsan isna neceb dhaxdeeda war xariga allah qabsada gaalada gacanta ayee nagu dhigeen
wan kaxumahay walalka somaliyed dhibka kudhacay ilhey bedel kheyr qaba hakusiyo walal qurbaha wlhi dhibkisu mayara dareen aya lagu joogo ilhey dalkeni hooyo nabad haynogu celiyo
wariya yasha Norwey masidanaa
ninkaaan halkee ku danbeeyey?
Naagta ciyaal ka dhashay nin bay guursatay waa yaab ciyaalkeedana waa laga qaatay waa hooyo iga yaabisay
Ubah Farah haday hoyo fcntahay ilmaheeda lagamaba qaateen
ilaaah heey ha kuu sahlo walaaal
Waryaa ninka sada aad uwaraysanaysaa wax fiican maaha doqon nacasa
ninka waa journaliste waa sax in uu suaalo badan waydiiyo, maaha waxa aad jeceshay in uu journalista dadka waydiiyo lkiin waa in uu suaal kasta waydiiyo
kan wari ya ma ahan hoyadaa futada ka was waan ku gu arki garon laan wana wada jog naa norwey
Wariyahani damir malahan
Allaaaaah caaawiyo maskiiinka😢😢😢😢😢
war abaha hadalka badan ka da a dhiba hyste waxay nacastani ilahy Ku sikhir wll
Aaaway jaaliyadiii yaab badanaa iskusoobaxa o kabanaanbaxa 4 caruura balagahestaahe soomaalay hal canug ayaa kasabrikarine 4 caruura kawaran
Soomaalaay nacas kasta ahoow laakiin fadlan qurbe caruur haku dhallin. Gaaladu markay wax dhalli wayday bay caruuta xoog ku qaadan. Bal eeg 4 caruuura 4gaallo ah baa kala qaadatay. Illaahoow u hiili miskiinkaas iyo caruurtaa gabadhaa yar ee Soomaalida ah ku jidho.
Waa run, weey maseereeyn. MIDA labaad in lagaaleeysiiyo ayee raaban.
Maskiin wallahi wuu isku dardarsamay
Ilaahey ah kaga sahlo
hadii ladhoofiyo ma janadii ayaa laga dhoofiyay saxiib katag ilaah ayaa ku arsaqaayo
Muse Muse war dhofin kama baqayo e wuxu diidan yahay caruurtisa ayuu raba somali arxan darnaa
illahow u gargaar ninka looyar u qabtawaa nin dhibaataysan
WALAHI WAAN ILMEEYAY IN CARUURTIISA XOOG LOOGA QAATAY. DIGNIIN, HADII SOMALIDA EESAN MIDOOBIN OO DOOWLAD SAMEESAN. ILMAHOODA IYO WADANKOODA IYO DUMARKOODABA WAA LAQAADANAYAA. SOMALIDA IYAGAA U SABAB AH , AMA UNITED NOQDAY AMA DHIBKA AN AYAA DHACAYO.
madaxda soomalidu ayagaa ka dambeeye oo saxiixay. wiilka lawyer ha looqabto. inay guursadey ma ahayn inay u dacwooto illmaha bay ahayd.
ax ax ax aad iyo aad ayaan oga xumhy aabe somalid aad ban kuula oyay
subxanlah ilahayow nogar gar ayagana u faraj
war gaalada laaya wlhi intaan baar galo inaan kun dilli lahaa marka layidhaa maxad dadkaa u laysay wxan odhan lahaa caruurteydii bay qaateen iyo caruurtii somali oo dhan marka qof danbe may qateene
Mohammed Adam dal aan dalkaada aheen wadareen kujoog wale taas cidsameykarto lawaa maalin walba hooya oyneso aaba oynaayo wsliba caruurtoda aya xoog laguhresta somalidiins jaajuus aye noqotay
Somalaay dhulkaaga meel kuudhaanta malaha dhanka kale hooyo iyo aabe waan idiin soo ducaynaynaa in uu Alle carruutiina idin kasoo qaado iyagoo nabad qabana ULA kulantaan wallaahi waa xanuun wallaahi waa xanuun waxaana dareemi kara ciddii carruur dhashay ilaahaw wadankeena inoo hagaaji
😂😂😂😂😂😂😂alaa illaahow sidan si dhaantaan kuu waydiiyay WIILKAAS
wan kaxumahahay walal ilhey bedel kheyr qaba hakusiyo wlhi beer wax Dhalay dhibkisi mayara
gaaalo edeb daranaa waalidka ciyaalkoda lagala hadhay lanasoo celinayo naclatullaah gaalo ax ax ax
Ilaahow u gargaar waa abo qaaliya
subxaaanallaaaah aniga wariyaha ayaaanta hadalkiisa nacay aaabo naxsan oo hadalkii dhibaaayo ayuu sixun oola hadlaaayaaa
HASSAN RASTO SAXIIB SUAALAHA ISKA HAGAAJI
Hassan raasto. Haaso ogaado meeshu ku daanbeeyo abe. Dhiiban Pls. Pls. Pls
laa ilaaha ilaa anta subxaanaka inii kunta mina daalimiin
wlhi wan ka naxay waa aabo wangsan
illahow uga soo qaad illahow u so celi caruurtiisa
maskiin wlhi wauqiroday allah hauka so qadho awladisa
allaha uga so qaado ilmahisa abahan somaliyed
kan wariye ma ahin wariyaha waaa naxariis badanyahay kan asagii ayaaadba umaleeysaaa inuu udhaqeeyo norwejiyaaanka war caadi iska dhig wariye aaan hadal aqooonin ayaaa tahay
kani waa qalbi dhagax
ninkan wareysanayo maxa ka qaldan qofkan asagaba dhibane muxu warka ugu dhibaa
Wariyaha ma aha mid taya leh
Mana laha damiir somalinima
Waaya haddoow aabaha maskiin naxay uu yahay inuu isaga kalmeeya la rabaa u sheega intuu dhaama
naa adigu waa diga meelkasta kahadlayee maad xanuunsanaysa
aabahan dhiban ilahay hausahlo adigana in lamasafuriyo ayad kufaraxsantahay na wax iskula noqo
allah maxaa dhibaato ah am realy sorry walaale aad baan uga xumahey. war somalida dalkaas joogtaay u gurmada qowskaan
Wariyaha wa fican yahy ee hadalka in laga dam qado ayoo rapa wlhi somalia
waa dhibaato weyn oo laga naxo somaliyey hala taxa daro
ax ax ax
Sheekadaan. ? Lagaa seexdaay. Hadaalkaa kaa dareemaay. Raasto. ?
Wariyahan anigu warkiisa ilama xuma ma aqaan dadku sidee wax u fahmaane
Sax waaye. Wadamadakale. Dad kodi marki loso ceeliyo. Eelaborkaa. Aa laku ceeliyaa wlhi. Balse. Elaborka. Halaga ceeliyo. Waan ku oyaay wlhi. Pls.
ilowhow ka qabo cadaweye galada oo ilmihisa usahal
Somali ilmeheeda wey jeceshahay iyakaa ilmaha waalidkood ku dira cuqubo idinku dhacday lacnatullaahi cala daalimiin
war maskinka hadalka badan kadaa wariyo baradyohow
Wadmadha kale miyaa aadid sxb
I am so sorry this man he look like victim
Xasan Siciido Xasan weriye dadaal badan
allaah sw bari walal madax waxbo kuma shegeso
waa arin murugu leh wllahi
Waxaan la yaab sanahay wadan sidaaa kuu galay buu sii rabaa inuu sii joogo. War ka carar meesha oo xamar cabuulada ku cun iyo muufada.
Haada majogto somaliya ucaarartay balse. Asaagana. Dadkii aayiri caarar. Balse. Ilmaha kama cararayo yiiri. Wakas. Haada. Induku danbeeyaa. Isheegaa indu kudanbeeya. Walalayal
alle hakusacido
illhow ugargar ubadkisana usoo celi waa beerkiisi ilhow utayasir somali melkasta ay jogan
amin
amin
Barwaaqo Yuusuf
come