Wallahi maaha anaa hargeisa ku nool wll, kuwa hargeisa ayaa ka qaalisan waliba qaali kaliya maaha farqi aad u weyn u dhaxeeya, Halka uu inanku leeyay waa $90,000 hargeisa Wallahi Kama yara inta u dhaxeysa $90,000 - $120,000. Haduu dabaq yahayna waa +$200K!
@mohmd_0 yo maxa benta ku faleysa mise faan ba umaleysa labadaba Ana tagey guryahan muqdisho banankeda bee kuyalan lkin guryaha hargeisa banan keda kuyal mid u qalisan $70k baa lakala siista
Soomaalida Waxaan Kala Yaabay Maxay Cariiri U Jecel Yihiin Inkasto Dadku Aanay Isku Tabar Ahayn Balse Waxaynu Heysanaa Dhul Balaaran Hadana Wxaan Ku Jirnaa Guryo Cariiri Ah Wxa Ugu Wacan Waxa Weeyaan Waa Engineerada Oa Aan Diirada Saarin Cabirka Dhulalka Iyo Sido Kale Space Ka Wadad Agmarta Sido Kale Malahan Guryaha Badankooda Meela Ay Ku Caweeyaan Dadka Waaweeyn Ama Dadka Da`da Ah Iyo Sido Kale Malahan Meel Ay Caruurta Ku Cayaaraan Somaaliyeey Waxaan Idin Dhihi Lahaa Ku Dayada Wadamada Hormaray Ee Qurxistay Wadamadooda Oo Hadaad Guri Dhisanaysaan Dhista Gurri Cabirkiisu Isku Dheelitiranyahay Lehna Wado Xogaa Waasac Ah
Hadaladaada waxaa ku jiro, " Gurigaan space fiican uu leeyahay" Dadka aad wax u soo bandhigeyso haddii ey Been kugu bartaan waxyaabaha aad soo gudbiso hadhowto waxey noqon doonaan Hal Bacaad lagu lisay.
Cajiib! Hadaa sidaan lagu socdo luqada soomaaliga waa dhimaneysa. Isticmila afkiina hooyo
Luqada somaliga waa muhim lkn maxay adunka ka goysa waa waxba
Lph qof waliba asaga luuqadisa meel dheer gaar siisto mar annagana luu qadena heer calami waan kadhigi karna marka niyad jab yaan kaa daremin lph@@engbirlaqe6507
Mashaa Allah thanks information
Masha allaah qurux ❤❤❤🇸🇴
Weyninka gudaha waxaanka jeclahay bananka. Waa adigo xabsi ku jiro kale
Saan hade Somalia ku socoto waxay noqone Dubaida Africa
Guryaha Mogdisho wa Qaali Guriga Hargeysa guryo ka qurxon oo ka waasacsan wa waxan $60k dhamen war dadkina u naxa
Wallahi maaha anaa hargeisa ku nool wll, kuwa hargeisa ayaa ka qaalisan waliba qaali kaliya maaha farqi aad u weyn u dhaxeeya, Halka uu inanku leeyay waa $90,000 hargeisa Wallahi Kama yara inta u dhaxeysa $90,000 - $120,000. Haduu dabaq yahayna waa +$200K!
@mohmd_0 yo maxa benta ku faleysa mise faan ba umaleysa labadaba Ana tagey guryahan muqdisho banankeda bee kuyalan lkin guryaha hargeisa banan keda kuyal mid u qalisan $70k baa lakala siista
Maasha Allah
Please don’t disappoint us, Jimcaalow.
Waa barnaamij wanaagsan ❤
Mahadsanid jimcaale deals
Soomaalida Waxaan Kala Yaabay Maxay Cariiri U Jecel Yihiin Inkasto Dadku Aanay Isku Tabar Ahayn Balse Waxaynu Heysanaa Dhul Balaaran Hadana Wxaan Ku Jirnaa Guryo Cariiri Ah Wxa Ugu Wacan Waxa Weeyaan Waa Engineerada Oa Aan Diirada Saarin Cabirka Dhulalka Iyo Sido Kale Space Ka Wadad Agmarta Sido Kale Malahan Guryaha Badankooda Meela Ay Ku Caweeyaan Dadka Waaweeyn Ama Dadka Da`da Ah Iyo Sido Kale Malahan Meel Ay Caruurta Ku Cayaaraan Somaaliyeey Waxaan Idin Dhihi Lahaa Ku Dayada Wadamada Hormaray Ee Qurxistay Wadamadooda Oo Hadaad Guri Dhisanaysaan Dhista Gurri Cabirkiisu Isku Dheelitiranyahay Lehna Wado Xogaa Waasac Ah
Scw walaalow waxaan u baahanay taleefookaaga
Good price. Riyohomes 💪
Aad iyo nice
Wow mshlla
Moodalka waa qurxoon yahay laakin ,dhismaha markuu dhamaado ayuu ku qurxoonaa muuqaalka
Hadaladaada waxaa ku jiro, " Gurigaan space fiican uu leeyahay" Dadka aad wax u soo bandhigeyso haddii ey Been kugu bartaan waxyaabaha aad soo gudbiso hadhowto waxey noqon doonaan Hal Bacaad lagu lisay.
Wey fiicantahay in guryo ladhiso lkn dhu banaan haloogu talagalo oon lacag ahayn ilmaha meelo eyku cayaran dadka waweyn meelo eyfadhiistan iyo dhul aykulugeyan somali hadanahay waa meesha anaankufakarin
90,000 waxaad.ku iibsan kartaa guri aad uwayn oo qurux badan marka kismaayo lajoogo
Waxaan jinoole miyaa taleebaha 100.000k waa tuugo tuugo dhashay dhamaantood xitaa midkaan
Adiga oo aan caaytamin walaalkaa waxusheeg
Waa runtaa wallahi sxb nin walba wuxuu rabaa inuu hal maalin taajiro. HARGEISA GURO QASRI ah ayaa ah 30k
Magaalada wadooyinka ayay ka dhimaty sorry luuq luuq cml
Too small and overpriced
That’s the size of car garage 😂
D
Albaabka jiingada ah yaa balamiyay 😂
muuse is daji
Too small.
The price is too much why?