Kaalinta ay bangiga IBS iyo shariikadaha ay bahwadaagta yihiin ay ku leeyahiin Mogadisho da Cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 195

  • @HeesoClips
    @HeesoClips 11 หลายเดือนก่อน +8

    Maashallaah reer hargeisan ahay runtii guryo bada ku jeeda waa wax illaahay uun laga helo wan iibsan lahaa haduu wakhtigu ii saamaxo Muqdisho illaahay nabada ha u siyaadiyo waa magaalo aan jecelahay runtii

    • @ahmedqasim460
      @ahmedqasim460 11 หลายเดือนก่อน

      In Sha allh wa inaynu dadaalna wll waqtigu wu ino samixi donaa

  • @safaradacaalamka4218
    @safaradacaalamka4218 11 หลายเดือนก่อน +11

    Mahadsanid wariyeheena abdisalam hareri
    Xaqiiqdii 10 cisho ayaa muqdisho joogaa aad ayeey Ii cajabisay magaalada sida eey isku badashay iyo guryahay qurxaha badan ee ka dhismay oo magaalooyin badan oo Africa ah ka qurux badan maantay .

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahow nabad waarta nasii dhulkeena aamiin iyo magaalamadaxdii soomaali muqdisho aamiin

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 11 หลายเดือนก่อน +18

    Mashallah MOGADISHU 😍 love from HARGEISA

    • @AbdimananmahmoudRashid
      @AbdimananmahmoudRashid 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ofc Indian ocean baa mara qurux maxa ididay 😮😮

  • @love_happy_ss
    @love_happy_ss 11 หลายเดือนก่อน +15

    Thanks to Hereri and his team for showing us the most beautiful side in the city.
    😊

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ganacsiga Allaha u barakeeyo wa dad dadaal badan sameyay magaalada muqdisho wa magaalo weyn oo dhisme iyo hormarin u baahan

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 11 หลายเดือนก่อน +7

    Mansha allah very beautiful vilage
    Thank you IBS for doing such amazing job i would aslo like to thank our legend journalist Sir hareri

  • @abdirisaksugulle2810
    @abdirisaksugulle2810 11 หลายเดือนก่อน +15

    Maasha'Allah waa meel aad ugu dhow magaalada qaasatan degmada Wadajir ayey ka tirsan tahay waana meel aad ugu wanaagsan in guri laga gato Daarusalaam aad bey uga fursad fcn tahay

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 11 หลายเดือนก่อน +94

    No more buying Nairobi building. Let’s invest our city

    • @jichopevu3550
      @jichopevu3550 11 หลายเดือนก่อน +3

      but still it's based on tribal with insecurity consider no has forced you to invest in nairobi we are tired of you guys from that side

    • @jdyexaashi7356
      @jdyexaashi7356 11 หลายเดือนก่อน +5

      Waan kugu raacsanahay

    • @darishore814
      @darishore814 11 หลายเดือนก่อน +3

      Am sure that. Coz Somali people used to buy houses from Egypt and Dubai and Turkey and they changed to to Nairobi because they wanna get close to home and then they come back home. Nothing like is home. Go east or west home is the best 🏡

    • @darishore814
      @darishore814 11 หลายเดือนก่อน

      Go east or west home is best.

    • @HusseinAbdi-lf5oc
      @HusseinAbdi-lf5oc 11 หลายเดือนก่อน +2

      @@jichopevu3550tired ? 😂😂😂 the whole country economy is based on Somali people except for few😂😂

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 11 หลายเดือนก่อน +11

    ما شاء الله اللهم يا رب العالمين انضم السلام في ربوع الصومال انك علي كل شء قدير

  • @abdirahmanwarsame4059
    @abdirahmanwarsame4059 11 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah, Abdirizak is doing a very beautiful thing for our country somalia, Inshallah somalia will be rebuilt soon and will look more beautiful. Keep up the good work 👏 🙌

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha ALLAH Mogadishu nabad ALLE ha siiyo waa halkaan ku dhashay ku Koray, Hawa aad u macaan iyo dad dagan

  • @malikmoha8021
    @malikmoha8021 11 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ayaa mahad leh oo nabada nasiiyey markalena waxa mahadsan dadka gartay inay dhulkooda maalgashtaan ugu dambayn weriyaha weyn Abdisalaan hererina waad u mahdnaqayaa oo qurux dhulkooda inala wadaagaya 🤲

  • @mohanhero296
    @mohanhero296 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalaah
    Ilaaheyo wadankena noo barakey ❤❤❤

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 11 หลายเดือนก่อน +8

    Mashallah Allah. It beautiful House i want buy one those houses.
    Going forward it invites our cities
    🖐from Hargesia
    ماشاء الله تبارك الله بدا رحلة العودة الي دولنتا حبيبة

  • @beelo73
    @beelo73 11 หลายเดือนก่อน +3

    WW💯❣💯 WAAW WAR WAAN DUQOOBAYE🧑‍🦯 QURBAHA WAAN KA SOO SOCDAA EE GURI QIIMAHIISA WAA IMISA❤❣

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 11 หลายเดือนก่อน +11

    ❤❤❤ mashalaah muqdisho waa wadnaheena❤

  • @yuusufmacalinka6765
    @yuusufmacalinka6765 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mancha allaah homar wacan ba ka socda allaah ha barakeeyo mogdisho io dhulka somaliyeedba from duriyada

  • @shukrimohamud4247
    @shukrimohamud4247 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha’Allaah Herrera waan ku salaamey waad mahadsan tahay geesinimada aad maantey Muqdisho ku tagtey

  • @abdallahal-ali6536
    @abdallahal-ali6536 11 หลายเดือนก่อน +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته بعد تحية طيب الحمد لله على كل حال يا اخي عبدالرزاق حفظك الله ورعاك من كل الشيطان الرجيم والعين الحسد والحاقدين والجان يا ربي العالمين. اللهم امين ❤❤❤

  • @Cabdishamaa
    @Cabdishamaa 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah
    Waa qurux
    Laakin waxay u egtahay in la gadan waayey
    Wax dhaqaaqo maleh
    Alahu yaclam

  • @darishore814
    @darishore814 11 หลายเดือนก่อน +11

    Wow this is the best view you can get, it’s like dream living in Bahamas 🏝️ 🏖️ Mogadishu growing fast. I wanna buy one of those villas

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 11 หลายเดือนก่อน

      Ma shaqeysata? Niin shaqeyste aya shaa cabaa, as my hooyo used to say. Somali waan jeclahay runti, lkn waa wadan qariiban oo bilaash lagugu dhil kara.

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M 11 หลายเดือนก่อน

      @@AAA-sx5ejiska aamus hadaadan qeyr kuhadleyn!.

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 11 หลายเดือนก่อน +1

    M.a hormar wacan baan u rajeynayaa dhamaan soomali meel kasta ay ku noolyihin😊🎉❤

  • @AA-ks5ip
    @AA-ks5ip 11 หลายเดือนก่อน +1

    cimri dheer iyo caafimaad ilaahey haku siiyo inshallah.

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaah waa horumar wanaagsan
    Hareri Adna waa mahadsan tahay marwalbana waxaa astaan u tahay ku dayashho iyo tabinta barnaamijyo wanaagsan oo soo jiidasho leh

  • @shafieabdirizak2704
    @shafieabdirizak2704 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah La Igama shekeynaayo aad bay U Qurux badantahay wan arkay laba mar Ayan tagay.. Ka faaideyso wacan

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 11 หลายเดือนก่อน

      Wll geedo miyaa lagu abuuray mise waa geed la’aan.

  • @abdiwahabbidixo5132
    @abdiwahabbidixo5132 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hormarka somalida ayaad si wanagsan oo kala bartay. Abdisalan herari

  • @ibrahimaliwarsame6665
    @ibrahimaliwarsame6665 11 หลายเดือนก่อน

    abdisalam hereri waa weriyaha ugu hal abuurka fiican weriyaasha somalida oo dhan anigu si gaar ah ayaan ugu xiranahay

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maash alh xamar cadeey c salaan mudaan jeclaa inaad xmr timaado

  • @fayezadiini
    @fayezadiini 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah! Iftiinka inuu guriga soo galo sida looga fakiray waa cajiib, waxaan rajaynaa dhammaan guryaha in sidaas loo dhiso hadda kadib.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 11 หลายเดือนก่อน +2

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&CRasaaq Cali Warsame.

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 11 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilaah waan ku farxaa hormar dadkeyga Soomaaliyeed gaareen Ilaahey nabad waarta ha ina siiyo.

  • @direemedia
    @direemedia 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw so beautiful..... INSHALLAH DALKA NABAD IYO BARWAAQO RAJEYNAYA

  • @MohamudAli-n3c
    @MohamudAli-n3c 11 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho hormar ayey ku talaabsatay, masha Allah.

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah .new muqdisho aljaziir

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Muqdisho waxaa ka socdo horumar dhanka dhismaha

  • @maxamuudcade9865
    @maxamuudcade9865 11 หลายเดือนก่อน +3

    Welcome 🤝🤝 Cabdi Salaan Hareere to Muqdisho

  • @hamigaiyonoloshaamiir7812
    @hamigaiyonoloshaamiir7812 11 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha alaah dalkayga oo nabada ilaahayow nagu arsaaq
    Dadkay iyo dalkowgu midow oo dalkiina dhista ayaan idin leeyahay

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah wadanka horumar wanaagsan baa ka socda Abdisalan mahadsanid

  • @maymunali1152
    @maymunali1152 11 หลายเดือนก่อน +1

    Guryo.Qurux Badan Masha allah Horumarka Dalka ✅

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 11 หลายเดือนก่อน

    🥺. 🥺. 🥺 .. ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay

  • @Cabdirashiid-re8vx
    @Cabdirashiid-re8vx 11 หลายเดือนก่อน +8

    Wow this village very beautiful ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 11 หลายเดือนก่อน +4

    Shaqo wanagsan Good job❤❤

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE 11 หลายเดือนก่อน +2

    Muqdisho my city ❤

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah. I’m definitely interested ❤

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 11 หลายเดือนก่อน +6

    Waay fiican tahay lkii waxaa lo bahanyaha waxaasosarea Beero iyo warshadoo yare yare

    • @darishore814
      @darishore814 11 หลายเดือนก่อน

      Waa ay socdaan lakin cid no so gudbisa ayay rabta

    • @reddevilssomalifans2718
      @reddevilssomalifans2718 11 หลายเดือนก่อน

      Deegaameynta waxey ka midtahay wax soo saarka hadaba waajiraan shirkado cusub waana socdaa fahamka waxeyna sifiican u hirgaleysaa markii amaanka sibuuxada loosugo cidwalbana ay timaado

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@reddevilssomalifans2718
      Maglooyinka somalide Waa iskuu raaran
      Garaaha kuwaa mamulka gobaledeyd Somaliland putland. Hargieysa. Bososso Burco kisssmyo shaqoo aadag baa suugyaa
      Somalia

  • @mustafaahmad4717
    @mustafaahmad4717 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah. IBS bank geeda halagu beero guryaha banaankooda

  • @nimamahamed4948
    @nimamahamed4948 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabaraka allahuakbar

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha ALLAH TABARAKALLAH ❤

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 11 หลายเดือนก่อน

    Maashallah waa guryo aad
    u qurxoon

  • @Yahyealichannle
    @Yahyealichannle 11 หลายเดือนก่อน

    ❤waaw❤ mashaa allah❤

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187 11 หลายเดือนก่อน +1

    Nimaca fadhisa dhulkena hoyo ❤

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah tolow qeymaha waa imasaa

  • @sacadmo1511
    @sacadmo1511 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka maanta duubayaa waa bilaa xirfad, magaaladii waa dhisantay guryuhuna waa waafi runtii aad u qurux badan.

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 11 หลายเดือนก่อน

    Waa ka xunahay moqdisho waxay dhismaysaa adoon lahayn nidaam dawladeed sida wadooyin waaweyn(highways) iyo parkings
    Waa gaalo guryo meelkasta laga dhisanayo oo aan lahayn wixii bulshada ka dhaxeeyey oo dhan sida wadooyinkii
    Taasna waxaa howshooda gabay dowlada oo aan xil iska saarin nidaaminta magaalada
    Afgooye iyo xamar inta u dhaxaysa maanta maleh dhul banaan meelkasta waa guri iyo jiingad
    Ilaa dayniile oo ahaa dhulkii dawlada 😢😢😢😢

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi 11 หลายเดือนก่อน +6

    Habargidir they are the one own it
    Habargidir are the most powerful people in Mogadishu .
    You name it power in business and army 🥂🥂🇸🇴

    • @abdirashiddirie3522
      @abdirashiddirie3522 11 หลายเดือนก่อน +3

      HG ,waxaa ka wayn Somali wayn,
      Ka waynaw qabiil adoo qaran heli kara

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi 11 หลายเดือนก่อน +4

      @@abdirashiddirie3522 viva Mahad salad
      Viva Habargidir haanoolato

    • @Faz-O
      @Faz-O 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@elmimohamedelmilet habargidir buy it😂you wanna loot peoples property

    • @abdirahmanibrahim4443
      @abdirahmanibrahim4443 11 หลายเดือนก่อน +1

      Hawiye waaaga soo ceeyriyeen xamar hadana wexeey rabaan ineey guri naga gadaan intaan wadanka kamaqneen ayeey wax walba qaateen hadana wexeey naleeyihiin kaalay soolaabta gata Guryahaan saaxiboow raali ahaaw horaa noosoo gaaday iska ilaaw markaan 😂

    • @NuurAxmed-xv4vr
      @NuurAxmed-xv4vr 11 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@abdirahmanibrahim4443 dadkii nakalageyey weydhinteen ❤❤❤

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 11 หลายเดือนก่อน +5

    Its nice the project, unfortunately the quality of the finishing is poor 😔 Often i see high price tag in Somalia with poor finishing, its something developers can change easily

  • @faatumaibrahim4473
    @faatumaibrahim4473 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 11 หลายเดือนก่อน

    Soo dhawoow herari.

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 💖 nabad waarta

  • @aliMohamed-bb8vh
    @aliMohamed-bb8vh 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah harari iyo camera qaadaha kalama dhacaan nice

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 11 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi Europe ayaan moodayay ❤ilaahayow nabad ka dhig muqadisho

    • @safiahussein8467
      @safiahussein8467 11 หลายเดือนก่อน

      Europe aa ma mid qolalka ciirigaa leh yaaahuu oo bilaa hawdaa meeshan janno janno bey u egtahye haku metil Europe

    • @amiirka6885
      @amiirka6885 8 หลายเดือนก่อน

      @@safiahussein8467😂😂😂yurub ma qol weyn ayaad ku aragtay

  • @ayahosman
    @ayahosman 11 หลายเดือนก่อน

    Www my city Mogadishu muuq wanaag

  • @HassanAli-me8tj
    @HassanAli-me8tj 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah walahi wan jeclaan laha in an gurigii an hawgabka ku qadanlahaa I would like to retire this place insha Allah.❤

  • @beelo73
    @beelo73 11 หลายเดือนก่อน +1

    DAARU SALAAM waa ok lakiin xeeb uma dhawa.

  • @GidhiGabayre
    @GidhiGabayre 11 หลายเดือนก่อน +1

    M.alllh ❤❤❤❤❤❤❤❤😮

  • @IsmacilCali-ng1eh
    @IsmacilCali-ng1eh 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @AhmedShendi-hl5ud
    @AhmedShendi-hl5ud 11 หลายเดือนก่อน +3

    Dhibka laguma waaro❤❤❤❤❤

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 11 หลายเดือนก่อน +1

    M.a nabada allaha no siyadiyo hormarkasta waa gaari karna hada nabad helno.
    Mogadishu is a beautiful city, if it finds peace🏕️🏞️😍

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 11 หลายเดือนก่อน

    Ww m.a guleysta🎉

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah

  • @suhayb_esco
    @suhayb_esco 11 หลายเดือนก่อน +2

    🎉moqdishO

  • @ayubmohamudali4248
    @ayubmohamudali4248 11 หลายเดือนก่อน

    Walee Mogadishu tagtay ❤

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 11 หลายเดือนก่อน +1

    Welkom tomogadishu hareeri

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 11 หลายเดือนก่อน

    KusoodhAwew magaalamadaxdii soomaalia muqdisho 🎉🎉

  • @AbdirahmanOsmanabdullah
    @AbdirahmanOsmanabdullah 11 หลายเดือนก่อน

    Hereiyow hargeisa stateska hargeisana inta aan garanayn bar ,

  • @mohamedibrahim2796
    @mohamedibrahim2796 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaallaah they are really nice
    Where can I contact them from

  • @rooble22
    @rooble22 11 หลายเดือนก่อน

    10kii sanno ee dumabaysay horumar weyn oo dhan walba leh ayay Soomaali samaynaysa magalooyinkiina aad bay u dhismeen si waliba casri ah. Alle nabada iyo nicmada ha inoo siyaadiyo Soomaalina dhib iyo kacaakuf in wax lagu qaato soo aragtay ee qof waliba dhankiisa xil ha iska saaro wadajirka iyo wada noolanasha iyo in lays neef ogolado waa muhiim.

  • @hornofafricaninstituteofhe2710
    @hornofafricaninstituteofhe2710 11 หลายเดือนก่อน +1

    asc wr wb ..aad iyo aad ayaad u mahadsantahay mudane cabdisalan
    qiimaha guryahan xagee laga heli karaa ?

  • @omkadi5547
    @omkadi5547 11 หลายเดือนก่อน

    mashallah

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv 11 หลายเดือนก่อน

    Wow! M.alH Bilicda mesha kasokow wxa iga daadagay duqa sidu usharaxayo Adban uga helay aabahas Hada lacag hayo hadal kuma celiyeen😂

  • @darishore814
    @darishore814 11 หลายเดือนก่อน +1

    Go east or west, home is the best.country road take me home to the place I belong

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 11 หลายเดือนก่อน +1

    Beautiful

  • @AbdirahmanOsmanabdullah
    @AbdirahmanOsmanabdullah 11 หลายเดือนก่อน +1

    4milon mogdhisho,hargeisana waa 2milion, lakala cilmibadan

  • @sadaamabdicawke5443
    @sadaamabdicawke5443 11 หลายเดือนก่อน +1

    IBS HORMAR WACAN🌆

  • @toosiyeawtilmaame4354
    @toosiyeawtilmaame4354 11 หลายเดือนก่อน +1

    Beautiful 😻

  • @GM-op2sl
    @GM-op2sl 11 หลายเดือนก่อน

    Am Rwandan diaspora love you my brothers and sister from Somaliland one day I will be there to see my original

    • @slowraijin6944
      @slowraijin6944 11 หลายเดือนก่อน

      That's somalia Mogadishu

  • @bashirateyr
    @bashirateyr 11 หลายเดือนก่อน

    Assalamualaikum warahmatullahi
    Waa immisa qiimaha guryaha
    Sida bangalo ama isa saarka?
    Mahadsanid

  • @ahmeddaahiye2188
    @ahmeddaahiye2188 11 หลายเดือนก่อน

    Aaway qaybtii kale ee safari apartments oo aad sheegteen in aad soo dhigaysaan dhiiri galin ayay noo tahay fadlan soo dhiga

  • @Caqilmohamed2020
    @Caqilmohamed2020 11 หลายเดือนก่อน

    Halkee lagala xiriri karaa guryahaan

  • @abdulciise6989
    @abdulciise6989 11 หลายเดือนก่อน +1

    Meeqa ayaa lagadayaa qiimaha guriga?

  • @AxmedSiad-db1yf
    @AxmedSiad-db1yf 11 หลายเดือนก่อน +1

    1991 baa ugu danbay meesha soomalidii wada degnayd cidnah aamini mayso hadaan dawlad xoogle la helin ma ahaa lays aaminimayo somali🇸🇴

  • @Caliya7
    @Caliya7 11 หลายเดือนก่อน +2

    Qurbajògta qoraxjoogtaa laqday xoolahoodii

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 11 หลายเดือนก่อน

    Gurux waay

  • @ahmeddhagacade6047
    @ahmeddhagacade6047 11 หลายเดือนก่อน +2

    Iphone baan bixin hadaa gaaro 10kun oo qof kamid noqo dadka guulystaha

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 11 หลายเดือนก่อน +9

    Somalidu aqalo la dhiso uma baahna mashaariic wax la cuni soo saara sida beero kalluumaysi xoolo maalin aqalo la dhiso oo wax la cuni maaha caqligeenu waa inuu Korea dadka gaalada kireysanayaa waa in dhakhli soo galaa

    • @reddevilssomalifans2718
      @reddevilssomalifans2718 11 หลายเดือนก่อน +2

      Somali baa u tabay negative ninkaste isagaa yaqaan meeshuu mashuuuciisa ka hirgalayo maahan dowlad waxaad lahadleyso

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 11 หลายเดือนก่อน +1

      Negative ma’aha waa run guryo dhaadheer oo high rising iyo 🏠 kaliya looma baahna. Wax soosaar baa loobaahan yahay. Iyo horumar.lacagahan ay dhismayaasha isugu faanka ah kudhisayaan may waxyaabo kale oo manaafacaad leh geliyaan?

  • @Haytham-t4s
    @Haytham-t4s 11 หลายเดือนก่อน +2

    War allah Ka cabso is kadaaaa music mar Kasta wax fiiican ma kugu Arko

    • @GeediAbdi-ue3zi
      @GeediAbdi-ue3zi 11 หลายเดือนก่อน

      Muusikada waa xaaraam yaa kugu yiri
      Ma aayad, xadith ama ijmaacul culumaa baa u haysaa .

  • @Burco.
    @Burco. 11 หลายเดือนก่อน

    Dhulkaas dad masakiin ah ba lava dhacay daahir Calasow baa dhulka dhacay

  • @AlibacherAli-cg4hl
    @AlibacherAli-cg4hl 11 หลายเดือนก่อน

    Sewage system ayaa ubaahan in la Sharaxo
    Waxaan maqlay in ay soo uraan guryihii laga shisay darusaaam state oo aanay jirin modern Sewage system