JADWALKA CARUURTA IYO SIDA WAQTIGA U KALA MAAREYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2024
  • #ruumikitchen #subscribe #share #like #byruumikitchen #jadwalka #dhiragalinta ‪@ruumichannel‬ ‪@ruumichannel‬

ความคิดเห็น • 56

  • @aminaabdullahi6913
    @aminaabdullahi6913 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @sacdiyamaxamud1823
    @sacdiyamaxamud1823 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @deqaahmedi1338
    @deqaahmedi1338 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah shaqada waa caafimaad laakiin dhalmada badan waa wax jirka hooyada ka go an lafaha, Timaha, maqaarka dhinac walba

    • @FaisaCadeey25
      @FaisaCadeey25 ปีที่แล้ว +1

      That’s true my sister ..Abayo ani iso booqo ❤

    • @iqra11rok43
      @iqra11rok43 ปีที่แล้ว

      Abaayo waa runtaa anigaba waaushegay dhlmada badan ayaa nadily

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว

    masha Allah❤❤❤❤

  • @aminaabdullahi6913
    @aminaabdullahi6913 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaallaah Tabarak dhiiri galiso Allaha ku barkeeyo shaqada waa sports wana caafimaad waa lagu yarada ilove shaqo

  • @MahmoudJilacow
    @MahmoudJilacow 11 หลายเดือนก่อน

    Masha. Allah❤❤❤

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว

    Mashallah illahow hooga kuu barakee waa runtaa shaqo laguma duqoowo qofba qofkuu ka shaqa badanyahay ka caafimaad iyo cumri badanyahay macnaha ka quruh badanyahay waa ku gu farhaa aniga rera shaqaan ahay hooyo Cs ku dhasho oo shaqaalana ka maarantaan ahay ilmahana shaqada in labaro waa kulaqabaa fikirkaas wanaagsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤luv u siz

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Taladuwantalacayn talajaad dumaaaaaaar iyo Rag.Familyy lakiin. Mashaaaaalah tabaarakalah inbadan soooo yartaaneeey wEldoooooown everlife livelife itaaah

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว

    Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
    Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu Mahadsanid wll

  • @xawomaxamed3595
    @xawomaxamed3595 ปีที่แล้ว

    Wsaw masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodagaraad1086
    @roodagaraad1086 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah hooyo fcn

  • @aminabella8266
    @aminabella8266 ปีที่แล้ว

    Machallah you are active mom❤❤❤

  • @queensaafi
    @queensaafi ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo caafimata ku cun mcnto alllah ku caafiyo

  • @fardosaabdi4975
    @fardosaabdi4975 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂rumay allevhakuxifdiyo waxa kuqoslay lacagbadan soshaqee weeye fariid naag nool walle hoyada gabadhbay dhashay gari dumar❤❤❤❤❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh walee shaqo luguma duqobee caafimaad baa laga qaadaa cunto cun la fariiso ama la seexo cudur ka wayn ma jiro any way horo usoco anakaa firfircooni kaa qaadnee ❤❤❤❤

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarakallah qali dumar ❤❤❤❤

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 ปีที่แล้ว

    Maansha allh walshy qaali ilaahy haynaga dhigo hooyoyin firfircon

  • @umacabdirasakfarax-si5id
    @umacabdirasakfarax-si5id ปีที่แล้ว

    Asc ruumiyey wallshay jumca kariim waxa la dhaha sawalsan

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm ปีที่แล้ว

    Maasha allah juuc juuca illahey hakaa wado abaayo waan arkay ajaanibta maduqoobaan anag fadhigaa na dilay

  • @hodanbaashe5690
    @hodanbaashe5690 ปีที่แล้ว

    Yaanyadan waaweyn sabarsaan baa la idhaahdaaa ruuneey

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 ปีที่แล้ว

    Ilaahy haku caafiyo wall mcn

  • @umufatmaabdullah9533
    @umufatmaabdullah9533 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo ❤

  • @sihaammohamed1048
    @sihaammohamed1048 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @ishaaahmed5695
    @ishaaahmed5695 ปีที่แล้ว +1

    M.a ruumiyeey waligay waxaan maqlijiray hoowsha waa lagu yar yaraada wali ma maqlin iska fadhiga lagu yaraada waaba lagu duqoboyee ee warkaas yaa shegay😅

  • @nastexomaxamed815
    @nastexomaxamed815 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo allh Haku caafiyo ❤

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 ปีที่แล้ว

    Ruumi maasha allh horta xoogaga allha kuudaysto hoosha badan laguma duqoowo farxadaa kaqadee iyo cafimad lkn gaalada waxayse uduqoobeynin ilmo badan madhalan anaga hadan somali nahay ilmo badan ayaa dhalnaa then hooyadii weyjilcee hool iyo ilmo koris oo tirada kabaden iyo stress ayaa nadilay runtaa hadii lagahadlo waasaas ayaa dhaqso idiqownaa abaayo

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 ปีที่แล้ว

    Rooti iyo bariis iyo baastan cunaaa sababtasay hawshu inoo cuneysaa

  • @saraibrahim9074
    @saraibrahim9074 ปีที่แล้ว

    Ruumey mashallh xabebti kuman daawan 3 bilood wallhi awlna markan freega ahay qofka u horeeyan daawan jirad ahyd wan yara xabuusaday cuntadadibaa halkaa igasoo urtay 😂😂😂😂😂 wan ku salmyaa qali wan ladnaaday alhmdulillh manta waniga ku soo qabtay ❤❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Iyaaaaa itaaaaaiyaaaaaa

  • @kadraarab1790
    @kadraarab1790 ปีที่แล้ว

    🎉🎉🎉

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 ปีที่แล้ว

    Asc ruumi ayaantan vedo madawan malmaha wa xanusaday fursad mahelin maanta malaha 10 vedo wadawaday

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 ปีที่แล้ว +1

    Shaqad waa caafimaad sida aad sheegtay 100 jir 90 jir orod badan ayaan aragnay❤❤

  • @som1
    @som1 ปีที่แล้ว +2

    Ruumi. Aniga baby number 4 aan umul ku ahay 10 days ii soo ducey howsha wee ugu uslaatay because I am breastfeeding always.

    • @SumayaBashirSuu-dv5sr
      @SumayaBashirSuu-dv5sr ปีที่แล้ว +1

      Allah kugarab galo mcneyy aniga xiita umul ahay baby 2 wa ruun marwalbo walagu waxa but Alx ubad wa nicma from God

  • @aminaabdullahi6913
    @aminaabdullahi6913 ปีที่แล้ว

    For American

  • @kadraarab1790
    @kadraarab1790 ปีที่แล้ว

    🤲🤲😊

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ruumiyeey waligay maqlin fadhaiga waaba lagu duqowabee hoowsha waa lagu yar yaraada😅😅yaa shegey warkaas😅😅❤

    • @nasroaden2469
      @nasroaden2469 ปีที่แล้ว

      Howl lagunayaraado anaa ku yaraan lahaa oo cimrigaygii oodhan shaqo kujiray

    • @nasroaden2469
      @nasroaden2469 ปีที่แล้ว

      Daamanka madow igagaleen daal dartiis😢😢😢

  • @nastexomaxamed815
    @nastexomaxamed815 ปีที่แล้ว

    Marka video sogalineso adkaar so aqriso I.a😊

  • @ShukriAbdiRashid-n6z
    @ShukriAbdiRashid-n6z 11 หลายเดือนก่อน

    Horta martida malintaa diraah do mada iska dhaso ooy isku dhax yaacsantahay ayee gu imaanayan yab

  • @aminaabdullahi6913
    @aminaabdullahi6913 ปีที่แล้ว

    Abayo I like you❤❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As, yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey copycadat jadwal tanaa tiri.lagina yaqaano meeqojeer

  • @ifraxmuuse8738
    @ifraxmuuse8738 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mamo waxa jec lahay jabatigaga canjeradada iyo baris kaga nadafadada wan jecelahay mar kan wenado Ina kugu day sado😅wawenahay alxmd lkn Marka jigo galow garob ama an guur sado waxan rajeca Ina you tube sijok to❤❤❤❤love u

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว

      Guur ad ku faraxdo iyo Farax wangsan oo qiimahaga yaqaano allaha ku keeno dag dag wali amin kkkkk

  • @himocabdi8306
    @himocabdi8306 4 หลายเดือนก่อน

    Hadaan kugusoo biiray quruxeey

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  4 หลายเดือนก่อน

      So dhawaw lakin channel kan routine waa ka joojiyay boqo ruun family

  • @SumayaBashirSuu-dv5sr
    @SumayaBashirSuu-dv5sr ปีที่แล้ว

    Qoofki fadi kudirir kujiro marwalbo cuna sexda ayaa duqoba abayo 😢😢

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os
    @UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤

  • @fardosaabdi4975
    @fardosaabdi4975 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤