ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

MUUQAALDI UGU QOSOLKA & QARAAXADA BADNAA ASBUUCAN | FUNNY😅 + MUCJISOOYIN 😳 + QOSOL 🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 มี.ค. 2023

ความคิดเห็น • 416

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 ปีที่แล้ว +55

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤❤

    • @shamsomowliid6846
      @shamsomowliid6846 ปีที่แล้ว

      Salalaahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤💯💯💯💯💯

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane ปีที่แล้ว +151

    Hdaaad ujeedo magaca Nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +55

    Ramadaanka Allaha nagu gaar Siyo cafimaad iyo cumri Dheer oo Cibaado suuban inshaallah amin Ha ka tagin ❤❤❤❤

  • @Canada.143
    @Canada.143 ปีที่แล้ว +78

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @AhmedAli-ku7vl
    @AhmedAli-ku7vl ปีที่แล้ว +18

    Shabalala ciririyuu dareemay
    Saas awgeed meel uu ku nafisuu doontay
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zamzamnuurcali1251
    @zamzamnuurcali1251 ปีที่แล้ว +23

    maandiirshe iga qosliyay 😁😁😁😁✋✋

  • @juweeriyo4
    @juweeriyo4 ปีที่แล้ว +3

    Waziir waa kula socdaa👀

  • @sidiiqfarxaan
    @sidiiqfarxaan ปีที่แล้ว +15

    Aniga iyo adiga akhrinaaya qoraalkan
    Ku Sali Mohamed Salalaahu cayeyhi wasalam ❤️

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @safiacateye1303
      @safiacateye1303 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw 🥰🥰🥰

  • @yamanibowy1183
    @yamanibowy1183 ปีที่แล้ว +11

    Shabalala dhulka ku soo yaraaday wlhi😂😂😂😂😂

  • @sadaaminahnasriin6380
    @sadaaminahnasriin6380 ปีที่แล้ว +19

    Horgalahan meesha laguh arko hala dilo 🔪waan dhaaranaya ku lahaaaa😂😂😂😂😂

  • @Abdishakurhassn9
    @Abdishakurhassn9 ปีที่แล้ว +11

    🤣🤣🤣🤣✌️anaa kugu balamiyay wasiir haddana waan kusii balaminaa igu qaado. Legend 🤣👏

  • @amalmaxamud7461
    @amalmaxamud7461 ปีที่แล้ว +3

    Allow ramadnka cafimad iyo cimri dher cibado suuban nagu garsi

  • @crisaaqabshir3885
    @crisaaqabshir3885 ปีที่แล้ว +38

    Shabalaala another level 💯

  • @czhakuur2266
    @czhakuur2266 ปีที่แล้ว +3

    Waziir muumin baalow maasoo qadatid👍🫡😍

  • @ahmedloveofficial8484
    @ahmedloveofficial8484 ปีที่แล้ว +32

    Waziir Kama Caajiso Daawashada Muuqaaladada Xaqiiqdii 👩‍❤️‍💋‍👨

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys ปีที่แล้ว +8

    Catoosh Yare Walaalkiis WeeyaN ban ku qoslay😂😂

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 ปีที่แล้ว +4

    Woow the first comment the first like keep going my brother zaki bin XAAJI 💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 ปีที่แล้ว +6

    Wllh barnaamijyadaada waa ku farxaa markaan arko legend Zaki 😂😂😂

  • @abdirisak_buskulaawi
    @abdirisak_buskulaawi ปีที่แล้ว +1

    Xasuusin aawey dadkii nabiga jeclaa igula saliya scw scw scw scw scw❤❤❤

  • @moaweys4836
    @moaweys4836 ปีที่แล้ว +3

    Muqalka dharta ina ka hadasho ehed waye xada dinnta dharta ma ficno ina dhahdo ehed wayo nin ka raga dinta uu Baneysey 4afar hali kaliya kuma qanci karo saas ehed baria halin walbo lama cuni karo🙏🤣🙈

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 ปีที่แล้ว +3

    Is so Fanny hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh keep going waziir

  • @34_JR
    @34_JR ปีที่แล้ว +9

    Waziir emotional kii mxa ka damacsantahay 😂

  • @KUUNII02
    @KUUNII02 ปีที่แล้ว +9

    Wasiirada inee kasheeda soo qaadato aan la baqayay maanta dhan 6:45 😅😅😅😅😂

  • @umuzana
    @umuzana ปีที่แล้ว +10

    Wasiirka u imi mana qoslin waa been 😂🤣 Thanks wasiir

  • @MubaarigAhmedAbdiMugo
    @MubaarigAhmedAbdiMugo ปีที่แล้ว +8

    shaba lala waa qosol wllhi kulaha yaa balamiyay 🤣🤣🤣🤣

  • @qaraskoofficial3540
    @qaraskoofficial3540 ปีที่แล้ว +12

    Sarakiisha maxa ugadagantihiin waziirka 600k coming soon😘

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ปีที่แล้ว +7

    Axadkanow dharta kajog farax lugo pasto waxyabaha qar dhartoda kama dhabeyn karane
    Gabadha adina nin iskuma hubtide hablaha walalaha ah haisku xumeyn 😂😂😂

  • @mohamudsalad5405
    @mohamudsalad5405 ปีที่แล้ว +6

    waa catoosh wllkiis ar somaliyaa🤣🤣🤣🤣

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 ปีที่แล้ว +4

    Waziir bin waziir nin aan taagyeero guuleyso wll qaali ❤️

  • @husseinsuldaanka2950
    @husseinsuldaanka2950 ปีที่แล้ว +6

    Mamada O caadi ay galisee shabalaala dhulka haliste galisay dhulka ku yalaaday odayga 😂😂

  • @fadumoabdilaahimuhammad9148
    @fadumoabdilaahimuhammad9148 ปีที่แล้ว +4

    Anoo minyarale isku wadaba warda xaadhe ninkedii raadinaa🤣🤣🤣

  • @kingpepe7735
    @kingpepe7735 ปีที่แล้ว +23

    Inta muqalka balad xawo ka dawanesa like isar 😁✌

  • @mohamedidriss
    @mohamedidriss ปีที่แล้ว +5

    Zaki bin xaaji from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @abdirashiddheere6616
    @abdirashiddheere6616 ปีที่แล้ว +11

    waziir Alaabta maslaxo ku dhacday sooma fiicneen emotianal damage in laga dhigo😅😅

  • @yakubkasim1345
    @yakubkasim1345 ปีที่แล้ว +7

    Is dajiya Neef qaata Cmalaa Waziir🤣😅

  • @Xanfresh7
    @Xanfresh7 ปีที่แล้ว +4

    Zaki bini xaaji. ❤❤❤❤❤❤keep going pro

  • @itszeno8083
    @itszeno8083 ปีที่แล้ว +1

    Ala Dagalka somli io sudan kaso hadal wziiirrrrr😂🤣🤣🤣🤣

  • @mariyomahdi5028
    @mariyomahdi5028 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkk Zaki bin xaaji

  • @xaamudtiger2376
    @xaamudtiger2376 ปีที่แล้ว +1

    Shanbalaala ciriiriga uu sheegi jiray ayuuba galay🤣🤣🤣

  • @Ahmed.Ruush6
    @Ahmed.Ruush6 ปีที่แล้ว +2

    wlhi waligay like kulama dhafin tolow goorma pin igu qaban wasiiow!

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 ปีที่แล้ว +1

    Wasiirka arimaha gudaha wnku salamay wasiir🤣😂

  • @muusemacalin8012
    @muusemacalin8012 ปีที่แล้ว +2

    Big legend wasiirka waan ku wadanaa legend

  • @mjalaatoofficial7711
    @mjalaatoofficial7711 ปีที่แล้ว +1

    Kusali nabi Mohamed scw

  • @xamsegamer6347
    @xamsegamer6347 ปีที่แล้ว +3

    Shabaabalala waa miisaanka culus calooshuuna aadaa🤣🤣🤣

  • @idabdi1281
    @idabdi1281 ปีที่แล้ว +1

    Khabiir shabalala another level

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 ปีที่แล้ว +1

    Wasir ka lexa ninkas dab yukakicine🤣🤣🤣

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 ปีที่แล้ว +2

    Adoo yaa balamiyey dhahaaya ujaraa sheeq tartaraaya😂😂😂

  • @jimcalesiciid9090
    @jimcalesiciid9090 ปีที่แล้ว +8

    aaryadeheh 500k subscribers igadhsiya bal😂😭✋

  • @ahmadfaarah9234
    @ahmadfaarah9234 ปีที่แล้ว +1

    Soomalidu day after day way ka siii daray saaa

  • @cimraancimraanyare
    @cimraancimraanyare ปีที่แล้ว +2

    Shabalaala muqaalkiisa

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed ปีที่แล้ว +6

    Catoosh walalkii baan ahay kulaha nin yar yaraysi malaha qacbuu kaga siiyay.❤❤❤😂😂😭😭😭😭

  • @osyare-gj4pt
    @osyare-gj4pt ปีที่แล้ว +2

    wlll zaki horey usoco sxib❤❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +1

    Wax kaste macaan waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan

  • @feisalibrahim-ri6uf
    @feisalibrahim-ri6uf ปีที่แล้ว +1

    Shabalala neeef mahaya 🤣🤣🤣

  • @wardiahmedeew3601
    @wardiahmedeew3601 ปีที่แล้ว +1

    Shablaala wllhi wuu yaaban yahay hhh

  • @liohack
    @liohack ปีที่แล้ว +1

    Waziir parnamijkii emotional damageka inoo soosamee

  • @saacidshaaciye2311
    @saacidshaaciye2311 ปีที่แล้ว +2

    Waziir caaawa waad qiirootay🤣

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 ปีที่แล้ว

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰😘😘😍😍🥰

  • @capital4343
    @capital4343 ปีที่แล้ว +1

    qofka uhoreeyay oo daawaday ayaan ahay

  • @hilaacaxmedfool1508
    @hilaacaxmedfool1508 ปีที่แล้ว +1

    Ma sheegee markaaa🙄🤣

  • @qadroxasan-oj9gz
    @qadroxasan-oj9gz ปีที่แล้ว +1

    Shabalaala Qaraar loow😀😀😀

  • @hamdacayr2197
    @hamdacayr2197 ปีที่แล้ว +1

    Waziir maxaa la je jeesane🤣🤣🤣🤣🤣🤣 dharta ka naxdaay miyaa😳🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂

  • @hoodocabdi9239
    @hoodocabdi9239 ปีที่แล้ว +1

    axadka hore maba fahmin muku caayey mise wu ku amaanay wax kale ha ii joogane

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +4

    Waziir aniga oo murugo ku jiro ayaad iga farxisay Allaha kaa farxiyo Waziir waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba iyo meel Walbo ❤ 💖 ❣ 💕 💯 👏 😀

    • @naima_____nacnaciina7377
      @naima_____nacnaciina7377 ปีที่แล้ว +1

      Farxad allah ku siiyo wll
      Saliga nabiga badso 🤚
      Murug dib uma arkeysid
      In sha allah 👌

    • @MoohaFaarax
      @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid walal

  • @madiinocabdulle6416
    @madiinocabdulle6416 ปีที่แล้ว +2

    waziir nolow intey nolol jirto🥰

  • @seeytuunicabdulaahikulan4908
    @seeytuunicabdulaahikulan4908 ปีที่แล้ว +2

    Daljirka daahson baan usocna hdi kle waa in naloo dhaarta🏃‍♀️😁

  • @samadonfilms9245
    @samadonfilms9245 ปีที่แล้ว +1

    wasiir barmaajuk arimaha wan ku tashadaaye gab ku dheh nio😇

  • @mohamoudjama28
    @mohamoudjama28 ปีที่แล้ว +1

    War kan dhaarta yaa ku waajibiyey war ninkan waa loo awood sheegtay bey umuuqataa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shidiyeshidiye6488
    @shidiyeshidiye6488 ปีที่แล้ว +1

    Shaatiga lala gashade wlhii😂

  • @burhandaud6861
    @burhandaud6861 ปีที่แล้ว

    Xariifka garoog ha guursado gabar ayuu ka dhaqrtay

  • @hazzanjr9330
    @hazzanjr9330 ปีที่แล้ว +1

    Maandiirshe halyeey qaran wye taalo haloo dhiso😂

  • @fahmoabuukar4364
    @fahmoabuukar4364 ปีที่แล้ว

    gabar kulaguursamaayo waxay udhigantaa garoob ayaan kulaguursaa aday kutaal sstaray

  • @cabdisalanaxmedkhaliif1719
    @cabdisalanaxmedkhaliif1719 ปีที่แล้ว

    Oo adaa dhiiqo gacan kula jira calanka ku sidatid muxuuu ahaa

  • @taakoysaabir6614
    @taakoysaabir6614 ปีที่แล้ว +1

    Kuwaa waxeybdheheen shabalala live ka waxaa looga baxaa Appka tiktok dhan iska delete 😂😂😂

  • @ruweeydacusmaan7030
    @ruweeydacusmaan7030 ปีที่แล้ว

    Hhhh wasirka iska ilaali digaal😁

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 ปีที่แล้ว +2

    Zaki bin xaaji hadaan daawan malinkasta malintayda ma qurux badanaato malintaas. Oo waxbaa iga dhiman 😂. Dr ka qosolka weye. 😂😊

  • @haboonmaxamed2258
    @haboonmaxamed2258 ปีที่แล้ว +2

    wll kusali nabiga scw

  • @daarulkhayer1282
    @daarulkhayer1282 ปีที่แล้ว +2

    Aar Wasiir Dee Wa Ku Xigenkii Ee boska ii Banee 😁✌

  • @abdulrahmansaed6655
    @abdulrahmansaed6655 ปีที่แล้ว +2

    Big funy pro wasiiirka🔥

  • @mozaami
    @mozaami ปีที่แล้ว

    Barnaamijkii top 10ka aaway wasiir

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 ปีที่แล้ว +1

    Keep going legend my brother

  • @xabsocabdi-ll3wx
    @xabsocabdi-ll3wx ปีที่แล้ว

    Dhib ma leh wuu furaa matlrkaa kadib uu guursanaaa😂

  • @ahmedsaid1062
    @ahmedsaid1062 ปีที่แล้ว

    Shabalaala kuwaa waxay usooqorayaan taleefonka dami

  • @abdikhfarkampala3343
    @abdikhfarkampala3343 ปีที่แล้ว +1

    Catosh yara walalkes was🤣🤣🤣🤣

  • @abdimaalik9191
    @abdimaalik9191 ปีที่แล้ว

    Wazir maxakamad qaldana nagese duni cusub bilow uyahay nikan

  • @deeqcadaawe-wj8mi
    @deeqcadaawe-wj8mi ปีที่แล้ว

    ilahay jannadii ha ku geeyo wasiir mar ka isdajiya leedahay kaalma kaalma dheh sidii runaaldo oo kale

  • @cabdifataxsiciid6008
    @cabdifataxsiciid6008 ปีที่แล้ว +1

    saki gudoomiye soo gudbi shilalka mobile pls🙏

  • @boqoradaMarkaCadeey
    @boqoradaMarkaCadeey ปีที่แล้ว

    Aboowe qali aniga walahi wanku wata hooyo mcan waye aniga hooyo deya waye

  • @samaarbintuahmed4287
    @samaarbintuahmed4287 ปีที่แล้ว

    Zaki binu xaaji su'aashan iga jawaab
    Intaa barnaamish kaan waday fidiyo samen kuyeshay majiraa
    Micnah naktada eey kaxanaqday ama walaash wxlmit ah

  • @mohamedhagar3529
    @mohamedhagar3529 ปีที่แล้ว +1

    Waziir where is EMOTIONAL DAMAGE ?

  • @sharmake1959
    @sharmake1959 ปีที่แล้ว

    Shabalala boxka lagaliyey 😂😂😂😂

  • @kaderhussein-eq8uv
    @kaderhussein-eq8uv ปีที่แล้ว

    Wasiir caawa soo dheeratay🥰🥰🥰

  • @Xanfresh7
    @Xanfresh7 ปีที่แล้ว +4

    Catoosh wllkiis❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Amiinfilms
    @Amiinfilms ปีที่แล้ว +2

    Zaki Maxa igu heysta wa sarakisha midki uweyna 😊

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 ปีที่แล้ว +1

    Keep going legend

  • @drarabaxmed2911
    @drarabaxmed2911 ปีที่แล้ว

    Zaki intadan guri kale kahadlin
    Gadaashada iska hubi yaanan garoon malagugu dhufan

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 ปีที่แล้ว

    HABIBUNA MUHAMMAD S.A.W ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sabrinasiman
    @sabrinasiman ปีที่แล้ว

    Waraa wasiir aankla xishono barnamijkii shilalka telfonda rabnaa Niyow

  • @Shaficiii_Ahmett
    @Shaficiii_Ahmett ปีที่แล้ว +1

    Waziiirka neefta ku kacday 😂😂

  • @cabdulrisaaqmuxudin164
    @cabdulrisaaqmuxudin164 ปีที่แล้ว

    Zaki wxan ahay tagerahada wll allah ku sharfo