LIIBAAN DOOR HEES QIIRO BADAN ( HAYGA OOHIN ) BANDHIGA SHOW CIID [2024]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 เม.ย. 2024
  • LIIBAAN DOOR HEES QIIRO BADAN ( KUUNA DHAARTEE HAYGA OOHIN ) BANDHIGA SHOW CIID [2024]
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 443

  • @FAAD21
    @FAAD21 3 หลายเดือนก่อน +167

    Markastaa ku amraa qalbigeyga
    Inuu siiyo amaan nafsadaada
    Alla isma oga isagoo ku tabaaya
    Ayuunba arkaya fikiraaya
    Wax kastaan ku aqriyey kuna daayoo
    Ilahey amarkii kaama quustoo
    Ma quustoo
    Sikinba sikinbu aa u ilmeyno
    Farxad la’aanted ma awuurtoo
    Waa aduune adoon iliidin
    Wax kastaan ogole ha iga aarsan
    Kuuna dhaartee ha iga oohin
    Markasta is iraa ka adkeeso
    Niyada itiraahda ha ooyin
    Ma inkiro iyadaa ifka oo dhan
    Admiga u jeclaa arladoo dhan
    Wax kastaan ku aqriyey kuna daayoo
    Ilahey amarkii kaama quustoo
    Ma quustoo
    Sikinba sikinbu aa u ilmeyno
    Farxad la’aanted ma awuurtoo
    Waa aduune adoo iliidin
    Wax kastaan ogole ha iga aarsan
    Kuuna dhaartee ha iga oohin
    Erayo waa dhaafeen waxaan waa ilin qalin loo qaatay😭❤

    • @abdikarimhashiabdi7430
      @abdikarimhashiabdi7430 3 หลายเดือนก่อน +2

    • @rayanruuxi889
      @rayanruuxi889 3 หลายเดือนก่อน +2

      Macaqul mathy bowe ina isoo dirto ado raliya ereyda 🥺

    • @munanouh2124
      @munanouh2124 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤😢😢😢 Sidad u qorte wanagsan ayan ka helay walalo hanbalyo😊

    • @user-lp8fk6iw9d
      @user-lp8fk6iw9d 3 หลายเดือนก่อน

      Ohhh❤

    • @mahadmekon
      @mahadmekon 3 หลายเดือนก่อน

      🫡🫡

  • @user-ny7xh5tk5x
    @user-ny7xh5tk5x 3 หลายเดือนก่อน +24

    Wa aduune Adoon iLiiidin Wax kastaan ogolee 😢 hayga Aarsan 💔 kuuna dhar tee Hayga oohin 1:34 /15/4/2024😭

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 3 หลายเดือนก่อน +26

    Heestan waa heeso dhaftei Libaan door Mulaxan weyn❤️🥺🐐

  • @omerabdi8270
    @omerabdi8270 3 หลายเดือนก่อน +15

    Wallah ninkan somlida Lugtay Haysa Hesihi Clayada aha Ee meesha Laga Qaday Tana ugu Macan Iyo kobciye ❤

  • @AhmedKhaliif-bg1wf
    @AhmedKhaliif-bg1wf 3 หลายเดือนก่อน +105

    Heestaan ayaa ka macno badan midii Amiin yare qaaday kana macaan 👌

    • @Samirley124
      @Samirley124 3 หลายเดือนก่อน +9

      Amiin yare tiisa top ah

    • @user-yj7fm5lr9i
      @user-yj7fm5lr9i 3 หลายเดือนก่อน +4

      Isku ma dhawa tana hees ah

    • @HiboBulxan
      @HiboBulxan 2 หลายเดือนก่อน

      ⁰00 1:30 ​@@user-yj7fm5lr9i

    • @SumayoAbdikadir-qx1lg
      @SumayoAbdikadir-qx1lg 2 หลายเดือนก่อน +2

      Walaal labaduba ma kala dhacaane sidaa ha odhan million dad ah Bay ka oohiyeen labada heesood bee❤❤❤❤❤

    • @user-vn2qm5ue5z
      @user-vn2qm5ue5z หลายเดือนก่อน +1

      Hesta amin tare yaga dhi karaa

  • @Zuumaya123
    @Zuumaya123 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waa aduune adoon ilidiin wax kastaan ogoole ha iga aarsan kuuna dhartee ha iga oohiin🥺❤

  • @jaajuuoffiacial
    @jaajuuoffiacial 3 หลายเดือนก่อน +23

    Heetan yaa ilasugaaye habeenka ciida ilaahada 💔😢

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 3 หลายเดือนก่อน +11

    2004 is becoming the year of CALACAL and emotional Songs😢😢
    Fanaaninta wey inoo tashteen 😂

    • @wariyejaceylow4273
      @wariyejaceylow4273 3 หลายเดือนก่อน

      Been ma ahan walaahi fanaaniintaan wee inoo tashteen 😢😢😢😢😢

  • @rahmazhire7014
    @rahmazhire7014 3 หลายเดือนก่อน +12

    Heesaha calaacalka majecli lkin heestan wa Another level wllhi💋💔🥺

  • @nagad-nalka3690
    @nagad-nalka3690 หลายเดือนก่อน +4

    Waa aduune adoon iliidin wax kastan ogole ha iga aarsan kuuna dhaarte ha iga oohin huuuuuno walhi wan ku jecelhy lkn jacayalkagu ciqab buu igu noqday😢😭💔

  • @jannoyy
    @jannoyy หลายเดือนก่อน +5

    mudo dheer ka dub waxan noqon dona qofkan aha xaladuh way isbadi donan naftaydi samirka badan way bogsan donta xalad walna waan ka bixi malin waxa dhici donta aan farxi dono aniga oo bogsaday wax aan daremay ayan jirin 🥺🥺😭😩 iso duce wllo 🤲🤲

    • @sahalmnwr3780
      @sahalmnwr3780 23 วันที่ผ่านมา +1

      Wad bogsan I.a abaayo👸

    • @jannoyy
      @jannoyy 6 วันที่ผ่านมา

      @@sahalmnwr3780 insha allh wllo 🫶🤲

  • @hindacaliyuusufciye2835
    @hindacaliyuusufciye2835 3 หลายเดือนก่อน +7

    Sanadkii afaraad baa igu dhamaan raba qofan ii ogayn uunba ka fikiraa illhay qalbiga ha iiga reebo mid khayr qabaan illhay ka baryey😢😢

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial5617 3 หลายเดือนก่อน +9

    Ilaahow adaa abuuray waa adoonkagi ana wan jeclaaday ee nasiibkayga ka dhig oo xalaala qalbigana ii qabooji😢 ya rabi
    14/4/2024 11:25 hadan ka imid si aan uso arko un😢
    Isma isago isago ku tabaya❤ ayuunban arkaya fikiraya
    Hal mar yaa dareenisya dhibkan u marayo 😢❤

    • @abdirizaksalaama
      @abdirizaksalaama 3 หลายเดือนก่อน

      Ciyaaraa ku jirtaa wllhi😅

    • @xafsaxarago53
      @xafsaxarago53 3 หลายเดือนก่อน

      Wlo 2024 ba la marya copiga iska da bls😂

    • @najmabestvideoelmi567
      @najmabestvideoelmi567 3 หลายเดือนก่อน

      @@xafsaxarago53ma qoralkay so copygaresay 😂😂

    • @user-pv9xk1sj8s
      @user-pv9xk1sj8s 3 หลายเดือนก่อน

      Qalbi dacada hada haso allha waxd ka bariido waad helsa waan kugu duucey dhincga qof rabto😢😢😢😊

    • @FaadumoahmedmxmdMxmd-ro5hh
      @FaadumoahmedmxmdMxmd-ro5hh 2 หลายเดือนก่อน

      Alaahuma amen😢

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 27 วันที่ผ่านมา +1

    Waa aduunee adoon iliiidin
    Wax kastaan ogalehee hayga arsan
    Kuuna dhaartee hayga oohin😭😭
    Ilhow dadka jacylka ku silcaya badal khayr qaba siii
    Ilhow qof dunidoo dhan iigasoo go’ay aaanan ciiil iyo urugo badin😭
    Ilahow kaan dunida ka doortay ii calaf🫶😭🔥

  • @NimcoIsmail-fi5eu
    @NimcoIsmail-fi5eu 3 หลายเดือนก่อน +39

    Xumaa qalbigaagu markuu damqanaayo ilaahay xanuunka jcylka haka wada Saaro dadka dareemayo sidayda 😢4/15/2024😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @amranmohamed565
      @amranmohamed565 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aamen abyo😢

    • @BARWAAQOCABDIRAXMAN
      @BARWAAQOCABDIRAXMAN 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin wll😢

    • @isracabdiqani2528
      @isracabdiqani2528 2 หลายเดือนก่อน

      Wllahi qof walbab qalbigiso waa dhawca😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Suadmohamud-by9vp
      @Suadmohamud-by9vp หลายเดือนก่อน

      Noloshaydiii ilaahay haysku kiin soo dhaweeyo adiga iyo taajir jcylkii guulesyta ee midho dhala ❤

  • @suhuursadaq
    @suhuursadaq 3 หลายเดือนก่อน +11

    Wllhi xaladayda ayad moda inay ka hadlyso heestan ala xuma qofan ka go’i karyn hdana ku xanujinaya mar walba 😢💔💔

  • @caaishonuur3052
    @caaishonuur3052 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waa addune ha iliidin 😢wlhi wn xanunsanyaa inan ka go. Waa idhibee inaan u go.na ma awood qofkan jecladay kama dhex arko qof kaluu noqday lkn aad ujeclahy allaha daayo 😢badal qeyr leh iyo sidan si dhanta cabdi shukur nolol wcn abowe hortada qeyr allaha yeelo😢😢😢😢😢🎉14/4/2024😢😢

    • @Almaasofficial5617
      @Almaasofficial5617 3 หลายเดือนก่อน

      Wll cabdishkuradu mxy no xanujiyen😢

  • @AnisoQueen-yp6gm
    @AnisoQueen-yp6gm 3 หลายเดือนก่อน +15

    Waxan ahy bukan socod waxan hay rux dantu cishey qofkan is laha wuxu ku noqon dona wehelkagi blse ma dhicin o wu iga kalsoni baxey ane asiga moye maba modo iney rag kle jiran nasibow io calafow hada wax jiro tahy qofkas calafku io nasubku ha igu sacido asigo Mar walibo qalbiga iga jawiyo ayn hadane dawadeyda ka akradsha wlhi asiga farxadisa un ban dawo u arka 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @omerabdi8270
      @omerabdi8270 3 หลายเดือนก่อน +1

      Jacaylku wallah wa xanun cadi ah marki hore Qoral kaftan ah aya islaha ku so Qor marka Dhexda marinayay ayaa xasustayyy malmihi madooba ee Aan soo maray malmihi jacylkuuu ee hayay Qofkiii aan jeclana iga siiii jeedo markaas aya masaxay wax ku Qorayay Hun Illahay Qalbiga ha ku ilaaliyo

    • @HassanKader-dz7nx
      @HassanKader-dz7nx 2 หลายเดือนก่อน

      Way hagagi e ha oyiin

    • @Muraad14
      @Muraad14 หลายเดือนก่อน

      Sorry wllo😢

  • @ikraanismaciil3151
    @ikraanismaciil3151 3 หลายเดือนก่อน +8

    Heestaan waxaad modaaa toos in aniga iga hadleeyso
    Waa aduune adga oo iliidin wax kastaa ogolahe haiga aarsan kuuna dhaarte haiga oohin😢😢😢

  • @omerabdi8270
    @omerabdi8270 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hees tanu Kala ah hadda maqlo Qalbiga ee xanuna haddana jacayl waanu Kala Dhamanyyyy mudo ka hor illahow Qof na Jecel na siiii Jacylkuuuu wa naxariiiis marka walipa adiga lagu jecel yahayyyyy ❤❤❤

    • @zundusmoha7976
      @zundusmoha7976 3 หลายเดือนก่อน +3

      Ilaahay haku siiyo bowe gabadh wanaagsan naxariis badan muxtarim ah oo diin leh qurux badan intaad dumar uga baahneyd kaa baahi tirta insha allaah❤

    • @omerabdi8270
      @omerabdi8270 3 หลายเดือนก่อน

      @@zundusmoha7976 thanks hun

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv 3 หลายเดือนก่อน +11

    Wixii hees la qaaday tanbaa heestayda ah.🔥

  • @Abdiqaadir-kaahin4820
    @Abdiqaadir-kaahin4820 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ka warran qof wax kastaba og inaad dareen u hayso oo aad u silcayso hadana farxad iyo damaashaad ku jira oo dhayalsana dareenkaga.😪 Waar nio iskaga fogaada kuwa aad agtooda ku dareentaan inaad is waydeen.🥺💔😥

    • @zundusmoha7976
      @zundusmoha7976 หลายเดือนก่อน

      Ragga uun baa moodayey qalbi adeyga😢

  • @BadXinlabi
    @BadXinlabi 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa aduune adon iliidin waxkastan ogolee hayga aarsan kuuna dhaarte hayga oohin😭😭😭😭

  • @hamdamoha37
    @hamdamoha37 3 หลายเดือนก่อน +7

    Hadaa oyaya wlhi iso duceya inuu qalbigeyga ilahay ka masaxo qof qor aan ii ogeyn dhibka aan u marayo

  • @user-lq8hx7sb5m
    @user-lq8hx7sb5m หลายเดือนก่อน +2

    Igaa oohise adiga alle wxah kaa oohiya kuma tuso 😭🤲♥️

  • @AweizMohamedAli
    @AweizMohamedAli 3 หลายเดือนก่อน +15

    Saaan Ma looo heeeso ama layska Daaayo ilaaahay baari waaaye

    • @MuscabYare-wt9ph
      @MuscabYare-wt9ph 3 หลายเดือนก่อน +1

      AMC ani Lee ku fahmi karo wll ✌️

  • @mansaan
    @mansaan 3 หลายเดือนก่อน +6

    Illahow wa adoonkaga wa awooda inuu ilaso hadlo😢😢😢

  • @user-tz1rx2ee3i
    @user-tz1rx2ee3i 3 หลายเดือนก่อน +37

    Ilahayow hadu qeyr I ahen xata qeyr igaga dhig waan jeclhy adoonkaga waye rabi waan ka baryaya isii😭💔

    • @abdallegeedi5479
      @abdallegeedi5479 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

    • @zonaabdalla5120
      @zonaabdalla5120 3 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭😭

    • @prettynatha
      @prettynatha 3 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin ilahaw nawada sii qalbi walba uxu tabayo💔💔😭😭😭

    • @rowdoahmed605
      @rowdoahmed605 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

    • @Qanja16
      @Qanja16 3 หลายเดือนก่อน +2

      Marka qoralkan arkay waan jiri ricooday wlhi😢yaa allah adoonkaga dhibta kasaar oo farxad ugu badal murugadisa

  • @MunasarMaxamed-jk4gq
    @MunasarMaxamed-jk4gq 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ilahayow qalpigeyga ka sar ya rabi wuu iska faraxsanyhy la,anteyda 😢

  • @user-ld8ki5oc7r
    @user-ld8ki5oc7r 3 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢illahow qof si dhab ah ii jecel igu deeq rabiyow 😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirashidMuse-mf4se
    @AbdirashidMuse-mf4se 3 หลายเดือนก่อน +7

    Pure talent! I give him a thumbs up. 👍👍👍. Keep shining Liibaan Door.❤❤❤

  • @fosiyamohommetjama9544
    @fosiyamohommetjama9544 3 หลายเดือนก่อน +3

    maxaa markate oon isku dayo in aan dib u dhayoo boogiihii hore ay dib igu damqadaan
    wax kastaan ooglee hayga aarsan
    kuuna dhaartee hayga oohin
    one year ka dib isla xanuunkii oo kele ayaan daremooyaa cawa😪💔💔💔😓😓😫😰😰
    admi baan u jecely balse wuu igu cidleeyey mowjada jacyal e aad ka u faraha badan
    qofkii iga dambeeyooow like i saar si aan mar kele u soo booqdo heeskan

  • @HamseKhadar-sb5rf
    @HamseKhadar-sb5rf 3 หลายเดือนก่อน +6

    Sanadkii ugu dhaawaca badnaa 😢😢

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall7994 2 หลายเดือนก่อน +9

    Waxan qiraya fanaankan inan hibadiisa faneed cidna qarin karayn wan kuwataa wllo hore usoco anoo ku hadlaya afka fananinta somaliyed ❤🎉😊

  • @amounabdirezak
    @amounabdirezak 3 หลายเดือนก่อน +4

    Kuna dharte hayga Oohi 😢❤️‍🩹 Wax badan wan sugay ugu dambeyn way so baxdayyy

  • @Maxamuudabshir-zd7vb
    @Maxamuudabshir-zd7vb 3 หลายเดือนก่อน +1

    Fanaankaa heer ha la gaar siiyo waa fanaan dhamays tiran oo cod macaan waana abwaan wana laxamayste

  • @LibanmohamudAidid
    @LibanmohamudAidid หลายเดือนก่อน

    Liipaan door wlhi heesihiiza waa top anna marwalpa waan dhagaystaa waxa uu ka hadlayaa dareen jacayl oo dhapa oo u dhaxeeya lapa qof

  • @zamfx12
    @zamfx12 27 วันที่ผ่านมา +1

    Songgg Of The Year 2024🖤🥺😭

  • @Saraa_Qurux4033
    @Saraa_Qurux4033 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ax Kuma daayo kamana Quusto ❤️😭

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 13 วันที่ผ่านมา

    Kuuna dhaarte ha iga oohin 😢❤
    Heesstan aniga iney iga hdlayaa qisaydeyda 😢😢😢😢❤ 14/7/2024😢😢😢❤

  • @BureeqaFaarah
    @BureeqaFaarah 17 วันที่ผ่านมา

    Markad hesho qof kujecel adna jeceshay calafna ilahay iskugu kiindaro waxka quruxbadan malaha wlhi ilahow uskukeen daa my husband😢❤

  • @ayaanlaki4307
    @ayaanlaki4307 3 หลายเดือนก่อน +3

    Markastan ku amraa qalpigayga
    inu siiyo amaan nafsadada
    Isma oga isagoo kutabaya
    Ayuunba arakaya fikiraya😭💔
    Ena esse💔

  • @abdihusein9792
    @abdihusein9792 3 หลายเดือนก่อน +1

    Libaan Door Codkiisa IyO Laxankiisu waa Fanka Dookheyga ah hore usoco zxp

  • @marwouk
    @marwouk 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaan heesta la qiiroodaa shadia iyo abdifatah saan u daawanayo heestuba igu dhaafaysaayee 🙆‍♀️😭

  • @jaabirmohamed5765
    @jaabirmohamed5765 3 หลายเดือนก่อน +13

    Abwaan+ Mulaxan+Fanaan= Liiban door💎

  • @MounaHoussein-rd2lu
    @MounaHoussein-rd2lu 8 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤habibi je taime toi❤❤❤

  • @birineyy11
    @birineyy11 3 หลายเดือนก่อน +3

    Nolashydi o idil dartis ban u nacay wxi rajo an qabay halkas bay iga burburen wax kasta o an ku hamin jiray dartis ban u nacay wax walpo qabyo ayey iga noqden asagana wu iska faraxsan tahy o qof an aniga ahyn bu u qoslaya balse malin wan kabsan dona waliba anigo qofnima deydi hore leh kartideydi hore leh wax walpo o an ahana ah ilina an iga imaneyn murugna kala dhamanay waxn rajenaya inu waqtiga na kulmiyo markas ayad ah wlhi kuguma jees jesi dono mana kugu qosli dono balse wxn ku tusin dona qofki aad iga dhigtay inan ahyn hada wxad is ledahy wa daciif o kama maranto ilen wa sax oo wxd ogtahy inan ka marmin o inan nafteyda ka jclhy wa xaqiq anan u dulqadan karin fogan shahaga waliba an ku tabayo adigoo naag kle nolshedi noqday anigana Qalpigeyga dhawac so garsiyay balse wxn kula sugaya waqtigi an ku tusi laha inan ka marmi karo🥺💔

    • @ubaxqurux4147
      @ubaxqurux4147 23 วันที่ผ่านมา

      Illahi qalbiga haku qabojiyo abyo mcn. Adunka waa imtixaan 💔

  • @FathiaMedibrahim-cu2nd
    @FathiaMedibrahim-cu2nd 4 วันที่ผ่านมา

    Wax kastan ..... Mn trésor dctr❤❤❤❤❤❤

  • @NaciimaMahad-lj3ts
    @NaciimaMahad-lj3ts 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ala noloshanaaa wayy jacaylow wlahi hadad ahan layd qof intaan ku jar Jaro Ayaan ku Karin laha 😢😢😢

  • @hindazaar9182
    @hindazaar9182 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxu jacaylku mar wlpa qof ka udhco uu dhawacyo badan ugu gaysta ax 😢😢😢😢

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc 3 หลายเดือนก่อน +3

    finaly😢❤ hesti ugu maceed wso desay❤

  • @omerabdi8270
    @omerabdi8270 3 หลายเดือนก่อน +1

    Fanankuba Hadu laxanka Yaqano Haka Shakiyeen 100%❤❤❤

  • @sihamjinow2264
    @sihamjinow2264 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ninka kliya heestisa dhageysan jire dhirigalin i ahaaa ma heestan so qade balnto igaga baxay😭😭😭😂

  • @LuulmaxamudadeyLuuladey-dm1wb
    @LuulmaxamudadeyLuuladey-dm1wb 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hesaha sanadkaan doorki aduunyaal uhayaaa😢❤

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan waa fanan buuxa keliya garab ayuu ubahanyhy oo wlhi ah

  • @rahmafathi
    @rahmafathi 26 วันที่ผ่านมา

    Another level 💯 ❤😊😊

  • @leilaibrahim7443
    @leilaibrahim7443 3 หลายเดือนก่อน

    Alla ma inkiri isagan ifka oo dhan adimiga ujecelahy arladoo dhan 💔❤😢my nolasheyda A ❤

  • @maryanm5119
    @maryanm5119 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilhow dhalin yarada qlbiga u qaboji yarabi amiiinta soraciya🥹🥲😭💔

  • @Fadumasahra944
    @Fadumasahra944 3 หลายเดือนก่อน +3

    Maxaa ma xun meeshaad islahayd kunaso inaad ku dhaawacanto maxay inoogu ciqaban nafaha aynu jeclaano
    Rabiyw adoonkaaga wan jeclahaye qalbigiisa naxariis iigeli😢

  • @AbdirahmaanAbdimahamoud
    @AbdirahmaanAbdimahamoud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxay ixasuusisay gabadh aan isku fasal ahaynd iskuulka iyo jaamacadaba oo xidhiidh naga dhexeeyay oo markii danbe calafku nakala kexeeyay😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedlaarri413
    @mohamedlaarri413 3 หลายเดือนก่อน +1

    Marka aan jacayl yeesho baan la soo duubayaa Insha Allah

  • @mulkiali5641
    @mulkiali5641 3 หลายเดือนก่อน +2

    Markstaan ku amraa qalbigeyga
    Inuu siiyo amaan nafsadaada
    Isma oga isagoo ku tabayaaa
    Ayuunbaa arkayaaa fikirayaa❤😢
    Inteee noo waadinee markaaas kadib ❤😢😢😢 xanuun wayeee❤😢😢

  • @HamdiKheyre
    @HamdiKheyre 2 หลายเดือนก่อน

    Heestaydi waxkasta ku akhriyaay kumadaayo ilahay amarki kamaqusto farxaad la’antiis ma farxo isaga 😭❤️😭❤️🥺

  • @AxlaamIbrahim
    @AxlaamIbrahim 3 หลายเดือนก่อน +5

    Codpaa ku dhan wilkan❤

  • @ashiidcadde7927
    @ashiidcadde7927 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allow Yaanan dib u milicsan wayihii iga tagey maxa taĺo igu ciirtey Hablow Qalbiyada Haka oohina😢

    • @AishaAwale-wq2fe
      @AishaAwale-wq2fe 2 หลายเดือนก่อน

      Abwe anaga xitaa sasa naloo dhawacaa 🥲

  • @ragnarxharma288
    @ragnarxharma288 3 หลายเดือนก่อน

    That's what I call ❤️ Love! Damnnn. All I see 👀 are a pair of 2 couples! Bless them❤

  • @noordinhassan1141
    @noordinhassan1141 17 วันที่ผ่านมา

    Best hees weyaan

  • @dahransalaad1153
    @dahransalaad1153 12 วันที่ผ่านมา

    Jclka markuu kaligaa kuso begsado wlhi wx ka xun malahn 😢😢😢😢😢

  • @hamzehussein8618
    @hamzehussein8618 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hees daalan. Heestii danyeera 🙈 2024. Gorilla 🦍 forever

  • @Carfoon
    @Carfoon 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kuna dhartay haiga oohin 😭❤️29 4 2024

  • @muxamedismaaciil4455
    @muxamedismaaciil4455 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdhii aan dunida ugu jeclaa ayaa goan ka qaatay madax adeegeeda dartiis iyo tanasul la aanteeda hada iyada oo wax kaste dhamadeen oo is jecel nhy ayaana wada hadli karin mana is celin karo waan ooyayaa iyadana sidoo kale hadana ma tanasuleyso😢

    • @AishaAwale-wq2fe
      @AishaAwale-wq2fe 2 หลายเดือนก่อน

      Adigu tanaasul abwe ada ragahe 🥺

    • @quenhamuuzhomar0012
      @quenhamuuzhomar0012 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga U tanasul 😢

    • @ifrahomar4511
      @ifrahomar4511 2 หลายเดือนก่อน +1

      U tananzul adigu adaa nin rag ahe powe gbdhu marba hday ku ilmenyzo dcd ku jecezhahe oo ilaazho ❤😢

    • @GobaadGobsan
      @GobaadGobsan หลายเดือนก่อน

      Adiguh tanasul wa hupaal way dareemi dadku marky dhip wada maraan bay ogaadan qofka wangsan so dulqadoh

  • @fuaadtaraafiko5734
    @fuaadtaraafiko5734 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan Mohamed Bidhaanshe Heesaha sanadkan adigaa kugu cimaamadnay😊

  • @ZamiirajamaZulayman
    @ZamiirajamaZulayman หลายเดือนก่อน

    waaa adune adon i lidin wax kastan ogole hyga ohin💔😭

  • @abdifataharte130
    @abdifataharte130 21 วันที่ผ่านมา

    Gacanta Furinle iyo Abdifatah yare isku ekaa niyow

  • @maslahstudio5872
    @maslahstudio5872 3 หลายเดือนก่อน +4

    2:34. Muxuu wax bartey abdifitax walee waa ka hadal siiyey🎹

  • @AmsoMuuse
    @AmsoMuuse หลายเดือนก่อน

    Wa aduune adoon iLiiidin waxa kastaan ogolee hayga aarsan kuuna dher tee hayga oohin🥹😰

  • @user-kd2ki4om5m
    @user-kd2ki4om5m 2 หลายเดือนก่อน

    Wllkiz liban adam Ali wlhyi hees buu QadaYy jiro jooG wllkiz❤❤❤

  • @mohamedosman1580
    @mohamedosman1580 2 หลายเดือนก่อน +1

    02/4/2024 21:10pm tariikh aan aad ruxaa u jclaa isku dayay inan is wayno madax adeg dartiis hadna aan ka samri karin

  • @FaadumoahmedmxmdMxmd-ro5hh
    @FaadumoahmedmxmdMxmd-ro5hh 2 หลายเดือนก่อน

    Waqti adag baa dhexeedayda yaala allow isku kaayso dhawee sawjadiisa iga yeel❤😢

  • @user-ub5no6ti5b
    @user-ub5no6ti5b 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heesahan xanuunka ah manigaa laygu talo galay xagaan ka qabtaa Allow hadaan wayey qofkaygii heesahan iga masax oo iga madoobe 😢

  • @maxamedabdirahmaan674
    @maxamedabdirahmaan674 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wax kastaan ogale ha iga aarsan.😢😮❤

  • @Bushra11-fb7yy
    @Bushra11-fb7yy 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢 only qofki wax jcl unba fahmi kara

  • @ShugriCabdirqxman
    @ShugriCabdirqxman 3 หลายเดือนก่อน

    Wa adune adoon ilidin 😢
    Wax kastan ogolee
    Haiga arsan
    Kuna dhartee haiga oohin 😭🙏

  • @Najmajama-he4ml
    @Najmajama-he4ml 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay culuska Qalpiga iga haya iga fudaydi adaa raxmaane waan dareemayaa niyad jab wlhi wiil aan laba sano io badh isla hadlayney oo aan jecelahy isna ijeclaa hada lkn waxaan ka dareemayaa in aanu iijedin rabiyaw isoo jeedi adaa raxmaane si niyada kugu ducaysanayaa adna iima ogod plz isoo duceeya in alle isoo jeediyo anigu daacad baan sidii kuugu ahau ragna aawadaa baan ugu goay😢😢isagaan ugu jecelahy arladoo dhan wax kastaan ku akhriyey kuma daayo ilaahay amarkii kama quusto sikinpa sikin buu aa uwalwaloyo😢😢 waa aduunyo adoon iliidin waxkastan ogolee hayga aarsan kuuna dhaartee hayga oohin heesta anaa laygu tala galay miyaa💔💔rabiyaw sidii sii hore iiga dhig aamiin isoo dhaha

  • @user-uq4ic8rw5k
    @user-uq4ic8rw5k 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hes waqtigeda soo baxday 😭

  • @omarosman8749
    @omarosman8749 3 หลายเดือนก่อน

    Best fanan liban door. Wa fanan dayar ilahay hibo isiyay cod.

  • @user-dz1gk8sh5t
    @user-dz1gk8sh5t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shaadiya sharaf ft APdifatax yare waxaan sugnaa waa songs ❤

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 3 หลายเดือนก่อน

    Fanaan iyo laxamayste abwaan caadi maaha libaan door

  • @xafsaabdimanaan2572
    @xafsaabdimanaan2572 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxkastoo aan ku akhriyo ima daayo si kasta aan ugu daranahy ima xumeeyo ilaahow ii xifdi ilaahow siduu ii jecelyhy ujeclow oo amurihiisa u sahal ❤😢

    • @CaydiidCabdiraxmaan
      @CaydiidCabdiraxmaan 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin 😢🙏adna ilaasho wlshy

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 3 หลายเดือนก่อน

      Qof kuu wanagsan maxaad uxumayn wllo ilaasho qofka kujecel

  • @daljirofficial3302
    @daljirofficial3302 3 หลายเดือนก่อน

    Runti hestan ka hadal uma baahna qof waxba asaga fahmaya sababto an waxad daremyso io hesta way iska ak dhow yihin guuleyso sxp afbad ino noqote ✊

  • @zackysharof2064
    @zackysharof2064 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan Bidhaanshe Gaot Liban Door Hees way Dhaaftay

  • @user-cb4gi9nd9w
    @user-cb4gi9nd9w 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😭😭dadow ila tali 15 jir ahy nin la igu daray ninka iyo dadkissaba si wanagasan ilama dhaqman cidna ima fahanto hadi an shego 😢ninkana waba nacay marabi furiin ma dalbam keri 😢la ima ogala ala aduunkan cules ka daremaya ila taliya

    • @HafsoHassanAbdi
      @HafsoHassanAbdi หลายเดือนก่อน

      abyo kow horta salad leyl tugo in illhey mesha qer ku wafajiyo tan labad go anka nolshada cidna ha udhiibin xita waridka waxii ku xun ka fogow marksta hade cid ku fahmi waysey waxa heysta illh adoo hdlin ku fahmya❤nolsha ilhey haku qurxiyo gbr yar aathy fakar iyo walwal ha isku furin gclo❤❤❤

    • @user-cb4gi9nd9w
      @user-cb4gi9nd9w หลายเดือนก่อน

      @@HafsoHassanAbdi wa maxadsanthy abayo inshallah 🙏 malmihi wacna way so socodan inshallah hadu alle idmo 😢 😭

    • @user-cb4gi9nd9w
      @user-cb4gi9nd9w หลายเดือนก่อน

      @@HafsoHassanAbdi lkn go.aan ina qata wan ka baqanaya maxa xal ah I can't do it

  • @sarinabdirahman9805
    @sarinabdirahman9805 2 หลายเดือนก่อน

    💔🥹🥺🥺si walbo udharte wu iga ohiyay anoh nafteeda kajeclade 😢😢 jeceel oo dhan isagaa inacsiyay hestaan marki maqlo waxa arkaa anoh ilmeynayo 😢😢

  • @Aswaankaizemohameth
    @Aswaankaizemohameth 2 หลายเดือนก่อน

    Isma oga isagoo ku tabaya
    Ayunban arkaya fikiraya😢💔

  • @elmaMohamoud-
    @elmaMohamoud- หลายเดือนก่อน

    Kama quusto Ma quuste 💔

  • @AnapHirad
    @AnapHirad หลายเดือนก่อน

    Ayyy heestanah ❤😢

  • @RudwanCamuud-cl1bt
    @RudwanCamuud-cl1bt 13 วันที่ผ่านมา

    11 pm Ayaan dawanayaa.😢😢

  • @qaalid2020
    @qaalid2020 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxkastaan ogolahee ha iga aarsan💔🥹🫵😭😭😭

  • @aminahussein-gm1dm
    @aminahussein-gm1dm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sidaa wax loga saaro qalbiga yaa I bara 😭💔

  • @rowdoahmed605
    @rowdoahmed605 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahow waan jeclaye rabiyo tus jacaylkan u qabo 🤲😭