ZAKARIYE KOBCIYE HEESTA (QASNADA WADNAHA) SHOWGA CIIDA |2024|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 361

  • @samatardiriye1226
    @samatardiriye1226 10 หลายเดือนก่อน +207

    Maalin Un wad so buuqan donta mrka love isaar 😢
    11/04 /2024

  • @aroadaed4938
    @aroadaed4938 9 หลายเดือนก่อน +17

    Ilahow haduu kheyr ehen xita kheyr ika yeel aktisa 😢❤ qalpiga ino Ii dago qabooba doonaya 😢 16/4/2024 ..

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 9 หลายเดือนก่อน +1

      Naa iska diidi 😂😂😂 yuuna daagin walshay runta Ku sheegay dadki amiin malahe

  • @xasiliya__abdi7396
    @xasiliya__abdi7396 10 หลายเดือนก่อน +29

    Qalbigu inu idago qaboban donaya
    Inad faraxda iiqorot qof kale noqodan raba inana quful kugu xidho Qasnada wadnahan raba furha qabtod mcn ino qarisan raba❤{C}

  • @ladanmahad09
    @ladanmahad09 9 หลายเดือนก่อน +47

    Heestan waxan dhagaysana 14:08 19/04/2024 waxan gursanaya gordhaw qofkan jecla insha allah waxan rajaynaya inu illahay khayr igu dhameyo ducada igu so dara insha allah ❤🤲💌

    • @The_hamse
      @The_hamse 9 หลายเดือนก่อน +4

      Cashaqi gulaystay alle ha ka yeelo❤🎉

    • @zaphaahmeth3348
      @zaphaahmeth3348 8 หลายเดือนก่อน +3

      17:56 19/5/2014

    • @QueenSamro
      @QueenSamro 8 หลายเดือนก่อน +3

      Wow Masha Allah❤ Abyh Mcnth❤insha Allah Kula mid Ahy❤mcnth❤

    • @yahyebashir4787
      @yahyebashir4787 7 หลายเดือนก่อน +2

      Alleh Haysu Kiin Simo Hadu Khayr Ku Leyahy 🤲

    • @HabonXinfanin
      @HabonXinfanin หลายเดือนก่อน

      I.n gul ku rajyna ❤

  • @NawalMinivlogs
    @NawalMinivlogs 10 หลายเดือนก่อน +32

    Jacayl qiso reeba oo dunida qabsadan raba ❤👰🏻‍♀️🤵🏼‍♂️🤰🏻🤱🏻raba kula qeybsado inaad farxad ii qortoo qofkale noqdo ban raba 😢 ina quful kugu xiro qasnada wadnaha raba 😢 furaha qabato mcn ino qarisan raba 🤲

    • @CubeydCali-p9v
      @CubeydCali-p9v 5 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤🥺😢

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 10 หลายเดือนก่อน +23

    Sakariye Kobciye fannaan, abwaan iyo laxamayste.
    🙏🙏🙏🙏

    • @maxamadqadar9606
      @maxamadqadar9606 9 หลายเดือนก่อน

      Alaha raajiyo madaxisa abwaanka

  • @caashoaxmed6359
    @caashoaxmed6359 9 หลายเดือนก่อน +7

    Axyaa fanaan❤😮

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 9 หลายเดือนก่อน +40

    War abdifatax yare gacantiisa waa ay fadhisaa wlhi big fan saaxiib. Kobciye cod wuu haayaa wacdalla. Anigu kuma jiri dadka heesaha u dhageysta jaceyl awgii, ee laxanka ayaa ah badanaa waxa aan heesaha u dhageysto.
    .
    2026 iyo 2025 ayaan halkan soo booqan doonaa mar kale.
    13/April/2024, 12: 45pm duhurnimo.
    Like-ta si aan commentigan uusan iiga bixin.

  • @Najuuu-wi4if
    @Najuuu-wi4if 9 หลายเดือนก่อน +24

    Malin Axad 14/4/2024 wasanadkan Anigoo naxres jaceldaremayo hestan soradiyayy makaa Tittok ku arky Alx wa faraxsanhy Qof ijeclna wahesta waxa sugaba wa malintena i.a wan sugenaa Wa qofkii igu wanagsana nolashyda 2021barty ilahada Farxaduu isiyaa wallahi Aniga layabo Alx hadana waxanahy Dad Asxap +walalo +isjecel +isfan san Waku jeclahyy Nolashydiij Hamze❤😢

    • @FatimaSalah92p
      @FatimaSalah92p 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @mohamedadenahmedawaale6431
      @mohamedadenahmedawaale6431 9 หลายเดือนก่อน +1

      yaan arkin ado melaha ku calaacal is adkee heeee!!!

    • @ZusaMawel
      @ZusaMawel 9 หลายเดือนก่อน

      No soo ducee anana,allha ku barakeeyo

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 10 หลายเดือนก่อน +13

    ARGTIDEYDA FANAN U DHIGMA ZAKARIYE MOGADISHU MA JOOGO FANAN ABWAN MULAXAN DAGNAAN ASO QOF KU DHAGAN LAMA ARKO ABSOLUTE LIVINGS LEGEND

  • @FatxiApdi
    @FatxiApdi 10 หลายเดือนก่อน +15

    Dunida qaybaha kaharay dhararaha qaliga agtada inaan ku qata raba mcn❤c❤

  • @armaanhaajilyrics7402
    @armaanhaajilyrics7402 7 หลายเดือนก่อน +9

    Heestaan waxaan dhagaysanayaa anigoo helay boqoradaan jclaa 8 sano alx mar dhow nah waan gursan rabaa 09/07/2024.
    Alx ilaah baa wax walb fududiyay ❤❤❤❤❤❤❤agtaada quraa inaan ku qabto farax baan rabaa

  • @alfananmustafyare7683
    @alfananmustafyare7683 10 หลายเดือนก่อน +23

    Maclinka fanka somaliyeda zakayire kobciye ❤ abwaana laxamiisate zakariye kobciye fanana hadii oo qiiimo leenahay waa zakariye kobciye

  • @Jamaloz17
    @Jamaloz17 10 หลายเดือนก่อน +10

    Axsan ya fanaaan legendary keep kobciye mucashaaq weyn🔥

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 10 หลายเดือนก่อน +14

    Zakariye kobciye nin an tageero fankisa❤

  • @miski3389
    @miski3389 7 หลายเดือนก่อน +5

    Qalbiga inuu dagoon
    Qaboobaan doonayaa!🦋❤️
    Yaa Salaam. Ninkaan ruuxduu la hadlaa wax kali dhihi ma karee. M.a❤

  • @XamdiSaciid-yv9ei
    @XamdiSaciid-yv9ei 9 หลายเดือนก่อน +5

    Dunida qeebaha ka Haraye dharaaraha qaaliya agtada qura ina ku qaatan rabaa😢❤
    Malinka was talaado
    15/4/20/24 😢❤

  • @degmosoham3066
    @degmosoham3066 9 หลายเดือนก่อน +22

    Je veux walal machallah walal😚😚😚😙

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 9 หลายเดือนก่อน +3

    Qasnada wadnaha inaad quful kuxirtoo furaha qabataan rabaa❤❤❤❤❤❤

  • @Najm0Cabdi-y5s
    @Najm0Cabdi-y5s 10 หลายเดือนก่อน +6

    Axyaaa cod Jah ❤
    Inta kle fanka wey iska jiraan😂

  • @FartunJama-n2h
    @FartunJama-n2h 10 หลายเดือนก่อน +25

    Farxaad ayey i tahaay inna ciyal xamar farxadaas iyo nabada haysatan ilahay hano siyad sho 🥰🥰

    • @saidben-1234
      @saidben-1234 10 หลายเดือนก่อน

      00❤o0kl❤❤❤❤⁰0k0⁰m❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤o❤❤❤m❤

  • @sumayacabdi-o6s
    @sumayacabdi-o6s 5 วันที่ผ่านมา

    M.a hees maaha tani hees way dhaaftay m.a wllky sakariye ❤🎉😊

  • @maxamadqadar9606
    @maxamadqadar9606 10 หลายเดือนก่อน +7

    Jaceyl qiso reboo oo dunida qabsadaan rabaa inaa kulaqebsado❤❤❤❤❤❤❤

  • @BushraAbdullahi-ke3pn
    @BushraAbdullahi-ke3pn 10 หลายเดือนก่อน +5

    Nolosha inan malmo qurux bdn Ku qato agtada ayan rba 😢maxamed deck ahmed kaahiye ❤

  • @AxsaabAxsabomar
    @AxsaabAxsabomar 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jaceyl qiso reba oo dunida qabsadan rabaa inaa kula qeybsade❤eryda ayaa idreensinya jaceyl lkn wax xidhiidha malehi 2025

  • @Maria28832
    @Maria28832 9 หลายเดือนก่อน +6

    MAANSHA ALLAAHE FANANKEENA KING OF MOQDISHO WAA SAKARIYE KOBCIYE FANANKEENA HAWIYEH HG CEYR OO BOOSKA XASAN ADAN SAMATER BADALAY JIR JOOG

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 6 หลายเดือนก่อน

      CAYR DHEH MAGACA NOO SAX CEYR MA AHEE

  • @AnfacD
    @AnfacD 9 หลายเดือนก่อน +5

    Zakariya Kobciye halkeedii ayaad dhigtay Nolow cafimad ku waar. Shadiya Sharaf Mahadsanid.

  • @SAFTV22
    @SAFTV22 10 หลายเดือนก่อน +4

    Heestaan anaa iska leh gabar aan ula baxay The only one ayaana u sameeyay. Farxad ineey ii qortaan rabaa (B)

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 10 หลายเดือนก่อน +2

    Zakariye kobciye legend ka ugu wayn fanka Somalia 🇸🇴

  • @abdikadardahir9822
    @abdikadardahir9822 10 หลายเดือนก่อน +5

    Dunida qeybaha kaharay dhararaha qaliga agtaada inaan ku qata rabaa macaan❤❤ Amran qaali❤😊

    • @AishaAwale.A
      @AishaAwale.A 9 หลายเดือนก่อน +1

      Allah ya baarik🥺

    • @abdikadardahir9822
      @abdikadardahir9822 8 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you so much abayo same to you 🙏

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 10 หลายเดือนก่อน +6

    Legend zakariye kobciye mashallah tabarakallah ❤❤❤

  • @samiirabiibshire2823
    @samiirabiibshire2823 10 หลายเดือนก่อน +21

    Si wanaagsan baad ii xusuusan doontaa, oo waxaad soo xusuusan doontaa hadaladeyda iyo codkayga, oo Waxaad xasuusan doonta jaceylkeygii dhabta ahaa, laakiin ma heli doontid mid ila mid ah, waayo, waxaan ahay farxad aad weligaa u ooyi doonto.😢💔

  • @KhadarCabdi-ho1ms
    @KhadarCabdi-ho1ms 8 หลายเดือนก่อน +2

    Habeen axadi so galayso 10:26,9/6/2024
    Inaad Foraha qabato macan inoo qarisan raba
    Another ah zakariye bille cumar rooble ❤😢❤

  • @abdelshakourabdalla7821
    @abdelshakourabdalla7821 10 หลายเดือนก่อน +5

    Kobciye la,aanti xamar bilaa fanaan ahan lahayd.

  • @Don_Mohamed_khadar
    @Don_Mohamed_khadar 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hees way dhaaftay magac kale ma u bixina❤

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Love hees macaan iga dheh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FartuunAdan-l3c
    @FartuunAdan-l3c 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wwwwwwwww jcyly qiso rebo dunida qabsadan raab in kulo qeybasado raab inan faraxad ii qorta qofkale noqda ban rabaan inan qofil kugu xero qasnad wadnah furah qawato mcn ino qarisan raab ❤❤❤ esh cal hees sakariyo kobciya❤❤❤

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 10 หลายเดือนก่อน +4

    Ya salaaaaaam eid mubarak dhamantiin

  • @nasramaria4818
    @nasramaria4818 9 หลายเดือนก่อน +1

    Heestii macan walhi manshaAllahe 😢❤❤❤❤❤

  • @CabdalleAadan-xr3bc
    @CabdalleAadan-xr3bc 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi heetaan waan jecelhyy❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amiin-Koofi
    @Amiin-Koofi 9 หลายเดือนก่อน +11

    Ustaad Sakariyoow maxaad samaysay!!
    " Qalbigu ino ii dagoo
    Qaboobaan doonayaa"

  • @nimcomaxamuud1090
    @nimcomaxamuud1090 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dunida qaybaha ka hadhay dharaaraha qaaligaa agtaado qudha in aan ku qaato ayaan rabaaa ❤

  • @XariiroXasanmaxamed
    @XariiroXasanmaxamed 10 หลายเดือนก่อน +7

    shaaadiyo sharaf02 abayo man waku jeclahay ❤❤👑❤🍫

  • @samiranaasir9378
    @samiranaasir9378 หลายเดือนก่อน

    In anaan quful kugu xidho qasanada wadnahaan rabaa❤❤ takbiir

  • @ShaadiyaBintufaarax
    @ShaadiyaBintufaarax 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshallah guulayso inabeer sakariye kobciye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmeddjama2062
    @ahmeddjama2062 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaaw esh cala hees. Keep going Zakariye kobciye.

  • @MaisaAbdi-mu7sq
    @MaisaAbdi-mu7sq 9 หลายเดือนก่อน +3

    Zakariye kobciye nin Aan Tageero🔥❤

  • @abdinaasirabdulaahi2038
    @abdinaasirabdulaahi2038 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qalbigu inoo ii dago qaboobaan doonayaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FAAD21
    @FAAD21 10 หลายเดือนก่อน +3

    Furaha qabatood macaan inoo qarisaa rabaa waxkale waaye✌️

  • @ubaxdagan9290
    @ubaxdagan9290 9 หลายเดือนก่อน +2

    Malin isniin 4/15/2024 waasanadkan an daremayo naxriis io jcl alx wan hesta quf ijcl oo na ifahansan allah ha idayo wa nafdeydi ❤ ilahayow lawdi is jcl hagala geyn 😢 yarbi❤

  • @Mohakisumu6036
    @Mohakisumu6036 10 หลายเดือนก่อน +3

    So sweating songs by way keep going legend

  • @YusufCali-ji6pf
    @YusufCali-ji6pf 9 หลายเดือนก่อน +3

    Macalinka Fanka Ustaad Zakariye kobciye

  • @anisawarsame7136
    @anisawarsame7136 9 หลายเดือนก่อน +2

    nolosha inan malmo quruxbdn ku qaataa ayan raba agtada qudha machan Shakur❤

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 9 หลายเดือนก่อน +1

    Nolosha inan maalmo qurux badan ku qaato ayan raba🥺❤🫂
    Axyaa song 💯🔥🔥🔥❤

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 10 หลายเดือนก่อน +5

    Kobciye the best fanan in xamar

  • @yuusufcabdilahi7681
    @yuusufcabdilahi7681 9 หลายเดือนก่อน +1

    best somali singer zakariye🎤🎤

  • @One-piece3amak-bc3np
    @One-piece3amak-bc3np 10 หลายเดือนก่อน +1

    Furaha qabatood macaan inoo qarisaan rabaa ❤❤❤❤❤❤

  • @SuperMEANDYOU
    @SuperMEANDYOU 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta waa💯🔥🔥👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🌹🌹🌹❤️❤️❤️ Eid Mubarak dhamantiin

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wow best legend sakariye kobciye❤

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc habibi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiraxmaanHaybe
    @AbdiraxmaanHaybe 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshaa allaah abwaan and fanaan

  • @CadaniBare
    @CadaniBare 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kula qeb sadan raba❤️🙏❤️🙏❤️

  • @nawaalhassam9032
    @nawaalhassam9032 10 หลายเดือนก่อน +3

    Shaaka Edi mubarak ❤🙏❤

  • @mohamedyacinhersi3053
    @mohamedyacinhersi3053 10 หลายเดือนก่อน +4

    Macha allah sakaria kobciye

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 10 หลายเดือนก่อน +4

    Legend is back

  • @najaadupdy4486
    @najaadupdy4486 8 หลายเดือนก่อน +2

    Codkiisa ayyy❤

  • @riyaaqheydar435
    @riyaaqheydar435 9 หลายเดือนก่อน +2

    Axsan ereyo + cod+ music www❤

  • @dhameysmohamout8735
    @dhameysmohamout8735 10 หลายเดือนก่อน +3

    Dunida qaybaaa ka hadhay dharaara qaliga agtaada qudha inaan ku qato ayaa Rabaa🫂A🫀

  • @FuaadXasan-sl2wj
    @FuaadXasan-sl2wj 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qalbigu inuu dagaaa❤❤❤❤😊😊

  • @rain--asmr
    @rain--asmr 8 หลายเดือนก่อน +1

    I love ❤️ ❤❤ Zakaria

  • @XidigRamoz
    @XidigRamoz 5 หลายเดือนก่อน

    Sakariye kobciye waxagu waa another level
    Ereyada Laxanka Iyo Codkaba

  • @saadakabdi8684
    @saadakabdi8684 10 หลายเดือนก่อน +3

    War waxaan hees waa dhaaftay.
    Kobciye fankii oo qofa Abwaan+laxamiiste+fanaan.

  • @Samatar-10
    @Samatar-10 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalkay zakariye kobciye tan hees waa dhaaftay

  • @AbdirashidIbrahim4300
    @AbdirashidIbrahim4300 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan +fanaan +laxamiiste❤

  • @mohamedali-mq5uf
    @mohamedali-mq5uf 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mi fvt❤joker🃏of musicians ❤🎶

  • @ShaamSchool-vl6nu
    @ShaamSchool-vl6nu 10 หลายเดือนก่อน +1

    Macallinka fanka soomaaliyeed Zakariye Kobciye

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qalpigu inuu ii dagoon 😢 qabooban doonay ❤😢 5 June 2024 😢😢😢😢❤

  • @abdinaasirabdulaahi2038
    @abdinaasirabdulaahi2038 9 หลายเดือนก่อน

    Inaad farxad ii qortaan rabaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @tufaaxaxamar6775
    @tufaaxaxamar6775 10 หลายเดือนก่อน

    Wwwwwwoooooo fan jir❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ skariy wanku tager❤❤❤❤

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu cajabay nafluhu mr kobciye😮

  • @usaameabaz-pn5oy
    @usaameabaz-pn5oy 10 หลายเดือนก่อน +4

    Shadiyo libaan door so daaa😊

  • @BarkhadAadan-l4h
    @BarkhadAadan-l4h 5 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxa i jeclaysisay
    Jecalkayga
    Oo an malintay heestan so baxday ku idhi safar ayan baxaya
    Ka dib taxci ayan so raacnay waxay idaartay heestan ka dib waxa dhacday inay ilmayso 😢
    Ana ilmadii ayay meel iga xanuuntay meeshan baska raacayay ayan gadhnay ayadoo ilmaynaysa mel baa i xanuuntay deedna gabi ahaanba safarkii ayan joojiyay
    Sidi ayanaan ku joogay
    Ila hadana wan wada socona
    Alxm
    Ilahay haysu kaayo calfo

  • @naxowofficial1337
    @naxowofficial1337 10 หลายเดือนก่อน +2

    Abdifatah mx sameneysaa niooooo🎉🎉

  • @AyaanMohamed-tp6ts
    @AyaanMohamed-tp6ts 9 หลายเดือนก่อน

    Heesti an ka heley ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FalisHassan-bf3qg
    @FalisHassan-bf3qg 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahayow aniga wan jecladay xalashisana wad iga dhigty isfahan la,aanta naga dhaxsaar😢❤

  • @MaxamedindhoMaxamed
    @MaxamedindhoMaxamed 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jacely inuu igu dhaco rabaa wlhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @HiboMaamo
    @HiboMaamo 9 หลายเดือนก่อน

    Jah hees😢way dhaftay tan😢❤

  • @HiboXaajiqalinle
    @HiboXaajiqalinle 9 หลายเดือนก่อน +3

    Walhi heestan daren goniya igalisaa😢😢

  • @Sacadmahamet
    @Sacadmahamet 8 หลายเดือนก่อน +1

    Malin jimce ah tarikhduna tahay 7/6/24 saacaduna 3:30 waxaan wada dhagaysanayna gabdh aaan isku clss nahay erfoon ayay nooga darantahay markasaaan leyahay inaaad farxad iii qortooo qofkale noqdabaan rabaa labadayaduba cllska qalfoofkayaguunba jooge meeel kale ku maqanahay illahay ha igu simo agteda intaan fadhiyo farxad badan ku daremaa 😭❤️

    • @barwaqomohamed7919
      @barwaqomohamed7919 8 หลายเดือนก่อน +1

      Jacayl ❤Inaad Quful Kuugu Xidho Qasnada Wadahan Rabaaa 😢

    • @Sacadmahamet
      @Sacadmahamet 7 หลายเดือนก่อน

      @@barwaqomohamed7919😢❤❤❤❤❤ qalbigu inuuu iii dagoon qabobaan donaya 😭👏

  • @MustafeCabdiraxmaanHoori
    @MustafeCabdiraxmaanHoori 9 หลายเดือนก่อน

    SHARAFTII OO QOFA HUUNADAY QAALIYA GUULAYSO MARWALBA SHAADIYA ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CumarIimaan-ls5so
    @CumarIimaan-ls5so 8 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa axsanu sawd waanladhacay sxb heesta

  • @ZAYUU143
    @ZAYUU143 9 หลายเดือนก่อน

    Furahaa qabatoo macn inoo qarisaa rabaa❤😢😢

  • @LeilaMahamudNur
    @LeilaMahamudNur 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qalbiga wuxu ku daga qofkii u rabay marka u helo😢

  • @sabiriin23
    @sabiriin23 9 หลายเดือนก่อน

    Jecel qiso reba oo dunida qabsadan rabaa😢❤

  • @Ayandagaan
    @Ayandagaan 9 หลายเดือนก่อน

    Dunida qaybaha ka hadhay dhararaha qaliga agtada oo qudha inan ku qatan raba ❤❤❤15/04/24 23:30 am Monday

  • @faysalxasan9933
    @faysalxasan9933 9 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan dareem bay ii galisay waxana aan u diray habeenkan dhawayd ee ay soo baxday ee hal video noloshayda qof aan jecahay isna ii jecel wakhti badana soo wada marnay /4/8/ 2022 /

  • @AyaanAxmeddiiriye-bt1cy
    @AyaanAxmeddiiriye-bt1cy 9 หลายเดือนก่อน +1

    Fᴜʀᴀʜᴀ ǫᴀʙᴀᴛᴏ ᴍᴄɴ ɴᴏ ǫᴀʀɪsᴀɴ ʀᴀʙᴀ ❤❤❤❤❤❤❤ 5 /9/ 2024

  • @moudharbi2543
    @moudharbi2543 9 หลายเดือนก่อน

    Kobciye macalin abihi 🙏🙏🙏

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 9 หลายเดือนก่อน

    😢😢 hees eshcalaa hees 🎉🎉😅😢😢

  • @danuu3067
    @danuu3067 9 หลายเดือนก่อน

    Nolosha inaaan maalmo quruxbadan kuqaato ayaan rabaaa
    Agtaadoo qudha macaaaan (H)🌹❤️
    Qalbigu inuu idagoo qaboowaan donayaaa🫂 26/4/2024