Rahma Hassan_ رحمه حسن _ictiraf jacayl kayga uu bahan _ official music video 2024/ somali song

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ค. 2024
  • Ereyada iyo Laxan : farhan gurey
    Music / mustafe karama
    Film and edit / Fahad Abdi
    All Rights Reserved
    ©️2024 Rahma Hassan
  • เพลง

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 หลายเดือนก่อน +33

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤

    • @kawsarmiyir
      @kawsarmiyir 20 วันที่ผ่านมา

      Me mcn ❤❤❤

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 2 หลายเดือนก่อน +24

    Innaba Caadi Ma'aha..Codka , style-ka iyo Dareenkay Ku Heesayso Qof Garab dhigi karayo Somali Kuma Arag..Raxmaay Ruuxdaad Dhaqaajisay😘😘

    • @cabdikariin_adem2825
      @cabdikariin_adem2825 2 หลายเดือนก่อน +4

      Isla ŵeenidada ado nin weena wata like lagu safari wayay cadi ku taqanay😂

    • @rahmahassan1
      @rahmahassan1  2 หลายเดือนก่อน +7

      Jah thanks abdiaskari tube 🔥😩

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@cabdikariin_adem2825Manoli 😂umada ayaga is aqane ka bax c/kariim😂😂

    • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
      @Mustafe_Mohamed_Cabdi 2 หลายเดือนก่อน

      @@cabdikariin_adem2825 Maydka Inoo Soo Jiida Dee Faaraxyadu Isma Daawan Jirine😂😂

  • @cawilcabdi8392
    @cawilcabdi8392 2 หลายเดือนก่อน +27

    Heestani qofkii ay qalbigiisa taabato halkan like hasaaro😢😢😢❤

  • @mukhtaarcaaqil3852
    @mukhtaarcaaqil3852 2 หลายเดือนก่อน +13

    Heesaha quraanka ka mcn badan♥️

  • @Hassan_Gantaal
    @Hassan_Gantaal 2 หลายเดือนก่อน +33

    Super start and super videographer 🎉

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung4019 2 หลายเดือนก่อน +18

    Hesstaan Malintey soo baxday Waxaa ii dhalatay Gabadheda Anzal❤

    • @qadarclaahi9512
      @qadarclaahi9512 2 หลายเดือนก่อน

      Manta leba zobaxde

    • @abdisalanyoung4019
      @abdisalanyoung4019 2 หลายเดือนก่อน

      Gabadheyda 7 saac lee jirtaa wll😢

    • @farxiyoluulofficiall697
      @farxiyoluulofficiall697 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdisalanyoung4019allaha kuu dhaafo wll

    • @abdisalanyoung4019
      @abdisalanyoung4019 2 หลายเดือนก่อน

      Aamin wll qali Farxiya❤​@@farxiyoluulofficiall697

    • @user-cf5qs9sh1s
      @user-cf5qs9sh1s 2 หลายเดือนก่อน +1

      M.a allaha barbaariyo mid diinteyda Io walidkeyd anfacada allaha kadhigo

  • @cawilcabdi8392
    @cawilcabdi8392 2 หลายเดือนก่อน +10

    Ereyada: 100%
    Laxanka: 100%
    Musica: 100%
    Styleka: 100%
    Isku dubo ridka iyo duubista: 100%
    Heestan waa top anaana huba inay qarxyso oo ay cirka galayso, Rahma hassan keep going wll from hargeisa somaliland
    23ka may 2024,
    khamiis 04:52 pm

  • @user-jf4xg3uq4m
    @user-jf4xg3uq4m 2 หลายเดือนก่อน +9

    Heestan waxaa dhageysana anigu Qofkeygii an duni daa ogu jeclaa safaar igaa ady Runtii adban ugu xiisay illhey waxaan ka baryaa ino diib iguso celiyo mar kle nee waqtiga iyo wayahaa diib ino kulmiyo walibaa inago Family aah Qof walbaa u farinteydaa arkaa waxaan ka codsa ino igu doceyo inaa isagaa illhey kaa dhigo Carurteyda Aabahod 😥🤲🤲

  • @zakariyexasan1345
    @zakariyexasan1345 2 หลายเดือนก่อน +8

    Intaa dawanayso 2024 llikgta isar wll ama walashey Wow wow calashan hees way dhaaftay runti qofki xariir jcel leeh ama xaas leeh heestan waxey tahay ama seey u socto wuu dareemya aniga waba ku haysta sankan heestan ❤❤❤❤

  • @mohacadeofficial5032
    @mohacadeofficial5032 หลายเดือนก่อน +6

    Cod macaan ayaa leedahay Rahmooy i.a Allah hakaa madoobeeyo heesahay Qurankana Allah qalbigaada haku beero

    • @ZaynabMiyir
      @ZaynabMiyir 23 วันที่ผ่านมา

      Asqel0p9v0

    • @ZaynabMiyir
      @ZaynabMiyir 23 วันที่ผ่านมา

      😱🐐🐐🐐♑️👗😱😱😱

  • @Nafiisaabdi162
    @Nafiisaabdi162 2 หลายเดือนก่อน +17

    Heestan waxan dhagaysanayaa iyadoo 6days taala you Yubeka 20/05/2024 maalin isniin ah saaacduna waa 06:15makhribnimo waxan joogaa Magaalada Hargeisa Allaw nabada iyo amniga noo barakee.........hadaad iga dambayso Like ii saar plz ❤😮

  • @NimcoAbdi21-iu8nl
    @NimcoAbdi21-iu8nl 2 หลายเดือนก่อน +5

    Raxma hassan fananad codkeedah io stylkeda aan jeclahay masha allh waad asturanthy markn sidan baadna ku qurux bdnthy Qali🎉🥳💗

  • @UpDekader
    @UpDekader 2 หลายเดือนก่อน +18

    Markaan Dhageysto Codka Rahmo Hasan Waa marka kali aan naxriis ama jaceyl dareemo Yaa ilamid ah Soomaliyey 😢

    • @sulupo8535
      @sulupo8535 2 หลายเดือนก่อน +1

      💯

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 2 หลายเดือนก่อน +16

    Waa dareen uguboo I hogaamay
    Waa jacayl ka abuurmay aragaaga
    Afka kaa oranwaayay eray kooban X2
    😭❤️
    Ambadoo awadaa oonta diiday
    Adigoo in Yar olol riimay
    Uurka iyo qalbiga ka ilmeeyay
    Ka ilmeeyay
    😭❤️
    Aduunka dhan ha ogaado
    Amakaag dartii hala yaabo
    Ictiraaf jaceyl kena ubaahan
    Ha ubahan
    🥹💗
    Waan ku aaminayoo ku ishaartay
    Ifka iyo kuu jeclaaday arladoo dhan
    Anigoo Aamusay ka ahaan waayay
    Anigoo aamusay ka ahaan waayay
    😭🔥
    Itaalkiyo Awoodii la wareegtay
    Unugyada dhiigaad dhex aroortay
    Aramida Xubigana Axx La taahay
    Ax la taahay 🥹🥹
    Aduunka dhan ha ogaado
    Amakaag dartii hala yaabo
    Ictiraaf jaceyl kena ubaahan
    Ha ubahan 🥹🩷
    Golden Voice :Rahma Hassan boqorad
    11:48 barqonimo
    Maalin Arbaco ah 15/05/2024

  • @jamaibrahimabi5312
    @jamaibrahimabi5312 2 หลายเดือนก่อน +4

    Raxma Hassan ehlu sharaf weeye edeb iyo akhlaaq leh. Inader waan ku salamay from Berbera magaladii jacaylka ee Cilmi Booldheri.❤❤

  • @Rashka_Cadde
    @Rashka_Cadde หลายเดือนก่อน +5

    Rahman gabdhaha fanaaniinta gabadha an codkeeda ugu jeclahay
    Heestasn 20m ka badan ustaahishaa❤

  • @A.K.A.00
    @A.K.A.00 2 หลายเดือนก่อน +12

    what a song my sister ❤❤❤ one day will meet you in Nairobi ❤@RAHMA HASSAN my fav singer❤

  • @iqraabdi9124
    @iqraabdi9124 2 หลายเดือนก่อน +8

    Ictiraf jecelkega ubahan 😢hda iga danbeso like isar😭

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 2 หลายเดือนก่อน +19

    Waa Dareen Uguboo igu Beermay
    Waa jacayl ka abuurmay aragaaga
    Afka kaa odhan waayay eray Kooban
    Anbadoo aawadaa oonta diiday
    Adigoo in yar maqan olol riimay
    Uurkiyo qalbigaba ka ilmeeyay🥲
    Kooras
    Aduunkoo dhan Ha Ogaado
    Amakaag dartii Hala yaabo
    Ictiraaf jacaylkayga u baahan
    Waan ku aaminayoo Ku ishaartay
    Ifkiyo kuu jeclaaday arladoo dhan
    Anigoo aamusay ka ahaan waayay
    Itaalkiyo awoodii la wareegtay
    Unugyada dhiigaad dhex aroortay
    Aramida Xubigaa Ax la taahay🥲🥲🥲

  • @Khadar-do9cw
    @Khadar-do9cw 2 หลายเดือนก่อน +8

    Heestan waxan uso laban dona hadii alle idilin malintan qof dacada helo oo ijecel

  • @NasteexoCabdicasiis
    @NasteexoCabdicasiis 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sidaan ley iska xijaabo wn ku quruxow thy wlhi mcney ❤❤❤❤❤ raxmo xasaan

  • @UpDekader
    @UpDekader 2 หลายเดือนก่อน +5

    Rahmo hasan aad baan kuu taageeraa Hees Aad Soo qaadey oon Aktayda qaali ku ahayn majirto Runti Aad Baan Kuu jeclahay 😢 Nolol Farxad leh ayaan kuu rajeynayaa ❤️‍🩹🫂🌹

  • @qowlsametube970
    @qowlsametube970 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan waxaku xasuusta malmahay so baxdey xaaskayga ayaan doontey//guursady. Heestan intey nag duubty ayay todobaad status.keeda sodhigaysy ❤❤❤❤❤ eesh calaa ictiraaf jacaylkayga ubaahan.❤❤❤❤❤

  • @ilwaad682
    @ilwaad682 2 หลายเดือนก่อน +7

    Hestan wxan uso laban dona Ani iyo jeceylkeyga oo Is gursanay I.a labo wdan kla jogna okla dheer xasustisa aya udhegesnaya inkasto waqtiga nkala dhereyay ilhyow sinabda nakulmi mar labad i.a😊❤😢

    • @hamzemaygag9351
      @hamzemaygag9351 2 หลายเดือนก่อน +1

      Inshalah alaha kula kulmiyo

    • @Hawaldn
      @Hawaldn 2 หลายเดือนก่อน +1

      Idinka alle waad la kulmi dontaa walashei ❤

  • @Raaniya187
    @Raaniya187 2 หลายเดือนก่อน +10

    Wlhii heestan la kulmay cawa gabdh so dhigty kadib TH-cam ka so eegay 15/05/2024 10:03pm arbaca anoo joga xafada kartoon kadib intaan baska saranaa wlhii ilin iga socotay😢😢 😢😢

    • @muumn6895
      @muumn6895 2 หลายเดือนก่อน

      Sorry😢

    • @AnfacBadan
      @AnfacBadan 2 หลายเดือนก่อน

      Sorry qaali

    • @samiyoabdirisaqmohamed6422
      @samiyoabdirisaqmohamed6422 2 หลายเดือนก่อน

      Ilahey sida jeceshahay wax walbo ha kaga dhigo😢

    • @AbdouchakourHassan
      @AbdouchakourHassan 2 หลายเดือนก่อน

      Djibouti mia oo cartoon rue imisa ayad jogtey

  • @africanmusic1122
    @africanmusic1122 หลายเดือนก่อน +23

    Who watching 👀 in 7/ jun 2024

    • @lilboy1260
      @lilboy1260 หลายเดือนก่อน +1

      Hada mel shisha aya Ku dabanaya

    • @leadershafi-od6wt
      @leadershafi-od6wt หลายเดือนก่อน +1

      Ha tlie

    • @warsameofficial
      @warsameofficial หลายเดือนก่อน +2

      Hadaan dhageysanayaa😂 in Nairobi ban idinka soo salamaaya asxaabta ❤😊

    • @salmashariif7215
      @salmashariif7215 หลายเดือนก่อน +2

      Me😂😂🎉🎉

    • @user-dy2cv3vd5l
      @user-dy2cv3vd5l หลายเดือนก่อน +1

  • @DAACIchannelChannel
    @DAACIchannelChannel 13 วันที่ผ่านมา +6

    heestani waxay isoo xasuusi say waagaan xaaskayga usheegan jiray inaan iyada guursan doono kadib
    aan dhahay isug aan lacag tii guurka soo uruuriyee kadib saddex bilood kadib laygu yidhi jacaylkaagi waa laguursaday
    aduunkoodhan ha ogaado citiraaf jacelkaaga ubaahan 😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdikadirHashmi
    @AbdikadirHashmi 2 หลายเดือนก่อน +7

    Heestan jawi dagan an kudageysanya 2:30am intaa iga dabeyso oo dageysane donto Lovetaa hailaa dafin 22/5/2024❤❤

    • @sacadmuuse6390
      @sacadmuuse6390 2 หลายเดือนก่อน

      Md samalayalba thy xaly

  • @user-dv3em1sl6e
    @user-dv3em1sl6e 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa heestii ugu macaaned aan maqlo 2024❤Rahma cimri dheer iyo cafimaad tama allah ha ku siyo abyo ❤

  • @kinggoox2677
    @kinggoox2677 2 หลายเดือนก่อน +4

    10 days 1m ayay sii galaysaaa heestaan somaliyey rahma yar kor ha Loo soo qaado guulayso abayo “👌

  • @yespapa5929
    @yespapa5929 2 หลายเดือนก่อน +3

    😭tolay reer Hargeisow rahma fir ku cusub hoyga fanka❤❤❤❤kuma wayno rahma🎉❤❤❤

  • @cabdiraxmanaxmed7485
    @cabdiraxmanaxmed7485 หลายเดือนก่อน +6

    Kusali xapipkena muxamed scw scw scw

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 2 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhan hibo layaab leh ayay le dahay waa mustaqbalka fanka somaliyed 🥶🥰🖐

  • @Samirley124
    @Samirley124 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waa dareen ugubo igu beer waaJacayl ka abuurmay aragaga
    Afka ka odhan wayay eray koban
    Ambado awadaa oonta diiday
    Adigo in yar maqan olol rimay
    Uurka iyo qalbigaba ka ilmeyay😢
    Aduunko dhan ha ogaado
    Amakag dartii hala yaabo
    Ictiraaf jacaylkayga u baahan
    Waan ku aminayo ku ishaartay
    Ifka iyo ku jecladay arlado dhan
    Anigo amusay ka ahan wayay
    Itaalkiyo awoodi la wareegtay
    Unugyada dhiigad dhex aroortay
    Aramida xubiga ax la tahay😢❤️😭💔

    • @Muno-rf9eh
      @Muno-rf9eh 2 หลายเดือนก่อน

      ✌🏾

  • @user-bb3us4zt1b
    @user-bb3us4zt1b 2 หลายเดือนก่อน +8

    Rahmo Hasan ictirafka jeceylkeyga ubahan ❤️‍🔥🖇️🖐️lkn somaliaan wali citiraaf radineysa markey hesho Baad heleysa😂😂

    • @HooyoSahro-ml1dg
      @HooyoSahro-ml1dg 2 หลายเดือนก่อน +2

      May rahama kahor heleysa😂😂

    • @user-bw4tg2ej5u
      @user-bw4tg2ej5u 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wliged somalilmd ictirf helimyso 😂🙄😏

    • @MabsuudKhadar-zr7nd
      @MabsuudKhadar-zr7nd 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliland madey ictiraf ka sugaysa awbarahatey w.s😂​@@user-bw4tg2ej5u

  • @user-nx3dd2to6g
    @user-nx3dd2to6g หลายเดือนก่อน +9

    Nabiga ku saliya please

  • @MuhaApdikadir
    @MuhaApdikadir 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aduunko dhan Ha Ogaado🌎
    Amakaag Dartiis Hala Yaabo😮
    Ictiraaf Jaceelkena Ubaahan❤

  • @umalkhairabdi682
    @umalkhairabdi682 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wooooow nice song ❤❤wa dareen uguboo igu beermay

  • @user-ew3lh6xl2w
    @user-ew3lh6xl2w หลายเดือนก่อน +3

    Raxmo Hassan
    Waa gabadha kaliya aan fanka ka daawado
    Taagere aad uweyn from USA🇺🇲🇺🇲🇺🇲🇺🇲

  • @ahmedfaarah3710
    @ahmedfaarah3710 2 หลายเดือนก่อน +6

    Heestii ugu wanaagsanayd bay soo qaaday Rahma, iyadoo 5maalin TH-cam taal ban dhegaysanayaa., Bosaso, Xilli duhur ah, shaqada anagoo ku socona,

  • @user-pb1ug6on6w
    @user-pb1ug6on6w 2 หลายเดือนก่อน +3

    Itaalkiyo Awoodihii La wareegty unugyada Dhiiga dhex aroortey Ariimada. Xubagaa Ax Lataahey❤

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 2 หลายเดือนก่อน +5

    Jacayloow aabahaa was
    Anigoo aamusay kaa ahaan waayay
    Itaalkiyo awoodii la wareegtay
    Unugyada dhiigaad dhex arortay

  • @mahadcaliahmed7947
    @mahadcaliahmed7947 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xaskeyga Drs nashaad shilkh dhaqane Alow cimriga kudheeri ❤

  • @Sihampile
    @Sihampile 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hees wa dhafta wlhi waxa aan ku tulmaamo ma aqaano 😢😢abaayo rahma mahadsanid❤️🥹🥹

  • @Z.alonsoPoi
    @Z.alonsoPoi 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waxan hees way dhaftay cimaa madedah waan turey❤

  • @mohamedismacilyusuf1095
    @mohamedismacilyusuf1095 หลายเดือนก่อน +4

    Who came back after 2 weeks 😊
    I love you energy Rahma and your voice ❤😊

  • @abdirahmannur9516
    @abdirahmannur9516 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadhaan heesaheeda dhan waa classic lovely voice keep going my little sister

  • @user-ub8gt6xw9q
    @user-ub8gt6xw9q 28 วันที่ผ่านมา +6

    Walahi codi kagu adi ayu uu qurux badan yahay lakin quraka Allah ayu kaga sii qurux banaya walahi kalam kii alle wene Allah kuso hadeyo 😢

  • @isxaaqsheikhhamza
    @isxaaqsheikhhamza 2 หลายเดือนก่อน +7

    Denbi ba ha iska ahaatee,waxaan hees wey dhaaftay😂😂

  • @mohamedmatheyhassanow1648
    @mohamedmatheyhassanow1648 8 วันที่ผ่านมา +5

    Yaa illa dawanayaa Thursday 9:15 Am july 2024 {Ictiraaf}

  • @MawliidMohamudibrahin
    @MawliidMohamudibrahin 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ku sali nebi maxamed scw. Scw. Scw

    • @user-pl7zs5io4s
      @user-pl7zs5io4s 2 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم

  • @kaderadam7543
    @kaderadam7543 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa dareen uguboo igu beermay
    Waa jacayl ka bilaabmay aragaaga!!!

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 2 หลายเดือนก่อน +3

    M.a rahma xasan boqorada cudka 🎉🎉allaha kuxafido Queen 👸 ♥ 😢🎉🎉🎉

  • @FaraxRashiid-bt7qx
    @FaraxRashiid-bt7qx 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waxan hees way dhaaftee wax kale U Bixiya😮❤

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 2 หลายเดือนก่อน +3

    MuuQalka iyo heestuba 10/10 Absolutely amazing 🤩

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 หลายเดือนก่อน +3

    Raxma xasan sowtu raxma ❤ best song swerland ka soo salamaya

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 2 หลายเดือนก่อน +3

    wooow mansha allah waligey hees sidan muuqal ah qrx bdn ma arag wawareey ❤️🫶🏻💯💯inaba caadi maha muuqalka iyo meelaha ku duubtey wlhy

  • @ifraaxaxmad2217
    @ifraaxaxmad2217 2 หลายเดือนก่อน +3

    Jah tan hees lama dhihi karo magac kale halo baxsho hees mcn jecel ihayin iqabtay wlh❤❤❤

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 หลายเดือนก่อน +3

    Boqorada cudka raxma xasan my Queen 👸 ♥ ❤ keep going 🎉🎉

  • @ApdiaziizGalpeedi
    @ApdiaziizGalpeedi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa heesti 1aad eenku arko rahma hassan ama fananad somaali oo wadata scotter wana another level keep going wllo🥹

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cajabeey cajiib!! Rahma Hassan 2024
    Axsan hees😊
    Axsan laxan😇
    Axsan cod🥰
    Axsan music❤

  • @axlaamabdi6710
    @axlaamabdi6710 2 หลายเดือนก่อน +3

    17 /5/2024 ictiraaf jaceyl keyga ubaahan Insha allh wee ihakaagi donaan amuraheyga😢❤

  • @NoorPhilipiiN
    @NoorPhilipiiN 2 หลายเดือนก่อน +6

    InshAllh hestaan waxaan uso laban dona hadanan dhiman markaan gursado oo Aan lamaanteyda helo

  • @user-ep8tq7jw3r
    @user-ep8tq7jw3r 2 หลายเดือนก่อน +3

    Adunkoo dhan ha ogadoo amakaag dartii ha la yaabo ictiraaf jacaylkaygaa u baahan ppe maa'ida maxamed ismaciil alle ha isku keen daayo ❤💚💟💋💋

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan way iga dhex baxday Wacadalla Wlshey Rahma Hassan Geeridu haku ilowdo, waan iska kaa jeclhy wlhi❤

  • @user-lr9wv6uz8s
    @user-lr9wv6uz8s หลายเดือนก่อน +3

    Heestan marka maqlo wan jeclllada raahma hassan. Waligaa nollippw heesa jacelkaraabaa u maxamed ku aman waa. Cudsi wll

  • @samiirahmed4994
    @samiirahmed4994 2 หลายเดือนก่อน +7

    Boqorada qoraalkay aqrinayso sethy abayo ❤️🫶

    • @Araweelo2233
      @Araweelo2233 2 หลายเดือนก่อน

      Wan fcnhy Aboowe ❤

  • @yackoofullfilmsofficial
    @yackoofullfilmsofficial 2 หลายเดือนก่อน +4

    😭😭😭😭 xaaalda aaan ku suganahay ayey soo baxday heestan 😓😓😓Ax Ax Ax

  • @cabdiwali4504
    @cabdiwali4504 หลายเดือนก่อน +6

    ictiraaf jacylkeyga ubaahan dadka ilaa 2029 fiirsan raba like.

  • @ahmednour2705
    @ahmednour2705 2 หลายเดือนก่อน +4

    Happy 18 may only duriyada❤❤❤❤

  • @JINACPOOTAzmar
    @JINACPOOTAzmar 2 หลายเดือนก่อน +4

    16 /5/ 2024 habeen Walbi la hadalayo qof aduunka igu jecalahaay

  • @AmiiraDahirHassan
    @AmiiraDahirHassan 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ayyy. Hees wey dhaftay wallhi ❤

  • @ahmedcabdi6642
    @ahmedcabdi6642 2 หลายเดือนก่อน +1

    The best song of the year wlhi Woow Nice song 🎧 and the best laxanka iyo arayada iyo music 🎶 10/0 wooow I’m
    Watching 20 times

  • @Baabkasool
    @Baabkasool 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ciyalki jacaylku ku dhex baqtiYy awY love isara 😂❤

    • @sumeyaahmed7458
      @sumeyaahmed7458 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂diyar

  • @arafatmoussa6434
    @arafatmoussa6434 2 หลายเดือนก่อน +17

    Keep going sister Rahma Hassan warsameh

  • @Alizacllhi
    @Alizacllhi 23 วันที่ผ่านมา +3

    Heestan daren gooni ah bey ii ledahy ❤😢

  • @mohamedabdullaahielmi4922
    @mohamedabdullaahielmi4922 2 หลายเดือนก่อน +4

    Caadi ma ahn heestan ❤❤

  • @idilxassan2672
    @idilxassan2672 2 หลายเดือนก่อน +4

    Raxmo geeridu haku ilowdo dumashi😢❤

  • @abdirashidahmed2079
    @abdirashidahmed2079 2 หลายเดือนก่อน +3

    How many people are waiting until it’s reach 1 million

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 หลายเดือนก่อน +8

    Hoos usoco koley comment raadis baa tahay sidaan comment u akhrinayno hadaan waxbarashada ogu dadaali laheyn, waa horaan aduunka la tartami lahayn😄😁😂😂

  • @haruunmohamedosman4501
    @haruunmohamedosman4501 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dumarkoo dhan hadey gabdhan ookale iska noqon lahaayeeen
    Dumaashi wan kutaageeraa wlhi
    Asturnaaan ixtiraam hadal yaraan iyo naxariis itaba wey kaamuuqataa mansha allah allah ku dhowro duma

  • @_22260
    @_22260 หลายเดือนก่อน +7

    Aaway ogadeenkii 8m ahaa gabadha gaarsiiya 1m dhakhso❤❤

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 หลายเดือนก่อน

      Yaa kaa yidhi rahma hassan waa Ogaden😅

    • @ayaandaahirfadan264
      @ayaandaahirfadan264 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 หลายเดือนก่อน

      ❤️❤️❤️💙💙💙💚💚💚

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 หลายเดือนก่อน

      @@djamasa5235
      Adiga ayaa kugu yidhi ma ahan?

  • @DarajopoY
    @DarajopoY 2 หลายเดือนก่อน +419

    Let's see how many people are watching this song 2024 👀 🤔

    • @Mohanad892
      @Mohanad892 2 หลายเดือนก่อน +46

      I am just watching 2025💔🔥

    • @user-mn9tj8in6o
      @user-mn9tj8in6o 2 หลายเดือนก่อน +16

      ​@@Mohanad892😂😂😂😂

    • @Bisharo-qq1xh
      @Bisharo-qq1xh 2 หลายเดือนก่อน +10

      Nhg😊​

    • @afnanahmed7979
      @afnanahmed7979 2 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂​@@Mohanad892

    • @BahjaAxmed-ut6qr
      @BahjaAxmed-ut6qr 2 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@Mohanad892😅😅 legend is the Best

  • @xayaatmuhamed9215
    @xayaatmuhamed9215 2 หลายเดือนก่อน +6

    Hestan anigo waqti xuun ku jire sobaxday inee iga hadalesaa moda 😔😔🥺🫶ax jclaaa ?

    • @LadanPellaa
      @LadanPellaa 2 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢

  • @BakaryareBakargare
    @BakaryareBakargare 2 หลายเดือนก่อน +2

    Rahmo hassan ilbax wa melaha lagu hesaha somalida america jogto xata masamey karan wakuwata ani 🎉

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 2 หลายเดือนก่อน +4

    3 million+ views markay gaadho like- inoo ballan a.

  • @MadarabukorAhmet
    @MadarabukorAhmet 2 หลายเดือนก่อน +4

    Axyaa heees❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @anintertainment6094
    @anintertainment6094 2 หลายเดือนก่อน +4

    One of the best song i have ever heard❤

  • @hudamahed5522
    @hudamahed5522 20 วันที่ผ่านมา +1

    Aduunkoo dhan ha ogaado ictiraaf jaceylkaga u baahan huno mcn Amiin miss you 🥺❤❤❤

  • @user-qt9ne6pd4n
    @user-qt9ne6pd4n 2 หลายเดือนก่อน +5

    I love this song ❤❤❤❤❤❤

  • @Hindahussein123
    @Hindahussein123 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ictiraaf jaceylkyga ubaahan ❤❤❤

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 2 หลายเดือนก่อน +6

    FINALLY GOT A MILLION'S VIEWS WITH IN 11 DAYS 😮🎉🎉❤.... WISHING TO HIT 🎯 5M and above 🫡🎶🎸🙏💯

  • @muumn6895
    @muumn6895 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan wey heesdhaafte magac kleh uraadıya😢😢😢❤

  • @user-lx5xj3ho6c
    @user-lx5xj3ho6c หลายเดือนก่อน +3

    raxmo hasan mansha allah best dancers wye way u fadhisa dumashidayy❤😊

  • @user-hx6xb3rg5x
    @user-hx6xb3rg5x 2 หลายเดือนก่อน +3

    Igu duceeya hdii khyr igu jiro inan helo qofkn jcldy😢

  • @Zhatiyayyy
    @Zhatiyayyy หลายเดือนก่อน +3

    Ictiraaf jacaylkayga ubaahan 😭 27/5/2024 memories 🥺🤚🏻

  • @nee-caawjaceyl6400
    @nee-caawjaceyl6400 2 หลายเดือนก่อน +2

    Runtii hablaha fanka kujiro gabadhaan ugu jeclahay horey usoco abayo mcn

  • @maxamuudyuusuf2854
    @maxamuudyuusuf2854 2 หลายเดือนก่อน +8

    18 MAY SOMALILAND ISMUUJIYA. KU GAARDI KU GAARDI
    NACABKA KU GAARDI

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waanakan ✌️

  • @drjamalawildirir3086
    @drjamalawildirir3086 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Dareen ugubo igu beermay, heeskan caadi maaha ❤

  • @rahmafathi
    @rahmafathi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa dareen ugubo igu BeermaY tan wey hees dhaftey 💔😭🥺