Qeybta Afaraad Sheekada KABALYEERI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @ahmedwaayo-arag3301
    @ahmedwaayo-arag3301  4 ปีที่แล้ว +4

    Mar walboo aan qoraaladiina arko dhiiri-Gelin baan qaadaa iyo farxad. Inaan kala faaideysano ayaan u wada joognaa halkaan.
    Noo Share gareeya muuqaalada si asxaabta usoo bataan.
    Guuleysta.

  • @elmijunior5527
    @elmijunior5527 4 ปีที่แล้ว +2

    Ahmed wayo arag keep going zheekada waan la dhacznhy

  • @fartunmohamed6164
    @fartunmohamed6164 4 ปีที่แล้ว +2

    Qeeybtaan waxa laga baran karaa oo looga dayan karaa wanaaga uu sameeyey cabaas 🥰🥰
    Iyo inee wanagsan tahay caawinaada dadka kale

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 4 ปีที่แล้ว +2

    Am always near u abtii

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 4 ปีที่แล้ว +1

    Good job

  • @sundusabdulwaha2
    @sundusabdulwaha2 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah guul wacan ayaa kuu rajeynaa insha allah ❤❤❤

  • @kaltuumocabdikariim8860
    @kaltuumocabdikariim8860 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a wll allha kuxif diyo

  • @bilanbaaribeauty580
    @bilanbaaribeauty580 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh my bro horay usoco

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 4 ปีที่แล้ว +2

    In bil aadanimadu ay tahay garasho laydheeryahay

  • @salaadaxasan5465
    @salaadaxasan5465 4 ปีที่แล้ว

    mahsanid horey u sooco wll Qali alaha kuxafido💙💙💙

  • @fartunmohamed6164
    @fartunmohamed6164 4 ปีที่แล้ว +2

    Inkastoo aankasoo daahay mashquul aan ahaa dartii hadana waxaan diirada saaraye anoo daawan inaa seexan
    👍👍mahadsanid walal

  • @mustiehrlich3814
    @mustiehrlich3814 4 ปีที่แล้ว +3

    Marka hore wan idin salamay asxabey
    Marka xigta waxan kabarkanta mucaashaq in ay muhiim tahay inad waalidka amarkiis in la adeeco lana aqbalo
    Xanaaqaaga inad xakamayso
    Marka xidta bila aadan nimadu inay muhim tahay ayna wanagsan tahay dadka in loo gar gaaro oo ad wax uqabato wakhtiga ay ubaahan yihin
    Naf jacayl hayaana mahawul yara dadaal ayaan leeyahay mucaasha
    Mahad sanid sxp

    • @mustiehrlich3814
      @mustiehrlich3814 4 ปีที่แล้ว

      Qaybta kale sxp inshalah nooso boobsi wanan kusalamaya

    • @ahmedwaayo-arag3301
      @ahmedwaayo-arag3301  4 ปีที่แล้ว +1

      @@mustiehrlich3814 waan kaa qaaday bro mahadsanid

  • @ahmedkalgacal1411
    @ahmedkalgacal1411 4 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan halhayska baarka badal oo kubadal makhayad Ama hotel

    • @ahmedwaayo-arag3301
      @ahmedwaayo-arag3301  4 ปีที่แล้ว

      walaalkey aniga buug uu qoraa soo qoray baan tabinayaa ee ma lihi go'aanka erey bixinta ... mahadsanid.

    • @ahmedkalgacal1411
      @ahmedkalgacal1411 4 ปีที่แล้ว

      Haye wll dhib malaha runti wa sheeko an ladhacay 👌👌 ee horey usoco

  • @ugaasyare838
    @ugaasyare838 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah guulayso waligaa 😁😁🤩🤩🔥🖐

  • @alimacalin4705
    @alimacalin4705 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah waa macdahay walaahi ee qeebta kle lasoo dhaqso pro hori usocod wanaagsan pro 👍👍👍👍❤

  • @nastexoaxmed7985
    @nastexoaxmed7985 4 ปีที่แล้ว

    Manshalala wlhy sheekadin way igu socta

  • @cibrochannel777
    @cibrochannel777 4 ปีที่แล้ว

    walal ahmed gabdha gudan side u socotaa waa hadl iga qosliye balse shekada waa super waan sii dawan doonaa qeybaha kalre

  • @alimacalin4705
    @alimacalin4705 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi wax badan

  • @zayidcalidjyare1917
    @zayidcalidjyare1917 4 ปีที่แล้ว +3

    Bibniadntnimda

  • @roodinamohamed9851
    @roodinamohamed9851 4 ปีที่แล้ว +3

    Aniga ugu horeyo waw 🙋😀

  • @sahrocumar4942
    @sahrocumar4942 4 ปีที่แล้ว +2

    Aac waxan ka helay sida,uu walidkiis uu amarka,ugu qatay asgoo dhibna u kuyahay tan labad in ayjiran dadnaxarisleh oo durufaha fahma sida cabaas ookale

  • @hassancabdullahi8031
    @hassancabdullahi8031 4 ปีที่แล้ว +2

    Horay usoco ayaanku leeyahay bro waanaadku mahadsantahay

  • @raxmoxuseen4995
    @raxmoxuseen4995 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah guleso walalkey❤❤

  • @nuuralceyn6628
    @nuuralceyn6628 4 ปีที่แล้ว +3

    Yes no views anaa u horeyo maanta😍😍😍

  • @raxmabashir4217
    @raxmabashir4217 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah walal ahmed horey usoc 💯👍qebta kalena laso dhaqso

  • @roodinamohamed9851
    @roodinamohamed9851 4 ปีที่แล้ว +4

    Wxn ka faaiday shekadan waalidka hadalkisa in uu wax kasta ka horeyo xataa jclka

  • @bin_dahir8525
    @bin_dahir8525 4 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @fatuumqurux986
    @fatuumqurux986 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxn ka bartay dad nimada I yo wanag uu wiilk kle umuujiyay

  • @amiincumar737
    @amiincumar737 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheeka walba qisqdeedee leeedahay wn jeclesanayaaa dhaleestirka sheekada

  • @ifraaxmeedia
    @ifraaxmeedia 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxan kabaranay xanaaqaga inad xakamayso inay muhiim tahay mar kasta hadi kale wax un bad khasaari

  • @maxameddooy7910
    @maxameddooy7910 4 ปีที่แล้ว +2

    Bil adinimada wll

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 4 ปีที่แล้ว +2

    Bal inoo soo boobsii qaybtA xataa xigtA

  • @amiincumar737
    @amiincumar737 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxa xaadaada joojiyay malesana waayay hadalka abaaaz eee a haaaaa is garabsiintaba shaqadeee ka mid thy

    • @ahmedwaayo-arag3301
      @ahmedwaayo-arag3301  4 ปีที่แล้ว

      amiin cumar walaal masha Allah waxaa tooshka ku qabatay Arin ay tahay inaan dhamaanteen dhaqan galino. Mahadsanid.