Ahmed Waayo-arag
Ahmed Waayo-arag
  • 302
  • 1 016 154

วีดีโอ

Macalin si xeeladeysan u dajiyay haweeney da' ah oo u careysneed, Sheeko Qosol+Xikmad leh...
มุมมอง 1.1Kหลายเดือนก่อน
Macalin si xeeladeysan u dajiyay haweeney da' ah oo u careysneed, Sheeko Qosol Xikmad leh...
Maraqii uu maska ka dhex arkay ayuu cabay... (Sheeko Cibro Leh)
มุมมอง 672หลายเดือนก่อน
Maraqii uu maska ka dhex arkay ayuu cabay... (Sheeko Cibro Leh)
Sheeko Xikmad Leh: Dhibaatada hareerahaaga ka dhaceysa hadii aaney ku quseen xataa ha dhayalsan...
มุมมอง 7112 หลายเดือนก่อน
Sheeko Xikmad Leh: Dhibaatada hareerahaaga ka dhaceysa hadii aaney ku quseen xataa ha dhayalsan...
Oday Faarax oo islaantiisa la dalxiisaya ayuu caqli caqli ula yimid...Sheekooyin Qosol Leh.
มุมมอง 1.2K2 หลายเดือนก่อน
Oday Faarax oo islaantiisa la dalxiisaya ayuu caqli caqli ula yimid...Sheekooyin Qosol Leh.
Sheekadaan Xikmada leh waxaad ka fahantay nala wadaag....
มุมมอง 1K3 หลายเดือนก่อน
Sheekadaan Xikmada leh waxaad ka fahantay nala wadaag....
Nin Xaaskiisa si xeeladeysan u fahansiiyay muhiimada ay leedahay in salaadaha la ilaaliyo...
มุมมอง 8773 หลายเดือนก่อน
Nin Xaaskiisa si xeeladeysan u fahansiiyay muhiimada ay leedahay in salaadaha la ilaaliyo...
Gabar iyo ninkeeda nala wadaagaya arin ay tahay in lagu baraarugo....
มุมมอง 3363 หลายเดือนก่อน
Gabar iyo ninkeeda nala wadaagaya arin ay tahay in lagu baraarugo....
Lamaane ina baraya cashar ku saabsan nolosha guurka....
มุมมอง 3943 หลายเดือนก่อน
Lamaane ina baraya cashar ku saabsan nolosha guurka....
Weligaa cidna ha dulmin...Qiso ku cibroqaadasho mudan...
มุมมอง 8013 หลายเดือนก่อน
Weligaa cidna ha dulmin...Qiso ku cibroqaadasho mudan...
Markii uu dilay xaaskiisi ayuu dib ka jeclaaday (Sheeko cibro qaadasho leh)
มุมมอง 1.2K3 หลายเดือนก่อน
Markii uu dilay xaaskiisi ayuu dib ka jeclaaday (Sheeko cibro qaadasho leh)
Hadii da'daadu 20 ilaa 30 u dhaxeyso talooyinkaan aad bey muhiim kuugu yihiin....
มุมมอง 7114 หลายเดือนก่อน
Hadii da'daadu 20 ilaa 30 u dhaxeyso talooyinkaan aad bey muhiim kuugu yihiin....
Gabar kale horteeda ayuu ku bahdilay iyadoo dartiis...(Qiso Jaceyl Xanuun Badan)
มุมมอง 1K4 หลายเดือนก่อน
Gabar kale horteeda ayuu ku bahdilay iyadoo dartiis...(Qiso Jaceyl Xanuun Badan)
Maseerku xumaa !!! Haweeney ninkeeda ku qabsatay...(Sheeko Yaab leh)
มุมมอง 9434 หลายเดือนก่อน
Maseerku xumaa !!! Haweeney ninkeeda ku qabsatay...(Sheeko Yaab leh)
Haweeney taajirad da' ah ayuu guursaday balse dardaaranki ay qortay... (Sheeko Yaab Leh)
มุมมอง 4704 หลายเดือนก่อน
Haweeney taajirad da' ah ayuu guursaday balse dardaaranki ay qortay... (Sheeko Yaab Leh)
Sida ay mooday oo maskaxda ay ka dhaadhicisay ma noqon (Sheeko Yaab leh)
มุมมอง 8505 หลายเดือนก่อน
Sida ay mooday oo maskaxda ay ka dhaadhicisay ma noqon (Sheeko Yaab leh)
Muxuu la miyir daboolmay aabahaan waayeelka ah, isagaa ka sheekeynaya.
มุมมอง 7575 หลายเดือนก่อน
Muxuu la miyir daboolmay aabahaan waayeelka ah, isagaa ka sheekeynaya.
Rag iyo xaasaskooda is kaarto fahmay…(Sheekooyin Qosol leh)
มุมมอง 9495 หลายเดือนก่อน
Rag iyo xaasaskooda is kaarto fahmay…(Sheekooyin Qosol leh)
Boqorkii la taliyayaashiisi jawaanada u dhiibay ee amray iney kusoo guraan... (Sheeko Xikmad Leh)
มุมมอง 8836 หลายเดือนก่อน
Boqorkii la taliyayaashiisi jawaanada u dhiibay ee amray iney kusoo guraan... (Sheeko Xikmad Leh)
Haweeney 7 nin jeclaatay mar kaliya, see ku dhacday?...
มุมมอง 8986 หลายเดือนก่อน
Haweeney 7 nin jeclaatay mar kaliya, see ku dhacday?...
Qiso Xikmad Leh: Bahluul oo cashar u dhigay nin aragtiyo qaldan bulshada ku dhex faafinayay...
มุมมอง 9186 หลายเดือนก่อน
Qiso Xikmad Leh: Bahluul oo cashar u dhigay nin aragtiyo qaldan bulshada ku dhex faafinayay...
Wiil yar oo mudo naftiisa u ciqaabayay dambi uu moodayay inaan la ogeyn... (Sheeko+Cibro)
มุมมอง 5846 หลายเดือนก่อน
Wiil yar oo mudo naftiisa u ciqaabayay dambi uu moodayay inaan la ogeyn... (Sheeko Cibro)
Imaam Axmed iyo Ninkii Foornada lahaa qisadii Cajiibka aheed ee dhex martay…
มุมมอง 7466 หลายเดือนก่อน
Imaam Axmed iyo Ninkii Foornada lahaa qisadii Cajiibka aheed ee dhex martay…
Inaa dadka ku hor amaantid qofkaaga waxey abuureysaa farxad …. Bal eeg tallaabada uu qaaday ninkaan…
มุมมอง 7937 หลายเดือนก่อน
Inaa dadka ku hor amaantid qofkaaga waxey abuureysaa farxad …. Bal eeg tallaabada uu qaaday ninkaan…
AABE WIILKIISA SIIYAY TALOOYIN QURUX BADAN.
มุมมอง 9577 หลายเดือนก่อน
AABE WIILKIISA SIIYAY TALOOYIN QURUX BADAN.
QISO KA HADLEYSA ABAALGUDKA UU HELAYO QOF ISKA ILAALIYA XOOLAHA DADKA KALE…
มุมมอง 1.4K7 หลายเดือนก่อน
QISO KA HADLEYSA ABAALGUDKA UU HELAYO QOF ISKA ILAALIYA XOOLAHA DADKA KALE…
Shaqaale darsi cajiib ah u dhigay mudanihiisa (qiso muhiim ah)
มุมมอง 6697 หลายเดือนก่อน
Shaqaale darsi cajiib ah u dhigay mudanihiisa (qiso muhiim ah)
Gabar dabaq iska tuuri rabtay hal arin yaab leh darteed (Sheekooyin Qosol Leh)
มุมมอง 1.4K7 หลายเดือนก่อน
Gabar dabaq iska tuuri rabtay hal arin yaab leh darteed (Sheekooyin Qosol Leh)
Siirada Nabiga: Guurki Nabiga SCW iyo Khadiija (Q30-aad Qisooyinka Nabiyada)
มุมมอง 2707 หลายเดือนก่อน
Siirada Nabiga: Guurki Nabiga SCW iyo Khadiija (Q30-aad Qisooyinka Nabiyada)
Qeybtii labaad Siirada xabiibkeena Muxamed SCW (Q29-aad Qisooyinka Nabiyada)
มุมมอง 2287 หลายเดือนก่อน
Qeybtii labaad Siirada xabiibkeena Muxamed SCW (Q29-aad Qisooyinka Nabiyada)

ความคิดเห็น

  • @FaisoSimaan
    @FaisoSimaan วันที่ผ่านมา

    1kowwaad😂😂😂

  • @Mãhdiyaisbad
    @Mãhdiyaisbad 3 วันที่ผ่านมา

    2❤

  • @FardowsoAxmedCumar
    @FardowsoAxmedCumar 5 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @YuusufMaxamedMaxamed
    @YuusufMaxamedMaxamed 7 วันที่ผ่านมา

    Mida boqorka aya kaheley❤

  • @SakiGulled
    @SakiGulled 7 วันที่ผ่านมา

    Sheekadu ma dhamaanin laakiin xagee kahelaa😂

  • @Laylaomar872Haaji
    @Laylaomar872Haaji 10 วันที่ผ่านมา

    Sheekada 2

  • @aishahassan2350
    @aishahassan2350 10 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂

  • @AbdimaalikCismaan-k4t
    @AbdimaalikCismaan-k4t 11 วันที่ผ่านมา

    3uushactiro badan

  • @Phatimanuur
    @Phatimanuur 13 วันที่ผ่านมา

    Alla manooshahy wan ku farxah codkada ❤😊

    • @ahmedwaayo-arag3301
      @ahmedwaayo-arag3301 13 วันที่ผ่านมา

      @@Phatimanuur walaal Allaha ku barakeeyo waan noolahay adigana cimri dheer iyo caafimaad Allaha ku siiyo, mahadsanid.

  • @daadihiso
    @daadihiso 13 วันที่ผ่านมา

    Shukran ❤🎉

  • @Samiya-r9j
    @Samiya-r9j 15 วันที่ผ่านมา

    Aamiin❤❤

  • @duniyaindho2896
    @duniyaindho2896 17 วันที่ผ่านมา

    Doqorka

  • @DaahirXamse
    @DaahirXamse 20 วันที่ผ่านมา

    This hore

  • @maria-kz4pz
    @maria-kz4pz 21 วันที่ผ่านมา

    Midna aniga igamay qoslin

  • @IfraOmar-l8t
    @IfraOmar-l8t 21 วันที่ผ่านมา

    13 Son's aa daalaysa Kacbdi waxa daalaysa 11 gabdod Kacbdi saanodo Kacbdi 2 wilod aa daalaysa inshallah sheekodada kuli oo ruun damaystrin xogaha badan rassullka

  • @AhmedNuurMuhumad
    @AhmedNuurMuhumad 23 วันที่ผ่านมา

    3 baaa iga qosli say

  • @Cafiifo-f1h
    @Cafiifo-f1h 26 วันที่ผ่านมา

    Wallaahi anigaaba will aan 3sano islasoc onay oo call bas aana kuwada hadli jirany xitaa call video waligeyn kuma wada hadlin kaliya sawirkiisa iyo codkiisa unbaa aqaanay 😮 3sano waligeyn isma qilaafin 😊waxan nobilawday sanadkii 4aad bishiisa 3aad 😢waxa iibilaawatay murugo 😢waayo waxaan waayay xiriirintisa iyo lahadalkiisa inkastoo aynu kalafogeyn waxaynu kaljooganay (Somalia 🇸🇴 iyo USA 🇺🇸 waxaan waayay jaan iyo cirib meel uu dhigay waxaan noqday maqane jooge oo jir ahaan waan caafmaad qabay lkn sibaan ubuknaa oo bukaan socod uahaa lamprkiisa marka aan waco waa calling😢 markii danbe waxa kaso wareegatay 6bil waxa uu isoo wacay asagoo dhahaya mcnto waan xanuunsaday qaliinbaan galay xaalad dag dag ah aya iso gashay ee maiixiistay mise waai ilaawday markaasaan kudhahay kuma ilaawin see kuuilawaa farxadeediiba latagtayee 😢markaasuu igu sorry kadib weynu isxaal wareesanay waxa uu iisheegay inuu xamar usoo socdo aad baan ooga farxay lkn asaga ani iimuu so socon ee ine familygiisa ay uguuriyaan ina adeertiisa ayuu ausocday markuu imi buu gifts ikenay oo iphone ah wllhi habeenkaas aad baan ufaraxsana kadib waxa uuii sheegay arintii uu imi inuu xamar kaqabsado wallaahi durbo ilinba indhahayaga burqatay waan iscelinkari waayay waxaan ku dhahaÿ 2bo suaal ookaliya 😢1.intaan mawaxaan kuu sugayay ooraga oo dhan udiidayay mainaad idhaawacda oo iga oohisid 2bo mawaxaad inta iigu yeertay inaad aragto sida mooralkeygu uunoqonayo uu isku badalyo waxaana kudhahay wayahay guur kiina alle habarakeeyo maalintii kadib ilaa hada wax xiriira masamey.n kaliya waxaan sugaya midka ay waalidkeyga iidooraan oo calafkeyga noqondono 😢😢hadabo xiriir hasameyn adoo aqoon ixtiraamkiisa iyo cahdiga lamanaha😢❤❤

    • @axmednuur-y2r
      @axmednuur-y2r 25 วันที่ผ่านมา

      Oh sorry haniyad jabin abaayo raguna isku mid ma ahan midaa lasoco 😊😢

  • @yahyeabdulkadirmohamed
    @yahyeabdulkadirmohamed 28 วันที่ผ่านมา

    Good 👍 ❤❤😊

  • @fatumoali8634
    @fatumoali8634 หลายเดือนก่อน

    Maqdan karaa adujeclahay shekoyin adaa umad santhy 2020 ilaahada wan kulasocdaa ilaa fecbokaga ❤

  • @CarfaYeMuqtaar-uw5qi
    @CarfaYeMuqtaar-uw5qi หลายเดือนก่อน

    Sheekada labaad

  • @AbdulaahiAmiir
    @AbdulaahiAmiir หลายเดือนก่อน

    Legend of the year

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 หลายเดือนก่อน

    Sheekada kowad hhhhh

  • @Nimcocumar-jg2ok
    @Nimcocumar-jg2ok หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅

  • @Faysalboy-r9h
    @Faysalboy-r9h หลายเดือนก่อน

    Kkkkk

  • @SaaraCiise-m2k
    @SaaraCiise-m2k หลายเดือนก่อน

    2❤😂😂

  • @user-tj2wl6yr8h
    @user-tj2wl6yr8h หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk

  • @SalmoSalmuush
    @SalmoSalmuush หลายเดือนก่อน

    Haa sxa

  • @AyaanabshirMaxamud-dh4vu
    @AyaanabshirMaxamud-dh4vu หลายเดือนก่อน

    Mar la dage alla dagay blse mar labaad is dage asaga is dagay😂😂

  • @HASSANDheere-dt8gm
    @HASSANDheere-dt8gm หลายเดือนก่อน

    😂

  • @DaahirAwoowe
    @DaahirAwoowe หลายเดือนก่อน

    SHEEKODA2

  • @ahmedwaayo-arag3301
    @ahmedwaayo-arag3301 หลายเดือนก่อน

    Waxaan muuqaalka ka iloobay markaan duubayay midkii shanaad ayaan, kaasi waxey leedahay waxaan u ahay sodoh wanaagsan, gabadheyda ayaan u ogolaaday inuu nin u noqdo, daryeelo dayacna ka dhowro, waxaan ku doortay diin iyo akhlaaq wanaag. Isaga kuma hungoobin waa wiilkeyga aan aanan anigu dhalin, inanteydaan kala dardaarmaa, anigana sodohnimada kuma dhibo isagana waa wiilkeyga aan jeclahay. Mahadsanidiin.

  • @AdarIbrahimOmar-m5u
    @AdarIbrahimOmar-m5u หลายเดือนก่อน

    Walaalkeyga 1 ayaad hilmaamtay waarna kii 5naad een maxaawaye adoo mahadsan🤏😊

    • @ahmedwaayo-arag3301
      @ahmedwaayo-arag3301 หลายเดือนก่อน

      Waxaan muuqaalka ka iloobay markaan duubayay midkii shanaad ayaan, kaasi waxey leedahay waxaan u ahay sodoh wanaagsan, gabadheyda ayaan u ogolaaday inuu nin u noqdo, daryeelo dayacna ka dhowro, waxaan ku doortay diin iyo akhlaaq wanaag. Isaga kuma hungoobin waa wiilkeyga aan aanan anigu dhalin, inanteydaan kala dardaarmaa, anigana sodohnimada kuma dhibo isagana waa wiilkeyga aan jeclahay. walaal ku mahadsanid xasuusinta.

  • @DuniyoMaxamed-y3h
    @DuniyoMaxamed-y3h หลายเดือนก่อน

    Maasha Allh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaliimobixii2037
    @xaliimobixii2037 หลายเดือนก่อน

    Sori ilhya ha ku sahlo dhibatdado way itabata Aniga waxaan daremay tasokale qof somartana baa daremikara

  • @XaawoAxmad-e7e
    @XaawoAxmad-e7e หลายเดือนก่อน

    11111111

  • @ShariifoabdallaMohamed
    @ShariifoabdallaMohamed หลายเดือนก่อน

    Taasi wexey cadeyn utahy hadan dumarnahy sidaan da yarida iyo amaanta u jecelnahy xitaa wexey ilowday wixi ey utimid😅😅😅

  • @daadihiso
    @daadihiso หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @Xidigtaqarso
    @Xidigtaqarso หลายเดือนก่อน

    Оdаy reer bааdiye аh аyаа u sоо sаfаrаy mаgааlаdа bil Rаmаdааn welinа Rаmаdааnkа mа usаn u sоо sаfrin mаgааlаdа. Hаbeenkii buu suuqа tаgаy islаmаrkааnа mаsааjid lаgu tukаnааyо аyuu аrkаy. Сishаhа buu is yiri ku sоо tukо yuusаn ku dhааfinee. Mаsаajidkii buu jаmаaса lа xirtаy ileen tаrааwiix bаа lа tukаnааyee. Оdаygii isаgоо yааbsаn buu dhаmeestаy sаlааddii. Mаsааjidkii mаrkа uu kа sооbаxаy аyuu аrkаy 3 оdаy оо iswаreesnаyа mid bа yiri: Wаr siсir bаrаr bаа dhасаy ee sоnkоrtii imisааd ku оgаydeen? Mid bаа u jаwааbаy mаrkааsuu yiri “20 dооlаr”. Hаdаbа “hаddа 40 аyey mаrаysа” Midkii kаle аyаа isnа yiri: Oо bааstаdа imisааd ku оgeydeen? Mаrkааs buu midkii kаle u jааwаbаy оо yiri “10 dооllаr” . Mаrkааs buu yiri “hаddа 20 аyey mаrаysаа”. Mаrkааs buu intuu kusоо dhex dhасаy оdаygii reer bааdiyаhа аhаа оdаyааshii is wаreesаnаyаy аyuu yiri: Wаr sаlааdii сishаhа imiso rаkасо аyааd ku оgаydeen? Mаrkааs beey оdаyааshii оо yаabsаn ku jаwааbeen “dee 4 rаkсо”. Mаrkааs buu оdаygii yiri hаddа 23 rаkсо аyey mаrаysаа, wаx kаstibа wey kасeen. hаhаhа.

  • @caashakiinofficial6646
    @caashakiinofficial6646 หลายเดือนก่อน

    Sheekadasidaxaadayaaqosolbadnayt

  • @RuunCabdi-n6v
    @RuunCabdi-n6v หลายเดือนก่อน

    111111111111111

  • @DeeqoMohamed1982
    @DeeqoMohamed1982 หลายเดือนก่อน

    Midda danbe kkkkkkk

  • @SahroBile
    @SahroBile หลายเดือนก่อน

    22211

  • @Gamingandfootball0
    @Gamingandfootball0 หลายเดือนก่อน

    Ninka kaliya aan 2017 ilaa hada aan daawado❤🎉

    • @ahmedwaayo-arag3301
      @ahmedwaayo-arag3301 หลายเดือนก่อน

      Allaha ku sharfo walaal aadaa u mahadsan tahay.

  • @ZarkawiKingjestey
    @ZarkawiKingjestey 2 หลายเดือนก่อน

    Scw❤❤❤

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 2 หลายเดือนก่อน

    Mida 2aad🤣🤣🤣

  • @ZarkawiKingjestey
    @ZarkawiKingjestey 2 หลายเดือนก่อน

    1😂😂😂😂😂

  • @ZarkawiKingjestey
    @ZarkawiKingjestey 2 หลายเดือนก่อน

    Scw 😭😭❤️❤️

  • @aniisadaahir5846
    @aniisadaahir5846 2 หลายเดือนก่อน

    Mida saddexaad😂😂😂😂

  • @XamdiAbdulaahi-x3l
    @XamdiAbdulaahi-x3l 2 หลายเดือนก่อน

    Mida 3aad😂😂😂😂😮😮

  • @ShamsoAxmed-ef8or
    @ShamsoAxmed-ef8or 2 หลายเดือนก่อน

    Mida 2aad😂😂