Riwaayadii Caanka Ahayd 🔥"WAALIDA RAGA IYO WEERARKA HAWEENKA" Iyo Heesahedii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2020
  • 🌟Riwaayadan waxa curinteeda lahaa
    Abwaan Muuse Cali (Faruur) 1970
    🌟Mulaxinka riwaayadan
    Maxamed Cige (ill bir) AHN
    HEES CUSUB
    MUUQAAL XIISO LEH
    HEESHA CUSUB
    HEES SOMALI OO QORAAL AH
    SOMALI LYRICS
    HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
    HEESO QAARAMI AH
    HEESO KABAN AH
    HEESO NON STOP AH

ความคิดเห็น • 77

  • @aliosman8418
    @aliosman8418 4 ปีที่แล้ว +5

    Waah waah waar saaxiib waan kaa haynaa riwaayadana, aadbaad u mahadsantahay sidaa inoogu wad anigu xaga majaajilooyinkaan la haystaaye

  • @Molone_kid10
    @Molone_kid10 4 ปีที่แล้ว +4

    War hayaay ninkan waa legend mahadsanid zxp riwaayadan wx dhan ban goobayey
    Heesta yu,ada maxamed Yusuf wxan filaya wxa la qaday sahra axmed

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 ปีที่แล้ว +7

    Wa riwaayadi muse cali faruur niwoy xagad ka heshey wa yaab wlhy Waxay kamid tahay riwaayadaha aan la helin cajiib chanlkan wa mid qiimo badan ya salaam mahadsanid sxb waayihii wacnaa ❤😘

  • @nagibelmi9956
    @nagibelmi9956 4 ปีที่แล้ว +4

    Ruwayada waxaa ka maqan hees qimo leh oo ay sahra axmed qaado waan:- cosob ragey geelibu marbuu ciinku daaqa.

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 ปีที่แล้ว

    maxamad yusuf cisman gacanlow soraan qamar harawo maandeeq sahro axmad amino cabdulahi iyo abwaan muuse cali faruur inta dhimatay alle ha unaxariisto

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +1

    Riwaayad Qiimo badan
    Alle haw naxariisto intii dhimatay🤲

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว

    Imika labada indhood intaan kaa saaro ayaan mid soomaaliyeed oo indha La’ u galin doona Allah haydiin naxariisto dhamaantiin

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 4 หลายเดือนก่อน

    Haa Halka
    Wa ka uisaxay

  • @xaajisuuriyaan952
    @xaajisuuriyaan952 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha alàh waa riwaayad wanaagsa waad mahadsantahay sxb

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa leh muse cali faruur

  • @jaysuguleh808
    @jaysuguleh808 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid inaad nala wadaagtay Riwaadan taariikhiga , waxaan kaa codsan lahaa haddaad ka haysid wax taariikhda Riwaayadan ku saabsan sida Abwaanka sameeyey iyo taariikhday ahayd

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +1

      Muuse cali faruur ayaa sameeyay

    • @jaysuguleh808
      @jaysuguleh808 ปีที่แล้ว

      @@jamaadnuura10 mahadsanid

    • @foosijaamac4983
      @foosijaamac4983 ปีที่แล้ว

      Ruwaayadan waxaa lahaa muuse cali faruur oo hargeysa jooga hadda

  • @mussali3427
    @mussali3427 3 หลายเดือนก่อน

    waalida raggiyo werarka hablaa ayaa la odhanjirey riwaayadda. waxay ahayd 1971

  • @sadamahmad3852
    @sadamahmad3852 4 ปีที่แล้ว

    MHD Wll Alle haku barakeeyo zxb
    Waxan ubaahnaa tartankii gabayada ee uu bilada Ku helay abwaan mahamoud dheeg ee abwaanada faraha badani kujireen

  • @ambassadorahmed3608
    @ambassadorahmed3608 4 ปีที่แล้ว +1

    Libaax baad tahay sxb mahadsanid

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 4 หลายเดือนก่อน

    Riwayadan
    Saan maqlay waxa
    Lahaa xasan qaudhaan
    Lagayaba inan qaldanahay

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 ปีที่แล้ว

    Wah wah

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 4 ปีที่แล้ว

    Majaajiladeedii soo raadi

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan u malaynayaa riwaayaddan waxa sameeyey MUUSE CALI FARUUR

  • @hah7064
    @hah7064 4 ปีที่แล้ว

    Fanaanka gabadha cutiya ama gabadha curyaanta ku metalaya waa cajiib walaahi wuu iga qosliyey. Tolow magaciisu kumuu ahaa. Yaa inoo sheegi kara. Fadlan.

  • @foosijaamac4983
    @foosijaamac4983 ปีที่แล้ว

    Ruwaayadan waxaa lahaa Muuse cali faruur oo jooga hargeysa

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 4 ปีที่แล้ว

    Heesta yacayga waa riwaayaddii darandooriyaaba naas naasi

  • @mohameddheeg1849
    @mohameddheeg1849 ปีที่แล้ว

    Ma dhabaa taasi

  • @cismaanmohamed363
    @cismaanmohamed363 4 ปีที่แล้ว

    Aan ku saxee ruwaayada waxaa acter ahaa maxamed yuusuf iyo sahra axmed waxaa kaloo ku jirtey heesta caro edeg ee ay qaato sahra axmed waxaa kaloo ka mida heestii ugu horeysey ee y ka kacda ee ay wada qaadeen sahra axmed iyo maxamed yuusuf

  • @ahmadayaanle8910
    @ahmadayaanle8910 ปีที่แล้ว

    axmad ayaanle

  • @ibrahimnuh6534
    @ibrahimnuh6534 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc {ooooooofoooof is ma lahayn

  • @atamayste4593
    @atamayste4593 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta yada ah maxamed cabdi gabdha la qaaday waa sahra filaya

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 4 ปีที่แล้ว +4

    Aun Cisman maxamed cabdi karim gacanlow

    • @raniyajama9630
      @raniyajama9630 ปีที่แล้ว +1

      Iyo Sahra Ahmed, Mahamed Yusuf & Abdilahi Diriye Sooran

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว

      @@raniyajama9630 jawaabtaadu 2 sanno soo socotay ma diin baa sidey

    • @raniyajama9630
      @raniyajama9630 ปีที่แล้ว +1

      @@AhmedMohamed-tn5yg 😆 ilaa Hargeysa Hadhwanaag ban soo socoday

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว +1

      @@raniyajama9630 hawada salaan kuu soo marinayaa

    • @raniyajama9630
      @raniyajama9630 ปีที่แล้ว

      @@AhmedMohamed-tn5yg same to you bro & happy Friday

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤👏👏👏👏👏👏

  • @xaajisuuriyaan952
    @xaajisuuriyaan952 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan sxb WAAYA WAAYIHII WACNAA waxaad soo raacisaa riwaayadaha magacyada jilayaasha metelaya wixii aad ka garato

    • @siraad8026
      @siraad8026 4 ปีที่แล้ว

      Xaaji wuu soo qoray in muuse cali faruur 1970 sameeyey sadexgeeska yar ee laga eego warbinta guji

    • @xaajisuuriyaan952
      @xaajisuuriyaan952 4 ปีที่แล้ว

      @@siraad8026 wll waan ogahay in muuse sameeye lkn fanaaniinta yaan rabaa magacyadooda miyay qoranthy

  • @alexali2235
    @alexali2235 2 ปีที่แล้ว +1

    0

  • @mohameddheeg1849
    @mohameddheeg1849 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk