Dagalka Leelkase iyo Sacad 4 maxabiis ah iyo degmo buuxdo reer muumin adanoo caawa Saaxa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 2 วันที่ผ่านมา +2

    Rabiyow kala qaboji xaqana uhiili

  • @user-hn3wy1vh3x
    @user-hn3wy1vh3x วันที่ผ่านมา +2

    Allaha kala qaboojiyo dad walalaha oo shaydaan isku qaaday weye

  • @AbwaanDaadihiye
    @AbwaanDaadihiye 2 วันที่ผ่านมา +2

    Alaah hakalaqaboojiyo umada somaliya

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 2 วันที่ผ่านมา +2

    Rabi calaminka nabad dhexdoda hadhigo dadka islamka e odwadagta yarabi

  • @cabdiqanimadame1165
    @cabdiqanimadame1165 2 วันที่ผ่านมา +2

    Laandheerenimo guuuul laylkase

  • @FodeyShire
    @FodeyShire 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahey kabaq oo rabugaa kabaq wallee hadaladaas jano kugalemadiontid ee umadda muslimiin ta ah ee isbaa bi Inaya aad kufaraxsantahay rajo malihid

  • @dahirelmi4716
    @dahirelmi4716 2 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahay ka baq oo dabka huraya ee nacanku shidayo ha ku sii shubin batrool. Halka aad dabka ka shidayso isku day in aad bakhtiisi. Dad ehel ah ayaa is laynaya oo inan iyo abtigii ah. Geeri baa ku sugaysa ee Ilaahay ka yaab.

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dadku waa islaam oo walaalo ah.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guul walaha reer muumin adan leelkase wey cibadeysdan dhar baxo kul ba lagu dhufday xasan gorgurde familykisa marxun xamza hawiya dabacayun sacad argixso damajid wey jaban

  • @cabdisahal3477
    @cabdisahal3477 2 วันที่ผ่านมา +6

    Allah ha kala qaboojiyo walaalaha soomaaliyeed ee islaynaya.

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alxamdulilahi xamdan katiiran.❤❤❤❤❤❤❤😂baarakalah fiikum.❤❤❤😂

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 วันที่ผ่านมา

    Masha allaha ❤❤❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 2 วันที่ผ่านมา +1

    Guul majirto.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 วันที่ผ่านมา +2

    XasbunaLah.Wanicma.Wak iiLan

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 2 วันที่ผ่านมา +2

    2qof of Somali isdishay libin ma noqotey ee reeraha haisku laynin

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 วันที่ผ่านมา +2

    War dadka ha isku dirin sharta lama hor cararo ,war sharta wa ladamiya lama buunbuuniyo xasbiyallah wa nimcal wakiil
    Illahow kala qabooji

  • @MKaafi-dt7cq
    @MKaafi-dt7cq 2 วันที่ผ่านมา +1

    Duli baad tahee ummada ha isku haligin 😢

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 วันที่ผ่านมา +1

    War amus umadda muslimka e walaalaha ee dariska ee shaydaanku isku saladay subxaanallah haddu hal dhinto iyo haddii boqol dhimato mid dhinto mid walba gurigiisa laga tabin lkuna gablamin ragga kala qabta illahow kala qaboji oo dhexdooda nabad waarta ka yeel.

  • @user-yx8mz2wg6k
    @user-yx8mz2wg6k วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @ahmednuraden2814
    @ahmednuraden2814 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xayawaan xayawaan dhalay soomaali isku dhamaatay buu guul ku sheegayaa

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 2 วันที่ผ่านมา +1

    Intaa daahir calasow iyo cabtoy ku dayanayso oo ka ficil qaadanayso haku naar mudan u ducee ilaahey cida gardarana xaqa ha tuso hana kala qaboojiyo

  • @AhmedGamaadiid
    @AhmedGamaadiid 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wali geed waalakala qabsanjirey Maxaabiis

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 2 วันที่ผ่านมา +1

    War allah ka baq naag hartiya ahay galkacya joogaa dagaalkasna ima saamayn imana saamayn doono sacad iyo leelkasena wa dad walala allaha kala qabojiyo maxa daarod ugu haysaa iyo daraood ban u hambalyayn daarood ma jifooyin is dagaalayu dhex galaa daarod wa umade maaha qabiil yaro meel degen yaan nala madax goosan jifoyinka is haya ilaahey musaalaxa ha dhex dhigo

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien9271 2 วันที่ผ่านมา +1

    Scww
    Isku dirka jooji hadaadan islaax samaynaynin waxaad ku hadashaa waa baadil
    Ma itoobiyaan baan ladagaalanaa mise somaali baan kala celinaa?
    Ilaahow walaaladay somaaliyeed islasx dhaxdhig

  • @runsheegxaqaani4742
    @runsheegxaqaani4742 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sow Mareexaan lagama qabsan Gelinsoor iyo Dhuusa ma reeb, dhulka hadda lagu dagaalamayo waa degaan Daarood doqonyahey

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 3 วันที่ผ่านมา +2

    Hambalyo Muumin Daruud, haloo gurmado . Daruud midnimo 🌹👍🙏

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 วันที่ผ่านมา

    Muumin aaden Waa miino xiran waanad maqasheene

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 วันที่ผ่านมา +1

    Fidnaa huruda waliga looma gacanhaadsho hooy weeye nabaduye

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xogtaa baday dad walaalo ah ayaa is dilaya ayaad ku faraxsan tahay ilaahay ka baqa

  • @cabdisahal3477
    @cabdisahal3477 2 วันที่ผ่านมา +1

    Tuug dhiiga somali ku faraxsan baad tahay.

  • @faadumomaxamad5775
    @faadumomaxamad5775 วันที่ผ่านมา

    yaxayawnsacadwajifoealshbabkiskceli

  • @mahadtahliil9442
    @mahadtahliil9442 2 วันที่ผ่านมา

    laylkase iyo sacad labaduba been bay sheegeen maxabiis baanu kala haysanaa waa been jaaw

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 วันที่ผ่านมา +5

    Isku dire kala dire umada muslimiinta soomaaliyed dabshid shaqalaha shisheye hay ado dhiiga soomaaliyed kamacasha adiga iyo dahirba damero shisheye uraran ayaa tihiin. Rabbiyoow cadowga iyo munafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 วันที่ผ่านมา

    Bal habaarkee ree musqul aadan qashin fayuus raadis habaar miyaa wax kuu qaban

  • @caseclosed7103
    @caseclosed7103 2 วันที่ผ่านมา

    Beenaaleeee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk War iska amus Nacasyahow Shuuradii ku dhashay wase kkkkkkkkkkkkkk

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 2 วันที่ผ่านมา

    Saaxaqurun sow leelkase malahayn ta xigtana lelkase muxu daarood taraa maxa nogu xoqaysaa lelkase wa madi isagana madi iska dhigay daarood iyo tolkii ayuna dadka u necebyahay bahalkodu ha cuno ta xigtana hambalyadaadu ma inaad qabiilada isku dirtaa maad allah ka baqdo qof wayn ba tahay afkaga yaan umadi ku dhimane

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 วันที่ผ่านมา

    Daarood reer abuu saliid idinkaa
    Isfuula hadana is duuba Rag isdilaa
    Garanaye Rag lafuulo xagiinaa
    Lagu Yaqaan dacadali idin kortay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 วันที่ผ่านมา

    Daarood beenta kama Xishoodo
    Bal wuxuu noogu sheekayenayo
    Daawo reer jalafl iyo harti weeye
    Dagaalku