ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Waah waah hoygan ugu go’ay qaraamka Ha moogaanina intiina laxanada ama sawdadka qaraamka xiiseeyaa!
Legend hdalkisa ayaaba ka yaaab leh intaan luqdisa la gaarin
RAAXEEYE-GEDDA waxa ugu caansan Maxamed Axmed kuluc. Raaxeeye-Burcaawi waxa Caan ku ah Faadumo cabdilaahi kaahin maandeeq. Qaybta sadexaad aad Caan uma aha baan u maleyn cida qaadaa.
#Hello#Lyric Hoyga Fanka iyo Suugaantaa Waad ku Mahadsantahay Walal Sidaa aad iskugu hawshay xoog Uururiinta Fan-keeni hore
Mahadsanid sxb waxaad noo soo galisaa qaraam jiib oo ku luuqanayo faysal cumar mushteeg
Raggaa wakhtiga galiyay way mahadsanyihiin tubeec na alle ha uraxmado
raaxeeye iyo riftoon waxaa sameyay oo lahaa maxamuud ismail xuseen xudeydi adaa beenta bilow baa dad ayaane kala hadlee
Kabnka WAA Jim sh. MuminCodka Aun moh'ed salaban tubac1980
Noo jim goobe waye
No waa aweys goobe
Kabanka waa jiiim shekh muumin ayaa tumay waxana laku tumay ustudio maxamed salebaan
Gacantu tii Jiim ka duwan waa tii Aweeys Abuukar Goobbe weliba raaxeeyaha markuu Aweeys gaaracayo waa xaaja gooni ah
@@MudaneSooyaal❤❤
Waa goobe wll.
War waa Goobe xaqiraada jooji sxb
Tolow kabankan la yaabka leh goobe miyaa?
Way ubadantahay 99% kolay jim mahan way gacan kale oo ka duwan
Kan u dambeeyey uunbaa raaxeeye la yidhaahdaa laba kale waxaa la raaciya magac raaxeye makarooni iyo raaxeeye burcaawi weeyaan labada kalle
Bal cajaa'ibtan daya!!!!!!
Alaha unaxriisto
Amuu jiim shiikh mumin yahy sxb
shalwinta kabanka goobbe aya caan ku ahaa waana hubaal inu tumayo isago
Kabanka macaan waa aweys goobe
Waah waah hoygan ugu go’ay qaraamka Ha moogaanina intiina laxanada ama sawdadka qaraamka xiiseeyaa!
Legend hdalkisa ayaaba ka yaaab leh intaan luqdisa la gaarin
RAAXEEYE-GEDDA waxa ugu caansan Maxamed Axmed kuluc. Raaxeeye-Burcaawi waxa Caan ku ah Faadumo cabdilaahi kaahin maandeeq.
Qaybta sadexaad aad Caan uma aha baan u maleyn cida qaadaa.
#Hello#Lyric Hoyga Fanka iyo Suugaantaa Waad ku Mahadsantahay Walal Sidaa aad iskugu hawshay xoog Uururiinta Fan-keeni hore
Mahadsanid sxb waxaad noo soo galisaa qaraam jiib oo ku luuqanayo faysal cumar mushteeg
Raggaa wakhtiga galiyay way mahadsanyihiin tubeec na alle ha uraxmado
raaxeeye iyo riftoon waxaa sameyay oo lahaa maxamuud ismail xuseen xudeydi adaa beenta bilow baa dad ayaane kala hadlee
Kabnka WAA Jim sh. Mumin
Codka Aun moh'ed salaban tubac
1980