fanba waxba kama taqaanid see u garab dhigtaa orgida maanta qalaadaysa fanaaniimteeni waa weynayd aun waxoodii dhintay hada ma fanbaa jira 1991 kadib hees lamaba qaadin anaa heeso caadi ah oo hees lagu sheegi karo u samayn lahaaye fanaankii qaadi lahaa ilaa hada mahayo hal midoo live u heesi kara akhas
AUN Cumar Dhuule Cali fanaan weyn buu ahaa.
Cali dheere allaa yarxam si weyn buu uga dhex muuqdaa Durbaankiisu
Allow unaxristo ader cumar dhule Ali Janada allow kawarabi ❤
Waa mida hadda taagan allow idiin wada Naxariiso kuwii hore Amin yaa Allah dhamaantodba
Ilaahow idin naxariiso indha umada somaliyeed bay ahayeen.
Dardaraankas mantu naheestaa in qoloba calan iyo qaabil hoostagnoo wa ayan daro ilaahow somali mide qalbigana isugu fiir amin yarabi... nasab nimo iyo gobanimo wan lahan jirnay lakin lama quusto somaalay midoba o dalkeena hormarsano..
Allow U Naxariiso Fanaaniinteenii, Hobolada Waaberi Waxay ahayd Kooxda Afrika ugu weyn.
Erayadi iyo laxankii cabdulaahi qarshe waabari iyo cumar dhuule
Waad ku mahadsantahay wll macalimiinti waaberi ee loga hadhay musiga aunte dhamaantood axmed najiba ka nool cimri dherer ayan u rajaynaya
Maxamed Maclow Nuur isna waa noolyahay sidaan filaayo saaxiib.
@@M.Cabdulle wa aabihi violin ka garaaci jiray aunte
Cajiib! Heestu in 15 qof miyuusigga u tumeen waa ka muuqataa wallee.
Fanka hadeer jira wuu ka fiicnaa violinist badan ayay hobolada waaberi isticmaali jireen
fanba waxba kama taqaanid see u garab dhigtaa orgida maanta qalaadaysa fanaaniimteeni waa weynayd aun waxoodii dhintay hada ma fanbaa jira 1991 kadib hees lamaba qaadin anaa heeso caadi ah oo hees lagu sheegi karo u samayn lahaaye fanaankii qaadi lahaa ilaa hada mahayo hal midoo live u heesi kara akhas
Heestaan waxay musigada kaga eg tahay hees Allaha u naxariisto Cabdulahi qarshe uu qaaday
Magaceed sxb
Allow unaxaristo Abbe cumer dhulle Ali janofardoso kawarabi marxunka
Sixid eray"Qiil ma laha waase qaan"
Hees iyo badh weeyaan
Away dadki dhihi jray heeso wadaniya weligiis ma qaadin
Sida loo xafidsiiyay fanaaniinta baa layaableh wallaahi cajiib cododka iyo muyuusikada wey isku dheela tiranyihiin Alla maxay wada Taalanti lahaayeen.
Heestaan kale ee isla wada qaadayaan
Lumumba manoola mana dhimanoo ee uu lahaa AHN Abdullahi Qarshe iyo tanba aad bay isugu dhawyihiin xitaa muyuusikada iyo jiibinta malaha halmar baa leysla duubay
Waa maalmihiii dalka milaterigu qabsaday waa la baqayey
Thaks saxib
15 qof ayaaa tumaya muusiga cajiib
Sxp waad mahad santay waxaad ñooso galisaa riwaayadii doob qalanjadii gabay codsi
👍
Wa xaqiiq taagan hada weeye alow dadka kala qabooji wa muslin wada dhashe
MA OGTAHAY WAA RUNTA wll ale ha qaboojiyo laascaanood wixii sharwadana e ha qabto aamiin
@@ruungiire807 aamiin wll