Khadra Daahir iyo Axmed Cali Cigaal - Cibaaro -- Lyrics - Mudug Boy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น •

  • @Hamda6
    @Hamda6 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mamo khadro dahir alle hawnaxaristo 😢

  • @maxamedcabdi6199
    @maxamedcabdi6199 ปีที่แล้ว +1

    Axsan sowd❤❤❤

  • @JaamacSadiiq-r8x
    @JaamacSadiiq-r8x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan qiso jacaly ayaan kuleeyahe

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 หลายเดือนก่อน +3

    #LyricsSongCIBAARO
    #KhadraDaahirAHUN
    Carrigoo barwaaqo ah
    Cuudkiina Uu dhalay
    Oon carruurta Oyddana
    Haaaaaaaaaaaaaaaaaa
    Caano Looga soo helin
    Bal cibaaradaa sheeg!?
    Bal Cibaaradaa Sheeg?.
    #AhmedAliCiggaaL
    Canabeey waa xoolahoon
    Carriyo helin Cusbo
    Iyo Xarraarooooooo
    Ku cawabbey dooggii
    Ama camal basari iyo
    Cunto wayday milixdii
    #KhadraDaahirAHUN
    Maad garan codkaygee
    Waa gumaysi Ciilkii
    Carriggaaga haystoo
    Dhaqankaaga cidhib tiray
    #AhmedAliCiggaaL
    Ciggalaysi weeyee
    Googgaa aan celiyee
    Curyaan orodka lalayoon
    Ciddi aanay gaadhayn
    Caqli ruux ku faanoo
    Cayddigii Uu dhalay iyo
    Cashiiradiisa Laayyoo
    Cisha noolba gawraca
    Car garro bal ii sheeg?.
    #KhadraDaahirAHUN
    Curyaan baratan raadsaday
    Hiiiiiiiihaaaaaaaaaaaaaaaa
    Waa gumaysta Cuddud iyo
    Caqli aan lahaynoooooo
    Nin ka cooba weyn rabba
    Inuu cayrsho Oo rarro
    Inuu Caydhso oo raro.
    Caqli xumana waatii
    Fircoon Lagu caddaaboo
    Waa wixii Namruud cunay
    Ku ciqaabay dunnidee
    Caad iyo Samuud iyo
    Caad iyo Samuud iyo
    Dirkii nuux ku caasiyey
    Cawda looga gooyyee
    Cawda looga gooyyee
    Waxa taa la caynada
    Isticmaarka Carra kale
    Calankiisa sudhayee
    Wadanigan cartamayaa
    Dadkiisii ku cidhibtiray
    Wadankiisii ku cidhib tiray.
    ▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎
    Hees xus iyo xasuus mudan.
    Erayadii Cabdi Aadan Xaad Qays.
    Laxankii Ahmed Cali CigaaL
    Luuqda AHUN Khadra iyo Ahmed.
    •.•). i'm watching.....OLD IS GOLD.
    ➪#MAHADSANIDSAAXIIBDHAAMEEL.

  • @KhaalidDon-ry4wc
    @KhaalidDon-ry4wc 5 หลายเดือนก่อน

    heestani waa duurxul u jeedadu waa mid fog

  • @khadar9089
    @khadar9089 ปีที่แล้ว

    1:15 habeenimo berbera daarole xusuus

  • @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
    @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 4 หลายเดือนก่อน

    HADEYNU KU HADALNO LUUQADA QURANKA; SAREEXIDIYO SARBEEBTA XIKMADDA NAZAHANE NOOLUHU TIIGSAN KARIN MACNA HEBEL IYO REERHEBELBA AQON!

  • @SicidFaarax
    @SicidFaarax ปีที่แล้ว

    Allow AUN, ABWAAN AXMED CALI GIGAAL

    • @farxaankhadar4398
      @farxaankhadar4398 ปีที่แล้ว

      Wuu noolyahay zxb khadar daahir cige ayaa dhimatay allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen

  • @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
    @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 4 หลายเดือนก่อน

    Ku diiradeynu waxay maansadu tilmaameysa BAADILKA AMA GUMEYSIGA kolka haruubkiisu buuxsamo uu is ku dayo QORRAX DUHUR JOGTA INU AFUUFO!!😀

  • @CabdiismacilYare
    @CabdiismacilYare 4 หลายเดือนก่อน

    4:56 4:59

  • @guuleedcaanaboodhe9643
    @guuleedcaanaboodhe9643 3 วันที่ผ่านมา

    0000 1:35