Waxaan qiyaasaa ruushka in uusan adeegsan doonin because raashka hadu run sheegaayo ha isticmaalo waxuu heesto haduusan is ticmaalin raashiya waa lo baqaa ❤
Wadamo shisheeye aya qorshaha inay Somaliidu dhisto Kenya ka dambeeya….. Somalia, Qabiiland ayaa loo kala qaybiyay oo lama raboo inay waligeed dowlad midaysan ka dhalato
Asc ww waan idin wada salamay M&M subax wanagsan waad ku mahadsan tihiin wararka aad noo soo gudbisaan ilaahey Israel masiibo ha ku rido
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Tiimkega Tiimkega ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin mahadsantihin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Ruushka dulqaadkiisu wuu batay Maaha arin wanaagsan waayo reer galbeed waa argagixiso waa quumo luudka qarniga in laga xishoodo ma mudna sidaa darteed in Mr putin iska dhiciyo cadawga ruushka islaamka iyo aadamaha ayey ila tahay una adeegsado hub kasta oo suurtagal ah sida hubka wax gumaada kimikada biologicalka hypersonic ah iwm
Reer galbeed dab ayey kucayaarayaan lkn alle subxaana watacaa madaxa haisku galiyo gaalada 🤲🤲🤲🤲🇵🇸
Dagaalka
Nuclearka saameyn intee la eg buu yeelan karaa islaamka,
Siiba kuwa ay saldhigyada mareykanka iyo ruushku ku leeyihiin,
Woow
Waxaan qiyaasaa ruushka in uusan adeegsan doonin because raashka hadu run sheegaayo ha isticmaalo waxuu heesto haduusan is ticmaalin raashiya waa lo baqaa
❤
NETO YUGREYN WAXAN KUU FASAXNAY HUB RUUSH GARI WAA KHIUSGEYN YUGREYN WAX RUN AH MAHA EE WERIYE HADAAL
WAXAN OGNAHAY YUGREYN
IN RUUSH BARKHO IFTI NABADA KA KHADAY KUNA DARSADAY SHAN GOBOL EE INTA KALE YAAN LAGAA HODIN
Waa fulay wadamada N haysta oo iskumaridaan.
asc oo nukliyerka miyuu ku dhoola tusay
Allaahu Akbar
RuuShkaa guul guul
Ruush Guuleyso
MAD DHISTAN WADANKENA MARKA AD DHISAYSAN KENYA MA IDINKA ISKA LEH
Wadamo shisheeye aya qorshaha inay Somaliidu dhisto Kenya ka dambeeya….. Somalia, Qabiiland ayaa loo kala qaybiyay oo lama raboo inay waligeed dowlad midaysan ka dhalato
Allha guuleeyo ruushka guul muhiim ah ayuu gaadhidonaa