DEG DEG: ABAABUL DAGAAL + IIRAAN/SIRAAIL + XIS-BULLAAH+ QASA+ CIRAAQ + US + SIRDOONKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 88

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  หลายเดือนก่อน +20

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @Xamse725
      @Xamse725 หลายเดือนก่อน +1

      😅😂😂

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 หลายเดือนก่อน

    Mujaahidiintu waxa ay ku dhimanayaan dariiqa ilaahay yahuuduna way jabaysaa Inshaa alaah

  • @ubahali189
    @ubahali189 หลายเดือนก่อน +1

    Illaheey muslimka ha u maciino

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน

    so Duceya Insha Allah 👍

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol หลายเดือนก่อน +1

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo Allaha u naxaristo Madax wenaha Sheq Xassan NasralaaH Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allaha

  • @ubahali189
    @ubahali189 หลายเดือนก่อน +1

    ILLAA IYO INTEEY UDULQAADAN KARAAN IN SIDAAN LOOXASUUQO😢

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x หลายเดือนก่อน

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks so much HBN online tv, anniga waxaa ii muuqata 👻 Israel oo isbalaadhineysa garbo daacad u ahna heysata , Iran-na 🇮🇷 dagaal furan diyaar uma aha , Carabtuna wey laba-dibleysan yihiin, sida ay waxku dhamaan doonaan a ALLe ayaa Swt og .

  • @ubahali189
    @ubahali189 หลายเดือนก่อน +1

    Illaheey muslimka ha u maclino

  • @CumarMacalin-k7n
    @CumarMacalin-k7n หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ alla ha guuleeyo muslimiinta

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤👍👍

  • @QoraneCabdulaahi
    @QoraneCabdulaahi หลายเดือนก่อน

    شكرا يامولد

  • @SamiiraSaleebaan-o7o
    @SamiiraSaleebaan-o7o หลายเดือนก่อน +10

    Mawliidow ma waxaad soo tabineysaa sheegashada yuhuuda miyaad ka indha laadahay jabka iyo ololka yuhuuda gudaheeda loo geystay yuhuudu guuli ka dheer

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb หลายเดือนก่อน

      @@SamiiraSaleebaan-o7o guul sidee u taqaanaa xisbullah wey jabeen 20 madaxdii ugu sareyse ah ayaa 15 beri gudahooda lagu laaye saraakiisha hoose iska dhaaf ayaga waa xad dhaaf marka guuldarada ay guuldareysate israel waa sidee toos bey u jabeen xisbullah

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille หลายเดือนก่อน

    war hooy xisbulah way dayacan yihin ee nidamka milatari ha badalen lubnaan maadamo aysan macno lahayn ha ka goosten sirtoda iyo hawgalka milatari ee ay qaadayso ninka cusubna ha laga raro lubnaan ha la geeyo meel amaana xisbu laah ha isasaxdo gudaha. waxaan leenahay xisbulaha waa in ay goob banaan oo lama dagaana ah ay ka dhigan talaabiib dad dunyo xawan wax ku nool waa in la waayo talaabiib insha alaah guushu way danbaysaa kufartuna way jabi baidmilah

  • @isaachagimohammed5713
    @isaachagimohammed5713 หลายเดือนก่อน +3

    Mar walba waxaa la cuskan hadalka Axmed maxamuud cadde

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb หลายเดือนก่อน

    Yaa caliimu Yaa allaaaàaaaaaah

  • @Xamse725
    @Xamse725 หลายเดือนก่อน +4

    Qadarka ilaahay Ruuxna madhaafo .
    Waxba yaab labuunbuuninin
    Maalin walba boqolaal ayaa dhimanaya

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 หลายเดือนก่อน

    Bun hadii la waayo bedelliisa la helaa
    Waxaan uga socdaa xasan nasrulah haduu shahiiday waxaa jooga kumaanan xasan oo kale ah❤❤❤
    Yuhuuddu waligeedba ha kibirto waxay doontana ha disho lkn waxaa la gaadhay jabkii yuhuuda incha allah

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb หลายเดือนก่อน

    Yas caziizu yaa allaaaàaaaaaah

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 หลายเดือนก่อน

    Yuhuuda iyo Maraykanku waa soo duuleyaal fulaynimo u dheertahay oo cirka uun wax kaso tuura duqaynta biciidsada. Sooduulena ma guulaysto. Allah ha jabiyo naclad foosha xun.

  • @ubahali189
    @ubahali189 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baan uga xumahay sida hogaamiya yaasha carbeed ay ugu guul dareeyteen in ay Halmeel uga soo jeestaan gumeeysiga yuhuuda I laga iyo hada waxaa sixuun loodilaa xataa caruurtoodii

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @FarahHasan-x1y
    @FarahHasan-x1y หลายเดือนก่อน

    Haa waad sheegtay ìnhadii ay meeshaas kasoobaxaan dad fayow aytahay mucǰiso

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน

    Ya Allah

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille หลายเดือนก่อน

    akhas akhas akhas waryaaya nimanka waxa ku dhacay ma naqaano hada ha diyaar garoban xisbulah oo ua badalen nidamkoda milatari iyo isgaarsiinta ay haystan guud ahaan oo shinaha iyo ruusha ha soo gatan isgarsinta ha is dabo qabtaa guushu way danbaysaa nin walbo maalintiisi ayuu dhinte oo qadar cidna ma baajin karte waayo muslin ayaa nahay oo waan aaminsanahay qadarta ale insha alaah guul xisbulah

  • @abshirabdi7517
    @abshirabdi7517 หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiiq in Iran 🇮🇷 ay ka danbayso madaxda xisbulaah in ay ufududaato yuhuuda,fg, HBN hadalkaygaas markuu xaqqiiq noqdo, ila soo xiriir

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 หลายเดือนก่อน

    Guuleysta.

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi หลายเดือนก่อน

    Newyorka times inagadaa galadas alle ayaa ka Ari DOONO inshaallah

  • @FatmaDaudi-j6z
    @FatmaDaudi-j6z หลายเดือนก่อน

    Guul🇵🇸

  • @isaachagimohammed5713
    @isaachagimohammed5713 หลายเดือนก่อน +3

    Marna, uma jabeeyso Iiraan iyo asxaabteeda oo uma dhutuneeyso ee xoog iyo niyad lee ka qaadeeysa. Kuwaan sunida sheeganaayo ee dabo dhilifka u ah gumeeysiga. 50 sanno ku dhawaad ayaa cunno qabateen iyo dagaala toos ah lagu hayaa. Haddii aaney imaan kaamil laheyn ka ma gudubteen.

  • @siciidmaxamed6364
    @siciidmaxamed6364 หลายเดือนก่อน

    Please xayaysiiska galdaal ka dhiga ama so gaabiya

  • @MuusemohamedMohamed
    @MuusemohamedMohamed หลายเดือนก่อน +1

    Waamaxay. Dagalka.haray xasuuqiiuguxumaaaa. Waamaxay isbeeddelkaadsugerysaa

  • @MaxamedCabdille-v2b
    @MaxamedCabdille-v2b หลายเดือนก่อน +1

    .xisbulah.awoodeeda maintaanbaa.mase.waxbaa.udanbeeya.maxaay.sugeeysaa.oo.udhoowran.

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi หลายเดือนก่อน +2

    Waxaad tihiin Tuuga qorsheystay in Wadaan hooda Dadka ka bara kiciyaan so Kenya iyo Uganda ay u degaan? Illah ha idinka qaada Cafimaadka iyo Caruurta?

  • @saliyaali1098
    @saliyaali1098 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @AliDiiriye-w1e
    @AliDiiriye-w1e หลายเดือนก่อน

    War iiraan iyadaa xisbullaahi iibsatay

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 หลายเดือนก่อน

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey หลายเดือนก่อน

    Asalaamacaleykum

  • @قطرهقطره-ت6د
    @قطرهقطره-ت6د หลายเดือนก่อน

    Xasbiyalah xasbiyalah 😢😢😢😢😢

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s หลายเดือนก่อน +3

    Armey cayaaree siyasad american oo ninkaas yahay sirdonka israil waxa ey ubuunbuunineysa

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 หลายเดือนก่อน

    Waligeed ayaa la dilaa hogaamiye lkn xisbullaah maniyad jabayaan

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 หลายเดือนก่อน

    SHIICO WAA LAJABSADAY MEEQA AYAAN LAHAA XAMAAS AYAA KA AWOOD BADAN SHIICADA
    XISBULAAH WAA JABHAD WAX WEYN MAAHAN SHIICO IIRAAN AYAA UGU XOOG BADAN IYADANA WAXAAN ARAGNAY AQOON YAHANKOODI AYAA MAALIN KASTA LAGU DILAAYEY BARTAMAHA TEHRAAN MARKA OGAADA SHIICO WAX WEYN MAAHAN

  • @SaleebanCaare
    @SaleebanCaare หลายเดือนก่อน

    1

  • @CawilXashi
    @CawilXashi หลายเดือนก่อน

    Yaa

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh หลายเดือนก่อน +2

    Mawlidaw kafiirso nimankan labaa bashay lagumaday madaxdodii iyo shacabkofi baa waxgaara talaabiib haysta waa sheko varuured

  • @LeeWendy-o5z
    @LeeWendy-o5z หลายเดือนก่อน

    Fritsch Forks

  • @ScottNick-x3d
    @ScottNick-x3d หลายเดือนก่อน

    Stanton Freeway

  • @YaasmiinRaage
    @YaasmiinRaage หลายเดือนก่อน

    asc war isgaarsiinta xisbulla eeraan way badalikartaa eeraan laakii wamihiim in shacabka reer eeraan inlaga ilaasho gacanta shacabka iyo cidkalaba si at yuhuudda aysan gacanteeda aysan ugalin

  • @maxamedcabdi-x3h
    @maxamedcabdi-x3h หลายเดือนก่อน

    Jwbtii ismaciil haniyah meeday ben❌

  • @Zaak100
    @Zaak100 หลายเดือนก่อน

    yahuuda iyagoo xogtada baran iyo meelaha aad joogto kuma dili karaan

  • @shukriabikar3031
    @shukriabikar3031 หลายเดือนก่อน

    Ila hadda wan layabanay Xisbullah waxa kudacay oo sidan logu dameyna madaxdooda

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj หลายเดือนก่อน

    wllahi libaaxyeey isku kicisay yahuuda hadey u dhamaatay

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh หลายเดือนก่อน

    Kalmada inkastoo xisbulah ay adegsan gantalada culus aysan talabiib duqayn waa maaweelo

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 หลายเดือนก่อน

    Xaw jug kaga siiya yihuudka xunka ah ku rid beerka uga jiid laangaabta xunta ah

  • @AliDiiriye-w1e
    @AliDiiriye-w1e หลายเดือนก่อน

    HBN war heedhe maxaa ka socda lubnaan yaa shirqoolay xisbullaah yaa ka adeegtay mise awoodii ay sheegayeen ayaa ahayd cabsi gelin keliya. Mise wax kalaa jira iiraan aaway

  • @ahmedhamza5926
    @ahmedhamza5926 หลายเดือนก่อน

    🤯🤔 Carab iyo Afrikaba dhigoda waxaa lagu banaystay bunbunista lagabasiyo inay awodleyihiin kuwoda ugu daciifsan kadibna lagu babiyo gormay fahmayaan qorshahasi🤔❓❓❓

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 หลายเดือนก่อน

    Emarate ducufu iyo Jordan dumarakiiya carabata

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน

    Walayaab miseriwayad banalojilaya iyaduwaydiidaysa waxaloshego hasamaynlayirahdo amatashila,aanbaytalabo qadaysa waxayna leedahay ciidan nalasogara!!! Cidankasolarabo inugacmaha uqabto cida aydilayso

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh หลายเดือนก่อน

    Ciidamada ogaaden baa geenaynaa.lubnaan israail boor ba lakaraya

  • @FaaraxXoolow
    @FaaraxXoolow หลายเดือนก่อน

    Hbn.laboiswaafaji
    Inaaddhahdaanshiiqxasan
    Nasrulaahiooddhihiweeysaan
    Allahaunaxariisto

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน +1

    ?natanyahu iyo baydhan keba goaanka ugudanbeeyaleh??? Adigosoqadanaya galitankii rafax Eqaza

  • @Abdikani42
    @Abdikani42 หลายเดือนก่อน

    Iiraan roookh mooyeee waxba qaban mayso sababtoo ah waxay ogtahay in maraykanku weerarayo haday israiil weerarto markaa waxay illaashanaysaa hadafkeeda fog ee ah in ay nuclear samaysato markaa way u adkaysan doontaaa illaaa inta weerarku ayada gaaadhayo cidna ma weerarayso ayada lkn ururada ay taageerto ayay dabka ku guraysaa illaa inta ay noqonayso quwad nuclear waxayna taageeraysaa ururada

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n หลายเดือนก่อน

    Mowliidow haduudhintay shiiq xasan nasralah wuusoconaya dagaalku

  • @abdiali651
    @abdiali651 หลายเดือนก่อน

    Mowllidow cayaarihi maxaad udeysay

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w หลายเดือนก่อน

    war xusbulaahdu waa laayska faaniyaaye xamaas baa ka awood badan waxaan waa maayd waa laayska faaniyaa

  • @ahmedissack4875
    @ahmedissack4875 หลายเดือนก่อน

    Gaalada ha ogaadeen nin lafdhugay ku ah huu shahiido ku kadar ayaa muslimka diyaar u ah oo waliba cilkiiga hogaamiyihii la dilay qaba

  • @SaleebanCaare
    @SaleebanCaare หลายเดือนก่อน

    252

  • @AliDiiriye-w1e
    @AliDiiriye-w1e หลายเดือนก่อน

    Ma isreil keliy wax disha waxna ugaadhsata miyaanay xisbullahi iyo iiraan wax khaarajin karin. War mawliid waxaad noo sheegtaan ee xisbullaahi iyo iiraan baa awood leh taas lama hubo week ayaa awoodii xusbulaah la burburiyay hogaankoodiina la khaarajiyay maxay sugayaan may garaacaan talaviv

  • @c.cafton749
    @c.cafton749 หลายเดือนก่อน

    Sidee uga xirikartaa hawada lubnaan dowlad madax banaan miyaanay ahayn

  • @qayska01
    @qayska01 หลายเดือนก่อน

    Macaga israaill inaad I caadi u qortit maxa ku diidaya?

  • @AxamedCandiqadir
    @AxamedCandiqadir หลายเดือนก่อน

    Xisbilah duqayn kartto talbib maxa uharay dad iyo dal

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj หลายเดือนก่อน

    kii mid kadaran u magacaabayaan xoog nabad laguma helo

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf หลายเดือนก่อน

    Netanyahu waa fircoonka sabanka ilaahay subxaanau watacala wuuhalaagi carab kaquuso

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh หลายเดือนก่อน

    Bayreuth dukun daakun bay noqotay xisbigu talabiib mageeyo miyaa

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi หลายเดือนก่อน

    Nio waxani oo idil waxa kadanbeyo madaxweynaha Iran mascud waa nin tuug ah

  • @buxaneliban1191
    @buxaneliban1191 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku talinlaha, hpn halka aad kuqoreysaan jumlada iraan maxay ka odhan doonta arrin inaad ka daysaan oo ayba qasaare idinku tahay. Maxa yeelay iraan waa qasaare horle oo bariga dhexe lahadhay. Sida awgeed ha la iska dhaafo warkeed oo jumlada wax kale kuqora

    • @saylirobleh5698
      @saylirobleh5698 หลายเดือนก่อน

      Inshaa allah waan guulaysanaynaa waxaa ni ka dhimanayaa waa mujaahid munaafiqiintu jaahaadka magalaan

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน

    Iiranigu wanin iskahadlay ofashilkoda guldaro qarinaya isra, maxalawiiqay halsargaal lagamadilin
    Haldiyarad lagamagubin xitahalbambo lagamaqaban silobadbadsho gobtaykusocotay dhaqalehedana intayarekabaqatay 2jibar balasinayaa kudarso halqashar ayledahay kagamabixin dagalka walagusodadalaya iyadodeeqa okay markaxildhibanku muxukahadlay?

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh หลายเดือนก่อน

    War xisbigu waa.fashilmen xuduuda duriya iyoburaha golan bay tuutturaan

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 หลายเดือนก่อน

    Qeyrkiisa ninkii looxirayow adigana sooqoyso jaajusiintii carabta aheed yahuudana ushaqeysa ayaa sheegtay ninkas meesha ujogo lkn qofna maalintiisa madhaafo

  • @Xamse725
    @Xamse725 หลายเดือนก่อน

    Afanteri uma maahna.
    Waxaa loo baahan

  • @UmsabirUmsabir
    @UmsabirUmsabir หลายเดือนก่อน

    Lubnan wadenkeda san logalayo maxay u amusan tahay carabtan wax ma iska celin karan

  • @AxamedCandiqadir
    @AxamedCandiqadir หลายเดือนก่อน

    Mowliid ada suxufi ah oo professional ah ee ka waran pm Hamze of Somalia. marku UN general assembly ka hadlayey? Mar qura madaxa kor umuusan qaadin. Warqada ayu akhrinayay khudbadiisii foorar ayu ku dhamaystay.... dadkale sidaas kamaanan arkin. Maxa khaldan??