XOGTA Guutada SOMALIA ee Ruushka taageersan | Wararkii u dambeeyay Dagaalka |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • #MARACADDE #SHOW
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

ความคิดเห็น • 151

  • @alielml8735
    @alielml8735 2 ปีที่แล้ว +39

    Somaliaya 4 cashar baa loo hayaa
    1 --halgankii daraawiisheed 1898 ilaa 1922 kii
    2 __ wacdarihii dgaalkii 2 aad. Ee aduunka
    3--- duulaankii itoobiya 1977 somaliya 17 jir bey aheyd
    4--- dagaalkii ceydiid 1993 kii
    Ee muqdisho mareykanka lagu laayey
    Sababahaas baa. Loola baxey somaliya .
    Waa mabaxayaal geesiyaal
    Sooma jeestayaal

    • @Mohamedirshad114
      @Mohamedirshad114 2 ปีที่แล้ว +4

      Asc
      Ma Sha Allah saas daraateed dhexdoodda ayaa loo dhigay banooniga ( Qabyaalad, Kooxo Diineed, Maamul Goboleedyo, Xuruud Beeleedyo iyo howlo fara badan oo Qarsoon. Allow na soo uruuri ...............)

    • @betterdaysarecoming1881
      @betterdaysarecoming1881 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxaasoo guul ah waxa wada leh somaliland iyo somalia, lkn waxaasoo guul ahi waxay waxba kama jiraan noqdeen maalinkii ay koonfuri isku raacday in xasuuq ba'an laga geysto ama loo geysto geesiyaashii keenay awooda intaa leeg isla markaana hindisay in la helo dawlad kakooban 2+3= 5 tasoo ka facwayn dawladii ka ka koobnayd 1+1=2 ama waqooyi maalinkaasbay soomali Republic la aasay koonfurbaana sabab u ahayd yaan siyaad baroo kaliya danbiga lasaarin waa qorshe siyaad uu hogaamiye u ahaa guud ahaana somalida konfuri ku garabtaagnayd.

    • @agauga
      @agauga 2 ปีที่แล้ว

      Sxb waa runta

    • @hasanjeestole1060
      @hasanjeestole1060 2 ปีที่แล้ว

      @@betterdaysarecoming1881 cuqdada baa ku dilootay somli baa laga hdlaya adna xaafad hoosad bad usoo laabatay teeda kle maxamed siyaad hdii koonfuri raali uga tahay maxay jabhadihii u buriyeen koonfuri kamid ahayd

    • @omeymamohamed6481
      @omeymamohamed6481 2 ปีที่แล้ว

      @@betterdaysarecoming1881 😹😹🤣🤣🤣🤣🤣waar isaaq uunbad nofanisay miyaa somaliland waa xaafad kamaida xaafadaha Somalia
      Ama qabiil kamida qabaailada Somalia 🇸🇴

  • @cabdiraxmaanxirsijaamac7770
    @cabdiraxmaanxirsijaamac7770 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Marqaati TV

  • @abdirahmanziyad9452
    @abdirahmanziyad9452 2 ปีที่แล้ว +6

    waxuu ulabaxa. soomaali. nacabaka. soomaalida. waa kuwii. itoobiyo. ugahiliye. waa colaada. soomaaliya. nacabaka. ruushka. namajecla. waadanadkali. ayuun inugdiraya. ilhaa. moye. cidakala inamajelo. somali

  • @malabadanemusic2023
    @malabadanemusic2023 2 ปีที่แล้ว +1

    In Ukraine nukleer lagu dhufta a agree

  • @mahdihaashi5015
    @mahdihaashi5015 2 ปีที่แล้ว

    Long lives PUTIN.

  • @kampalaxaajixasan1710
    @kampalaxaajixasan1710 2 ปีที่แล้ว +18

    Waa ku mahadsantahay barnamijyada quruxda badan oo markasta nala wadagto keep going my Wllka somaliyed

  • @ubaxarahman829
    @ubaxarahman829 2 ปีที่แล้ว +1

    Ukraine in ladhameyo ayan rabaa anoo ka urinayo madaxwayna yuhuudi

  • @amiennazirali1971
    @amiennazirali1971 2 ปีที่แล้ว +5

    Kow somalai wa faduul maxa ka galey rusia iyadiba wadankide burbursanyahay qalad ad oo weyn ayay galeysa somalia sobabta oo ah wadamada wawayna aya baqaya waba somalia

    • @sultanabdulhamiid415
      @sultanabdulhamiid415 2 ปีที่แล้ว +4

      Soomali maaha waa ruushiyaan labaxay magaca somalo battion

    • @abdulrahmanhassankafi6312
      @abdulrahmanhassankafi6312 2 ปีที่แล้ว

      Sheeekada ma adan fahmin. Koox cadan ah oo magaca soomaali la bax day weeeye sidaaas u fahan ee soomaali ma ahan

  • @thisworldisend6143
    @thisworldisend6143 2 ปีที่แล้ว +3

    Ani waxn ku sugunahay capitalka pelarus wxana war baahinta dalka laga sheegayaa inay mar walbo dalka dagaal gali karo oo ready ahaadaan🙏

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 2 ปีที่แล้ว +1

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso Wll Qali

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 2 ปีที่แล้ว +8

    Walaaloow ciwaankaas waxa kamuuqda Kenyan nimo inaga ilaali wixii sumacadeena wax udhimaya ,maandaawan weli videogaa hadana ,inaga qari waxa wax udhimaya qadiyadeena(dhexdhexaad) iyo ciidankeena

    • @raxmoahmed8059
      @raxmoahmed8059 2 ปีที่แล้ว +2

      Malideena ma ahan somalideena waxa dagaalka galaayo e waxaa koox cadaan eh la dhoho (somali battalion )

    • @abdulrahmanhassankafi6312
      @abdulrahmanhassankafi6312 2 ปีที่แล้ว +1

      Jabhad Somali la magac bax day weeeye waaa kooox cadan ah

  • @omeymamohamed6481
    @omeymamohamed6481 2 ปีที่แล้ว

    😹😹😹😹😂😂Ukraine 🇺🇦 in la burburiyo waa farxada islmaka
    Waayo palestin ayay necbatahayb
    Madaxweyne hooduna waa yuhuud

  • @bakarcommando2484
    @bakarcommando2484 2 ปีที่แล้ว +14

    Bro proud of u 🥰

  • @hamzewabari6726
    @hamzewabari6726 2 ปีที่แล้ว +4

    Hurta Hadaan somaali nahay Adoonku waxa nuu naga Amiinsanyaahay Dad geesiyaal ah uu dhimaashada Jacely. Wana mid shaaraf nuu ah ::

    • @إبراهيمتجي
      @إبراهيمتجي 2 ปีที่แล้ว

      Been baad iska dhaadhicisay

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 2 ปีที่แล้ว

      Balse dunidan waxa horumar gaadhay dadka nolosha jecel xaga dadka dhimashada jecelna ay yihiin dadka dunida ugu liita

  • @abdiraxmanderow6351
    @abdiraxmanderow6351 2 ปีที่แล้ว

    As wankusalama c/raxman waxan ku weydinaya dagalki Ethiopia xugu ku dhamaday .adigo mahadsan.rushka iyo Ukraine waba lasocdaye!malinwalbo.

  • @Summad
    @Summad 2 ปีที่แล้ว +4

    WALAAL NAGU SOO BIIR OO NAGA FAA'ID WAXYAABO QIIMO BADAN DADKANA UGU YEEDH.
    MAHADSANIDIIN .

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 ปีที่แล้ว +6

    guutada somalia magaac uu igadanyahay cajib somalidu calamka waxay uuyihin astan danka dagalka hambalyo uma somaliyeed mellkasto aad joogtan

  • @muhyodiingahnug2821
    @muhyodiingahnug2821 2 ปีที่แล้ว +2

    Maracade show jir oojoog karaamo ayaankuu hynaa wll

  • @mohamudissa4698
    @mohamudissa4698 2 ปีที่แล้ว

    Xagay kaduleen barqdarku air space Ukraine leedahay oo shaqaynaya majire

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว

    Alshabaab iyo chechnians ayaa kadagaalamaya Ukraine. Yuhuuddiina markay maqleen Soomaali baadagaalka kujirta ayey kalacarareen

  • @wllbenzema2652
    @wllbenzema2652 2 ปีที่แล้ว +1

    SOOMAALI Hanoolaato 🇸🇴🇸🇴👑👑👑🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤👑👑

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 2 ปีที่แล้ว +2

    Guutada somali horaa u maqly warkooda marki la wydiyey waxy dhaheen waa geesiyuun somalida

  • @zakariyabinhusseinboy2337
    @zakariyabinhusseinboy2337 2 ปีที่แล้ว

    Anaaa Ukrain jogaaa 😭😭😭🇸🇴🇸🇴

  • @mohamudissa4698
    @mohamudissa4698 2 ปีที่แล้ว

    Hadii shurada uu rabo putin ladiido sacado gudohood ayuu burburin kara casimada Ukraine

  • @abdibasidmohamed9593
    @abdibasidmohamed9593 2 ปีที่แล้ว

    Reer Ukraine waa kuwi falastin argagxiso ku sheegy ruushka aya guuleysan

  • @guuleedcabdi9514
    @guuleedcabdi9514 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb maaha somalia ee waa SOMALI battlian
    Magaca somali wax auu ka dhexeeyaa qowmiyad ay kala xukumaan 5 dawladood lkn somalia waa qayb ka mid ah dalalkaas

  • @sharmaarkexusendahir7734
    @sharmaarkexusendahir7734 2 ปีที่แล้ว

    Nagaland adiyo Somalia idi kuyaal waryaa somali dhe akhasunaasyaw qadad wYiinleh

  • @fahadinhomohamed9430
    @fahadinhomohamed9430 2 ปีที่แล้ว

    Dagaalka waxaa horey usii hurinayaa cunuqabateenada badan

  • @omeymamohamed6481
    @omeymamohamed6481 2 ปีที่แล้ว

    Somalia iyadaba teedi uliidata😭😭
    Ee maxaa badaas nagalinaayo

  • @kurreofficial4135
    @kurreofficial4135 2 ปีที่แล้ว +2

    Magacaan somali battalion siduu ku baxay waxaa la weydiyay commander kii hogaamiyay guutadaas ee dhimtay givi la oran jiray waxuuna yiri waxu ku baxay waxan ahen guuto qoryaha u sida sida somalida burcad badeedka ah oo kale sida akaha iyo sabanada iyo qoraha noocyadisa kala duwan waxan u wadan jirnay sida burcad badeda somalida magaca sidas buu inogu baxay ayu yiri

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk Ereyga Burcad badeedka kuso cel celisay waan ka xumahay in Aad ku xunen ka wadiid Balse orod Googleka gal layiri inta iska deysid Geesinimada u diidan tahay miyaa mida Xigta burcad badeedu Xaq bey ku taagneed in ay iska ceshan in Dalkooda laga Guranayo Kaluunka iyaguna guran karin waana Geesinimo in ay Dawlad waxkasta sidata iska ceshan si qabqabsadan waana la og yahay in soomaalida Dagaal lagu Gaarin Dunida oo Dhan waa waxa lo ogolern in ay Awood Ciidan yeelato waa Waxa lo Burburiyeey Libaaxyadii Geeska Africa so ma jeedsadayasha ahaa Balse Insha’Allaah waynu so Noqonay si buxdana waynu iso noqon doona ogow taas ka Nax ama ka Ooy oo Liit waligaaba Masha’Allaah Tabarakallaah Allow No Xifdi Barakay CXDS Allaahuma Aamiin

    • @kurreofficial4135
      @kurreofficial4135 2 ปีที่แล้ว

      @@umusheikhabdalaikhyaar2082 seef la boodnimada inta iska deesid walaley aniga kama xumi burcad badeed iyo somalinimo ee waxan ka hadlayay sida uu ku baxay magacas waliba ninka hogaaminayay guutadaas siduu u dhigay ayaan shegayay burcad badeed xuman iyo samaantoda midna kama hadlin

    • @kurreofficial4135
      @kurreofficial4135 2 ปีที่แล้ว

      @@umusheikhabdalaikhyaar2082 mideeda kale aduunka waxay naga aaminsanyihin baa ah burcad badeed iyo dad dowlad la an ah ee inta faanka iyo beenta isku shegeno iska deeno an wadankeena wax uqabsano faan waxba ino taro

    • @theeagle5423
      @theeagle5423 2 ปีที่แล้ว

      @@kurreofficial4135 aduunka maxaa kaa galay bur cad bad eed iyagaa ah oo Badeena yimid anagana waan iska dhicinay ee maad xuntahay

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 2 ปีที่แล้ว

    Codsi Waxaanu U baahanahay Muuqaladii Dagaalka

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 24 วันที่ผ่านมา

    bismillah asc warheedhe manta xagee kabaxday kuma arage waxan is iri maxanuun saday dhab ahaanti anigu waaku tabay waana kaawalwalay qofka markaa kuxirantahay wuxu kugu yahay qof aad waligaa taqaanid camal marka hadaa nabad qabto waa alx lillah ok kheyr badan

  • @hamsebeeroof
    @hamsebeeroof 2 ปีที่แล้ว

    Sxbow videoga dhaadhera soo koob wa lagu caajisaa

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 ปีที่แล้ว

    Waxa loogu bixiyey waa caqli xumada iyo ilbaxnimo laaanta

  • @apdisalanaafo3438
    @apdisalanaafo3438 2 ปีที่แล้ว

    A deer dalkiina xoreeya dheh Dalkii laydiin dhisay ayaad ka adkaan weydeen

  • @mahdihaashi5015
    @mahdihaashi5015 2 ปีที่แล้ว +5

    Long live Somalia and who uses Somalia name.

  • @mohamudissa4698
    @mohamudissa4698 2 ปีที่แล้ว

    Hakuwaran afka warfafinta reer galbeedka

  • @amiirsacad4074
    @amiirsacad4074 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk iyaga wadan kooda wax u qaban Laha kulaha somalia

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 2 ปีที่แล้ว +2

    Warbaahinta Galbeedka yaa la aaminin been iyo marin habaabin wararkooda ku dhisanyahay waliba cunsuriyiin aan gabanin weeyaan, duulanadii lagu qaaday dalalka islaamka ah waxee kasoo qaadeen waxba mida Ukraine waa dal European oo cadaan xadaarad leh ma ahan sida Syria, Iraq, afganistan iyo Somalia sidaas waxa dhahay mid kamid ah wariye si toos war uga soo tabinayey Channelka CBS news laga leeyahay Mareekanka magaciisa waa Charlie D'Agata Mar labaad warbaahinta galbeedka yaa la aaminin .

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 2 ปีที่แล้ว

      Ukrain ma Iraq ayay ka xadaarad badan tahay Iraq oo ah goobti cilmiga dunida kumanan sano reer galbeedku waa cunsiriyin

  • @engsuhayptown6896
    @engsuhayptown6896 2 ปีที่แล้ว

    Dadka beenta ka daa waa guutada somalida ee somalia maaha

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha isku madhiyo gaalad xun xun

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 2 ปีที่แล้ว

    Jamhadan magacena mxaa lagasiya ay ku fallen

  • @rabiichajiali9463
    @rabiichajiali9463 2 ปีที่แล้ว

    Waad kumahadsantahay barnaamijka

  • @SULDAANKA.44
    @SULDAANKA.44 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll ilahy dambigaaga ha ku dhafo ilahy ha ka dhigo lii jananda ku waara wll waxaa kaa codsanaaya ina isoo booqato mahsanidin🇸🇴💪

  • @qareenkaafkahooyo
    @qareenkaafkahooyo 2 ปีที่แล้ว

    Battalion waxaa laga wadaa Guuto

  • @apdallaothman1161
    @apdallaothman1161 2 ปีที่แล้ว +3

    Ukraine 🇺🇦 goal😞🥺

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 ปีที่แล้ว

    You are not Somalian stop using my name

  • @naanaayare6644
    @naanaayare6644 2 ปีที่แล้ว

    Somaliay bataliyan

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 17 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 ปีที่แล้ว

    They have done and explain to us

  • @muslimoxasan6838
    @muslimoxasan6838 2 ปีที่แล้ว

    Wqykumacdahay

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 18 วันที่ผ่านมา

    kkkkkkkkkkkkkk

  • @ibraahimaxamed9648
    @ibraahimaxamed9648 2 ปีที่แล้ว

    Iska hubsada

  • @muslimoxasan6838
    @muslimoxasan6838 2 ปีที่แล้ว

    Soobadi

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 2 ปีที่แล้ว +1

    Magaca.somaali.batalyan.waxaa
    Lahaa.soomaalidii.kaqayb.gashay
    Dagaalkii.. 2.baad.ee.aduunka
    Halkaasayna.kasoo.qaateen
    Saan.isleeyahay

  • @xassanaadanxasan2991
    @xassanaadanxasan2991 2 ปีที่แล้ว

    Ys

  • @bakarcommando2484
    @bakarcommando2484 2 ปีที่แล้ว +2

    Location map ayeyba isticmalikaran Russia Ukraine caqli yaraa😁

    • @thisworldisend6143
      @thisworldisend6143 2 ปีที่แล้ว

      Haa waa sax waxba calamadaha haday tirtiraan faaido uma mleh

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 2 ปีที่แล้ว +1

    Caalamadihii ayay wada fujiyeen waa masaa,ib kuwani
    Waa wixii ay ku,sameeyeen ciidankii Garmalkii naaziga ahaa 67 sano ka hor dhulkiina ay sii wada gubeen
    Tiibaa maanta Rashiya ku,dhacday....

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +1

    Wey yartay inaad aragto QOF INDHIHIISU YARYIIN OO NAXARIIS BADAN LKN DAD INDHAHA WAAWEYNI HADAY MADAX NOQDAAN WEY KA NAXARIIS BADAN YIIN KUWA INDHA YAYAR

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 2 ปีที่แล้ว

      Istaaqfurulaah waad iga qoslisey aniga kolba waa indho weynahay adigana bal kkkkk

    • @zjwhrali5010
      @zjwhrali5010 2 ปีที่แล้ว

      @@alcamaarifardo7334 anigaba waan ku qoslay waana indho waaweynahay qof naxariis badana waan ahay runti lkn waan arkay dad indho yay yar oo naxariis badan .

  • @faadumomuxamad2277
    @faadumomuxamad2277 2 ปีที่แล้ว +1

    Wall waxan kabqaya in uu Russia 🇷🇺uu kuqabqabto xubnaha Ukraine 🇺🇦

  • @mohamudissa4698
    @mohamudissa4698 2 ปีที่แล้ว

    Warkagu waafi maah

    • @ari2541
      @ari2541 14 วันที่ผ่านมา

      Maxaa ula jeedaa 🤬🤬

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is 2 ปีที่แล้ว +1

    Guutada somaliya ee tageraysa
    Ruusha .manay ogeen in uu yahay ruushku kii jabiyay dagaalkii 77
    Waa u doqonimo inay tageraan ruushka dalkiin dhista ayan odhan lahaa

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว +2

      fuad ahmed
      Waa magaca keliya lakin dadka dagaalamaya ma aha Somali

    • @misanthropic.measures6135
      @misanthropic.measures6135 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohammedabdi7061 The Donetsk People's Republic have a Somali division

    • @misanthropic.measures6135
      @misanthropic.measures6135 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohammedabdi7061 They call themselves Somali after how fearless Somali people are. Love to all Somalia from UK🇸🇴🇬🇧

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว +1

      @@misanthropic.measures6135
      Great to hear it

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว +1

      @@misanthropic.measures6135
      All we need to get together and not work against each other. Thanks big time for the information

  • @raxmoahmed8059
    @raxmoahmed8059 2 ปีที่แล้ว +1

    Somali battalion cidan la dhoho waye ee anaga ma ahan 😉

  • @cabaascabdullahi2989
    @cabaascabdullahi2989 2 ปีที่แล้ว +1

    chanelka kaliya war sax ah aan kadaawado

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 2 ปีที่แล้ว

    Guutada waa aargoosi loogu danleeyahay hadalkii Kenya ka tiri UN-ta.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed Ciisoow guutadan magaceedu maaha somalia,, laakiin waa somali batalyan,, oo afruushka ka dhigan kooxda soomajeestayaasha ah, amba kooxda Aan soo laaban,, hooyooyin badanbaa caruurtooda magaca somali ula baxa caalamka iyagoo magaca xamse, khaalid amba geesi iyo halyeey ula jeeda,, waana sababta ciyaartooy badan oo caalamka ka ciyaara magaca somali u yeesheen,,,, thanks

  • @maxamedabdiraxmanxasan4489
    @maxamedabdiraxmanxasan4489 2 ปีที่แล้ว

    Somaliyey wax maqla waxna arka....kuna faarxa burbuurka ukrine... io.. regalbeedka... maxa yaley regaalbeedku.ayaga ayaa Aduunku ka Nasanwayey.. wxn Soo Dhaweynayaa Wax alaale wixii ka soo horjeeda marekanka io reegalbeedka wxna soo Dhaweyneynaa.rusia. china. Kimjohn un pakistan india iran iyo all inta neceeb nato.

  • @akrammaanaf185
    @akrammaanaf185 2 ปีที่แล้ว +6

    Somali sidaas aduunyada looga yaqanaa welipa sumcad geesnimo Ku lee dahay 🤞❤️🇸🇴✅

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 ปีที่แล้ว

      geesinmo ku lahaa libiya lagu xiri lahaa 30 kun dolar lga qaadi lhaa

  • @masuusow1093
    @masuusow1093 2 ปีที่แล้ว

    Hadii turkiga wax kabedelo maran biyoodka.fosfors.waa macquul in dhibaatada siibadato. USA iyoReergalbeedka waxkaleeto ma awoodaan in dagaalka sii huriyaan.((ISRAYIIL YAHUUDA DOWLAD DHAXDHAXAAD KANOQAN KARO MATAHAY UKREEN IYO RUUSKKA?))

  • @abdullahihaile1676
    @abdullahihaile1676 2 ปีที่แล้ว

    Guuto ma ahan sxb waa urur(batalion guuto waxaa english lagu dhahaa brigade sidaa ula soco

  • @saadjac9131
    @saadjac9131 2 ปีที่แล้ว

    Halkaa fursad baa taala soomaaliyeey waa in laga qayb gala dagaalka Ukraine iyo Russie waliba alshabaab

  • @ahmedmoalimabshir4515
    @ahmedmoalimabshir4515 2 ปีที่แล้ว

    Wararkii reer galbeedka ayaad aqrisaan

  • @nimcohappy9190
    @nimcohappy9190 2 ปีที่แล้ว

    Inta wada hadalku socdo ee ama Nabad lagu heshiinayo ama colaaad waxay ahayd in madaxwayne kastaaa ciidankiisa ku sameeyo joojin dagaaal oo laga war sugo wada hadalka soo baxaya wada hadal baa socda iyo dagaalbaaaa halkii ugu danbaysay maraya miyaaaa tahay caqli saliiim ah

  • @qalocowmaxamuud6417
    @qalocowmaxamuud6417 2 ปีที่แล้ว

    Waad ku maahadsan tahy sida aaad nola socodsiinaysid wararkii ugu danbeyay ee duulanka rushka si an ula socona waxa kasocda aduunka mahad snid wll qali ah

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 ปีที่แล้ว

    Waa guuto somaliland kasoo jeeda

  • @kamsarodobe7104
    @kamsarodobe7104 2 ปีที่แล้ว +1

    Hi🧕🏽💐💐 all Arabian people 👳🏻‍♂️👳🏻‍♀️🧕🏻if you live in Al khaligi Arabia🌍 or if you live in Africa 🌍,I wanna tell all alot off things wrong in your realign Islam you have then I wanna tell what's right ok,🌹🌹🌹 1: don't say Allah Akbar ، لا تقولوا الله اكبر , / you say Al Rahman ahad or Al Rahman Akbar🌺🌺🌺، قولوا الرحمن أحد أو الرحمن أكبر 👍 ok, 2: don't say ashhadu la illah Ila Allah WA mahamed rasol Allah, لا تقولوا أشهد لا إله إلا الله ومحمد الرسول الله , / you say Amin Al Rahman ahad la sharika laho WA aid rasol Al Rahman🌸🌸🌸، قولوا آمن الرحمن أحد لا شريك له و عيد الرسول الرحمن صلى الرحمن عليه وسلم 👍, 3: don't use Allah، لا تقولوا الكلمة الله , only you use Al Rahman🌻🌻🌻، قولوا الاسم الرحمن أو الرحيم , 4: Al haaj Wal Omra isn't Al kaabah in Saudi Arabia and is wrong for realign Islam ليست الحج والعمرة في السعوديه , / but Al haaj Wal Omra is Al masjid Al qodus or aqsa or aid Al monawar💐💐🌹🌹🌹، المسجد الأقصى هو نفسه الحج والعمرة ,5: ( night Al qadar) is last day in Ramadan when tomorrow Al aid is night before the day aid 🌼🌼🌼 ok 🌷🌷, الليلة القدر هى الليلة العيد عندما بكرا العيد أو الليلة قبل اليوم العيد,,,,. 6:I wanna tell you what is wrong days of the week🌻🌻, الايام الاسبوع غير الصحيح، السبت والأحد والاثنين والثلاثاء والاربعاء والخميس والجمعة , Al asbti,Al ahad, Al isnin,Al solasa, Al arbaa , Al khamis, Al jumea, I tell you right day's of the week🌿🌿🌿🌿, الايام الاسبوع الصحيح، الاحد والاثنين والثلاثاء والاربعاء والخميس والسبت والجمعة, Al ahad, Al isnin, Al solasa, Al arbaa, Al khamis, Al sabti,Al jumea, and I wanna tell all people have realign Islam if you need go Al haaj Wal Omra you can go any masjid in your country in the two aids until Israel go to Lebanon and filistin go to kowait and Saudi Arabia take Al masjid Al qodus or aqsa or aid Al monawar, أي الشخص أراد أن يروح الحج والعمرة روحوا المساجد موجود في البلاد أنت تعيش حتى الإسرائيلي يروحوا في اللبنان و فلسطين يروحوا في الكويت و السعودية تأخذ في المسجد الأقصى المبارك و مع السلامه 🧕🏽,🤔☕☕☕☕...........

  • @kamalaouale4533
    @kamalaouale4533 2 ปีที่แล้ว

    Vive le somalien battalion magaca soomaaliya ayaad ku guulaysanaysaan waxa tihiin xaq u dirir sooma jeestayaal

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 2 ปีที่แล้ว +1

    Bro anigu waxaan ahay Russia yacni waxaan tagera Russia

  • @adamahmed7657
    @adamahmed7657 2 ปีที่แล้ว

    Warye labakag noso qor

  • @abdellatailor9395
    @abdellatailor9395 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxp

  • @qaajemihilehildid2275
    @qaajemihilehildid2275 2 ปีที่แล้ว

    Ruushku uu hawl yaraystay Ukraine lakin waji gabax ayay ku noqotay iska caabinta Ukraine waxan rajaynaya in nabadu guulaysto waayo saamayn dhaqaale ayu ku yeelan kara geeska Africa gaar ahn dhanka saliida

    • @Norwey000
      @Norwey000 2 ปีที่แล้ว

      Ukrain nato cawisay

  • @ibrahimbaydhabo7902
    @ibrahimbaydhabo7902 2 ปีที่แล้ว

    Beenta

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 ปีที่แล้ว +3

    SOMALIYA GESI WAYE KULAHA GUTADA KU DAGALTAMAYO KULAHA SOMALIYA MESHAN TIXSI AYAA KU YIHIN SOMALI HADAY GESI AHAN LAHAYEN 14 SANO QAWARIJTA WECELADA SHABAB QOORTA KAMA GOGOON LAHEYN HANTIDODANA MA DHICI LAHAAN MANA GUMESAN LAHEYN SOMALI WAX KA FULAYSAN ILAHAY MA CUMIN

    • @Norwey000
      @Norwey000 2 ปีที่แล้ว

      Aduunka dhan know Somalia inay ahed lion of africa. Hadana qabil rebay

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 ปีที่แล้ว

      @@Norwey000 wxey libaax yhiin majrto kliya ayga iska adag libaya 1 qaf ka qadeysa 30 kun dolar kuwa xiryaha gariiga lagu dilo Afganistan dhameyan so ayga ma ahan kliya qabil ayga iskugu fanan ma ahan awood kle ma lahan

    • @sshirwacaadan7938
      @sshirwacaadan7938 2 ปีที่แล้ว

      @@Norwey000 SOMALIYA WAA DOOLIGA CADDUUNKA HADA LIBAX AHAN LAHAYEN 14 SANO QAWARIJTA WECELADA SHABAB UMA DILI LAHEYN SIDA DOLIGA OO KALE BADNA KAMA QADI LAHEYN MANA GUMEYSAN LAHAN MANA XASASKODA KAWASI LAHEYN FARTANA KUMA WICI LAHEYN DADKODANA MA BARACIN LAHEYN.

    • @Quranly
      @Quranly 2 ปีที่แล้ว

      Adiga cadow cuqdadeesan xaasid ah oo Somali neceb ayaa tahay. Waxaa tahay dadka iibsada bada somaliyeed.

    • @abdikhayreese5826
      @abdikhayreese5826 2 ปีที่แล้ว

      Alshabab sow isla imagine maaha ma aragtay dal ka adkaday somalia dadka libiya ad shegaysana wa d a dad gaja la cararay ee maha dad dagal loga adkaday somlina wa dadka addunka ugu mayalka adag xaga dagalka taas rush iyo maraykanba wa ogyahay lkn waxa haysta wa isla iyagoo col isku ah lana isku direy hadalka saas u fahan lkn somali dagal fulay ku ah waliba markay tahay dagalka shisheeye maso helaysid bal ee Ethiopia markay eletreia la dagalaysay yaa jabshay eletareya dee wa somali Ethiopia marki la jabshay wixj dagalka galay somali Bay ahayeen marka somali wad tahaye waxba kama taqanid

  • @adamahmed7657
    @adamahmed7657 2 ปีที่แล้ว

    Wariye madasin

  • @mahadsaalax7319
    @mahadsaalax7319 2 ปีที่แล้ว

    Waan kula socdaa

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 2 ปีที่แล้ว

    Aaheey aaheey wanjoonaa gacanoo noo taagaan madooneyno in magaceena lagu tunto oo jabhad naloogu magacdaro.

    • @crashidcali6176
      @crashidcali6176 2 ปีที่แล้ว

      Sababta magaca somaliya oo la baxeen waxay kawadaan dadka somaaliyeed waa kuwa dagaalka laaga adkaan karin🇸🇴❤

  • @crashidcali6176
    @crashidcali6176 2 ปีที่แล้ว

    Our youtaber horey usoco

  • @roohaani6952
    @roohaani6952 2 ปีที่แล้ว

    Xatal aan russia ayaan wataa😂🤣

  • @khadradeeq8151
    @khadradeeq8151 2 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍💕

  • @Yaso12346
    @Yaso12346 2 ปีที่แล้ว

    ❤️

  • @abdifatahbarud6811
    @abdifatahbarud6811 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @MHD0.0
    @MHD0.0 2 ปีที่แล้ว

    F

  • @casoodhassan6486
    @casoodhassan6486 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Brother

  • @Hornscope
    @Hornscope 2 ปีที่แล้ว

    Manaa waalan mise cadan baa laga heesayaa. Iminka ciwaankan beenta ah muxuu ku saabsan yahay?

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 2 ปีที่แล้ว

      Searching kusoo samee markaas ayaad ogaandoonta inY guutadu kasoo jeedo somaliland

    • @Hornscope
      @Hornscope 2 ปีที่แล้ว

      @@qurbaawis642 waar dadka waalida ka daa, Russia uma baahna cidna. Waa superpower with million strong army, and sophisticated weapons

    • @nanitaguure9379
      @nanitaguure9379 2 ปีที่แล้ว

      Walal somalia ma ahan ee wa guto reer ukrain ah oo tagersan ruushka oo la baxdey ciidanka somalia

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 2 ปีที่แล้ว

      @@nanitaguure9379 somalia mahan waa somali butalion lkn somalia jaceyl iyo caadifad ayuu ku hadlayay waa nooca farmajo u yaqanaa wadani

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 2 ปีที่แล้ว

      @@Hornscope wariyuhu somalia ayuu yidhi ana somaliland

  • @nahwanuxurabduqadit4470
    @nahwanuxurabduqadit4470 2 ปีที่แล้ว

    🥰

  • @ibrahimhassan1747
    @ibrahimhassan1747 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad kumahadsantahay maracade show sida quruxda badan eed noogusoo agaasintay wararka hufan ee qaqiiqada ah
    Runtii meelkalaba kamaraadiyo warar
    Aan ahayn maracade show
    Oo ku sifoobay war baahin caalami ah
    Oo u dhaxaysa shanta soomaaliyeed
    Mahadsanidiin maracade show
    Hore usoco

  • @sheekhmustafeofficial
    @sheekhmustafeofficial 2 ปีที่แล้ว

    Maracade wadooyinka calamadahoida dorad aa laqalday beenlow yahow manta maaha ee waa dambeysa saxib 😂😂😂😂😂

  • @samaalechannel8670
    @samaalechannel8670 2 ปีที่แล้ว +1

    1 batalyam ciidan waa imisa kun halkii batalyam yaa arimahaas ku xeeldheer
    Oo noo faaideeya