Falastiin alley leeyihiin waa la isugu tagey waana lagu fiirsadey ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah dhego la aan iyo indho la aan yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah siisii ha qabto aamiin
Asc dulmidiid media. Aaway koorsooyinka waan sugi la ahay. Mudo macquul inoo qabo. Mida xigta koorsooyinka mala iibsan rabaa mise waa free qeyr Alle haku siyee ii so jwb.❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sheekh Mohamed Masaarida ha dhihin ee waxaan dhahdaa cunuga Israel ay kubeeratay Masar ee Abdulfatah Sisi dheh sababtoo Ah sisi Netanyahu buu kabaha uqadaan
Yahuud nacalad ILLAHAY haku rido taan palestin ma ku ekaan doonto hdn islamka wax u ka qawan lahesto ayad ahaan doontan malin kastana wadan islam ah aya la dhameen
Sxb taasi.waa.arintii uu samaynaayay fahad yaàsiin iyo xaarmaajee ma yuhuuda bay dhaqan raaceen way samaynayeen qiro.iyo sawirò laga qaado rikaato.camal
😂😂😂😂😂 Dulmi diid wa News walaan commenti iyo sawiro foog foog ..waxaba ka si daraan masar oo ah dal aad u awood badan ayu ku leyahay waxay ogalatay hub ka dhigis 😂😂😂😂 wadaad shutdown
Mossad waa sirdoon khatar badan waa cajiib lkn mar baa jirtey sirdoonka somaliya ay qob mooskisa u dhigeen aawey qisadii waraabinta beerta ee la yiri beer baad waraabineysa cajiib 😂😂😂😂😂😂
Waxa soo dhaw Bisha pride month Cidkasta oo k tirsan URUR KA LGBTQ+ waa in ay is ilaaliyaan sababto Kooxda islamic state isis ayaa sheegtay in ay beegsaniyaan Bulshaada dabaaldaga awgeed Pride month fadlan islam waa argagixiso ee iska jir 🏳️🌈🏳️⚧️🌍💯
Ninkan dulmidiid labaxay barbaa Israel ah bal sidu beenta yahuuda ubuunbuniyo iyo wajigisa farxada kamuqata Subxaanallah war kufarax ama kanax waxa run ah in yahuudi jabtay
Shiikhoow dadkaan channalkaaga ku xiran waa dad jecel in Falastiin xor noqoto . Laakin ma awoodaan in ay iska xoreeyaan Khawaarijta ayaga haysta . Mise ayagaaba ah khawaarijta la sheego ??????? Bal is cadeeya? Waan idinku wareeray.
Sheekhow Masar iyo Israa’iil Waa Dad isla Shaqeynaya. Zizi Hooyadiis Waa Yuhuud. Tan Kale Dollar Ayuu Qaataa. Waa Munaafuq. Laakiin Shacabku Raali Kama Aha.😡
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Skill kuso dhakhso zxp ankushaqo tagne ishalaah
Umadani munaafiqiin ma aha waxaa lagu tilmaami karo waa shaydaankii oo binaadan ah.
Insha allha
4:11
Asc dhamaan sheekha iyo Walaalaha qiimaha leh
Subxaanallaah Masar Dulinimada Intaa leeg waa Wax laga Xumaado yuhuud Meelbay Saartay Caraboo dhan Nasriga Ilaahay Wuu Imaan Soon insha Allaah
❤❤❤yaahuu nacallaa kutaal israail iyo inta taabacsan
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.
Maasha'allah sheekh waxad tahay youtuberka kaliya een daawado waan raadiyaa videos taageerahaga koowad baan ahay ilahay haku xafido. Ajir iyo xasanaat ilahay hakaa siiyo sidad umad somalida khayrka ula jeceshahay
Scw scw scw scw sheikh wacaleiku salam Free Palestine Free Palestine Free Palestine hamas gull gobonimo ❤❤ inshallah
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@ugaasocismaan733 ❣️❣️❣️❣️❣️❣️♥️♥️♥️ merci frère
Salalahu caleyhi wasalaam
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Subxanallah masaridu wa xolo yuhudi ayu ka dortey walalo hoda falastiin Allahu Akbar.
قال الله سبحانه وتعالى:(ومَن يهن الله فما له من مّكرِم )
allaah cidduu ihaaneeyo, mid liita kadhigo cid karaamaysa uma sugnaan..
Falastiin alley leeyihiin waa la isugu tagey waana lagu fiirsadey ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah dhego la aan iyo indho la aan yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah siisii ha qabto aamiin
Dabagalkasi waa dabagalka alshabab dadku ay ugu hanjaban
Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh dulmi diid.
Wcs wr wb sheekh good news insha Allah
imaanka allah ka qaado ma xuduud ay gaalo ka samaysay walaalo muslimiin ah dhaxdooda ayey wiilka u dileen akh ciilbadanaa
ASC dulmidiidow wlle horta koorsadii away intaan hunguri nagalisay ayaad noo aamustay
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
MAHADSANID SHEKH DULMI DID WALAL
Subxanallah sisii
carabi waa duli duli dhalay waay kula jirtaa dagaaka falastiin yuhuuda waay asocotaa in laxaduuqo shacabka falastiin aakiin illaahay baa lajira falastiin waayna guulaaysanayaan insha alllaah
Asc dulmidiid media. Aaway koorsooyinka waan sugi la ahay.
Mudo macquul inoo qabo.
Mida xigta koorsooyinka mala iibsan rabaa mise waa free qeyr Alle haku siyee ii so jwb.❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dulmi diid🎉
Illaahey Uma naxariisto Masar waayo waa adeegayaal yahuud ah
Duli udhimo dheh cftaax alsiisii
Allah u gar gaaro walaaleheen reer falastiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته axbaabi walahayga waan idin salaame salaan kadib walaheyna reer falasdhiin haloo duceeye waxan duca ahayn uma awoodna biliiz kurbada eysan xamili karin haysta biliis uduceeya markasta salada wajibka tukato rabi ubari yarab adoomadada dhibatada dhef ugu badal kurbada haysato farxad ugu badala gajada haysata dharag ugu badal amni dara haysata amaan waarta ugu badal yarabi musiibada habsate raali ahaashahada ugu badal yarab adigaa inoogu nax riis badan 😢😢😢😢😢😢
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
Sheekh hana dambajin waxaas markaan ciil iyo caro maser waa la heystaa fuleeyaan waaye waa u dhamatay maser .gurigooda halooga galo hubka meeysiian rer qazza waalaga celinayaa.
Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan Yahuud jabi cadaab Aduunka ku rid 💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲
Ameen yaa RAHMAN.
Dullinimo Waatanookale Dawladihii Islaakii Gaalo Duudsiyaysuun Kadiidayn Wixii Daran Dana Miiday Kaba qaad Iyo Daawasha Walaalkood Markay Daabaxaayaan Gaal Diirnaxaa iyo Ugu Oolin Digigixo Muslinoow Sidan Allah Inooma Abuurin Ee Inagaa Isku Garanay Lkn Waxa Ugu Daran Waa Hogaanka Dawladaha islaamka 😭😭Allah Madaaxda Muslimiinta Ee Damiirkoodo Dhintay Hasoo Hanuuniyo Cabsida Kujirta Allah Haka Saaro Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩☝️☝️☝️☝️
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu
Maser ilaa 1960 kii waxaa haystay munaa faqiin ilaa 2 sano oo shahiidal Dr mursi haystay mooyaane .
Laakiin waxba maaaha ardi rebaad ayaa rag ah ♥️ oo layaqaanaa ❤(Qasa❤❤)
Waa yaab
4:48 Sheekhow 2da wadan ee Masar iyo Imaraatka waxaa katalisa niman magaca ka caraba, lkn Yuhuuda asal ahaan.
Dulmidiidoow wadnahaad najartay
Waa Sida aykusameyan khawarijta somaliya joogta siday ay dadka ugu hanjabayan
Shekh dulmidid allah baan kugu dharshay ee jawaab isii wamaxay sababta shacabka Muslimka ah uuna uga gilgilan tusale wagii siyad bare layay culumada somalida hal qof oo ka gilgishay lama shegin xasuuqa falastin shacabka gaaladu way kaseexan wayen lkn Muslimku xitaa madareen sana? Sababta isheg 😢
Mamusiibaa uharsan qof gaaladu ku adeegato ee damiiro uah?
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sybxaan. Masar. Ma sidaasa u dan baysay. .. in ay yuhuudu bahdisho ..walaalahod lagu hor xasuuqayo ..subxaan.
☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐
Ilaahaw waad aragta masar . Ilaahaw Masar naxari usoo rog
Waa iga dhimaty masaryk madaxdooda
Allahou yaramoux palestiniens
Cabdi fataax alsiisii duli udhimo dheh , yahuuda aakhir ayagaa dili doono haduusan sidan wax kabadalin
Waxan wax ladhagaysankaro ma aha carab waqashin
🔥Number one view 🔥
Horumarka waxay kugaaren cabsidan aydaska galinayan
Ilaahay amarki masar majecli sababtana magaranayo.😂
WAA MASIIBO KU DHACDAY ISLAAMKA INAY DAAWADAAN UMAĎ DHAN OO XAQDARO & KIBIR LAGU XASUUQAAYO SISÌ WAA YUHUUDI LKN WAXAAN LAYAABANAY AWAY SHACABKII MASAR MAXAY MUJRIMKAN ISAGA DUL QAADI WAAYEEN ILEEN IYAGABA DIFAACIMAAYEE
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sheekh Mohamed Masaarida ha dhihin ee waxaan dhahdaa cunuga Israel ay kubeeratay Masar ee Abdulfatah Sisi dheh sababtoo Ah sisi Netanyahu buu kabaha uqadaan
Waxa ladifaacaya falastin maaha waa carabta dhan lakin runti dabadooda ayay ka arkaan masaarida
Asc Ustaad Masar Naf ma Leh
Ma wax Masar ladhahaa jira
Israel carab dhan ayey usocotaa inay qabsato Marka these living dead people waa inay kacaan
Ader Masar way sacsantahay awood uma laha Israil inay la degasho
Hailaawin sheekh taa waxaa. Ku filan dadka sedii loo sherqoolay. Kh.mashcal hada kahor .
Wcs❤
Madaxda lagary shicibkoda maxey u amusanyahin
All eyes on rafah
Yahuud nacalad ILLAHAY haku rido taan palestin ma ku ekaan doonto hdn islamka wax u ka qawan lahesto ayad ahaan doontan malin kastana wadan islam ah aya la dhameen
☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIMA 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIMA 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIIMA 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐
😊🎉
Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo Kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbadiyaa
👍🇵🇸🇸🇴✅❤️nice
Asc sheekhoow israiil xoog ayey ku heysataa arabta oo dhan ilaa iyo aduunkoo dhan
Nin walaalkiis loo xiirow adna soo qoyso
Sxb taasi.waa.arintii uu samaynaayay fahad yaàsiin iyo xaarmaajee ma yuhuuda bay dhaqan raaceen way samaynayeen qiro.iyo sawirò laga qaado rikaato.camal
Dhaqanka sahyuniyada waxaana raaco ama ku dhaqma waa labo shaarilayaashii ficilka xumaa fahad abuu camaar iyo mooge tinta loo sameynayay ahaana qaadwalihii gedo nacaladbaa ku taal inta dhaqanka xun
Wa marku kacdon ka dhicilaha masar cafimadka iyo nabada dhibtee anyway koley mesha xigmadba kujirta
Taan waa isir sifeen walahi taan islam dhameen waye falatin kaliya kuma ekaa fikir kaan
Dadka muslimka qarxinayo ayagay usheaqeyan
nimankaan masar hada xukumo ee milateriga ah waa la laaluushaa iney ilaaliyaan yuhuud hadii kale waa laga jaraa lacagta
Cajiib walee waa ba een cRb
Waxaasbaa markey dhintaan wa shuhado lagu leeyahay uf habakhtiyaane dhaaf.
Oo soo iyagii lahaay duqsi noomasoo dhawaan karo wuxu fulaysanaa
Ciil iyo cilic udhimo siisiyow allaa ciidnakan uu ciilka kudilay miyay iqlaban oo aydilaan asaga allaa kudulee siisiyow
😂😂😂😂😂 Dulmi diid wa News walaan commenti iyo sawiro foog foog ..waxaba ka si daraan masar oo ah dal aad u awood badan ayu ku leyahay waxay ogalatay hub ka dhigis 😂😂😂😂 wadaad shutdown
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Dowlad Masaar iyo dadka masaarida ah ba waa inan sidii nijaasada Iska ga ilalinaa Yuhuuda ayaa dhanwalba sistinkoda iyo bulsha ahaanba udhaxgashey
Marka lagu bilio waxkasto waa in aad raacdo ma isku mida qof shaqesto iyo qof la Bilo maya taas ayaa heysa to
Maxaa Ku Jerdaah??
Maandoow calaacalka iga daa,arabi waa naage, ,waa boqol yahuudee arab baa biiirineeysee barqa lagu magaareen
Sheeqo walan waye. Sisi. Fircoon
Cidna yeyna hadline ha iska aamusaan waayo 8bilood ayaa hadaluun lawadaa waxma taryo hadal Ilaahayna falastiin ha ugargaaro
Mossad waa sirdoon khatar badan waa cajiib lkn mar baa jirtey sirdoonka somaliya ay qob mooskisa u dhigeen aawey qisadii waraabinta beerta ee la yiri beer baad waraabineysa cajiib 😂😂😂😂😂😂
🇮🇪
❤🇸🇯🇵🇸🇪🇸🇵🇸🇿🇦🇵🇸❤
Masaakiintey ka adagyihin looma ooyaan ka ah
Ma iska celyan xolha halayo maxa naga galy walalohd Bay u hilin wayen
Waxa soo dhaw Bisha pride month Cidkasta oo k tirsan URUR KA LGBTQ+ waa in ay is ilaaliyaan sababto Kooxda islamic state isis ayaa sheegtay in ay beegsaniyaan Bulshaada dabaaldaga awgeed Pride month fadlan islam waa argagixiso ee iska jir 🏳️🌈🏳️⚧️🌍💯
War bakhtiyow orod mesha iskaga Balayo khaniis kugu faantaye
Derbiga waxaay u jebiyeey yahuuda waa irida masareey idinkaa diiday inaad furtaan xaduuda anagaa furaneeyna waxaa rabaan shacabka falastiin inaay ka galaan
Rakaatadaas mid ka daran ayaa soomaaliya ka jitata oo saacadaas inta telfoon laguusoo diro ayaa labiskaaga iyo goobta aad joogto laguu timaamo iyo cida kala joogto
Ayaa handaadaad laguu raacinaa
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
falastin ayey ka ilaalineysey fulayaalka
Ninkan dulmidiid labaxay barbaa Israel ah bal sidu beenta yahuuda ubuunbuniyo iyo wajigisa farxada kamuqata Subxaanallah war kufarax ama kanax waxa run ah in yahuudi jabtay
Arinkaas wuxuu cadeen uyahey khawarij ta Al shabab ka qaabka ay somalida ula dhaqman oo ah tan ay somin guriyeen
Dagaalka mayaqaanaan dadka masakiinta ayey ku dagaalka baranaan
Satanyahu ilahay xisabtisu way utala
Shiikhoow dadkaan channalkaaga ku xiran waa dad jecel in Falastiin xor noqoto . Laakin ma awoodaan in ay iska xoreeyaan Khawaarijta ayaga haysta .
Mise ayagaaba ah khawaarijta la sheego ???????
Bal is cadeeya? Waan idinku wareeray.
First
Sheekhow Masar iyo Israa’iil Waa Dad isla Shaqeynaya. Zizi Hooyadiis Waa Yuhuud. Tan Kale Dollar Ayuu Qaataa. Waa Munaafuq. Laakiin Shacabku Raali Kama Aha.😡