Nolosha Dublin Ireland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2023
  • @ogaansho @asadhagio2749 @astaanmedia
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 54

  • @SaidAhmedSaid-fc8kf
    @SaidAhmedSaid-fc8kf 7 วันที่ผ่านมา

    Walaal waad mahadsan tahay Alle ha ku barakeeyo Alle ha kuxafido. Aad baan ugu qancay information kaaga.

  • @xasansiciid9816
    @xasansiciid9816 4 หลายเดือนก่อน +8

    Illaahow meesha nabad gelyo igu geee sharcigeedana ìi fududee insha allh anigoo dablin airland jooga ayaan maalin maalmaha kamida qoraalkayga Aknriyi doonnaa❤❤❤

    • @user-wu8lh6ze1s
      @user-wu8lh6ze1s 4 หลายเดือนก่อน

      Tartan adag inoo furan waa inoo Dublin

    • @HodanJoseph
      @HodanJoseph 4 หลายเดือนก่อน

      Wadada naga caawi😢

    • @NNaley-hs4ow
      @NNaley-hs4ow 4 หลายเดือนก่อน

      Qof kusheegto marka hesho anna isheeb Abayo😢​@@HodanJoseph

    • @thearmanahmed_
      @thearmanahmed_ 4 หลายเดือนก่อน

      Wll ireland hadan dalxiis ku imado ma iska dhiibi karaa

    • @AbdirazhiidAhmed-ss1un
      @AbdirazhiidAhmed-ss1un 3 หลายเดือนก่อน

      Alla waan usocdaq

  • @SaidAhmedSaid-fc8kf
    @SaidAhmedSaid-fc8kf 7 วันที่ผ่านมา

    Walaal aad baad u mahadsan tahay

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 หลายเดือนก่อน +1

    Ireland hada waa buuxsan tay baan maqlay

  • @user-zj6ou3qm3o
    @user-zj6ou3qm3o 5 หลายเดือนก่อน +1

    ɴɪᴏ ᴍᴇᴇsʜᴀ ʙᴀʀᴀғ ᴍᴀᴋᴀ ᴅᴀ.ᴀᴀᴀ.😊

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 4 หลายเดือนก่อน +2

    Guri la.aan ayaa kajirta erland

    • @user-xj1ry6yo2l
      @user-xj1ry6yo2l หลายเดือนก่อน

      Qof haddii looga dacwoodo si deg deg malagugu keeena

  • @daahirali6385
    @daahirali6385 4 หลายเดือนก่อน +3

    Bisha 5 naad I.a I will be in Ireland 🇮🇪

    • @inaraapi629
      @inaraapi629 4 หลายเดือนก่อน

      Zhp zanadkan anba waan ku tala jira i.a wadanka aadban u jeclahayyy. Wixii information ah bal ila socod sii, sida ukla gosgida uk to ireland

    • @Yuusuf6467
      @Yuusuf6467 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb ani xta​@@inaraapi629

    • @abdirizakawil9058
      @abdirizakawil9058 4 หลายเดือนก่อน

      Zxp wadan kaas dacwo ka sugayaa

    • @Yuusuf6467
      @Yuusuf6467 4 หลายเดือนก่อน

      @@abdirizakawil9058 ilahya hano wada fudaydiyo

    • @thearmanahmed_
      @thearmanahmed_ 4 หลายเดือนก่อน

      Wll hadan dalxis ku imado ma iska dhiibi karaana

  • @aamina864
    @aamina864 2 หลายเดือนก่อน +1

    😊i.a mar uun waan imaan doona

    • @mocabdul
      @mocabdul  2 หลายเดือนก่อน +1

      Amin walal

    • @thearmanahmed_
      @thearmanahmed_ 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@mocabdul sxp guri waqti intee le'eg lagu heleena qofka wadanka iska dhiibey

    • @mocabdul
      @mocabdul  2 หลายเดือนก่อน

      @@thearmanahmed_ walaal ma joogo Ireland video ga waxaa soo duubay Sola Portal.

  • @izackali2861
    @izackali2861 4 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga bisha afarad i.a Dublin ayan ithinkalasohadlidoona❤

    • @BashirSiyad-qt9cv
      @BashirSiyad-qt9cv หลายเดือนก่อน

      Ma Tagtay lpx Aniga Rabo ina imaadee

  • @amishacabdi6846
    @amishacabdi6846 4 หลายเดือนก่อน

    Bisha8 uso guura Dublin insha Allah yaa baxayo from swden ah 😂

    • @sadiyoabdullahi5076
      @sadiyoabdullahi5076 3 หลายเดือนก่อน

      isii wad Juli uso socdaa Sverige 🇸🇪 laguma harin

    • @amishacabdi6846
      @amishacabdi6846 3 หลายเดือนก่อน

      @@sadiyoabdullahi5076 ana bisha 7 bixi raba ma is wheshan

  • @user-ge8ct2qk3g
    @user-ge8ct2qk3g หลายเดือนก่อน

    Qofka bachelor ka kawaran master makudiyaarin karaa

  • @suhuurhussein7693
    @suhuurhussein7693 หลายเดือนก่อน

    Bisanka Adero Socood ba daniin ma dalaysiid miyaan yaaab😂😂

  • @longlive1968
    @longlive1968 3 หลายเดือนก่อน

    Sola group mise ana moda 🤔

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 หลายเดือนก่อน

    Irishku waa dad aad u fiican oo humam rights ku fiican.

  • @halish751
    @halish751 4 หลายเดือนก่อน

    Walal passport kenya hysta man iskadhipikara Ireland 😢

    • @kamaalmohamed9195
      @kamaalmohamed9195 3 หลายเดือนก่อน

      Haa visa wax barasho ku tagi karta

    • @mocabdul
      @mocabdul  2 หลายเดือนก่อน

      Haa walaal isku day. Dad yaqaana ayaa kaa caawin doona insh Allah.

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 2 หลายเดือนก่อน

    Meqa wadana tagay weligey meel somali ka dhow dahay ma dagin illa markey qurbo igu cusbed ma ehee

  • @longlive1968
    @longlive1968 3 หลายเดือนก่อน

    Warhedhe ninkan soo cabdisalam mahan

  • @abdulrasakharuse82
    @abdulrasakharuse82 หลายเดือนก่อน

    Intaa somali ayaa cayay saa , adiga Ethiopian miyaa tahay, Cajiib