Professor Sheikh Caa'isha...Akoontu Maxay La Ooyayaan?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2023
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sidee Looga Ciiday Nai...

ความคิดเห็น • 6

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi anogoo yaryar ayuu abahay dhintay Allah haw naxariistee
    Dhaxalkii waa ladhaxlay lkn keliya magac ahaan ayuu ahaa
    Wiilashii ayuun baa qaatay anagoo ubaahan markaanu weydiisanay iskadaa inay nasiiyaane qaar baa habaar iyo cay noogu daray wax la,aantii😢😢

    • @miskiin236
      @miskiin236 ปีที่แล้ว

      Waxba kama faa’iidayaan.

  • @leylafarah9191
    @leylafarah9191 ปีที่แล้ว

    Asc. Mshaallaahaaa❤. Allahaa. Ah. Ku. Barakeeyo. Jzkh

  • @Qaali12
    @Qaali12 ปีที่แล้ว +1

    Allah yaxfdakum

  • @nrcabdi
    @nrcabdi ปีที่แล้ว +1

    😵😵😵..😵😵... A.S.C Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

  • @aishaabubakar3807
    @aishaabubakar3807 ปีที่แล้ว +1

    shekadan noso badi