Maradacad Ee ASAAYDA Ma'ahan Dhaqan Islaam Waa Dhaqan Hinduus Professor Sheikh Caa'isha M Axmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2023
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...
    • Bandhig Cajiiba Oo Hoo...

ความคิดเห็น • 11

  • @miskiin236
    @miskiin236 8 หลายเดือนก่อน +3

    Allaahu mabaarik macalimma Caasha
    Runtii Hindiya in badan bey joogtay
    Dhaqankooda wey taqaan.
    Illaahay aqoonteeda ha u ziyaadiyo.

  • @nimaamohamed7137
    @nimaamohamed7137 8 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahu khyr ustaado

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah baarakallah walaashay cilmiga Allah hakuu siyaadiyo, walaalkey sheekhada weydii arinta shaash saarka xitaa waa dhaqan hinduuga

  • @duniyanuur9738
    @duniyanuur9738 8 หลายเดือนก่อน +2

    Pro casha allah xafido

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 หลายเดือนก่อน +2

    🥺 🥺🥺 🥺 Rabbiyoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo iyo allah darti ah. ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @SacdiyoHillowle
      @SacdiyoHillowle 8 หลายเดือนก่อน

      Mxad Internet ka kuso gashay marka

    • @user-yf5xj4cq1l
      @user-yf5xj4cq1l 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@SacdiyoHillowlesu.al muhim weydisay hhh

  • @user-vs6ig7qj3p
    @user-vs6ig7qj3p 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dhaqan hindi maaahee waa dhaqan somaliyeed waliba galbeedka lagama qaato dharcad ee waxaa laga qaataa dharmadaw.qofka soo booqanaya geerida xitaa malabisto intabadan dharmadaw oo riqiisa ayuu ku imanayaa geerida waxaa looga jeedaa in lala murugoonayo qoyska xitaa Carabtu waa sidaa waanay dhacdaa in qoftu qaadato dharcad marmar lakin waxa badan madawga

  • @Muslimiintawaawalaalo
    @Muslimiintawaawalaalo 8 หลายเดือนก่อน

    Aayad iyo xadiis diidaya asaayda sheeg

    • @mahadihassan5203
      @mahadihassan5203 8 หลายเดือนก่อน

      4 bilood iyo toban bari in haweenka ay qaadaan waa aayad qur’aan ah
      Mara gaar ah ma jirto waxaa loo diiday is qorxiska iyo carfinta safar aan duruuf keenin marka adiga baro diintaada

  • @Muslimiintawaawalaalo
    @Muslimiintawaawalaalo 8 หลายเดือนก่อน +1

    Duqdaan been badnaa diin goormee baratay wax waalan oo views raadis ah 😂😂