Maxa ka ugtahay Luqada dariskaga..✋🏽🌍🤷🏽😎

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 81

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 4 หลายเดือนก่อน +3

    Lubnaan ayaa waxaan kalayaabay Magaca Ah samiir [Jac jac,]
    Falastiin saalix al Caaruuri [ caruuri]
    Urdun [Dheere] oo magac qoys ah baa ugu Tagi,
    Waxba maad ahaynina baa nala cabsiiyay.

  • @popular7493
    @popular7493 4 หลายเดือนก่อน +6

    اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها
    شكرا بجد يا استاذه حنان استمري يا بطله

  • @medbalayah5495
    @medbalayah5495 4 หลายเดือนก่อน

    Impressive, راءعة

  • @هلاغلا-خ9ي
    @هلاغلا-خ9ي 3 หลายเดือนก่อน

    الله يقويك اخت
    حنان للاسف الحكومات السابقة ف الصومال لم يهتموا بتاريخ الصومال واننا اسياد العالم.. ف الوقت الذي هم بلاتاريخ قاعدين يسرقوا تاريخنا... كل هذه الحقائق لابد ان توثق... حتي ياتي اليوم الذي تكون هناك حكومة قوية تظهر كل تلك الحقائق للعالم.. تحياتي لك.. احتراماتي لك..

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 4 หลายเดือนก่อน +2

    XEELAD IYO XOOG
    AFSOOMAALIGU WAA AFCAJIIBA WAXAADBA ARKAYSAA QUR AANKA KARIIMKA AH WAXAA KA BUUXA SOOMAALIGAAN KU HADALAYNO. XEELAD. WAA XIYLA CARABI AHAAN

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 4 หลายเดือนก่อน +3

    Korea waxey dhahaan bada 🌊bada ayey dhahaan,inagu meel dheer baanu aadnay insha ALLAH waanu soo noqon sidaas iyo si ka fiican

  • @AAli-di3lw
    @AAli-di3lw 4 หลายเดือนก่อน +5

    Meelaha taagada ah amaba dhulka adag ee taagan xoog waa lagu isticmaalaa. Tusaale; Xoog Jeerinley. Waa taago buur camal ah oo ku taala Somaliland.
    Marka laga ragout Hargeisa dhjnaca bari ee u dhexaysa Bandarwanaag iyo Gadhka warsame Xaad.
    Shaqo wacan

  • @Aim02-b8s
    @Aim02-b8s 4 หลายเดือนก่อน +3

    Walaal xanaan waan ku salaamay, kaddib waan bogaadin xogaha aad soo bandhigto, kaddib intaa waxaan kaa codsan nahaa inaad xijaabka iska dhamaystirta maadaama Alle quraankiisa na ku amray ...
    بارك اللّه فيكم ...

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 4 หลายเดือนก่อน +3

    Korea waxey dhahaan bada 🌊bada ayey dhahaan,oronta iyo canfarta laftirkooda afkeeney ku hadlaan dharkanah way naga gashtaan,inagu meel dheer baanu aadnay insha ALLAH waanu soo noqon sidaas iyo si ka fiican

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 4 หลายเดือนก่อน +2

    ilahey aya somali u hiliyay ❤ xelad iyo xog wa somali original Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @talanali8815
    @talanali8815 4 หลายเดือนก่อน

    It's very important information sister keep it up😊

  • @SheqXaliye
    @SheqXaliye 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah hanaan aad baad uu mahadsanta wax Yaba badan ayaan Kaa kororsade barakallah .... Nin qoraa oo Somali Ah ayaa buug uu qorey oo ladhoho Adam words oo afsomali ahan ah ereyadan erey iyo Adam ayaan dhehe luqadi nabi adam waa Somali asaga oo ereya badan tusale ah sheege

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going sister Hanaan

  • @abdihashi6569
    @abdihashi6569 4 หลายเดือนก่อน +2

    اسلام عليكم ورحمة اله وبركاته walaale Khayr Ilaahay ha ku siiyo

  • @MrNiceguy149
    @MrNiceguy149 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going 💪 somali historical girl

  • @shaqalehussien2662
    @shaqalehussien2662 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll Xanaan (Hanaan) waan kugu bogaadinayaa sida aad noola wadaagto xogaha taariikhiga ee muhiimka ah, war Gabadha Hanan Channel aynu gaadhsiino 2Ml viewers & above way u qalantaaye 🙏💙

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah sis. Bless you. Love you

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow adoo kale noo badi.
    Allah yakramek.

  • @fariida6236
    @fariida6236 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid xanaanay

  • @JimaleArte
    @JimaleArte 4 หลายเดือนก่อน +3

    Axmaaradu waxay dhulka xoogeen Agaw ama ajaw oo ah reer kamida reeraha reer kooshin(kuush)
    Axmaaraduna waa saam oo carabta asalka ah ayay is xigaan.
    Afkana waa bedelmay.
    Tusaale:
    Soomaali: Aabbe
    Carabi: Abuu
    Talyaani: Abaadare(afaadare)
    German : baadar(faadar) ama faata.
    Afku mid unbuu ahaa se soomaaliga ayaa aad ugu dhaw afkii ugu horeeyay siduu ahaa oo aad isuma badalin.

  • @Hassan48LawsofPower
    @Hassan48LawsofPower 4 หลายเดือนก่อน +1

    اليوم أنتي في المطبخ تاريخ الصومال 🎉🎉 شكرا لتوعية سلطنة

  • @mrali3601
    @mrali3601 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hawsha la soco

  • @miraeid6527
    @miraeid6527 4 หลายเดือนก่อน +1

    اخ المفروض الصومال م تركت هذه الجزيره وطلعتها من تحت حكمها غبنه والل هبس بترجع باذن الله

  • @maxamedibraahim1386
    @maxamedibraahim1386 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤

  • @abdirizak2006
    @abdirizak2006 4 หลายเดือนก่อน

    Adiga madaashid miyaaa afka quraanku kusoo dagay ayaanu kukalsoonahay kuna go,naa kuna kalsoonahy waana caashaqnee hacaayinee dhig carabigana kahar iyo carabtaba gabareey quraanka alle luuqaduu wataa kajeclahy mida aan hada qorayo from garowe

  • @mohamedmohamedadenabuyasir3283
    @mohamedmohamedadenabuyasir3283 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaqso ayaa dalku u xasiilaya markaasa Soo bandhigi doonaye inoo uruuti xogta ❤

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 4 หลายเดือนก่อน +2

    Xiilad iyo Quwad waa 2 kilmadood oo carabi ah. Laakin Xoog waa kilmad Soomaali ah walaalo. Waad Ku mahad santahay dadaalkaga.

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 4 หลายเดือนก่อน

    Hiilla, garab siin,
    Uhiilli,
    Micnaheeda waa Garabsii.

  • @IqraAbdullahi-o8u
    @IqraAbdullahi-o8u 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @cabeeysubkane
    @cabeeysubkane 4 หลายเดือนก่อน

    Xanaan waad mahadsanid

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo Manta Ka Dib Magacada Waa Hana Somali❤

  • @MunaManka-n4y
    @MunaManka-n4y 4 หลายเดือนก่อน +5

    Walaal xanaan waxaan kuu sheegayaa arrin walaashayda iladhalatay aan usheegi lahaa ama gabadh Muslimada oo walaashay ah xanaan waan kaaga mahad celinayaa xogaha noo soo gudbiso maasha allaah walaal haddii aan us oo dhaadhaco waanada waa walaal inta badan waad asturan tahay maasha allaah walaashay waxaan kuxasuusin lahaa inaad goorta ama halkaa dhuunta ay marar muuqato qarso walaal wallaahi gabdho badan oo si khalada kujooga miidiya waan dhaantaa 100/100 intaasaan kugu baraarujinayaa xanaan history

    • @ArtanRays
      @ArtanRays 4 หลายเดือนก่อน

      War adiga waxa laga hadlaayo ku mashquul .
      Hanaan qoorteeda ka leexo

    • @MunaManka-n4y
      @MunaManka-n4y 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@ArtanRays adigu shaqo aan shaqadaada ahayn baad haysaa adeer komantigayga haku mashquulin ee hore uga soco

  • @liban4679
    @liban4679 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xoog ama xeelad

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo luuqadeen xitaa qur'anka wa Laga helaa

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 3 หลายเดือนก่อน

    Xayla salasi somali ma aha adiga ayaa u heesta
    Luqadeena waa mid qadimi ah cidnana kagama haybesanen
    Alx abayo❤
    Aad ayaan ku taagero fadlan xagga oo kaliya xooga saar badalo kale ha galin professional baa ku noqon wana lagaga daba farisan doona

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid 4 หลายเดือนก่อน

    Dadkeeen Ethiopia Jogaaa Amhara From Jamaica Eritrea From Jamaica Tiger From Jamaica

  • @ahmedcawl6480
    @ahmedcawl6480 4 หลายเดือนก่อน +1

    XOOG =BUUR anigu aabahay ayaan ka maqli jiray iyo reer miiga deegaankayaga Wa meel hargaysa bari ka xig XOOGaas reer hebel u dhaw ayaan soo maray iyagoo leh in badan ayaan maqlay

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hanan, XOOG BEY XOOG NOGA ISTICMALAYAN WAA XOOG KUSO CASHENA 😂😂😂 ANIGA GYM AYA GALAYA SI XOOG U DHISTO

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 4 หลายเดือนก่อน

    Hanan Eritrea waxa lagu hadla tigrigna ama af tigray. Waxa kale oo jira luqada badan oo qowmiyada kala duwan ku hadlan

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 หลายเดือนก่อน

    100% fact waa runta

  • @MahdiAli-k1j
    @MahdiAli-k1j 4 หลายเดือนก่อน

    Over 20, 000 Isreal citizens who speak Arabic fluently.. their job is isolate us from the Muslim ND arab world.

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid 4 หลายเดือนก่อน

    Amhara From Jamaica Because East Africa 1980 Jamaica Became 1980 Tiger From Jamaica Becase East Africa 1890 Eritrea From Jamaica Became 1890

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @akhalif579
    @akhalif579 3 หลายเดือนก่อน

    Hanaan, fariidad linguistic zh koley arabic la iga wanaagsan, balse in afsoomaaliga ka guunsanyahay balse islahayeen loo baddi.mahadsanid

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 3 หลายเดือนก่อน

    intaad xoog isticmaali laheeyd xeelad isticmaal ayaan maqli jiray,english waxaa lagu dhahaa (device) hada taleefan ayaan isticmaalayaa waa xeelad, hadaan qeeyliyo anoo africa jooga qof london jooga ima maqli karo lkn hadaan taleefan ka waco wuu i maqlayaa, markaa xooga ugu weeyni waa xeelad

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb 3 หลายเดือนก่อน

    Asc walal xelad afsomali macnahada waa farsoma ama qayana marka ma fahmin side awood kunoqotey bal ii macney please inan fahma donaya

  • @fatumahussein5161
    @fatumahussein5161 4 หลายเดือนก่อน +1

    Salaamu calaykum habaryar aniga ogaantaydii markii siyaad bare joogay ama uu baxay jaziirada suqadra xitaa aduunka waxaa loo yaqaanay maxmiyad ay soomaali leedahay oo ay kunoolyihiin shimbiro iyo waxyaalo naadir ah Marka goormay yaman yeelatay ooy isku qoreen aaway dadkii ama raggii soomaaliyeed war dhulka iyo xuduudaha dalka ee taariikhiga ah hala ilaaliyo ❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน

      Siyaad bare xaasid aqli leh buu ahaa dabadiina rag ma jiro. ALLE ayaa dhulka iyo dadka inoo maqan

  • @xamdiwarfa6216
    @xamdiwarfa6216 4 หลายเดือนก่อน

    baare sare❤

  • @degan8661
    @degan8661 4 หลายเดือนก่อน

    Wlashy wn ku salamy horta waxn rabay inaan wax ku waydiiyo waxa jira african badan oo mar walba yiydhaahda faraacintii hore waxay ahayen Africans keenana sawiro dad modow ah oo ka duwan kuwa faraacintii hore mar kastana waxay sheegtaan iny yihiin dadkii lahaa ilbaxnimadii hore ee faraaciyuinta markaa maxaa ka jira wll sheegashadaas . muuqaalna kasoo samee saan u ogaano xaqiiqada

  • @bashiirahmedhalane2967
    @bashiirahmedhalane2967 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ee jasiirada suqadra soo somaali ma lahayn oo magacu markiisi horeba soo ma ahayn
    ka soo dara

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walalooo Ethiopia Is For Somalis Country But Amhara Says Is Than they Lying This😊

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 3 หลายเดือนก่อน

    Xeyle waaba afsoomali magacyadii awooweyaasheen

  • @shaqalehussien2662
    @shaqalehussien2662 4 หลายเดือนก่อน

    Hanan Dadka Eraterianku waxay ku hadlaan luuqada Tigrega (Tigrenya)

  • @fatimahabdul4329
    @fatimahabdul4329 3 หลายเดือนก่อน

    Hanan iska sax goraarka, 'gudka' maha ee wa ''godka''!!. :)

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 2 หลายเดือนก่อน

    Xoog waxa kale oo af somaaliga lagu yidhaa meesha taagan!!. metelan dhulka taagan waa xoog dhulka gidan na waa gale!!.

  • @user-xv8hm2eg5
    @user-xv8hm2eg5 4 หลายเดือนก่อน

    It's true: Xoog, or Xooq 🤔 حوج حوق

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid 4 หลายเดือนก่อน

    Listening Language Amhara Is Sametic Ok Is For Aksumite Language

  • @ismail-zb1vy
    @ismail-zb1vy 4 หลายเดือนก่อน

    Suqadra soomaali baa laheyd

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid 4 หลายเดือนก่อน

    Oromo From Caribbean Became 1980 Danakilo Afar From Black America Became 1980

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ayeydey waxey Oran jidhey markey aragto gabar qaabkeeda ay jicleen tan waa doqon suqadara ah!!! Marka suqadara dad sidaa u yaqaan ma jiraan?

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 4 หลายเดือนก่อน +1

    Daris majiro wa cadawga kowad

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 4 หลายเดือนก่อน +1

    Suqatra soomaaliya iska leh siyaad bare wuu dalbaday waa ta keentay inay soo raacaan itoobiya dagaalkii 77😢

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 4 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso 😂😂😂

  • @itzManha125
    @itzManha125 4 หลายเดือนก่อน

    Walaleye hada wax naga galeye maelh taa heenah hada dhimeeso oo aan dhain la naheye tariikh dhunteyeboo dadkeeda dayceen wax naga galaa iska yar ee soomali allow is raci bal hada taas noo daraneh

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน

      Taariikhdaada bato oo af iyo adinva dsdka iska celi hooy.

  • @ismail-zb1vy
    @ismail-zb1vy 4 หลายเดือนก่อน

    Indha yarta geri geri bey dhahaan

  • @allahisthegreatest390galbe3
    @allahisthegreatest390galbe3 4 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    war tani miyey xanuun san tahay yaab waxaas miyey daliil
    nooga dhigi rabta

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน

      Iska aamus adiga iyo kuwa kula mid ah ayeey ka fiicantahay. Kheyrkiin adiinkaa iska reebay orodoo fadhiga ka kac oo dad noqo.

  • @husseinahmed7265
    @husseinahmed7265 4 หลายเดือนก่อน

    Ninka xoog leh ee g ka dhigaya waa lahjadiisa ee godku sida video sheegayo waa xuuq
    Sida gaala wuu yidhi قال ama qaal oo dadku badankoodu yidhaahdaan erayga xeelad xoog maaha ee waa waxa aan xoog u baahnay tusaale xoog iyo xeelad midna umuu hayn suurta gal maaha in layodhaah 2 jeer eray isku mida xoog iyo xoog umuu hayn
    Xeelad waa kilmad carabiya oo ah arin marka maskax ama si sirid ah oon xoog ahayn loo maareeyo waana erey carbeed (حيلهsirid) (،siritaan احتيال)(احتال wuu siray،)
    Sirid,wuu siray,

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 4 หลายเดือนก่อน

    Walhi been ma aha xeelad wa qiyano marka qof loma bixin karo sadex xiyamodle marka xaayle waxay ila tahay sidaad sheegtay xoogle salaase oo noqonaysa sadex xoogle oo noqolayasa sadexda wax aay caabudan kiristanka oo kala aha aabe ilahoda oo aay ka wadan ciise wa jibri istaqfuru laah

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 4 หลายเดือนก่อน

    Sxpy dee wn kaa diiday tan
    لا حول ولاقوة إلا بالله
    Xawla miyyna carabi Ahayn yacni ma dhihi karno somali baa carabi ka horayeyy sbbto carabigu waa luuqad qadiim ah o ila reer caad ay ku hadli jireen lagana yaabe inyba tahy luuqaduu koobad ee Adam cs ku hadlay

    • @HussainNoor-fh1tp
      @HussainNoor-fh1tp 4 หลายเดือนก่อน +1

      Luqada carabigu sxb qadiim fog maaha, luqada uu ku hadlay Aadam (cs) waa اللغة السريانية

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 4 หลายเดือนก่อน +1

      Sow ma ogid in ereyo badan oo soomaali ah ay ku jiraan quraanka.

  • @MahdiAli-k1j
    @MahdiAli-k1j 4 หลายเดือนก่อน

    Mauritania ila somalia was dad la cabeyiy.. western berbers ,,western hamites,, and eastern hamites.
    All North Africa Sardinia Sicily Kosova Anatolia eastern Lebanon.
    Napoleon Bonaparte is somalid dna e1b1b1 so is alpert Eisenstein, paternal he is somali

  • @warsamemohud203
    @warsamemohud203 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid xannaan

  • @miraeid6527
    @miraeid6527 4 หลายเดือนก่อน

    اخ المفروض الصومال م تركت هذه الجزيره وطلعتها من تحت حكمها غبنه والل هبس بترجع باذن الله