يعيبه يا سومال الله يرحمو ال يس محمد زياد باري كان رجول ١٩٧٧ وين الاحرار السومال. يا خي اتبيه محتله اوغادين السوماليه ميحتاج كلام مع اتوبيه الي حرب تحرير السومال. الجهاد ياسومال
Madar waa run waa in la racaa talada masar lana joojiyaa kabaqaadnimafa madax ku sheega soomaaliya ee daba dhilif ka ah sida madoobe Dani iyo Garguure halayska ilasliyo dslja wey iibsadeene. Xabashi waa cadaw yaa la ogolasnin bad in la siiyo.
Ethiopia waxaay ka walwalaysa in laga dumiyo biyaha ay rabto inay ka dhaliso koroonto. Somalia waa u wanaagsan Masar imaatinkeeda waxaa Caqliga keeno doona Ethiopia oo doonaysa cunto Somalia inta ay anaan cagaheena isku taagin. Masar hala soo dhaweeyo Ethiopia si fiican ba looga ammaan heli doona.
Soomaali 🇸🇴💪💪💪💪
Itoobiya marnab ma rabto in soomaliya awod yelataa masar waan soo dhaeyneynaa
Wey . Saxan . Tahay . Masar . Waxan . Rabna .
Masar . 😘🇪🇬❤🇸🇴🤝
Marabno . itoopiya .
Xasan hajabo insha Allah dhiig yacab
Masar iney timaado waa guul wey oo umada soomaali
Saxweeye Xassan isparo haaraco masar
Itoobiya
Inay timaado somaliya waa inaad la ogolaan
اعلينو الجهاد اخراج الاتوبي من السومال
itaal kale ma hayno maanta masar way saxan tahay waana in aan taageenaa mar hadaan awood aan badeena Ethiopia uga difaacno lahayn
Cadaw geenuu waa itoobiva masar soodhawoow
نعم لي. مصر
يعيبه يا سومال الله يرحمو ال يس محمد زياد باري كان رجول ١٩٧٧ وين الاحرار السومال. يا خي اتبيه محتله اوغادين السوماليه ميحتاج كلام مع اتوبيه الي حرب تحرير السومال. الجهاد ياسومال
Wsrun benamah❤❤❤❤❤
Waan soo dhaweyneynaa masar guuuuuuul somaliya ❤🇸🇴❤️🇪🇬🫸🫸🫸🫸🫸🫸🫸🇪🇹🇪🇹⚰️⚰️
Soomaalilaan
❤❤❤❤❤ @🎉🎉🎉🎉🎉
اتوبيه عندها بحر في جبوتي اتقولاه عدوكم اتوبيه
500 Oo kun miyaad joogtaa suldaanka TV waad xiiqday saacad kasto waana dadaashay
AxAxAx😢😢😢
❤illaahow❤ islaamka guulsii aamin aamin aamin ❤yaa rabi❤
Allow badbaado nooga dhiga ..allow hogaanka noo toosi
Itobiyo.badumahayno
Dalhadu.dadway.waliskuqabsada
❤❤❤
SOMALILAND GUUL SOMALILAND GUUL SOMALILAND GUUL masha allah allahu agbar
Cid . Ka . Rebeyso . Majirdo
Wey . imaneysa
Uf itoobivaa
Madar waa run waa in la racaa talada masar lana joojiyaa kabaqaadnimafa madax ku sheega soomaaliya ee daba dhilif ka ah sida madoobe Dani iyo Garguure halayska ilasliyo dslja wey iibsadeene. Xabashi waa cadaw yaa la ogolasnin bad in la siiyo.
Saax weya arinkaga brother
Warakaada❤❤❤
masar waa muslim itopiya neh waa yahuuud Africa
Dawladnimadi
Soomaaliya waxay noqotay jawaan nin waalan tunka ku wato
Gacanta sadexaad waa xisbiga Daljir
Sax waan soo dhoweynaynaa xasan munaafaq intuu badayada siisan lahaa shilimo yar waanu taageeraynaa
Way fiicantahay in ethiopia lala dagaalo waa in masar la taageeraa si mar un ethiopia aan uga nasano.
hadalgan mafiican ee Masar wexee caawinaya Somalia, Guul Masar iyo Somalia
Walaal anagaa kunool itobia wa abeeso hadi ay ku qaniintana waliged kumasidenaso e hala iska ilaliyo inta xorta ahey
Wax Xariira oo Wanaagsan Maba Naga Dhexeeyaan Itoobiya Cadawgeena Koowaad Weheye Itoobiya
Good qayano haqodin hadad qodana hadhereeynin hassan sheikh vodka uu qodey ayu kudhacay
Waxan oo.dhan.ethopia
Maxa.malaha.ku.kalifey.waa
Masar.somalia.soo.gashay.
Tan waa.siyaasad.xumada.
Dowlada.hubashii.hadii.wada.
Dagalama labadas.👀💔😭 wadan.waxey.udaran.tahay.
Dadka somaliyed💔😭😭 oo.xududaha.dagan.allow.
, sahal amuuraha 💔😭😭
soomalidan warkoodi waan kadaalne nagadhaaf niyow
War Masar waa dhal islamha, waa in la soo dhaaweyo. Itiobia nolosha somalida ayey halis ku tahay oo hawl munafaknimo iyo iskudhiir ayey wadaa😢
Ethiopia waxaay ka walwalaysa in laga dumiyo biyaha ay rabto inay ka dhaliso koroonto.
Somalia waa u wanaagsan Masar imaatinkeeda waxaa
Caqliga keeno doona Ethiopia oo doonaysa cunto Somalia inta ay anaan cagaheena isku taagin.
Masar hala soo dhaweeyo Ethiopia si fiican ba looga ammaan heli doona.
Masar, itoobiya iyo turkigaba
Masuul kama aha dhulkeena
Ee soomaaliya soomaali baa leh .waxaana ugu baaqayaa
Xasan shiikh iyo xukuumadiisa ineeysan bahdil
Kusameeyaan soomaaliya
Mar horayba inagu sameeyaan maxaa noo haray
Bsd la aan ma ana kas kadhignav itoobiva midakale nafhurnimada av sheegataa ma shacab keena oolagumaadaa waa. Vaab
Xasan sheekh waa madiibo soomali losoo diray ee iLLahay haka qabto
Masar waxay difaacaysaa soomaaliya , laakiin itoobiya waxay dooneysaa inay soomaaliya qabsato
Waa dal dayac oo dadkiisa aysan is rabin
Xasan gurguurte bad mabixin karo somaliyi hadifacdo dhulkeda
maanta hadii aan masar laga faaiidaysan Ethiopia meel cidla ayay naga qaadanaysaa
Waqtigan hadda aan joogno heshiiska Ethiopia umma bahnin, sabaabto ah Ethiopia gaala dabada ka wadda si badda Somalia u fariisato, waxa noolo sheegayo baxbakama jiran weeye.
Hala keeno dowlada Masar si u miyirsato Ethiopia oo Masar biyaha Nileka isku haya.
DAWLAD SOMALIYEED MAJIRTEE SOOMALIYEY KACA OO DALKA DIFAACDA, XASAN WAA IIMAAN LAAWE
HANYAR OO DAWLADNIMO AAN AQOON, BLINKEN MUXUU KHASBAY ITOOBIYA BADAA LOO SAXIIXAAHE
AYADAABA DAN UGU JIRTAA EE LAGU KHASBAY MAXAY TAHAY?
Masar haday cid nafgalin falastiin bay nafgalin lahayd maxaa somaaliya uga soo kordhaya herdankooda somaliduunbaa ku dhex dhimanaysa
Suldaan maxaa kaa qaldan nin awood ku qaadanayo badeena iyo nin ku difaacayo miyaa noi siman
dawladda soomaalidu maaha mid siyaasad fadhida leh oo layskuma halayn karo heshiisyadeeda lama garanayno waxay qabaneyso
Hassan sheikh and mathobe be punished by Somalia courts for Somalian killing Somalia
ilheey bad ma siin mana siineeno masar waa soo dha wee neee naaa
Xittaa kismaayo Ma Difaaci Karo!!...Axmed Geeda-Naar Dhuxuleyste.
Kuli danbi wa XSM isaga wadankeena isugu keenay
Itoobiyo badeddii elatareeya ayaa qaadatay maxay soo ka soo dooneyso bada ay soomaali
اتوبيه عندها عومله سومال متل احمد مدوبي وغيرو.
Xasan shiikh somaliya wuxuu ka dhigey sharmuuti siyaasadeed oo laysku haysto 😂😂😂😂😂😂
Maxaa ka gallery Difaaciis.. ma warye myaa tahaay mis waxaad lu hadleeysaa af garguurte
Saxweeye Itoobiya Badba Xaq Umalahan
Somali iyo DAWLADNIMO 😂 Moryan bililiqo baratay
Itob lama jeshiin karno ayadoo gudaha somalya horta oo banaanka ha uga baxaan.
Waa waxa lagu qoslo kkkkkkkk
Warkaagu waa iska horimanayaa dadka beenta ka daa
Masar dhulkeeda iyo baddeda ayay xukuntaa kana hadlikartaa,
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Maaweelo maaweelo caruurta
Weeyi warkaagu
Suldaanka beenta
Itoobiyo waa inaan helno cid noogu kaalmayso dagaalkeeda maxaa yeelay sina nooma dhaafaysp awoodaan isaga celino haha ma lihin wanna taageersanahay
Dalhadu.dadway.waliskuqabsada
Xasan garguurte asagaa iskufuray kanal aay dhiiqo iyo wasaq kabuuxdo.wuuna kufatahay dhiiqadii iyo wasaqdii siyaa sadeed ee uu iskufuray ayuu maaren layahay.
Wayoxasan garguurte dowllada asagaa uweyn asagaana uyar.marka haduu meeshuu asaga u hormarayo waa in uu iska hormariyaa wasirada.kadibna waxii asaga logamarmi waayo hasogalo tas ayaa duwlad nimo ah
يخسه عليكم عل العومله والخينه اخونو
Waryaa sowma ogid inuu axmed 5 sano uu farmajo ladagalamayey adigu waryadtahey hadalada kafirso axmedna 13 sano ayuu koga xog iyo xeladba wuu kujiga waxadtiri 5 bilod axmed majigikaro yaa kuguyiri taas waryaa ku ekow waryinimadada hadikale go anbaa lagaridono waa igatalo
نعم لي مصر
Itoobiya marnab ma rabto in soomaliya awod yelataa masar waan soo dhaeyneynaa