Arintii Siyaad Bare Diiday ee Boqor Faysal usoo Bandhigay Maxay ahayd ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 331

  • @MohamedDaahirAli-o8r
    @MohamedDaahirAli-o8r 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abo or pappa you is still living in my heart from borama

  • @alwayslegend2177
    @alwayslegend2177 3 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahay ha u Naxariiisteee Siyaaad Bare Hadal Jawaab ah oo Taariikhiya ayuuu ku jawaabay Ninkii Maksax Furan ayaaa garan kara Guuuul Somalinimo

    • @biggstone3573
      @biggstone3573 ปีที่แล้ว +2

      Markuu qabiil maskaxdaada ka buuxo
      Jawaabta siyaad bare ma dareemi kartid waana dhibka soomali haysto Maantay soomalia Agaasime wasaarada gaashan dhiga ethopia baa wax u sheego markaasay have dhahaan

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      wuxuu ahaa libaax wadani oo dhiig leh weligii ma iibin sharaftiisii iyo dalkiisa

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 ปีที่แล้ว +7

    Nin rag ah.ba na matalayey
    Soon dhuuni wadan kale wax u arag
    Allah ha u naxariisto murxumka

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว +1

      wuxuu ahaa libaax wadani oo dhiig leh weligii ma iibin sharaftiisii iyo dalkiisa

  • @daggansharaf234
    @daggansharaf234 ปีที่แล้ว +4

    Say maashaa allaah geesi maxamed siyaad bare waxaa iska dhalay daarood ismaaciil aabo mareexaan iyo hooyo ogaadeen geesinimada ciyaar Kuma imaan allaha unaxariisto insha allaahu

    • @Abdullahiibrahim-nt3qp
      @Abdullahiibrahim-nt3qp 4 หลายเดือนก่อน

      If he is brave he could retain the seat.

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 10 วันที่ผ่านมา

      AAMIIN IS KA DHE!!!

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 10 วันที่ผ่านมา

      WOOS MAREEXAAN ZIYAAD BARIY

  • @Rahatunafsi114
    @Rahatunafsi114 4 หลายเดือนก่อน

    Hadaad waxnataraysaan hadaba nasiiya waxaad nohaysaan!❤ Anaguba idimadhahno waaboqortooyo iyo wax lamid ah ee hanafaragalinina xaganaga wax dhib ah idinkaga imaan maayee❤❤❤❤❤

  • @maxamad5607
    @maxamad5607 ปีที่แล้ว +1

    ALLAAH isagaa BOQORKA runta ahee ha u naxariisto Boqor Faysal , Siyaad Barrana haduu Muslin ahaa waa tuu hadallada Gaalnimada ku hadlayee ha cafiyo.

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxriisto mohamed siyaad bare aaamiin wadani dalkiisa hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyedba wuu jeclaa oo wallahi ah

    • @ahmadjellah3582
      @ahmadjellah3582 ปีที่แล้ว

      LACNAD BÀA KU TAAL TANIYO WAAGA AAKHIRO MALCUUNKII GACAN-KU-DHIIGLE KALI-TALIYE AFWEYNE.

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว +1

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

  • @abdifatah4651
    @abdifatah4651 ปีที่แล้ว +7

    ALLAH yaa Rahmaan geesigii. Soomaaliyeed Mohamed siyaad aabihii umada we miss you 😪😪

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +1

      madu ku dhalay dintada baro qofan ku dhalin abo lama yidhaye

    • @abdifatah4651
      @abdifatah4651 ปีที่แล้ว +1

      Awoowgey run ah weeyo 😪 Rest in paradise. RIP I.n

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +1

      @@abdifatah4651wll awoowo ku dheh lkn abo haku odhan qofku wuxu kuyay unba lagu yidha talabad awoga qur anka qar bu didaye uga duce

    • @Alon_404
      @Alon_404 ปีที่แล้ว +1

      awoowgaa waxbadan oo badan oo dambi baa lagu eedeyaa oo dilil kamid yahay culumo io kuwakale , intaas dhan hadaa kasootagno aaqiro waxaa su'aal kaliya ugufilan hadalkiin uu yirin uu a'haa nin iyo naag waa simanyihiin , aayad dhan oo quraan ayuu badalay marka awoowgaa waxFiican masameen .

    • @abdifatah4651
      @abdifatah4651 ปีที่แล้ว

      @@Alon_404 shaly dulinimadii uu somali udiidanaa.
      Maanta waad ku jidhaa.
      Carabtu futada hakaa wasmo.

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 3 ปีที่แล้ว +12

    Faysal Allaah ha u naxariisto nasteexo islaam ayuu siiyey.

    • @alwayslegend2177
      @alwayslegend2177 3 ปีที่แล้ว

      Markaa ma Madaxweenahnii Siyaad Bare ayaa Gaal ahaa markaaad hal nin u Duceeneeso Doofaar ayaad tahay Crabi Caqliga ka Heeesato ooon sinjigiisa iyo waxuu yahay toona aqoooon

    • @mohamedsheikhalis
      @mohamedsheikhalis 3 ปีที่แล้ว +1

      Nin aayado quraan beeniyay waxa aad ku difaacday waa qabyaalad sida muuqata

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

  • @hassanfarah726
    @hassanfarah726 3 ปีที่แล้ว +5

    Feysal wuxuu ahaa ninkii ugu geesisanaa uguna sharfanaa boqortooyada sucuudiga ilaahow kuu naxariiso

    • @isxaaqmaxmed8660
      @isxaaqmaxmed8660 2 ปีที่แล้ว +1

      sawbta adan siyaad oo ku xiga adan ugu ducayn oo add faysal ugu ducaysay garan mayo halka waxaa iga cad inaad carabta add ku naxaday oo add moodo inay wax na dheryihin

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 ปีที่แล้ว

      @@isxaaqmaxmed8660 Waa qof caqli yar Kii ka dhashay ee geesiga ahaa uma ducayn ee mid kale oo waxba ka aqoon ayuu u ducayn. Yaab!

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@Qoordheere77 nin aayadaha quraanka beeniyay naxariis nuuce ah bu Alle ka sugaa

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha allaha unaxariistho

  • @faudgelle9279
    @faudgelle9279 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u naxariisto maxamed siyaad bare hogaamiye naadir ah in u so maro africa.

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +2

    شكرا لك

  • @diinifaarax7432
    @diinifaarax7432 ปีที่แล้ว +5

    Hadalkaas wanaagsan ee siyaad bare ku yiri ninkii carbeed ee danta lahaa bal eeg midkaan turjumaha ah ee caayaya siyaad ee leh wuxuu habraha ugu sheekeyn jirey dulli alla kubad

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye ปีที่แล้ว

      Af wax cuney iyo qof la dhebeyba xishoode! Wadaadxumeyaashu sheegi jirey Hoggaamiye Siyaad kanoo kale iyo wax 100 jeer kasii liitoo Kun malgacadood reero shisheeye ka liqey ahaayeen, waayahan danbe na Inta la dhebo oo muuqaallo laga duubo sidaasna damiirka lagaga qaado ayayba mareysaa.

    • @MohamedElmi-ly1dv
      @MohamedElmi-ly1dv ปีที่แล้ว

      Garac waye hadu siyad bare necab yahey

  • @hassanpacha4673
    @hassanpacha4673 ปีที่แล้ว +1

    Allah yarhamo

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxariistho

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 ปีที่แล้ว +6

    Allayaraxma Aaaab Siyaad

  • @sufyannuuradin5890
    @sufyannuuradin5890 ปีที่แล้ว +2

    Long live Saudi Arabia they are our true brothers of Somalia

    • @فخوربإسلامي-ط1ك
      @فخوربإسلامي-ط1ك ปีที่แล้ว

      Will Somali ah o sufyanlayirahdo adaa igukow ah runti 😘

    • @sufyannuuradin5890
      @sufyannuuradin5890 ปีที่แล้ว

      @@فخوربإسلامي-ط1ك somali waa munafaqeen waaha inayaqana Reer galbaad U s a, UK somalya waa burburyey wanna naqaa rarann somalia iilmhee somalilyed waa ganga UK o U s a

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว +1

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

  • @farhiyaadow2468
    @farhiyaadow2468 3 ปีที่แล้ว +18

    Asc allah u naxaristo gesigi a somaliyada guul iyo gobaanimo

    • @samiiraxiirey4198
      @samiiraxiirey4198 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi

    • @mohamedAsaid-cj2xb
      @mohamedAsaid-cj2xb 3 ปีที่แล้ว +1

      nimanka tolnimada falastiin iyo yaman ka wayday orod Aad show inaad adigu ka hesho,maskiinyohow indha madaw.

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว +1

      wuxuu ahaa libaax wadani oo dhiig leh weligii ma iibin sharaftiisii iyo dalkiisa

    • @cabdifitaax8594
      @cabdifitaax8594 ปีที่แล้ว

      Haduu sidaas geesi ku ahaay jahanamo allah haku fogeeyo ruux waxaad tahay comments uu usoo galay halkan oo dameer oo aan micnahaba aan fahamin ama kaleexday asagoo qabiil caabudaayo

    • @apassingtraveller5099
      @apassingtraveller5099 ปีที่แล้ว

      @@lubex3486 lakiin diintiisa oo iib shay

  • @mohamedmuse4139
    @mohamedmuse4139 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah akbar.the lion Africa

  • @cabdifitaax8594
    @cabdifitaax8594 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad barre doqonimada iyo quursiga iyo Isla weynadaas iyo diin la aantaas labo nimbuu inooga daartay waana farmaajo iyo xasan cali kheyre oo soomaali ku hogaamiyay jid caalamkii dhan kasoo xirxiray oo Ethiopia 🇪🇹 iyo Qatar 🇶🇦 kaliya ufuran oo layiraahdo su.aal ha I weydiin sidaana wadani ku ahow oo ugu dambeyn mugdi kusoo dhamaatay waxaana leeyahay halaga digtoonaado kuwa kaligood caqliga leh waana dameer kaligii caqli sababtoo ah dameerku waa dilaa dilaana iskama Celin karo yacni waxaan ula jeedaa dameer ninkii dhurwaaga ka celin lahaa cunayo

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhib noogamahorreyn mulxidnimadii iyo shuuciyaddii uu noo keenay aabbe siyaad maantuuna hayaa xisaabteedii yaa allaah

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 ปีที่แล้ว +1

      Maxaad ku ogaatay wuxuu maanta hayo ma qabrigiisa ayaad ku soo siyaaratay?

    • @Iamhappy-v9b
      @Iamhappy-v9b 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@samowsamale3490 😂😂😂😂, ku darsoo waxa kale ee uu alle ha unaxariistee nataray Busan ogayn, hadduu Faysal cid waxtarayana falastiin Buu wax tari lahaa, iyo carabtii yuhuda la diriraysay.

  • @abdirizakariif9884
    @abdirizakariif9884 ปีที่แล้ว +2

    Qalbi dhagax noqdey waxbo laguma shubi karo siyad bare qalbiga aya ka madobadey

  • @maxamedjicif1578
    @maxamedjicif1578 ปีที่แล้ว

    Xeer it
    Hayso

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 ปีที่แล้ว +5

    Maxamed siyaad bare allaah ha u naxariisninte nin jaahiil ah ayuu ahaa diinta waxba kamuu kasayn markaa taladda haddi uu yeelilahaa hadda soomaali nabad ayay ahan lahayd sucuudigana iyadda caawin lahayd say u caawinjirtay markay saboolka ahayeenba xoolaha ugu diri jiratay

    • @somalitiktokfans8165
      @somalitiktokfans8165 3 ปีที่แล้ว

      Sax wlhi

    • @kayhass2510
      @kayhass2510 3 ปีที่แล้ว +3

      Kuwii talada siinayay aaway hada . Xaarkay cunayaan intaadan dadka caayin ka fiirso c

    • @kayhass2510
      @kayhass2510 3 ปีที่แล้ว +1

      @Ahmed Osman Shidane wabahabism yaa aqbalaya. Adaa fircoona oo wadanka burburiyay

    • @mohamedAsaid-cj2xb
      @mohamedAsaid-cj2xb 3 ปีที่แล้ว +1

      mr.jaahil sucuudigu ha kaalmeeyo walaaladii falastiin iyo yaman,adigaa jaahilnamadii cabiid nimaadii waa waynayd kaa muuqataa.

    • @ruqiiyacawiil9116
      @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kayhass2510 Kuwii talada siinayay siiranya ka mid ah iyo kuwaa xukuma hada xukuma muse handaraab

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว +2

    Allayaraxma aabe siyaad

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 3 ปีที่แล้ว +3

    alahanunaxariisto siyaad bare geesi dalkisa jecel buu ahaa

    • @saciidnuur6062
      @saciidnuur6062 3 ปีที่แล้ว +1

      Jahanama alaha ku waariyo ee diinta baro shaqsi kitaabka alle beeniyey naxariis loguma duceyo wabilaahi towfiiq

    • @Westcoast-qu6cl
      @Westcoast-qu6cl ปีที่แล้ว

      @@saciidnuur6062 Aamiin

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

    • @Westcoast-qu6cl
      @Westcoast-qu6cl ปีที่แล้ว

      @@lubex3486 hahahaha

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 ปีที่แล้ว +1

    Fursad bay ahayd
    Dad Islamabad oo loo dooray allah ma jiro
    Waa ciqaabta Ilaa maanta inaga la
    Subxaana allah

    • @kacabso721
      @kacabso721 ปีที่แล้ว +1

      @mataanbudhyar7468 wll sacuudiga horta taariikhdiisa ma ogtahay in ingiriiska aasaaskiisa ka danbeeyay dhulkana waxaa la oran jiray jaziira carabiya oo xijaaz & najd waxaa ka talinayay amiiro ingiriiska oo rabay inuu Cuthmaaniyiinta ka saaro jaziiratul carab baa adeegsaday aal sacuud & aal sheekh oo uu matalayay sheekh cabdulwahaab..Taariikhdooda madowna wey qoran tahay waxaana cajiib ah in ingiriisku ay ku magacaabaan dhulkaas magaca familka aal sacuud, ingiriiska waqtigaas waxuu u kala qeybiyay inta soo hortay jaziiratul carab famillo asaga uu ku shaqeysto dhulka ay degaan cumaaniyiinta ee saldanada cumaan ayaa ka badbaaday oo ahayd saldanad soo jirtay maamul awood ahna lahayd..
      Burburka ciraaq, suuriya, yemen, liibiya, Kala go'a suudaan, inqilaabkii masar ka dhacay ee siisii xukunka loogu dhiibay,& Somalia, intaas oo dhib & burbur & dhimasho, barakacayaal..waxaa ka danbeeya reer galbeed waxaana howshaas fulinteeda u xilsaaran sadex dowlad ee Sacuudiga, imaaraatka, & Qadar..
      Hadana waad aragtaa oo markii lagu shaqeystay ayaa ayaga hadda lagu amray inay shuyuukhda xiraan khamriga furaan tumashadana u furaan hoteelo bal arag waxa Sacuudiga fasahaad ay ka wadaan aal sacuud, imaaraatka arag, Qadarna sidoo kale...
      Carab waxaan uga baahanahay ma jirto diintiina hadda waxay ku wadaan dagaal cad oon qarsoodi lahayn..anaga shartooda alaha naga qabto..

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      Fursad??

  • @nasraahmed7362
    @nasraahmed7362 3 ปีที่แล้ว +11

    40 sano ilaa iyo 30 sano kabacdi markii lacayriyay raashkiii ilaaiyo maanta maxaan kadheefney sacuudigii waday wahabisim iyo American kii waday democratic in ay burburiyaan dhamaan caalamu islam oo dhan maantane marqaati u mabaano mahamad siyad bare ilahay haunaxariisto wuu ogaa waxayihiin sacuudiga iyo mashey kaimaadaan iyo diintey waten oo gaalada u soo dhiibtey oo Wahhabism ka ah waana tanmaanta lagu laynayo umada islamka ah. Sacuudiga waxuu qabsadey dhukii barakeysnaa waxuuna u bixiyey magacoodii jaahilnimo inteykaqabaan.

    • @ahmedassad4406
      @ahmedassad4406 3 ปีที่แล้ว +3

      Allah aqliga hakuu daayo carabtu waa kuwa maanta waxay donan gobaladena ka sameeya iyagon dowlad somarin reer galbedkana hadal koda iska badaa wadamadii musliminta ahaa sas u galay
      Siyaad barre Allah haw raxariste wuxuu ogaa inaynan khayr sowadin

    • @alwayslegend2177
      @alwayslegend2177 3 ปีที่แล้ว +1

      idinku raacay afkaartaaas walayalal

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 3 ปีที่แล้ว +1

      @@alwayslegend2177 waan idinku raacsanahay. Sacudiga waa cadowga Muslimiinta

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว +3

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

    • @najibfaysal4259
      @najibfaysal4259 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedassad4406
      After Two Years Ka Dib Baan Comentigiina AkaharOYaan
      Maanta QoFka Caqli SaLiiM Ah Leh Wuu OGhy I INeysan Carab Kheyr Ianoo WadiN
      Haba UHadaranaadiiN Emirates, Sacudia ,Bahrianba
      Emirates Maanata Wadma Bdn Uu Muslim ☪️ Buu Soo Burbur8Ueey Sda Yemen 🇾🇪 & Sudan 🇸🇩 Iraq 🇮🇶 & Libya 🇱🇾

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 10 วันที่ผ่านมา

    AUN Fayssal

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 ปีที่แล้ว +4

    Waa hadal qaaliya

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 3 ปีที่แล้ว +10

    Naseexada ay carabi nasiinayso may falastiin wax ugu qabtaan been yaan laysku sheegin carab intay falastiin yahuud ku fiirsanayaan warkooda halkaas hayga joogo

    • @a.j2428
      @a.j2428 ปีที่แล้ว +1

      EXACTLY, INAY NA IIBSADAAN BAY RABEEN, BUT WE WERE NOT FOR SALE.

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 ปีที่แล้ว

      OK muslimkiina iibkiisa ayaad diiday, Balkan waad oggoshay, halkaas ayey Somali qaarkood la joogaan diinta ay seexanayaan, subhanallah!
      Boqor Faisal biqir diintiisa u daacad ah ayuu ahaa, hadalkiisana sax ayuu ahaa, akhirkiina iyada ayaa lagu dilay.
      Siyad Bare oday Bilal diin ayuu ahaa,
      Subxaanallah Allow diintaada ha naga burinin dhaldhalaal addunyo, iyo shilin Gaal.

    • @Naima-z3n
      @Naima-z3n 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@aishaomar2695war gaalada ayuu lashaqaynayay faysal

  • @shijo2055
    @shijo2055 ปีที่แล้ว +1

    الله الملك فيصل رحمه الله

  • @Nabad_
    @Nabad_ ปีที่แล้ว

    Where is the rest?

  • @hassansuudshukri8716
    @hassansuudshukri8716 3 ปีที่แล้ว +7

    Ninka boqor faysal talo ka qaadan waayey u maleyn maayo inuu somali ku wadey wado qalad ah .

    • @foox4080
      @foox4080 3 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad.

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 ปีที่แล้ว +1

      Siyaad Barre sidey carabta u fikiraan wuu ka socday haddey wax caawinayaan hadda may na caawiyaan oo Muslimiinta baahan ee aduunka ku nool may caawiyaan

    • @najibfaysal4259
      @najibfaysal4259 6 หลายเดือนก่อน

      Hhh Carabi Hadey Cid CaawiNeyso Waxay CaawiN Lahayiin Walahood Palestine 🇵🇸
      Maanta Wadamo Bdn Uu Muslims ☪️ Bey Gacantooda Ku Burburiyeen Sda 🇾🇪 🇸🇩 🇮🇶 🇱🇾
      Somaliaya Hadey Qas Ka Wadaan Mrka Meel Dheeer Ka Fakir Wxa Soko Yeesan Kuu Muuqan pro

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 ปีที่แล้ว +2

    Xasan shiikh hadi la dhaho booyaaso naagtaada ha ii noqoto diyaar waaye uu dhahayaaa

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 ปีที่แล้ว +1

    Boqor feysal waxaan maqlay nin fican buu ahaa lakin dagaalkii 1977dii siyaad bare galbuu yiri shidaal iyo hubuu uballan qaaday wuuna uga baxaan maqlay وآلله أعلم

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 ปีที่แล้ว

      Carab faa,iido ma leh

    • @sharmaarke-Nabane
      @sharmaarke-Nabane ปีที่แล้ว

      Walaal boqor faysal 1975kii baa la dilay. Ee 1977kii waxaa boqor ahaa khaalid

  • @ahmedmahamed161
    @ahmedmahamed161 3 ปีที่แล้ว +6

    Qayaano ayeey aheet waana uu fahmay

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      wuxuu ahaa libaax wadani oo dhiig leh weligii ma iibin sharaftiisii iyo dalkiisa

  • @f.o847
    @f.o847 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxwayne Mohamed S,Barre
    nin aduunku ka haybaysto
    ayuu ahaa

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    Maryabadane

  • @AL_shahada
    @AL_shahada ปีที่แล้ว +1

    Isbasini iisodir sootijabi horta hadhow haiedin dharki carafad labista oo ushaqeya xujayda ardayeey lacagtan qaata ciyal bilamadax bilawadan yaa kadiday jinsiyad bilabasabor mase bidaqo bilaa jinsiyad bidaqo iibey nagusogashay wana nalagucashura dhulka aankusoconay wey kaca falastin waa wadan ayi wadan dad kasocdo noqda falastin sidadban madaxweynahodi dharkisa labista sida eneesta sacudiga dhar bakistan ulabistan sido kale alqacida ulabistan ayiwadan eyjogan ayi jinsiyo eey yihin calamad dhared sacudi ushaqeyaan badrol ganacsato tujarin malki wadhumay waa walanayan kadib cunadey katagayan

  • @engmukhtaar4442
    @engmukhtaar4442 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad barre haba xumaadee hadana ma ahayn nin wax loo yeedhiyo sida kuwa maanta madax kusheega ah

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh crahman niilan iyo markis halkuu dhigay gaadhsiiyey ninkaa waa laguu yaqaan.

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms ปีที่แล้ว

    independent man siad bare.

  • @nasteexoali1782
    @nasteexoali1782 ปีที่แล้ว

    SAX ALLAH UNAXARIISTO MADAXWYNE SIYAAD BARE UU FAHMAY IN LA LEEYAHAY ANAGA AA IDIN HOGAAMINO. WALLAHI MAANTA CARAB NAGA SHAQEEYSATAY OO MIDDLE MAN NOO NOQOTAY. XOOLO SUUQA LA GEEYO EE GORGOTAN LAGU GALO SOMALI GARAADLEEY WAA MASKAX FOORARTO SIYAAD BARE ALLAH U NAXARIISTO WUXUU AHAA THE THOMAS SANKARA OF SOMALIA.

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 3 ปีที่แล้ว +6

    Sa'cuudiku Reer galbeedka shaqooyin badan ayuu u dirsada ama Ku riixaan. DAD MUSLIN AH WAXA DIIN LOOGU FAAFIYO WAA MARIN HABAAB.

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 3 ปีที่แล้ว

      Waxa laga hadlayaa waqtigii boqor faysal

    • @foox4080
      @foox4080 3 ปีที่แล้ว

      Waa tuugo sucuudigu qorshe reer galbeed ayay wateen siyaad barre nin caqli badan buu ahaa.

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 3 ปีที่แล้ว

      Sacuudiga Laga hadlayo waa waqtigii boqor Faysal horta fahma, Siyaad waa diiday oo waa isku filabahay ayuu ku yiri, lakin markii dagaalkii 77 Somaliya kusoo jabtay. Sucuudiga iyo Ciraaq ayaa dhaqaalaha ugu xoogan ku taageeray Somaliya ayagoo og in uu shalay wax kasta ka diiday, eebe ha u naxariisto Boqor Faysal

    • @Naima-z3n
      @Naima-z3n 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdulqadiradamali9123war sacuudiga maraykanbaa ku amray inuu siiyo taariikhda baadh

  • @abdirahmanismail1726
    @abdirahmanismail1726 3 ปีที่แล้ว +3

    Sida uu qoray wargayska Washington post xiligii dagaalka qabaw,waxa jirtay in uu madaxwaynihii Maraykanka ee xiligaa P. Caster uu bishii Abril 1977 uu jaray kaalmooyinkii military iyo kuwii dhaqaale ee uu siin jiray Itoobiya taaso dhalisay in madaxwayne Mangistu uu 24 saac kaga saaro dhamaan la taliyayaashii iyo farsamo yaqaanadii Itoobiya deganaa ee Maraykanka ahaa.
    Arintan ayaa shaaca ka qaaday is bahaysi ay Somalia kula jirtay Maraykan oo ay wakiil uga ahady dawlada Sucuudigu taas oo la sheegay in ay bilaabantay intaan Boqor Faysal la shirqoolin.
    Dhinaca kale sirdoonka Sofiyeetka ayaa isaguna ka war helay arimaha qarsoodiga ah taas oo sababtay xidhiidhkii sarakiishii afgambiga Itoobiyanka hogaaminaysay oo 1974 bishii sagaalaad xabsiga u taxaabtay Boqor Xayle Salase.
    Kaalmada Somalia loo balan qaaday ee Sucuudiga in loo soo mariyo loogu tala galay waxay qiyaastii gaadhaysay 35 milyan Dollar laakiin taasi waxay hawo noqotay ka dib markii uu Carter ka baxay iyadoo dagaalkii 1977 badhtanka lagag jiro isagoo sabab ka dhigay in uu hore u soo galay dagaaladii Vietnam iyo kuwii Koonfurta Africa ka socday oo intaba ku guul daraystay oo aanu dagaalka hadda faraha la geli karayn sidaana uu heshiiskii ku buray.
    Sida ay ila tahay Sucuudigu sidaa kagamuu hadhin qorshaha e wuu ka midho dhaliyay iyadoo u eg in uu arimaha noocan ah ku jiray Maraykanku.
    Boqor Faysal si fiican buu yeelay hadduu hor illaahay u socday markaa.

    • @maxamad5607
      @maxamad5607 ปีที่แล้ว +1

      Boqor Faysal , ILAAHAY baa Boqoree waa Ninkii Shidaalka muhiimka u ahaa ree galbeedka u diiday si geesinima leh.

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 3 ปีที่แล้ว +3

    Siyaad Ruushka ayuu aaminay mase mahadin.

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 ปีที่แล้ว +1

    Waaow

  • @kisima5420
    @kisima5420 ปีที่แล้ว +1

    Muwaadin dab ah ayuu ahaa qalad iyo sax waxkasta uu sameyey go"aanka asaa qadan jirin carabka america ayaa usoo dirtay si mowqifkiisa loo badello allah yarxamhu

    • @abdiwalixajiraabi3158
      @abdiwalixajiraabi3158 7 หลายเดือนก่อน

      King faisal carabta hakukhaldin nin yuhuud America necebuu ahaa

  • @NAAZ_89
    @NAAZ_89 ปีที่แล้ว

    Waraysiga mgaciisu maxuu ahaa?

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 ปีที่แล้ว +1

    Sacuudi haduu somali walaalnimo uogolyahy waa laga arki lahaa maanta oosoomaali waqtigii ay ugu baahida badnayd !faysal ninwanaagsan ayuu ahaa islaamnimadana ku adag!waaruntiiye somali diin sacuudi ugama baahnayn war saxa oogoaankiisa inloo higaadiyo ubaahnayn!aawey walaalnimaday sheegeen

  • @alwayslegend2177
    @alwayslegend2177 3 ปีที่แล้ว +4

    walal janalkaaad kasoo qaadteeen muuqaakaas iisheega magaciisa fadlan

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 9 หลายเดือนก่อน

    Raximulaah

  • @haboonmohamed6494
    @haboonmohamed6494 10 หลายเดือนก่อน

    wadnahii dalkoow Said waxaayadii dalkoow Said wahelkii calankoow Said

  • @AbdullaahiCbdrxmn
    @AbdullaahiCbdrxmn ปีที่แล้ว

    Diin xoornimo iyo shareeco diidnimo maxaa lagadhaxlay oonan aheyn burbur iyo isdil

  • @nurkaxiyalkaxafada6426
    @nurkaxiyalkaxafada6426 3 ปีที่แล้ว +7

    Inta badan waxa lawaresta dadka kasohorjeda xukunka markas jiray sacudiga hormarku hayay maxey aheed wakan ila iyo hada LA.adonsade waxas wa wararki reer galbedka waka hada iraq iyo suriya iyo Libya iyo wadama kale oo suni laburburiyay away saudiga shuciyada kahadlayay asaga aya gacan kugabat ah ragii inqibka waday ee somaliyed wax fikrad ay waten oo shacabka dan ogu jiray malahen ayaga aya uadegayay shisheye wa kanlawaresanayo iyo inkalo badan

    • @cabdifitaax8594
      @cabdifitaax8594 ปีที่แล้ว

      Sacuudiga ninkii yaqaano ayaa yaqaano ee caruur baa tahay ee taariikhda soo baro boqor feysal bin cabdal casiis falastiin iyo Syria ayuu lasaftay sidaas ayaana lagu qaarijiyay jihaad buuna kudhintay ee kawaran adeerkaagii diinlaawaha ahaay oo iidi aamin daada iyo boqor feysal warkii kadiiday muxuu ku dambeeyay

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 ปีที่แล้ว

    Siyada Bare taalad waa uu Gaarana Waaya oo maanta Waxay Sheegay Boqortaayadaasu waata ina Heesza

  • @yassinadam418
    @yassinadam418 3 ปีที่แล้ว +5

    DEM! XAQA LAGA DABOOLAY!
    TOLO HADA MA KA MURUGOODAY?

  • @tawbakeen250
    @tawbakeen250 ปีที่แล้ว +2

    NIN RAGEED KAMA DANBAYN AABBE SIYAAD A.U.N. AMIIN

    • @liban.2249
      @liban.2249 ปีที่แล้ว

      nasiib darro waxa uu u ahaa taliye dad jahli ah oo aan caqli lahayn

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadkan Faysal iyo reer galbeed isku xidhaya horta taariikhdiisa ha soo barteen.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว +1

      ILAAHAY MEEL BAAS KU GEE JAAHILNIMO IYO MADAX ADKAAN AYUU ISKU DARSADAY

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@alihujaleh8627 masayr ma fiicnee madaxnimo wataa

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 3 ปีที่แล้ว

      @@alihujaleh8627 war maanta haduu taladooda raaci lahaa, iyagaa u dhamayne lahaa

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

  • @mahirmahiryare1326
    @mahirmahiryare1326 ปีที่แล้ว

    Alle haunaxaristo boqor faysal iyo siyad barre waxaa jeclaani lahaa inuu talada qaato mar haday diinta meesha imaate teedakale rushka dagalkii itopia wuuu masoohorjeedsade somalia marka galo waa un gaalo

  • @rahiimsomalia4009
    @rahiimsomalia4009 ปีที่แล้ว

    💯💯💯🌾

  • @daahirmaxamed4851
    @daahirmaxamed4851 ปีที่แล้ว +1

    Markaas sax buu ju ahaa FARAGELIN LA FAHMAY WEEYE WAAYO SOMALI SACUDI DIIN Ugama

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaaa taladaas hadu qadani lahaaa ficnedaaa fikir axmaqnima ah ayuuu kudaqmay siyad bareee subxanalaaah

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka ma maraykan ayaa Soo diray carabi iyaba ma madax banaano waayo Waa lugooyo reer galbeed ayaa Soo diray shuucinimo ma fiicna lkn wax kasta oo gumaysiga reer galbeed lagaga. Hortego WAA LA YEELI SIYAAD BARE SAX AYUU AHAA

  • @Assahafi
    @Assahafi 3 ปีที่แล้ว +4

    Hada iyaga ku socda sidaa

  • @abdullahimukhtar4733
    @abdullahimukhtar4733 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto maxamed siyad bare.war sacuudi iyo wahaabiyo islaamka iyo muslimiinta waa gumaadeen.bal hada eegaa waa inkireen wahaabiyadii.fikir qurmuun iyo caqiido khadan iyo timir iyo abeesooyin badan ayey aduun kukharibeen .war ilmihiina iyo naagihiina ka ilaaliya.

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

    Cumar carte nin Aqoon leh buu ahaa wuxuu diidayey in siyaad barre ka shakiyo in uu hadalda la turjumayo qaar ka tegay ama u badalay sababtaasuu iskaga wareejiyey yurjumada

  • @anissaabdillahi6286
    @anissaabdillahi6286 ปีที่แล้ว

    Soo dhamaystir tarikhda

  • @mrbulshawibutaale6066
    @mrbulshawibutaale6066 ปีที่แล้ว +1

    Afweyne jaahil buu ahaa Cash buu siinayay si aanu cidna u baryin Dalkiisa iyo Diintiisana u badbaadiyo laakiin muu garan !

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว +1

    5:40.
    Yacni Sidii Sudan ka dhigno?.
    Carabiguna #1 uu noqdo? .
    Hawiye iyo Darood na Sidii Dinke iyo Nueeer, Eey Lodooda Raacdaan? Dalkuna Carab Ama Qofkii Qarab u eg la shaqo galuyo.
    Cawaan Baan wax garan? SIYAAD BARRE na Cawaan ma aheen? Kaarto carab buu Ogaa.

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว

    Asckm

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 ปีที่แล้ว +1

    Faisal geesi baa ah

  • @abdulmw
    @abdulmw ปีที่แล้ว

    Siyad Barre diin ma aqoon, hadduu yaqaano wadaadada malaayeen

  • @Westcoast-qu6cl
    @Westcoast-qu6cl ปีที่แล้ว

    Wixii uu kasbaday alle ha tuso siyaad bare khiyaanoole ayu ahaa runtii

  • @mahadmaxamed8452
    @mahadmaxamed8452 ปีที่แล้ว

    Afweyne Mujrimkii diinta Islamka beeniyey

  • @igal3209
    @igal3209 ปีที่แล้ว

    Faisal ma ogeyn in afweyne uu ahaa gaal Nigerian ah ee uusan somali ahayn oo ingiriisku keenay

    • @liban.2249
      @liban.2249 ปีที่แล้ว

      haddii aan eegno xaqiiqda erayadaada oo dhan adiga ayay kugu habboon yihiin

  • @ademzh
    @ademzh 2 ปีที่แล้ว +1

    Shabaab iyo Terrorism ayaka kadanbeya. Siad barre knew they were no good long time ago.

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      wuxuu ahaa libaax wadani oo dhiig leh weligii ma iibin sharaftiisii iyo dalkiisa

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      Exactly they wanted to export sahabaab wahhabism to Somalia, because they knew The huge amount of high quality oil and gas in Somalia

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 3 ปีที่แล้ว

    Siyaad bare .gaal wayn buu aah

  • @a.j2428
    @a.j2428 3 ปีที่แล้ว +9

    sucuudi waa jaajuusyadii iyo shaqaalihii reer galbeedka, maxay talo siinayaan iyagaaba tacbaan ahe.

    • @footballactiondaily
      @footballactiondaily 3 ปีที่แล้ว +1

      Russia waa midkii dhabarka kaatogtay miyaa miyaad illowday oo Ethiopia lasaftay

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 3 ปีที่แล้ว +1

      @@footballactiondaily intuusan dhabarka kaa toogan, dawladaha dunida oo dhan baa Somalia ku yiri: Jabhada Somali Galbeed maahee, ciidanka Somalia ayaa dagaalka ku jira ee dib u noqda, waayo satellite-yadooda ayaa sawirada keenayey, taliskii Siyad Barena wuxuu lahaa waa jabhad, ma garatey

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 ปีที่แล้ว

    Naarta Allaha ku fogeeye.

  • @a.j2428
    @a.j2428 ปีที่แล้ว

    SIYAAD WUXUU AHAA NIN ISKU KALSOON CARABTUNA WAXAY RABEEN INAY LACAG KU INDHA SAARCAADIYAAN OO XUKUMAAN, SIDA IMAARAADKU SAMAYSO.
    ALLEYLEHE SIYAAD GEESIBUU AHAA, SHAR IYO KHAYR WUU MADAX BANAANAA, FREE MAN

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 ปีที่แล้ว

    Boqor faisal Allaha u naxariisto,Afweyne naarta Allaha ku fogeeyo.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    6:38.
    Qof hadaa Deeg lacag, U balan qaatit, Siduu Dalkiisa Ugu dhaqi lahaa, looma sheego, Hadaa aadan Dan ka wada.

  • @abdikadirweedow7787
    @abdikadirweedow7787 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto haddii aad dhahdo siyaad bare alle ayaa kugu caroomayo adey kutaalaa

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk walah

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle yaa raxma. M.s.bare. carab iyo sucuudiba waxba maaha. Hhh hhh

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

  • @caliyareafgoyaani460
    @caliyareafgoyaani460 ปีที่แล้ว

    ilaheey hau naxriisto madaxweyne siyaad bare janadii fardoowso ilaheey haka waraabiyo

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 3 ปีที่แล้ว +7

    Alow talo tolnimo ma lasiyey

  • @asmoabdullahi3546
    @asmoabdullahi3546 3 ปีที่แล้ว +1

    Faysal nin galbeedka soo diruu ahaa ee wanaag mau imaanın laftiis. wuxuu sheegaayana waa meel adac siyaasadeed oo dowlada waqtigas lagu liidhaaye.

    • @axlaam122siciid6
      @axlaam122siciid6 3 ปีที่แล้ว

      Faysal tariikhdiisa waxba kama taqaanid wuxuu nin diinta ku adag wuxuu aha nin difaacay falastiin wuxuu ahaa nin gaalada hortaagan oo ay nebcaayeen ilaa aydileen

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

  • @zh5650
    @zh5650 3 ปีที่แล้ว +4

    Nuxurka hadalku waa wahabisam nagayeel ama waa ku daba gadineenaa.
    Hadeesan diinta kasaarin waa ok

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว

      Shuuciyaddu was gaslnimo. Waa caddahay. Waa tii xuquuqda Haweenka iyo Ragga xaga dhaxalka sixty ee odayga karkaarka weydaarisay ee wadaafafa ku laayey. Subxaana Laah

    • @zh5650
      @zh5650 3 ปีที่แล้ว +3

      Shuuci madifaacayo laakiin wahabism waa argagixiso.
      Hadii laraaco waxa kale waa gaalo ayaga mooyee.
      Shalay sawir hadaa gasho waxaad aheed gaal maantana ayagaa facebooga kabuuxa.. Lajiifiya banaan.

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 3 ปีที่แล้ว +1

      @@zh5650 Wahabism iyo shuuci waxba isma dhaamin. Maanta wahabism ayaa masaajidyada geynaya yuhuuda

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 3 หลายเดือนก่อน

    said bare never liked any one who lectured but his country only.

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 3 ปีที่แล้ว +21

    رحم الله ملك فيصل ووسع في قبره ، وعف الله عن سياد بري

    • @abdirahmanhassan234
      @abdirahmanhassan234 3 ปีที่แล้ว

      اولا هل مات مسلما عند وفاته محمد سيلد بري

    • @alwayslegend2177
      @alwayslegend2177 3 ปีที่แล้ว +2

      Futadaa Biyihii uu wahaabi ugu shubay ayaa ku yaala eey yhow aan aqoon sinjigiisa iyo cida uu yahay maangaab maangaab ayaad tahay markaaad hadalkaas ku hadleeso Siyaad barena duco kaagama baahna eeee carabtaaas fudada hakaa leeefto adeeer

    • @abdirahmanhassan234
      @abdirahmanhassan234 3 ปีที่แล้ว +1

      @@alwayslegend2177 markaad jaahil tahay waa iskasidan
      Hadalkaada dib ogu laabe waxaad tahay ogow bal mrka hore
      والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @alwayslegend2177
      @alwayslegend2177 3 ปีที่แล้ว

      adigaa wahabi jaahil ah adeeer eryada aad isticmashay macnha ku duugan cid walbaa waa fahmeesaa eee sidaas ugu noolo la heesta caqligaaaga

    • @al-qaasimichannl2281
      @al-qaasimichannl2281 3 ปีที่แล้ว

      Walayal aniga qofna kuma xadgubaya lakin nimankan gurucel qabsady iyo shaba wa iskumid maxayelay midkastaba dowlad nimada ayu kasohorjeda hadii an nimankas sufiyada ah shaqaa ligaqabanin oo wadanka taladisa dowlada gacantda lugu socilin fowday ayey noqonay , anigu intasan shegay wahabiye leynine wahabiya ayad ku khafiftene war aniga wahabiyada ad gureysanba maqane xeytahay

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiq in soomaaliya ay diin haysatay, ee sucuudigu rabay in uu qiyaano shacbka soomaali, illaa iyo hadda ayay sucuudigu dhib ka dhex wadaan soomaaliya

    • @cabdifitaax8594
      @cabdifitaax8594 ปีที่แล้ว

      Yaahuu feysal jihaad buu ku dhintay ee adeerkaa siyaad barre kawaran mise qabiilkaa kudafay yaahuuu

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว +1

    Carabi waa cadawga soomaaliya waxaba yey afmacaanin

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว +1

      sucuudiga waxay rabeen inay dalka ka abuuraan argagaxiso iyo khawaarij, Sababtoo ah waxay ka baqayeen shidaalka iyo gaaska laga helay Somaliya

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    8:00 Arintaa ma Arin fiicanbaa, Mise Waa Siduu 🇺🇸 U shukaan-sado Caalamka.
    Waa Sidii Suudan loogalay?, Oouu Carab ama Qof U ek Ama LA fakar ah, Uu Dalka Maamulo, Madiiwgii Xaqa U Lahaina, Duurka lagu ceeriyo.
    Marka Qof Cawaan ah baa talaadaa Carab yeeli lahaa.
    Qofkii Taladaa rabana, Waa Cawaan Indho la, Oo Dhadhan ku socda.

  • @tanaawi
    @tanaawi ปีที่แล้ว

    Soomaaliya hadda meesha ay taagan tahay meel ka duwan ayeey joogi lahayd haduu fikraddaas wngsn qaadan lahaa keligii taliyihii go'aanka iska qaatay isagoo wada tashi sameyn

  • @adamadnan5500
    @adamadnan5500 3 ปีที่แล้ว

    Adds xayaysiis ka nagaha qaawan ilaso
    Dhex galinayo videos gan dambi geeda
    Yaale horta waa su,aal??!

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 ปีที่แล้ว

    ayaan daradii Somali ku dhacday halkii laga raacay weeye,,, nin sahan xun buu noqday adeerkay,, Allaah ha iska cafiyee hada wuu naga hooseeyaa,,, maalinkaas haduu taladii walalkeen Faysal qaadan lahaa Somalia waji kale ayay lahaan lahayd lakiin waxkasta qadarta Allaah ayuu ku socdaa