Maxaa Kala Qabsaday Siyaad Bare Iyo Fidel Castro | Sirtii Jarmalku Baahiyey | Booqashadii Muqdisho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #Somalia_Cuba #Castro_Siad_Barre
    Qisada Fidel Castro kaga warramay safarkii uu Muqdisho ku yimid iyo wasiirkii basaasay | “Wuxuu Rabay Inuu I Baqdin Galiyo”..Castro

ความคิดเห็น • 41

  • @blessingthakhani3028
    @blessingthakhani3028 ปีที่แล้ว +3

    I'm from South Africa and I support siyad Barre BCS he helped the ANC ..

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว +11

    Maxamed
    Siyad Barre Allaha unaxariisto

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wlh waa chanelku ugu qiimaha badan ee aruuriye taariikhda dalkeena guuleysta

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 2 ปีที่แล้ว +2

    مانشاءالله

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว +10

    Fidel castaro wecel gaal ah buu ahaa oo cadawgeena ethiopia la saftay

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku mahdsn tahey wll

  • @ibrahimfure901
    @ibrahimfure901 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaamuus keep going LEGEND

  • @sakariyecalisakariye5216
    @sakariyecalisakariye5216 2 ปีที่แล้ว +1

    So Bader legend

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 2 ปีที่แล้ว +2

    War sxp meeyay sheekadii sirdonka suriya waxbaa maqan

  • @dacasburbur3294
    @dacasburbur3294 2 ปีที่แล้ว +3

    Ima 17 sirdonki Syria noso dhamestir

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว

      qaybtii ugu dambaysay asaxaabta qaarkood waxa ay leeyihiin ma arkayno bal aan dib u eego waxa qaldan. waxaan dhammeeyey qaybta ugu dambaysay

  • @mustafeabdirizak2906
    @mustafeabdirizak2906 2 ปีที่แล้ว +2

    First viewer 😊😊😊

  • @dahfur2735
    @dahfur2735 2 ปีที่แล้ว

    Kuba kiristanimo ayay itoobiya ugu hiiliyeen

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 2 ปีที่แล้ว +4

    Colad ayaan u haynaa Cuba cadow weeye

  • @Mmahad19
    @Mmahad19 2 ปีที่แล้ว +2

    M.allh qms

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 2 ปีที่แล้ว +2

    Siyaad bare Waxa uu ahaa nin cidaan ah qofka marka uu ciidan yahayna wadankaaga ha la haysado dhimasho ayay ka xigaan

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 ปีที่แล้ว +3

    Cadaab aandhamaan gaalkaa allaah hawgu bishaareeyo

    • @AliHassan-hb1bn
      @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว

      Sxb maxaad uhabaaraysaa cadaabta wuuba galayaa kaasiye Castro

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 2 ปีที่แล้ว +5

    Ethiopia hadii ay dhulkeena na siiso waa walaleheena African ah lkn hadiii ay nasiin waydo colaad way taag nan doontaa inkastoo ay bur burtay lkn hadana dhulkeenii way haystan

  • @cllaahisiyaad1998
    @cllaahisiyaad1998 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxp sirdonki suriyia somaliya yimaad shekas mxaad iskaga daysay

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว +1

      qaybtii ugu dambaysay asaxaabta qaarkood waxa ay leeyihiin ma arkayno bal aan dib u eego waxa qaldan. waxaan dhammeeyey qaybta ugu dambaysay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa warey shaaw ethopia inana isku darsano afweyna keeney Abbey ahmed ma keenin hadaan fahmey wax Farmajo u rabo in la isku darsado wadadii aderkii buu raba in uu xaqiijiyo sir baa qaraxdey

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 2 ปีที่แล้ว

      Sifiican udhegayso waa loosoo jeediyey wuuna diiday wuxuuna kuusheegay in uu ahaa nin kibir badan wuuna nawareeriyey oo nagu dhex ciyaaray

  • @abdirisaakaden6653
    @abdirisaakaden6653 2 ปีที่แล้ว +2

    ducument noosheeg adoo mahdsan

  • @Orange0-juice
    @Orange0-juice 2 ปีที่แล้ว +1

    2nd

  • @Mahad-me2bg
    @Mahad-me2bg ปีที่แล้ว

    POSSIBLE

  • @baylood.germany
    @baylood.germany ปีที่แล้ว

    Legend buu aha siyaad bare lkn markuu diinta iyo culimada layay bay godkiisa biyo ugu soo galen

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninki sirdoonka siiiriya soo dhameystir sxb

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว +1

      qaybtii ugu dambaysay asaxaabta qaarkood waxa ay leeyihiin ma arkayno bal aan dib u eego waxa qaldan. waxaan dhammeeyey qaybta ugu dambaysay

  • @dahirgabobe5213
    @dahirgabobe5213 2 ปีที่แล้ว +7

    Muxamad siyad muxuu itoobiya aad ugu necbaa ?
    Jawaab: Marka laga soo tago in ey tahay sharti oo luga gacmo iyo af leh hadana waa wadada kaliyya oo loo soo maro dhibaateynta ummadaha geeska africa gaar ahaan soomaalida sidaa daraadeed waxaan isleeyahay nin aragti dheer ayuu ahaa

  • @cumarmaxamedismaaciil2484
    @cumarmaxamedismaaciil2484 2 ปีที่แล้ว +1

    Dagaalkii 2aad iyo Hitler noosoo tarjun

  • @Mahad-me2bg
    @Mahad-me2bg ปีที่แล้ว

    Who fest poernenti of som

  • @mohamedabdullesabriye9863
    @mohamedabdullesabriye9863 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio sheekadii suuriyaan aawy

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว

      qaybtii ugu dambaysay asaxaabta qaarkood waxa ay leeyihiin ma arkayno bal aan dib u eego waxa qaldan. waxaan dhammeeyey qaybta ugu dambaysay

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 2 ปีที่แล้ว

    WAR BAL QOFKAA EEGA AYGA AH WAR GALIGAA MIYAA WAX BAADHAY HADALKAGA WAXA KUJIRA SIYAAD BARE NACAYB LKIN ADIGAA HOR EEBIYO LATEGI HOLOCI NAAREED

  • @hamse2651
    @hamse2651 2 ปีที่แล้ว +1

    Buuga Xage laga Hela yaa

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว

      Xamse Buug ma aha. waa qoraallo kulankaasi laga diyaariyay oo uu sannadkii 2005 soo ban dhigay Jarmalku waxaana baahiyay Archive-ka Berlin. waxa turjumay Yuusuf Garaad oo inta innaga khuaysay ee gaar ahaan xaaladda Geeska Afrika wakhtigaa ka turjumay.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว

      Waxaana laga raadin karaa Jarmchiv der Parteien Archive. oo uu baahiyay Christian F. Ostermann