War deg dega dagaal aad u culus oo kasocda Dacawaleey ilaa Xadka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 110

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 18 วันที่ผ่านมา +5

    Itoopia waa cadawga Somaalia danaheeda iyo sidey u qabsanleheed Somaalia oo dhan ey kumashquulsantahay dowladdeena maba'aragto maxaakaqaldan subxaanallaah ilaahow nabadbaadi inshaa'allaah aamiin

    • @maden7818
      @maden7818 18 วันที่ผ่านมา

      Soomalida is dagaalaysa May iska celiyaan itoobiyaanka waligood gumeysanaayay??

    • @Nourdaahir-j9k
      @Nourdaahir-j9k 18 วันที่ผ่านมา

      Xaqiiq

    • @AliMohamed-vj8uj
      @AliMohamed-vj8uj 18 วันที่ผ่านมา

      @@rnoor9763 markaad badan siinayseen cadow maaheen miyaa, aqligu ha shaqeeyo

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา +4

    Guul ciidamada liyuu booliiska guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

    • @maden7818
      @maden7818 18 วันที่ผ่านมา

      Guushaada ayaa uus leh inta aad walaalkaa soomaaliga ah dilaysid dilkiisa waad ku naar tageysaaye ee maad iska celisid amxaarka waligaa ku gumeysanaayay?

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา +1

      @ iidoor waa argagixiso waal ma galaan waxeey rabaan inay qaxyo ka geeyasataan degaanka sida muqdisho oo kale argagixisada iidoor waan soo afjareeyanaa xuduudkana waan ka xiraneeyanaa anagu nabad baan ku nooleeyan qaraxayo ma qaadi karano amxaarku haduu i gumeeyasato ima qarxiyo

  • @flawlessness7
    @flawlessness7 18 วันที่ผ่านมา +5

    Ila hada waxan fahmi lahay waxa somali iyagu istusay isuna saliday iyago arkaya cadowgu xagu ka jiro iyo jihoyinka uu nacabku nagaga socdo

    • @maden7818
      @maden7818 18 วันที่ผ่านมา

      Ogaadeen dilay iidoor waa laba doqone ee amxaarka iska dhiciya dheh

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 18 วันที่ผ่านมา +5

    Guul ciidanka deegaanka Soomaalida Geesi yaasha ah guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from Garloogube ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @maden7818
      @maden7818 18 วันที่ผ่านมา

      Guushaada ayaa uus leh inta aad walaalkaa soomaaliga ah dilaysid dilkiisa waad ku naar tageysaaye ee maad iska celisid amxaarka waligaa ku gumeysanaayay?

  • @GeshGaban
    @GeshGaban 18 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallh wa wax lagu farxo ninki dulmi wada allah aya so qaban Fardo awliyo wa laso donta marka ay Hubkoda qadatana cadowga wey jabiyan So ma jesdayal 💪💪💪💪

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 18 วันที่ผ่านมา

      Mashaa Allaah Tabaarakallaah umadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa habadbaadiyo

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา +2

    Guul ciidamada degaanka soomaalida guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

    • @maden7818
      @maden7818 18 วันที่ผ่านมา

      Caqli dameerad ayaad leedahaye ee inta aad walaalkaa iidoor ee soomaaliga ah dilaysid dilkiisa waad ku naar tageysaaye ee maad iska celisid amxaarka waligaa ku gumeysanaayay?
      Uf soomaali itoobiyaan ka baqaysa oo walaalkiis dilaaya badanaa uf

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา +1

      @ stupid alshabaab walaal ilama ahan iidoor waa argagixiso qarax beey rabaan inay nagu dhameeyaan sida reer muqdisho

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x 18 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul nayubolis

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 18 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤sax guuuul iyo gobanimo D5

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 18 วันที่ผ่านมา +4

    Guuul liyu police 💪💪💪❤️❤️❤️ Karbasha Lefti naga iyo wixii soraca dhaafiya xududa ilaa burco where they came from 1988😂😂😂

  • @HassenMahamud-r7f
    @HassenMahamud-r7f 18 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuul liyuuu police

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 18 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo new police 💪💪💪💪👑👑👑🥰🥰🦁🦁❤️❤️❤️🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🎉🎉🎉

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา +3

    Iidoor waa argagixiso ku soo duushay degaanka ee hala soo afjaro nijaasta nijaastu dhashay ee alshabaab ah

    • @RaadiyaHussainali
      @RaadiyaHussainali 18 วันที่ผ่านมา

      Cagtiiinaa iyo siilkiina isleeg ma ada faaniiikara qabxaaa jajuusaaa afdheer uuus dhilooo faqashaay siildheer caagdheer

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา +1

      @ siilka iyo futadaa isku kiin godaye ma naag iidoor oo labo googoradood xirata oo googarad xaarka sidii xafaayadii u xirata oo hoosteedu ureeyaso miyaa aniga la tirasan karata jaajuusnimadana waa wuxuu aabahaa intuu oromada amxaarada kuugu geeyo ay kuu wasaan naa amadigaa hadli kara nijaas yahay fadarada ah ee firkeedu yahay fadarada

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา +1

      @ fadaro

    • @RaadiyaHussainali
      @RaadiyaHussainali 17 วันที่ผ่านมา

      @@ShukriOmar-g3n dhilo captain iyo siilku isleeg yihiin yd tahy cadar iyo uusii yay dumarka iisaaq shiitan ma adiga uur wax ka yaqan buulaacad sideda banaftaanee keniyatii iyo axmar idiinka jajuus u ah dabaqoondhiya Na xaarka xajisoo niijasyayy xaraanta lagu dalacaay uufyahay uuufuuuuuf uuufuuuf uuufuufyahy afqadhmuunka cawaantay guraatoy cagdheer ya isaq ujawabayso sobaroo uuduuga huugufkaga caac caac ah faqash

  • @SahalAxmeed
    @SahalAxmeed 18 วันที่ผ่านมา +1

    Iidoor halagumaado waa shaabe

  • @CabdiraxmanXasan-pi4lj
    @CabdiraxmanXasan-pi4lj 18 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuul liyuu bolic

  • @IbrahimYusuf-x3k
    @IbrahimYusuf-x3k 18 วันที่ผ่านมา +1

    Malayshibeeled ma Aha ee waa Argixiso weeyaan

  • @QorshoAbdi
    @QorshoAbdi 18 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ka baq ilaahay ka baq

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 18 วันที่ผ่านมา +1

    Fardo awliyo & maleyshiyo iyo guud ahaanba ciidanka dds iyo shacabkiisa sharafta iyo maamuuska leh guul iyo gunta oo aad gumaadaan gayigeenana aad kasaartaan ilaahay ha idinku maneysto shacabka deegaanka ee ay argagixisadu soodhex gashayna yaan lagu xadgudbin oon isir beegsi lagu sameynin inshallah ciidanka dds maalin iyo habeenba mahadsanidiin 🇬🇶🇬🇲🇬🇶💯🍇☂️

  • @AbwaanAbshir
    @AbwaanAbshir 18 วันที่ผ่านมา

    Guul ciidanka deegaanka insha Allaah

  • @YusufDagane
    @YusufDagane 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa argagixasa iyo jabhada idoor fadhigoda yahay hargeysa

  • @hurrekoje2146
    @hurrekoje2146 18 วันที่ผ่านมา

    Allaha kala qaboojiyo Somali xaqdaray isu laynayan

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 18 วันที่ผ่านมา

    iidoor nabad weykujoogi waayeene kabo la’eg haloo xidho.iidoor il baqda ayuu leeyahay ee il xishoota malaha.

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 18 วันที่ผ่านมา +9

    Idoor kabo leeg haloo geliyo INshaAllah, guul Ogaadania ❤❤❤❤

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 18 วันที่ผ่านมา +1

      Alle ca baaq.naffwaliba weidiin

    • @maden7818
      @maden7818 18 วันที่ผ่านมา +1

      Caqli dameer ayaad leedahaye ee inta aad walaalkaa iidoor ee soomaaliga ah dilaysid dilkiisa waad ku naar tageysaaye ee maad iska celisid amxaarka waligaa ku gumeysanaayay?
      Uf soomaali dabaal ah uma xumid

    • @Degaliah
      @Degaliah 18 วันที่ผ่านมา

      Ogdeen oromo waad kibirteen wa la iskakiin celin

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 18 วันที่ผ่านมา +1

      Umadda Soomaaliyeed guul❤❤❤ Rabbiyoow hal Madaxweyne, hal Calan saad nooga dhigtay hal Dal, oo leh Hal Diin, Luqad, iyo dhaqanba. Alxamdulillaah.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 18 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@Degaliah
      Huuno Ogaadeen waa Qaran ma'ahan Oromo kumana faanaan, Kamana faanaan Umadda Soomaaliyeed bale way jecelyihiin..dhulka ay Ogaadeen degaana waa ehelo ruux Soomaali ah looma diido..."unukaa leh" garanmaayaan. Waa waxa hadda ree Sheekh Isxaaq ay isugu khaldeen Ogaadeenya iyo Dhulkooda oo laleeyihiin waynu goosaneynaa. Ree Sheekh Isxaaqow Burco Iyo Hergeysaad leedihiin waadna goosateen dhulkan Jarar iyo Faafan iyo reserve aria waxaa leh Qarankii Ogaadeen haldhaagodi Maxamad..Subeer waliba Ree Isaaq oo Sharaf iyo Martinimo idinku soo dhaweeyay. Hadii falaatxumo labillaabo waa lays edbinayaa.

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 18 วันที่ผ่านมา +1

    MAGACA RUN4AA UGU YEER ARGAGIXISO KU SOO DUUSGEY DEEGAANIA SOOMAALI GALBEED

  • @abdirizakomar-t4o
    @abdirizakomar-t4o 18 วันที่ผ่านมา

    Kadaab cagdheer awalba jaajuus erhiopian ayaa eheedeen

  • @Degaliah
    @Degaliah 18 วันที่ผ่านมา

    Guul Arab gangs cagdheer way kibreen

  • @ciiltire4670
    @ciiltire4670 18 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar ❤❤❤❤❤❤guuul.guuuul

  • @Ahmed-n2d8q
    @Ahmed-n2d8q 18 วันที่ผ่านมา

    Guuuu

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 18 วันที่ผ่านมา

    Caruurta yaryar iyo dumarkaad laynaysaan ilahay cuqubadeeda waa idiin siin ilahay baa abaartay ilahay baan xaqooda idiinka jaari hadaad u awood shegateen oo aad diraays ku layseen ilahay waxba kama qarsone hiiliye waa Allah

  • @istahilYusuf-e2d
    @istahilYusuf-e2d 18 วันที่ผ่านมา

    Nyupolisku waa kuwa habaran Bisinka lagu akmaraa Allow sahal umuraha

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 18 วันที่ผ่านมา

    M.sanid .

  • @istahilYusuf-e2d
    @istahilYusuf-e2d 18 วันที่ผ่านมา

    ALLOW kala qaboji soomali iyada isuxog.badane

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 18 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah Somaalida merwalba ayagaa iskulaaya cadawgana isujabiya, ilaahow caqliga kusooceli inshaa'allaah

  • @luulabdulle6985
    @luulabdulle6985 18 วันที่ผ่านมา

    Illashow Soomaaliya dhexdooda nabad cAdowgoodii ayaa dhinaca ka fadhiys

  • @OGAALKA_CHANNEL
    @OGAALKA_CHANNEL 18 วันที่ผ่านมา

    WAA DAGAAL U DHEXEEYA ETHİOPİA İYO SOMALİA🇸🇴👍🔻 CAGJAR WUXUU NOQDAY WİXİİ UU AHAA NİN ADDİS İSKA İİBİYA KADİBNA DADKİİAA CUNA DAGAALOROMO AYAA UGA BAAHAN OO JİGJİGA HAREERAYNTAKU HAYSA

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n 18 วันที่ผ่านมา

    Isaaqa waa Alshabab hadan gacan adag lagu qabanin Ethiopia dhan baa qatar kujirto

  • @maden7818
    @maden7818 18 วันที่ผ่านมา +1

    Wariyaha sida aad hadalka u buunbuunineysid qeyb ayaad ka tahay dagaalka ee ummadda haysku dirin.

  • @hassanmaalim7008
    @hassanmaalim7008 18 วันที่ผ่านมา

    2:18

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 18 วันที่ผ่านมา

    Guuul nayuuu bolis
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 18 วันที่ผ่านมา

    Duli new police Saka markiba wa ilko xaydhaysty

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 18 วันที่ผ่านมา

    ASC ABTI GALAD MAGALADA BURCO WAXA DAGAN ALSHABAAB WAANA MAGAALADA HARGAYSA, BARBARA IYO GABIILAAY BAA TAAJIRIINTA JOOGTA HUBKA IYO RAASHINKA BAA LOOGA KEENA. BUURAHA SURAD IYO CALMADOW RAGA KU JIRAA BURCO AYAAY KA YIMADAN CEERIGABANA TARANCI BAAY U TAHAY OO MAALIN IYO LABA MAALMOOD BAAY FADHIYAN

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 18 วันที่ผ่านมา

    Dagaal waa gelin dambe.

  • @ahmedismail2507
    @ahmedismail2507 18 วันที่ผ่านมา

    Jamacow. Bal ayanu Argno waxay ku danabyso

  • @ahmedismail2507
    @ahmedismail2507 18 วันที่ผ่านมา

    Dadka. Ilaahy aya kuwad beeray. Deganka. Lakiin mamuulku waa inu. U dhex ahado

  • @hassanmaalim7008
    @hassanmaalim7008 18 วันที่ผ่านมา

    😊

  • @MustafeAhmed-rd9un
    @MustafeAhmed-rd9un 18 วันที่ผ่านมา +1

    Dhaqanka soomalida kuma jirin in ergo u fadhida lab weeraro.
    dayuus boolis waan iska celinaynaa

  • @fadumaabdi9837
    @fadumaabdi9837 18 วันที่ผ่านมา

    Dagaal ayaad ka hadleysa, wa Liyo Poliska oo gumeysiga u adeego ee dadka rayidka ah leynaya. Waa dagaal qabiill. Ciidamada deegaanka Somalida ma Ogaadeen ayey u yihiin? War isku xishoo.

  • @asmaabdirahman5863
    @asmaabdirahman5863 18 วันที่ผ่านมา

    Ceebtiinuba waataa maanta la arkay ma dadka salaadiin nabad doona soo wareero arkay de naga xaabibiya ogadeenoow hadii cidi gaadho salaadintayda

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 18 วันที่ผ่านมา

    Dayuus booliis guusha waxaa leh qabiilka arab sheekh isaxaaq iyo dir waqooyi waa ogaadeen iyo arab

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 18 วันที่ผ่านมา

    Cagdheereey kaalaya maydadkiina qaata 😅 😅😅

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา +2

      Iidoor maanta waa jabeen iidoor waa argagixiso waana la soo afjaray

    • @Khdarcrashiir96Axmed
      @Khdarcrashiir96Axmed 18 วันที่ผ่านมา +1

      Cagdheer ma waxad modaysaa kuwinii kabaha ku qadanjiray gacmaha

  • @billadhaji
    @billadhaji 18 วันที่ผ่านมา

    Sheekadii carabta lagu baabi,iyey oo ayaga un la isku baabi,yey miyaa soomaalida loosoo waariday caawo iyo bariba ha socoto miyaa war kuumadoow fowjignaada cadaw badan ayaad leedihiine isku duubnaada iyo waliba aan dhaho daaroodka oodhan ayagana ayaga ayaa isku maqan waa kala maqan iskumaqan lagu maqan yahay wiilashiina cadawga utaagan aad haloo xanaaneeyo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 18 วันที่ผ่านมา

    Isaaq maa la jebiyay

  • @Nourdaahir-j9k
    @Nourdaahir-j9k 18 วันที่ผ่านมา

    Arinkan socda wax lagu farxo ma ahan waayo siyaasad ayaa kasocota meesha waxyna qayb ktahy dhulbalaadhsiga etopiya
    adi waxaa lagaa rabaa inaad qayb kaqaadatid sidii loo kla qaboojin lahaa

  • @KhadarMaxamed-t1l
    @KhadarMaxamed-t1l 18 วันที่ผ่านมา

    Xaar wayne cagdheer cadaaba

  • @maden7818
    @maden7818 18 วันที่ผ่านมา

    Ciidan deegaanka soomaalida inta ay soomaali kale weerarayaan may iska celiyaan itoobiyaanka waligood gumeysanaayay.
    Uf soomaalida is dagaalaysa

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n 18 วันที่ผ่านมา

    Ciidanka degaanka soomaalidu xagee Ayuu ka jiraa,dadku waa reero waa ninkay la xumaato,dawlad degaan soomaaliyeed wax la yidhaahdo ma jiraan,j galadow laxamka isu saar adigu gudbintaada,waa halkay ku dambaysaa wax dawlad la yidhaahdo soomaaliyeed ma jirto,wixii dhacaba waxbaa ka dambayn

    • @MustafeMaxamed-t1n
      @MustafeMaxamed-t1n 18 วันที่ผ่านมา

      Ciidanka degaanka soomaalida bal dadka u sheeg jaamacow,waa kuwee,xaqiiqda,la iskama Indha tiro,

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 18 วันที่ผ่านมา

    wayku jabayaan meleeshiyaadka magaca dawlada sheeganayaa waanad arki idam alle

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 18 วันที่ผ่านมา

      Argagixisada iyo dadka ciidamada deeganka ee noockaste leh qabiilka kukhaldayo ee ciidamada gafka kagalayo waala nadiifin.

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา

      Saaxir inaa sixirun saaxiruun

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา

      Argagixisada iidoor ee soo duulay baa jabaay nijaasta nijaastu dhashay ee daalimiinta ah

    • @cabdikariin718
      @cabdikariin718 18 วันที่ผ่านมา

      @@ShukriOmar-g3n waxa jabaya daalimiinta shaadhka dawlada ku laynaya dadka masaakiinta ah waanay jabi doonaan ok

    • @cabdikariin718
      @cabdikariin718 18 วันที่ผ่านมา

      @@kabarodadkasaaxiibkaa5165 ciidamo maaha waa meleeshiyo beleed waxa dagaalka kawada dacawalay

  • @RaadiyaHussainali
    @RaadiyaHussainali 18 วันที่ผ่านมา

    Jamac darooogaystee faanka yaraysooo maydkaagii yad qadann kariwayday

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา +2

      Iidoor waa argagixiso waana la soo afjaray waad joogasan weeyadeene ka xaaxaabiya caano ma ka dhanateen

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 18 วันที่ผ่านมา

    Etiobiya 4 dekadood baa loo saxiixa waayo saaxib baa nahay, ONLF waa argagixiso waa in etiobiya loo gacangeliyo.
    Ahmed madoobe iyo reerkiisa soomaali ma aha waa in soomaaliya laga saara

    • @hurrekoje2146
      @hurrekoje2146 18 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 18 วันที่ผ่านมา

    Shacab la xasuuqo siyaad bare ayaa meel iyo heer idin gaadhsiin lahaa. Anagu waanu naqaan daarood dawlad helay horuumar iyo wax tartoona masameeyane shicib ka reerraha kale uun bay layaan.

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา +1

      Alshabaabka soo duulay shacab ma ahan nin hubeeyasan shacab ma ahan waan la soo afjaraayaa alqushaashka rabaan inay qaraxayo noo soo galiyaan degaanka sida muqdisho ay u qarxiyaan

  • @RaadiyaHussainali
    @RaadiyaHussainali 18 วันที่ผ่านมา

    Hoyada caagdheer ka was maydkagii yu haadu cunaysa ma ada faanii karaa aawoood ad ku qadaato maydkagii wayay n
    Juufoo yar ya idinka caabadisay

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 18 วันที่ผ่านมา +1

      Iidoorkii argagixisada ahaa ee soo duulay maanta waa jabeen alshabaabkii alwasqaankii soo duushay meeyadkooda maa la canashuuraayaa

  • @hassanmaalim7008
    @hassanmaalim7008 18 วันที่ผ่านมา

    😊