AbdiRahman-yare waa shaqsi fowlad dhan lagu aamininkaro walee. Hanka, geesinimada, fahamka sida ay tahay in rag wax u dhexeeyaa u cisaabtamo (u wada hadlo) iyo kalsoonida…❤🇸🇴 Alle haku sharfo walaale. Hhbaal kuwan kuwo ka liita inama soo marin.😢 Merl kasta ceeb iyo nidaam-xumo ayay la tageen, caruurtii Soomaaliyeed ee yar-yaraydna way isku dhameeyeen 😢🇸🇴
Waar wuxu dawlad ma 'aha ee waa maafiya gamcaha kadhunkanaysa Ethiobiya si ay dadkooda ula burburiyaan! Akhas caleeg ilaahay somaali ha kaqabto xasan sheekh iyo tiimkiisa aamiin aamiin yaarabi
Badda cas waxa loo yaqaan laba biyood oo si hardiya tan itaalka yar oo ka bilaabata raascasayr oo ku qumam dhanka jabuuti suudaan Yemen cumaan oo laba da dacal badda cas kaga yaal.
Xamze maba Ka hadlaan Reer adeerkeey waanba yaabanahay, ma waxay ka wadaan Qof Qiimo leh ayaa laga hadlaa? Xamzahii ayaa is daydayayaa la yiri Qof iga hadlaya ma leh😅, Oo waliba is weydiinaya ma hooyadeeyaaya. Ayaa la Ii aqbalay? Ma Lafweenta Aan Ka soo Jeedo we Ugaas Kooshin ayaa laga baqay? Ma Marxuunkii ayaa dhaboobay? Aniguu meeshaan ku yaabay Ayaan fadhiyaa waa Qoraal Ka socda R/wXamze Cabdi Barre😅
Waa nimanka sanad qaylinyay laha bad somlyeed ba la dhiibay gaal muslin u ashtago tagay haday aygu bexinyan maxay somaliland itopiya u dacwyniyin may tooda siiyan siday hadba u siiyin bada india 😂😂😂
ABI AXMAD GUDBADIISI MAANTA WUXUU U HANJABAY XASAN OO YIRI, SOOMALIA CIIDAN WAX ISKA CELIYA MALAHA EE MEEL HA FARIISTAAN. XASAN SHEEKH WUWUU KU SHEEGEY NIN AAN DALKIISABA KA TALIN KARIN OO DAGAAL DADKIISA KULA JIRA. ALA CEEB WEYNAA😂😢
Bada cas iyo gacanka cadmeed waa Isla biyihii magical ayrabaan ha u bixiyeen waxayna ka bilaabataa pln ilaa iyo baabulmandab iyo wixii ka sii shisheya laguna weer around Yaman ilaa IRAN wax aan ka faidno daaye ilahaano ayay Somali ku tahay waana albaabka laga soo galo Somali hadday rabaanna way xiran karaan. Somali dallaladan iyo cadowga is wata haha difaacato.
Masha allah aabeeso aamin Malaha
AbdiRahman-yare waa shaqsi fowlad dhan lagu aamininkaro walee. Hanka, geesinimada, fahamka sida ay tahay in rag wax u dhexeeyaa u cisaabtamo (u wada hadlo) iyo kalsoonida…❤🇸🇴
Alle haku sharfo walaale. Hhbaal kuwan kuwo ka liita inama soo marin.😢
Merl kasta ceeb iyo nidaam-xumo ayay la tageen, caruurtii Soomaaliyeed ee yar-yaraydna way isku dhameeyeen 😢🇸🇴
Wallahi inta sheegtey waa run Masha'ALlah Abdirahman
Afkaadho Waa Funny👍🤣🤣🤣
Sanbalolshe waligis jajus Ethiopia u shaqeya ayu aha wuxu ka mid yahay dadki ay somaliya ku dhex beratey
Waar wuxu dawlad ma 'aha ee waa maafiya gamcaha kadhunkanaysa Ethiobiya si ay dadkooda ula burburiyaan! Akhas caleeg ilaahay somaali ha kaqabto xasan sheekh iyo tiimkiisa aamiin aamiin yaarabi
Asc
Siyaasada xasan sheekh waa wan la.gowracay
Walaahi
Somaliya Ilahay Ha Mideeyo Xassan waa in loo sheegaa dhulkeena iyo Badeena iib maha Xog Kawaran Mahadsanadiin Dhamaantiin.
Xasan dalkii wuu gatay dalka halaga qabto😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Run
Abgaal iyo indoor maxishoodaan iskaffiirri
Wallee Reerka Jinka uu Sheegayo dowlad nimadii Waa ku Xaareen
Sanbaloolshe uma uubixin inuu warkakeeno itoobiya waa jaajuus itoobiyaana.
Waa runta ee allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Dawlada qasaaro iyo maxwayneheeda xasan qasaaro intay joogaan kuwaanu soomaali faa,iido sugi mayso ee dalka allaha noo badbaadiyo
Fadlan qosolka badan iska daaya
Walee. Soomaalidii. Wey fadeexadawdey
Xasan sheekh inkaar baa ku dhacday ceeb iyo bahdil inkastoo markii horeba somali aanay ceebi u hadhsaneyn
Xassan wa siyaasad xumaday
Rooyal maidinkaa leh soomaalyeey
Wadankii alla. Haidin tuso:
Waryaa oohinta joojiya yeah, xasan sheekh (xaraash ) Dhabarkaan ku
Wadanay, ogaaden joojiya Oohin inigaa idin la jiree oo sade mareexan ahead, shalayna farmaajo ayaad dhabarka ka Toogetene, daraadna caydiid Daba ordaysene.joojiye anigaa idin Difaaciye.
Qashin sheekaysantihiin, dadkana ana idiin xiga
Ninkaad wareysanaysaan waqti uu xogta uu bulshada siinayo fursadsiiya ee haka kalagoynina
Marka aad warka tabineeysaan qosolka maga daaya
Xabashi cidkale ha Ka hadasho lakin somaliya eithopua so aya gii lahaa eithopua aya nahsy
Afakafho itoibiya waad neceb tahay laakiin xasan baad ka necebta haymaanta sax
Bahdilkaan waxaa somaali kuhaaya Hawiya intuitive Hassan sh fadhiya saan iyo kaxun ayaa lahujiri
In aad kahada shaan itoobiyada maanta soomalida ogaden ugu diyaar garoobi lahayern burburka soosocda oon cidna baajin karin
Badda cas waxa loo yaqaan laba biyood oo si hardiya tan itaalka yar oo ka bilaabata raascasayr oo ku qumam dhanka jabuuti suudaan Yemen cumaan oo laba da dacal badda cas kaga yaal.
Soomaaliya way dhimatay way u dhamaatay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ceeb badana ee allow naga qabo xasan waa fashilmay
Nin ku wuxuu u ekaa nin shaqaala ah oo reboot bixinaaya. Xan hore na wey jirtey
Xasan gurguurte iyo kooxdiisu waa dad aan dawlanimo iyo wadanka aan midna ku jirin oo boobiyo iibka wadanka ku howlan
Ethopiya hadaa necebtahay maxaad u ammaantaa Mar walba
😅😅😅
Labadaba waa jaajuusiin Ethiopian ah mar horaa la ogaa
INDEED XSM ISAGAA NA GEEYAY MEESHAAN JOOGNO........
Xamze maba Ka hadlaan Reer adeerkeey waanba yaabanahay, ma waxay ka wadaan Qof Qiimo leh ayaa laga hadlaa?
Xamzahii ayaa is daydayayaa la yiri
Qof iga hadlaya ma leh😅, Oo waliba is weydiinaya ma hooyadeeyaaya. Ayaa la Ii aqbalay? Ma Lafweenta Aan Ka soo Jeedo we Ugaas Kooshin ayaa laga baqay? Ma Marxuunkii ayaa dhaboobay? Aniguu meeshaan ku yaabay Ayaan fadhiyaa waa Qoraal Ka socda R/wXamze Cabdi Barre😅
Kkkk❤
Aragiisa markaan arko Ayaan dhikar kaqada za
Xasan dhiiqo
Agaa😂😂😂😂
xasan intuu meel fog nageeyey buu nooga soo hary😂
Awooda ciidanka jubaland markay mari waayeen ,ayey yiraahdeen itopian baa na soo weeraray
KKNN waa iskaleh Abwaan guure waa isku cid lee
Uuf
Cali balcad waa basaas Ethiopia u jooga Somaliya taasi waa xaqiiq, Hassan sheekh isaga meesha lacag taal
😂😂😂😂
Itoobiya hada waa magac, soomalidu magaacas ay ka carartaa waa yaab
Naceybka xasan sheeq waa ka mug weynyahay ee waa hawiye
Haday itopiya tidah kalay egi lughyda shegyso cal balcdow halkay geni xukuman nimanka mooryanta xamar joogta 😂😂😂
Waxa la isku qabtay anaa cunaya iyo anaa cunaya ilma irirsamaaale
Hhhhh kkkkk waar waa laysku daba jiraa abris abris dhalay
Intaan.taageero Axmed Madoobe miyaa.
Itoobiya + itoobiya
😂😂😂😂😂😂😂
Qabiil ma bilawden itobiya idinka waligin u nacamleyn jirten hadana wa lakabaxayah
Waa nimanka sanad qaylinyay laha bad somlyeed ba la dhiibay gaal muslin u ashtago tagay haday aygu bexinyan maxay somaliland itopiya u dacwyniyin may tooda siiyan siday hadba u siiyin bada india 😂😂😂
Bulac baa waxa oow rabaa in uu cuno jilacso lakiin waxa kortaagan mas raba in uu cuno labadoda. Waa kooxda xasan iyo oromo
No file no records that means there is no nothing
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
Bada aan kugu dari aygaba hada la baryaya wakuwa itopiya isku dhiibay waliba leh hoo bada hobyo xamar kismayo sedexda gala dooro 😂😂😂
Waryaal Ethiopian ayaadtihiin weligiinaba soo raaca
Kkkk
SANBALOOLSHE WAA JAAJUUSKII QALBI DHAGAX DHIIBAY ISAGOO DOWLADII FARMAAJO IYO OGADEEN JANBAL U DHIGAAYO OGADEEN JANBALKII HAWIYE WAA KU DHACEEN
Libaax nimaan aqoon ayaa hilbo kurarta itobiyana niman aqoon ayaa amina. Waxay kugula socon odhaahdooda ah (ka angat balay) ninki yaqaan baa yaaqaan
Xasan shikh iyo hiraab waxay rabaan boqortooyo kanoqdaan somalia. Oromo iyo abena waxay raan keeska africa boqortoyo kanoqdaan.
Boqortooyo Sida Saudi Arabia haba noo noqdaane jidkeedi ma hayyaan he?
ABI AXMAD GUDBADIISI MAANTA WUXUU U HANJABAY XASAN OO YIRI, SOOMALIA CIIDAN WAX ISKA CELIYA MALAHA EE MEEL HA FARIISTAAN. XASAN SHEEKH WUWUU KU SHEEGEY NIN AAN DALKIISABA KA TALIN KARIN OO DAGAAL DADKIISA KULA JIRA.
ALA CEEB WEYNAA😂😢
Ethiopia wad naceb tahay blse boqolal sano ayad kuhos noshay
Wariyahaya wainu xanafta iska foogeya iyo qabilka
Bada cas iyo gacanka cadmeed waa Isla biyihii magical ayrabaan ha u bixiyeen waxayna ka bilaabataa pln ilaa iyo baabulmandab iyo wixii ka sii shisheya laguna weer around Yaman ilaa IRAN wax aan ka faidno daaye ilahaano ayay Somali ku tahay waana albaabka laga soo galo Somali hadday rabaanna way xiran karaan. Somali dallaladan iyo cadowga is wata haha difaacato.
Waa sarkaal la fadhiya Boss kiisa! Agha waa shaqaale ninkaan report bixinaya! Maxaad jawaab luguugu Soo celin adiga! Kkkkkk
Waa jaahil afka ayuu wax ka sheegaa
Waxa uu ku yimi necayb Daarood kelya iyo liidnimo .
Markaa waxaad ka hadlaysaa beni,aadmi sanbaloolshe maaha ee waa xoolo aad u liitaa .
Waty arkaan adddunku waan tan keentay in marba meel dalkeeenna ka mid ah lainagu qabsanayo
Waayo maaha dad dawlad yaqaanan.
Been bad ku shegtey walee in adan ethiopia necbeen
In ogaden u Kala hiiliso waxey sababtey ogaden ogaden kale maxbuus u ah
Caqli Ogadeen waa leedahay. Alshabaab iyo Jaajuus ethiopia ayaa tahay.
Somalia iyo Ethiopia ayaa laga hadlayaa ogaadeen waa Ethiopia
Qoyska waa Damul Qushaash iyo Dameeraleey!
th-cam.com/users/shortsq9whG0BMnYo?si=2xl-sq8UEgfEe3bn
Xasan Culusoow Ina Gurguurte waxa uuleeyahay🧠🫏
😂
CRAXMAN GUMESI AADKU DHALAY GUMESI AADKU JIRTAA GUMESI AADKU DHIMEE SOMALIYA GUMESI MA OGOLO
Adiga gumeeyasiga gurigaad u xaaqadaa gumeeyasiga futada ayaad u xaaq xaaqadaa gumayasiga isagaa ku leh soomaaliyada aad sheegayaso gumeeyasi beey kuwada jirataa xasan dhiiqo abiye baa aroosay sanbalooshe ridwaan baa caawa uu aroos u yahay adigana aroos sugaad tahay ee maxaa ceeyam kuu ah
Dhimee dhimee ma ahee Odaygii Xasan ahaa maxuu bada u gatay?
😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
😂😂😂😂