Wararkii u Danbeeyey Dagaal ka dhacay Ceerigaabo Laba Nin oo Lagu dilay & Xiisadii Sanaag oo soo lab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 เม.ย. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 17 วันที่ผ่านมา +3

    Taar tvguulaysotaliye allehaku barakeeyo

    • @aaminaismacil2152
      @aaminaismacil2152 17 วันที่ผ่านมา

      𝕊𝕚𝕕𝕠𝕠𝕜𝕒𝕝𝕖 😢😢😢

    • @alinosman1614
      @alinosman1614 11 วันที่ผ่านมา

      ​@@aaminaismacil21521:04 ❤

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 17 วันที่ผ่านมา

    Nagat Nisa inama reer SOMALILAND hasodeso

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 17 วันที่ผ่านมา

    Gaad uga tagtay odaygii wada qaadirada ahaaye dhankuu doono kubada u laadi jiray

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 17 วันที่ผ่านมา +3

    Xamar dawladi majirtee moryaan xamar joogta faysal cali warabe hore usheegay

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 17 วันที่ผ่านมา +2

    Waa war dhiikale

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 17 วันที่ผ่านมา +2

    Soo bari galeey
    gob in aad ku tahay
    Dawersiga Caalamku waa dhaqan soojireen ah oo jiritaanka fashilmay weligiiba hido u lahaa ! Akhas ! Kuwaa ayaa doonaya Jamhuuriyada Somalilaand ee Qaranka gobta ah ee dimuqraadiga ah ee horumsrtay in ay aqoonsi Caalami ah iska hoiristaagaan
    Miyay amri karaan waxan dhintay, dawlado ay bariis iyo galeey ka baryaan ?

  • @AdenMohamed-uw7xd
    @AdenMohamed-uw7xd 17 วันที่ผ่านมา +2

    First come first served hore bro 🎉🎉

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 17 วันที่ผ่านมา

    QADAWEYN TUUGONIMO IYO BAROOR KAALE DAAYE TUUGO

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 วันที่ผ่านมา +1

    Weriye salaam sare

  • @user-bv3ok6qj5v
    @user-bv3ok6qj5v 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 17 วันที่ผ่านมา

    QADADWEYN MOORYAN HAWEEYE
    ARGAGAXIISO KAA SOO YAACA YAANYE IDIIN QAALQALANE CADABTA ALLA HAA HUU FOOGEEYO OOKUWAA IDIIN DAABAR GOOYN JEERYE RAABI IDIINU SAALIDA

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 17 วันที่ผ่านมา

    Daadkuba iney Dalal kooda aaminaan baa haboon in Yurub loo tahriibaa mahaboona, lkiin Siyaasitiinta africa Khaladka leh,
    Taar tv. Afsomali ugu kaaley,
    Qiilanaa wiilanaa hhhh😂
    Hyonis& iyo Hjclo waa walaal9
    Yaan lasiyaasadeyn arinka
    Allow sahal AMUURAA

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 17 วันที่ผ่านมา

    Waa in kagu kala hagoogtaa

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 17 วันที่ผ่านมา

    Afrika maxaa hayta cadho allah somalina kibir ayaa haya dad baa usoo shaqo tagaya inagiina waan ka cararaynaa illahayoow noo barkakee dhulkayaga ummadana iimaanka kusug oo madax muslimiina oo qalbigooda naxariisi ku jirto nagu anfac tuugtana ka qabo masaakiinta

  • @hormoodkasoomalida9210
    @hormoodkasoomalida9210 17 วันที่ผ่านมา

    Qofkiii labaad😂❤

  • @mubaarikbookh6378
    @mubaarikbookh6378 17 วันที่ผ่านมา

    Sarka dhaban maxd u soo dayn wayday

  • @awgeele
    @awgeele 17 วันที่ผ่านมา

    Weriye dirir salaan sare

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 17 วันที่ผ่านมา

    KUWAN YAA UU SHEEGE WAXADA WAADA GUURNYSAN EEDAB KUWADA GUURTE OO ISDAAYE MAAGACIN BAAYE

  • @caadildalmar2723
    @caadildalmar2723 17 วันที่ผ่านมา +1

    #TaaaaaaR
    TV 📺 🖥 📺 🖥 📺

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 17 วันที่ผ่านมา

    Mooryaanta xamar waxay ulosan yihiin inay 6gobol ee soomaalilaan kabuuxaan oo loo dulqaadanayo

  • @caadildalmar2723
    @caadildalmar2723 17 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 17 วันที่ผ่านมา

    WAR HADII ILAAHEY DAHAB IDIN SIIYEY QUNYAR BISINKA U QABTA OO WADA GURTA OO ISKA DAAYA DAGAALKA IYO DHIIGA OO ILAAHEY KA BAQA

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 17 วันที่ผ่านมา

    Huutu way cuni uun

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q 13 วันที่ผ่านมา

    soomali ama dawlada fadaraalka aan isnabad gelino soomali dabe isu iman majire deris wanaag aan ahaano dadkana colaad haridina dadkana hasii kala fogaynin

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 17 วันที่ผ่านมา +1

    Bariis ayaad ka hadlaysaa !
    Waar berito danab naftooda ayaa la cuni !

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 17 วันที่ผ่านมา

    Guul soomaalilaan