Wararkii u Danbeeyey Ooshii Habarjeclo oo Yeelatay Laba Gudi oo Wada Dagaal dhulbahante & Nabadgelyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 21 วันที่ผ่านมา +4

    Taar tv guulayso taliye alle haku barakeeyo Guul ciidanka qaranka iyo ciidanka SSB madaniga ah duufan guulaysta Guul somalilnd 💚💭❤💪

  • @abdirahmanibrahim1887
    @abdirahmanibrahim1887 20 วันที่ผ่านมา

    Waa lixdan jir QORAA ah ninka toogtay Ra'iisakwasaarah Reer Yurup please bedel warkaa

  • @user-bf2ti7he4s
    @user-bf2ti7he4s 20 วันที่ผ่านมา +1

    Guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @abdirahmanibrahim1887
    @abdirahmanibrahim1887 20 วันที่ผ่านมา

    Waa kixdan jir Qoraa ah ninka la toogtay ee Ra'iisalwasaaraha ah ee Reer Yurup 😊

  • @user-jw2pp7yw9n
    @user-jw2pp7yw9n 20 วันที่ผ่านมา +1

    Libaax libaax dhalay Halkaa kawad

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 21 วันที่ผ่านมา +1

    Zhp bartaadi fcbook taar tv 1 waxba ma soo galIsidbe

  • @omermahamoud
    @omermahamoud 20 วันที่ผ่านมา +2

    Maxamuud xashi iyo xirsi waxay ahaayeen (bisad iyo jiir)markaa mid baa dhulka la jiiday, markaa kaasi ma (duulduulbaa mise waa dirir?

  • @MubYus
    @MubYus 20 วันที่ผ่านมา

    Habar jeclo iyadoo markii horeba waalayd ayay mar 2aad waalatay.

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 20 วันที่ผ่านมา

    😂 I LIKE IDAACADDA DADKA WAA WAALAN HHHHH THANK YOU mr SSC.

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 20 วันที่ผ่านมา

    Gudida beelaha habarjeclo waa gudidii hore uun

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 20 วันที่ผ่านมา +1

    ILAAHEY HA KARAAMEEYO GUDIDA HABARJECLO EE RUNTA AH KUWA ICTISAAMTA AH EE ARGAGIXISADA AHI MAAHA GUDI HABARJECLO WAA NIMAN U ADEEGAYA CADOWGA HADII AYNU NAHAY HABARJECLO WAA IN AYNU IS GARAB TAAGNA GUDIDA HABARJECLO EE RUNTA AH EE WADA DANAHA HABARJECLO NOOLADA NOOLADA ILAAHEY HEYDIN SHARFO

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 21 วันที่ผ่านมา +1

    Bagaa gudidii hore noogusoo kacday hj citisaam iyo dhuuni raacbay khaati kajoogtaaye

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 21 วันที่ผ่านมา +1

    Gudida ictisaamka ahi h jeclo ma matalaan gudidii hore ayaa h jeclo matala

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 21 วันที่ผ่านมา

    Kkk meel masaajidkeedii loo dawaraayo alla kareem

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 21 วันที่ผ่านมา

      Somalida qurbaha joogta waliba kuwa daarood sow kuwa ku dawarsada masaajid ayaano dhisayna waliba lacagta aye ka musuqmuqaan dowladaha aye xaquutiga ku yihiin sida maraykanka

  • @SaleebanJibriil
    @SaleebanJibriil 20 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤maharani

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 20 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalaah muuse galbeed buu dhisayaa oo reer awdal inay dhibi kaga timado wuu ISKA ilalinayaa Waana si wanaagsan barina dab buu qabad siiyay hj muuse waa cadawgooda kobaad hadii caqligu shaqaynayo muuse inay hadana codka siiyan haka fiirsadeen nin galbeed kaa xigaa muxuu kaa soo gaadhi mida kale reer laascaanod dhul baa isu xigtaan heshiiya maxabiistana is dhafsada wixii tagay tigsimad malaha inaa nabad Ku wada joogtaan dhulkan illaahay idinku beeray dantiina Ku jirta labada dhinacba hj hayska garato cadawgooda wadanina codka ha siiyan guul baan u rajaynaya xisbiga wadani insha Allah

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 21 วันที่ผ่านมา +1

    AADAN MADOOBE OO DHALAY AADAM CADDE BAH TOLJECLOH

  • @ibn.dahir.
    @ibn.dahir. 20 วันที่ผ่านมา

    Maxay tahay badhtamaha Hargeysa HJ. !!!!!!!

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 21 วันที่ผ่านมา

    👍

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 20 วันที่ผ่านมา

    Badhtamaha hargaysa ma footage dahabshilba kkkkkkkkk

  • @yasinnasir603
    @yasinnasir603 21 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 21 วันที่ผ่านมา

    Walaalaheen garxajis beynu ki dayaney haberyar ciyaarta naga daaya tolkeenba laba xisbi siyasadeed iyo laba gudi muran uu

  • @AbdikadirMaxamuud-ts5ju
    @AbdikadirMaxamuud-ts5ju 20 วันที่ผ่านมา

    Ku lahaa:badhtamaha Hargeisa😂😂ma fooq ayay ku noqonayaan

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 20 วันที่ผ่านมา

    Haduu ka horbaydhi weydo xukuumadu maxaa dhacaya?

  • @awgeele
    @awgeele 21 วันที่ผ่านมา

    Kuwani gudi maaha waa huwan daba dhilif ah.
    Gudida habar jeclo waa gudidii gar adag.

  • @ayaanbeautyshot7636
    @ayaanbeautyshot7636 21 วันที่ผ่านมา

    Kkk Japan kuma tala Yurub 😂😂😂😂😂🎉

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 20 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxwayaha somaliland heshiis hala galo siciid dani

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 21 วันที่ผ่านมา

    Ku Qabso ku Qadi meyside.

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 20 วันที่ผ่านมา

    Ninka raisal wasaaraha Islovinia dhaawacay waa Oday 62 jir ee maaha barbaar Oday warka iska sax.

  • @Halgame334
    @Halgame334 21 วันที่ผ่านมา

    CAYNABA MASHARIICDAY BUQCADA DEGMADEDA KU KASBANAYSA KA WEYN WAX KASTA MADARO WAAWEYN CISBITAALO IYO SALDHIGYO MILATERY ... CAYNABA DEGDEG UMA BAHNA

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 21 วันที่ผ่านมา

    XIN IYO XASAD HABAR XABUUSHED UGU KAALAY DHAW

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 21 วันที่ผ่านมา

    REER CAYNABO MAADHKA IYO LACAGTA AY HAYAAN MAY MASAAJIDKA CAYNABO AY KU DHISAAN FUTO XUN IYANA WAX KULA

  • @khadarsiciid5771
    @khadarsiciid5771 21 วันที่ผ่านมา +1

    Kadaa dadka beenta

  • @AbdifataaxArab
    @AbdifataaxArab 21 วันที่ผ่านมา

    Benale

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 21 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 21 วันที่ผ่านมา

    Gudiidaasi waa kuwii saxdaa weyi viva habrclo jeclo