ILEYSKA VOA: Dadaallada xal looga raadinayo colaadda Sudan | VOA Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 เม.ย. 2024
  • Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qeyb labaad oo ka mid ah colaadda sanad jirsatay ee dalka Sudan. Qeybtan waxay si gaar ah ugu saabsan tahay dadaallada xal loogu raadinayo dagaalka iyo caqabadaha haysta. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

ความคิดเห็น • 5

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y หลายเดือนก่อน

    Asc of Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUL 🇸🇴

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa loo socdaa waaa khayraad ka iyo umada AFRIKA

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y หลายเดือนก่อน

    WAA EMIRATES KA WANADA UU KADEYA CALOOSHA DHIY ALOW KAQABO EMIRATES KA

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 หลายเดือนก่อน

    Coolaada afrika waxaa joojinkara lanber (1) Dadka afrikaanka ah ee ay adeen sadaan VOA iyo BBC oo anaan u,aqaano been been sii oo ah labada idaacadood plz and plz dadka VOA ushaqeeyaa ayayn eegin mushaarkooda ee ha ee gaan waxa umada lagu hayo wanad og tihiin

  • @abshirali313
    @abshirali313 หลายเดือนก่อน

    Gaalkacyo baan idinkala socdaa