Normal Life In Somalia 🇸🇴 || Nolosha Caadiga Ah Ee Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 498

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 2 ปีที่แล้ว +251

    Burjiko
    Dhuxul
    Gambar
    Sadaxle
    Babis
    Fuusto
    Intaasow eray ee gabdhahayga ka baray video gaas caawa
    5 sano iyo bar
    3 sano iyo bar
    Ee kala jiran

    • @Soodhawowsamia
      @Soodhawowsamia 2 ปีที่แล้ว +5

      That's amazing mashallah!

    • @nasteexonalkaaduunyada1346
      @nasteexonalkaaduunyada1346 2 ปีที่แล้ว +4

      MashaAllah TabarakaAllah ilaahey ha kuu barakeeyo

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 ปีที่แล้ว +16

      Kal iyo mooyo
      Dhimbil
      Saxan
      Bakeeri
      Jalmad
      Baaf
      Cadey
      Muraayad
      Dacas
      Hoosgundi
      Garbasaar
      Geed
      Dooro
      Ukun
      Kuwaasna ugu dar casharkaaga.

    • @iftinsuudi8931
      @iftinsuudi8931 2 ปีที่แล้ว +3

      M.a hoyo fcn tahay ilah haku barakeyo carurtadana ku dadal dhaqanka inad barto i.n

    • @fadumoabdi9475
      @fadumoabdi9475 2 ปีที่แล้ว

      Dsuhhtv

  • @Abdisomalilander1
    @Abdisomalilander1 2 ปีที่แล้ว +130

    hablaheena Somaliyeed Aan uducayno Marwalbana Aan Uga Mahad Celino Wanaaga iyo Naxariista Aynu Agtooda Kahelno Sababtoo ah iyaga ayaa noloshan aan ujeedno mid ka adag inoogu dulqaata inagulana jooga Wlhi Gabadh🧕 Nimaan La dhalan Goblan Waxba Ma Dhaamo 😭

    • @nimciishnalka2775
      @nimciishnalka2775 2 ปีที่แล้ว

      Nolashaan ma adka

    • @mudan3817
      @mudan3817 2 ปีที่แล้ว

      🥺🥺🥺😢😢😢😭😭😭

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว

      Nolosha waxay adag tahay markana gabar joogin

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 2 ปีที่แล้ว +24

    Gacan dahab inaa tahay
    Aniguba garawsaday
    Gabadh uu garaad dhalay
    Iyo geenyo quruxle inaa tahay
    Aniguba garawsaday
    Gabdhaha tii usidatiyo
    Inaad gaaridood tahay
    Aniguba garawsaday
    Ismahn dahir gcn dahab💯❤

    • @umusafabeuty8358
      @umusafabeuty8358 2 ปีที่แล้ว +1

      Geenyo dumar iney tahay guubaabiso gayaankeed anaguna garawsany

    • @mohameddeeq5416
      @mohameddeeq5416 2 ปีที่แล้ว +1

      @@umusafabeuty8358 thnks wlloh maria waa runtaah 💯

  • @sahrashaad9425
    @sahrashaad9425 2 ปีที่แล้ว +30

    Walhi Nolosha caadiga ee somalia waa qurux keliyaa mahadsanid gacan dahab gabadheena adiyo iyo dhaman jilayaasha video gan ka qayb galay ♥️♥️♥️♥️♥️👑👑👑👑👑

  • @Sahal.moktar9308
    @Sahal.moktar9308 2 ปีที่แล้ว +23

    MashAllah I love this ..
    Kildhi(jalmad)
    Girgire(Burjiko) iyo Babis
    Digaag(dooro) diig iyo digaagad . Diiq/dooro
    Garaow/ hadhuudh
    Beed/Ukun/Naalo
    Daawe
    Adhi .....
    ......
    Adna maxa muuqalka ka dhex aragtaa..
    Loxoox/canjeero
    What a simple life .

    • @mohaaalii2631
      @mohaaalii2631 2 ปีที่แล้ว

      Naalo ukunta maladhahaa walal waase luqadma

    • @Sahal.moktar9308
      @Sahal.moktar9308 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa walal afsomali weeyi Jibuuti ba laga dhahaa

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 ปีที่แล้ว +40

    Nolol bilaa stress, waa horaan ku jisaarnay,towba yaa rabbi,qiyaaliga iska ilaawa,views middaan baad ku heshaa wexeyna ka tarjuntaa nolosha caadiga ah👍🏼🌹

  • @axmedcabdiaxmed7276
    @axmedcabdiaxmed7276 2 ปีที่แล้ว +38

    Oh what a beautiful moment at this time we miss our normal life somali tradition thnk u so much dear sis 😍

  • @Dhowrsan436
    @Dhowrsan436 2 ปีที่แล้ว +23

    Nolasha jawigaas ayee hapi ku aheed omg inaba caaadi mahan 🥰🥰🥰😚Allaha inoo kaa xafido xppti ❣🙏

    • @degancadeey9456
      @degancadeey9456 2 ปีที่แล้ว

      waa noloshii hore ddku isjeclaa deris wax kla doontaa mamooyinka sheekaysto gabdhaha isku imaada wiilasha banooni isla aado ciyaar isla fiirsada dd waa ddkii hore wlhi noloshii hore yaa inoo celsha imizz

    • @fatuushmohamed8797
      @fatuushmohamed8797 ปีที่แล้ว

      Maash Allah

  • @abzinokant
    @abzinokant 2 ปีที่แล้ว +9

    I love how no one is on their smartphone, listenin to radio instead. Love it

  • @hodancadi4205
    @hodancadi4205 2 ปีที่แล้ว +2

    Ismahaaney xoolaha in la dhaqdo waa wax ficanan waa jeclahay subaxdi cadeeska Canaha Ariga waan ku Tashanjiray Lkn waxaan nebcaa marki cooska la ii diro qoraxdana ay aad u kululeed berigaas Bahaj lama aqoon lkn waan u xiisay naya xerada ariga ka xaaq🐐🦙🐓🐓🐓🛩🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇧🇬🇧 insha allah markale iyo cadeski Macaan’s

  • @fuuji727
    @fuuji727 2 ปีที่แล้ว +14

    I remember all of those when I was young I miss my country 😭🇸🇴😭🇸🇴♥️♥️🇸🇴♥️♥️keep going sister Masha Allaah you remind when I was in Somalia 😭😭😭🇸🇴♥️♥️♥️👍♥️♥️♥️thank you ♥️♥️

  • @anisaabdalla1678
    @anisaabdalla1678 2 ปีที่แล้ว +28

    🇸🇴🇺🇸 Woow very cool 😎 mashaa Allah May Allah bless you and your family ameen yaa ALLAH 🙏❤️

  • @abdirahmaanahmed4030
    @abdirahmaanahmed4030 2 ปีที่แล้ว +7

    Muuqaal aad ka dareemaysid in juhdi badan lagu bixiyey , runtiii magaca gacan dahab waa istaahishaa waana kaga mahadcelinaynaa muuqal kan quruxda badan , juhdi , fikrada iyo waqtiga aad galisay ayaa sabab u noqday inan ku raaxaysano 👌🏽🙏

  • @batulamursal4069
    @batulamursal4069 2 ปีที่แล้ว +1

    Nolo tan lee la dhahaa, yaa saatir, digaagga iyo ariga aan wax la siisto lahayn, canjeero iyo macsaro iyo shaah waa best quraac somalia, innaba caadi maaha

  • @humalionebugbug
    @humalionebugbug 2 ปีที่แล้ว +6

    I remember waking up to this and also waking up my chickens while cooking breakfast for the family, ik there are few boys that do that and it's not common ting, but we still need someone to represent us just a joke, other than that shout-out to the editor and the person who shot the video it's magnificent and beautiful also the girl on the scenes she's crazy beautiful, I'm def gonna sub hoping for future videos, a few sound designs will be splendid. much love.

  • @manaminaahmed8788
    @manaminaahmed8788 2 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah waaxan soo xasuustey wasgan yara ee somalia jogey lakiin noloshan Adan u jeclahey hadan saoomalia kusoo labtaan sameysan daaro ari iyo beer insha allah waa nolol macan ukun fresh ah iyo shah lagu cadeyey caano ari alla maxa u hilibey Somalia insha allah waan u soo gurin sanadaha soo Socda hawidi Soomali meel Aduunka leh ma jirto

  • @aadanookiyaale
    @aadanookiyaale 2 ปีที่แล้ว +18

    Maasha llh
    Waa muuqaal aaad qurux badan
    Waana nolosha saxda ah ee qofwalba oo soomaali ah uu maalin maalmihiisa kamid ah kusoo noolaa .

  • @kowtharali4384
    @kowtharali4384 2 ปีที่แล้ว +34

    Thank you so much you are showing us our traditional way keep going my sister❤❤🙏🥰🥰

  • @AhmedHussein-br3vi
    @AhmedHussein-br3vi 2 ปีที่แล้ว +8

    Thank you ismahan walaal, some tricks video-ga hadi lagu daro even aad usi qurxanaan laha heesta subax wanagsan oo marka inta badan aamusnaanta sarantahay oo kale sidoo kale idaacada wiilka dhageysanayo ayadane la maqlo fcnaan lahayd. Proud of you dear sis

    • @fatumamukhtar4668
      @fatumamukhtar4668 2 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed iskufikiraa nahay anigaba hortaa sidaasa isdhahay

  • @ummumanaal5254
    @ummumanaal5254 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha alah ismahan waxaatahaye qofta kaleyah aan soshel Mediyah aan wax been sogalin ee wali dhaqankeen iyo somaliya nolosheed dhabtaa nosogalisah qof qiima badan runtii

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v 2 ปีที่แล้ว +6

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله ما في أحله من طبيعه الله يعطيك صحه وعافيه ي يد هب عسل🍯🍯🍯

  • @ahmedashkir10
    @ahmedashkir10 2 ปีที่แล้ว +20

    Maasha alaah runtii waa nolasha dunida ugu quruxda badan mahadsanid gacan dahab

  • @naimash9280
    @naimash9280 2 ปีที่แล้ว +2

    OMG! Waan u xiisey nolashas yàa allah anigo nabad qaba igu celi dhulkeyga thanx xabiibti

  • @nuureTUBE
    @nuureTUBE 2 ปีที่แล้ว +57

    BEAUTIFUL!😍 I just want to come home and live a normal life like this even for one day. This is real life!🇸🇴❤️We are living in fake life in the west 🇺🇸👎🏾

  • @rukiamohamed4014
    @rukiamohamed4014 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah normal life part wow another level wd ku mahadsanthy in badan bn sugaayey muqaalkn gacan dahab ❤️

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah nagala so raagtay gacan dahabay mnshaballah mudo badan nolol sida uwada simple ah maanu arag wax kasta laga tgy blse dibaa noo xasuusisay nolow quruxeyw,well done

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 2 ปีที่แล้ว +14

    Wax lagu qeexo ma leh muqaaladaada
    HOrmar wacan abayo😍😍😍😍😍

    • @haniahmed5350
      @haniahmed5350 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi nolol qurux badan bay ahayd oo dagan hda nolol khiyali ah baa lagu nool yahay oo coppy ah

  • @ugbaadahmed1237
    @ugbaadahmed1237 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha'Allah jecliyaa noloshaas caadiga ah oo quruxda badan horey u soco Ismahan Gacan Dahab📸

  • @abdikaniosman732
    @abdikaniosman732 2 ปีที่แล้ว +1

    Amazing!!! Real life right there wlhi. The way they respect each other is another level🇸🇴❤️ what beautiful culture we have mashallah I will go there soon for sure inshallh. Thank you all for sharing this with us👏🏼🙏

    • @mini930
      @mini930 2 ปีที่แล้ว

      What do you mean by ‘the way they respect each other’

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 2 ปีที่แล้ว +1

    Tan aan u ciil qabo waaba tan aan kaa arko inasha allaah riyadeeyda illaah ha ii rumeeyo aamiin waa nolosha aan ku riyoodo❤❤❤❤❤❤

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah waa muuqaalo runtii xasus dheer iso xasusisay aad ayad u mahadsan tahay

  • @abdifatahosman6361
    @abdifatahosman6361 2 ปีที่แล้ว +1

    MaaCaaNaYDaaH.
    Maa SHaa ALaAH.
    MaCaaNaYDaa
    أسرة جميلة

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala walaal sonkorta ka daaya shaaha. Wallahi anaku waan ku darsan jirnay laakiin gedigeen waan iska dhaafnay. Somalidu cudur ka diabetes (sonkorta)baa ku badan iska dhaafa sonkorta walaal. Waan garanayyaa inay adagtahay laakiin waad la qabsanaysaan wallahi billaahi. Waxaad sameesaa marba yaree ilaa aad aakhirkii ka maarantaan.

  • @siciidamacalin7481
    @siciidamacalin7481 2 ปีที่แล้ว

    Dorada markey cida fageyse cida carafteda aan daremey wa nolosha saxda ee wadan kena wana wax qurux bdn oo lagu fano mahdnid wllo ❤️🇸🇴🇸🇴❤️

  • @ndegwamugo9304
    @ndegwamugo9304 2 ปีที่แล้ว

    A Kenyan here watching from Hargeisa.

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi7869 2 ปีที่แล้ว +1

    Ismahaney abyoy wa dahne cajerada ma nasiisid
    I like noloshan wlhi

  • @ibrahim-fi8hi
    @ibrahim-fi8hi 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah waa nolasha dhabta ah ee wadankeena mahadsanid ismahan dahir

  • @naciimonalka2430
    @naciimonalka2430 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walhi waan u xiisay wadankeegi nolosha saxda ha ee somali keep going gacan dahab

  • @anisaabdi2959
    @anisaabdi2959 2 ปีที่แล้ว +2

    Nollal qurbo wanacaa wlh markaano kale😭Allaw wadankena nabd inoga dhik🤲wlh wadankena wax kafcn maleh💯🥰

  • @shukriadan4854
    @shukriadan4854 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah beautiful moments we want more videos like this😘🥰🥰😍😍

  • @hiboabdi3541
    @hiboabdi3541 2 ปีที่แล้ว +4

    Very best editing you have my lovely sis dear masha allah

  • @salahyusufali
    @salahyusufali 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waa qurux nolosha caadiga ah Gacan Dahab hore usoco walashey

  • @maryamhusein670
    @maryamhusein670 2 ปีที่แล้ว

    Alaa noloshaanoo aan qarax , xabad iyo qax leheeyn waa jano aduunyo Ismahaaneey jizaa kallaahu qeyr wlshy qaali allaha ku barakeeyo hiloow aaba igu abuurtee waa nolol dabiici ah waa tan inta qurbaha joogta ka wada maqanooy tabaayaan dal aadan laheeyn waa dareen ku joog Soomaaliya allaha nabad u soo dadajiyo.

  • @safiyoadan8541
    @safiyoadan8541 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah tabaarakallaah insha allah allaha haidin xafido dhaman familkiina insha allah ilaahay idinkiisa🤲 abaayo😘😘😘😘🥰🥰🥰🥰 👍

  • @yonkacilmicadde8870
    @yonkacilmicadde8870 2 ปีที่แล้ว +1

    waa Noloshii inteena badan aan kusoo kornay wax la hilmaami karo maahan aad baan kaaga mahad celinaa xasuusta dheer❤️👑

  • @honibraahimaxmad9215
    @honibraahimaxmad9215 ปีที่แล้ว

    Masha allah asmahaan Dahir Walshey Horey u soco keeping going Wlashey qaliga

  • @makaaden1003
    @makaaden1003 2 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back gacan dahab we really missed you xppti

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 2 ปีที่แล้ว +2

    5:14 😭 Allh unaxariisto aabahay baan sooxusuuste 😭😭

  • @nasteexodagan6313
    @nasteexodagan6313 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh gole anaga nolashan wali wan ku jirna

  • @cumaraddani1621
    @cumaraddani1621 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa all
    Maashaa allah xusuus noloshii aan soo kornay ee farxada laheyd ayaad na xuusisay allahyacisag.ilaahow nabada noo adkey. Keep going.🥰❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xasuus xasuus weeye noloshii runta aheed weeye aan ku soo barbarity weeye beautiful family runta iga waa noloshi runta aheed..weeye.markasta waa soo hasuustaa.thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work.

  • @husseinheefo9999
    @husseinheefo9999 2 ปีที่แล้ว

    Mnch allha walhi waxad tahy nolosha ruunta ku fanta waa in laga daydo wax tarkaga ismahan dahir horu socod wacan the best sister🥰

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah muqaal qurux badan abaayo macan Soo badi makiinada cajiinka Adigo kasoo shiidaayo iyo muufo nosoo Gali

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan hooyadeeda si fiican ayey u taba bartay. Ilaahay qoyskiina ha barakeeyo. Waa inaad is ag fariisataan oo sheekaysataan inta guraacda la samaynaayo. arintaan waa arin laga rabo in qoysaska soomaaliyeed ay sameeyaan. Wakhti wada qaadasho ma ahan wax kale waa in la wada fariinstaa 20 daqiiqo ba ha agaatee.

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🥰🥰🥰video in badan sugaayi ismahan daahir hor mar wcn xppti

  • @waqiyaahmed53
    @waqiyaahmed53 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Waa Muuqaal Aad iyo Aad u Qurux badan Keep going Gacan Dahab

  • @marianwarsame1504
    @marianwarsame1504 2 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAAH 💕💞💕 abaayo xasuus aad igalisay wallaahi hada waan u xiishay xamar iyo doorada iyo eriga hooyadeey waaaw iinsha ALLAAH qaali waan ku soo noqon doonaa dalkeyga aan jeclay 💞💞💞💞😍😍 waankugu darsaday shalay like 👍 waad mudantahay qaali caawa cayaalkeyga ayaan tusaa nolosha aan ku soo qaatay Somalia 🇸🇴 waa sudaan waala u xiushay shaaha iyo cadeeska eriga

  • @razvaxultra6333
    @razvaxultra6333 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah excellent nolool jaclaa 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 2 ปีที่แล้ว +1

    Goor u dhamaada garan waaye masha allh gacmaha allha ku barakeeyo gacamo dahab adiga teamkaagaba waad ka baxsateen hanaga daalina

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 2 ปีที่แล้ว

    Ismahaan Caqqilad waaye...waa ku mahadsantahay inaa Arimo xiiso leh oo nolosha dadkeena iyo dalkeena a ka waramaayo inaa nala wadaagto Ismahaaneey.
    Nooloow shrafeey 🇸🇴🇸🇴 ha noolaato

  • @anfacsharif5445
    @anfacsharif5445 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah waxad iso xasusisen 2005 markey hoyadey quracda no diyarin jirtay masha allah tiktoka idinka so racay horey u socda dalkena quruxdisa natustene somaliya allaha no mideyo si an ugu so labano xamarey maxan ku xisay🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 2 ปีที่แล้ว

    Really wa real normal live somalia xasuus ba igasay wa nolol farxad leh

  • @libanmumin3173
    @libanmumin3173 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi gabdheena Somaliyeed waa QUEENS, ilaahey hainowadaxifdiyo

  • @zaynabahmed4413
    @zaynabahmed4413 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo mahad sanid nolasha quruxda badan aad noo soo bandhigtay wallahi waa xisus qurux badan illahay ha ii fududeeyo innan ku laabto dalkaygii hooyo

  • @doctorsaamir7700
    @doctorsaamir7700 2 ปีที่แล้ว +1

    wlhi waxa iso xasuusisen 2004 allah akbar , thanks yaqey

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 ปีที่แล้ว

    ISMUHAANEY MAGACA DAAHIR WAA JECLAHAY WELI KASII DOORO CABDI DAAHIR WAA JECLAHAY WIILKAYGA DUCAYSAN CABDI DAAHIR BAA LAYARI DEGMAMADA WARTA NABADA AAN KU DHALAY 💖 MANTANA DR WEEYEHOO WAA DUCAYSANYAHAY 💖 DADNIMADAADA DAHIRKAANA KUGU JECLAHAY ILAAHAY WAXAD DOONTO KHAYR UBADAN أللهم أمين يارب العالمين

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 ปีที่แล้ว +5

    I love this normal life naturely & how it is as reall🤩🤩🙌❤️

  • @sabnaamacalin9682
    @sabnaamacalin9682 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo mcnto illah haku xifdiyo wan ku salaamay gacan dahab noosobadi normal life ka xabbti

  • @saidalaska3237
    @saidalaska3237 2 ปีที่แล้ว +1

    Ismahan gabaf boqortoooyo guuleeyso hamigaaaaaga alle hortaada ha kuukeeno

  • @ibrahimkhadirmaxamud9315
    @ibrahimkhadirmaxamud9315 2 ปีที่แล้ว

    Noloshsn u xisay waa bila stress faraxd waliba ado shilin hesan wlh cadim canjeradas iyo salid macsaradas ilahow dalkeyga dib igu celi hoydey igu celi iyado cfmd qabta wa mhdsanthy wlashey adna 🙏

  • @ruqiyamohammed6873
    @ruqiyamohammed6873 2 ปีที่แล้ว

    Wayo wayo nolol mida uguqurux badan an lanahay somaliya mashaa allaha waxaa ku rajay nayaa

  • @nasriinqoraxay2974
    @nasriinqoraxay2974 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah ismahan gamco dahab.horay usoco wa magaci samideyda nasra mcnto.ale haku s iyadiyo aqliga

  • @nasrosiciid4915
    @nasrosiciid4915 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah my sis keep going ❤️

  • @Iibanlive
    @Iibanlive 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh habo horay usoco ismahaan dahir

  • @zalma1437
    @zalma1437 2 ปีที่แล้ว

    Gurigaan vlogs lama caajiso manshallah riyo ido digag bisado wooow qurux xayawanad qurxoon kaliya qayb beertii ah ayaa ka maqan in guriga lagu daro

  • @GAANI.
    @GAANI. 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah Ismahaan you're doing Well❤

  • @Maaido740
    @Maaido740 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aad baad u mahadsantihiin aad baan uga helay inaad soo duubteen noloshii somalia ee fududayd. Fadlan noosoo badiya. Ciyaalka qurbaha lagu dhalay aad bay u anfacaysaa in la daawadsiiyo.

  • @naciimokalsan2782
    @naciimokalsan2782 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah million haddan karo wn gayn lahaa guuleyso wllo❤💋

  • @fatumasaida4345
    @fatumasaida4345 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow Mashallah Tabarakallah,waxad uqalanta Oscar in lagu gudoonsiiyo comment an jeclayn inan qoro ayad igu kaliftay kadib marka daawaday muuqalkan,waxan ka daawanaya dalka china.Allow dhowr dalkeena dadkeena❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Abayo Shukran🙏🙏🙏👍🏻👍🏻👍🏻❤️Wa fariin culus,dalki hooyo walama huraankii,Heybad iyo sharaf dalkaga iyo dadkagad kuledahay,Dal shisheeye dareen ku joog.xasilooni daganaan faraxd Mashallah Tabarakallah wa nolol macaan❤️❤️💋💋

  • @deqaabuukar4363
    @deqaabuukar4363 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah gacma dahab 🥰🥰🙌🙌❣❣

  • @AHMEDALI-jv6pl
    @AHMEDALI-jv6pl 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah. Nice simple life. Only problem is 1/3 of the video is chicken feeding. 🤔

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 2 ปีที่แล้ว +2

    Muuqaal qurux badan masha alh

  • @amalfarah6250
    @amalfarah6250 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaarak Alaah, so beautiful.
    Walaashey aad ayaa u mahadsantahay runtii xasuus waayo waayo ayaa igalisay iyo nolashii dhabta aheed.

  • @sumayomohamod5550
    @sumayomohamod5550 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow waan kahelay ismahan quruxey

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 ปีที่แล้ว +1

    Nolashaan gobalkeena way ka jirtaa xamar waaba nooc kale mudugey kuu xiisay 😍

  • @Apbdilaahiismaaciilvlog
    @Apbdilaahiismaaciilvlog 2 ปีที่แล้ว +4

    KU SALIYA NABIGEENA SCW SCW SCW 🤲❤🙏

  • @deeqoali3277
    @deeqoali3277 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh ismahan dahir 😍😍😍

  • @shukricismaan452
    @shukricismaan452 2 ปีที่แล้ว +2

    Www alla maxam ku xiisay ismahandy ruutinkan ad ayan ugu xiisay in an aniga ugu horeyana ad ugu faraxsanhy❤❤♥️♥️🙏

  • @Awilboy6
    @Awilboy6 2 ปีที่แล้ว

    Ismahaan Daahir horey usoco guuleyso Abayo

  • @nasriinacadey8920
    @nasriinacadey8920 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah nolol qurux badan 👌

  • @umulhanhassan1214
    @umulhanhassan1214 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah tabarikallah

  • @bilanarahmaan730
    @bilanarahmaan730 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala maxan uxiisay nolashan ceelasha biyaha I miss 😢♥

  • @maryammawada5321
    @maryammawada5321 2 ปีที่แล้ว

    Maashllh gurigaan waaba jeclaaday Alle ha ku xafido abaayo

  • @rahiilahmed7591
    @rahiilahmed7591 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh nolol wanaagsan 😍

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Nolol Waa Tii Hore Qurux Wlh Mahadsanid Mcnto❤😘

  • @asadjaani
    @asadjaani 2 ปีที่แล้ว +4

    Woow Amizing!! Ismahan & Shaacir Waa Idin Wataa Guys✌

  • @lifeisdesignedtobreakyourh293
    @lifeisdesignedtobreakyourh293 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah what a beautifull life

  • @animal4857
    @animal4857 2 ปีที่แล้ว

    Waaba nolasha caadiga eheeda ee xaafadena digaaga. Ariga

  • @ruuneey
    @ruuneey 2 ปีที่แล้ว

    Wwww mnshllah normal life wax fcn malaha😍😍😍

  • @laylaibraahim6967
    @laylaibraahim6967 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh cddy gacmo dahab mhdsnd inbdn. Sda qrxda bdn aad inogu so gudbsy