NORMAL LIFE IN SOMALIA PART THREE || NOLOSHA CAADIGA EE SOMALIA QEYBTI SADAXAAD ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @SucaadoSamaara
    @SucaadoSamaara 3 ปีที่แล้ว +398

    Masha alah si qurux badan ayaa bulashada ubareysaa dhaqankeena guuleyso quruxeey

    • @zuzuqalbisafiyafamily3831
      @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +2

      Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah

    • @Coolvidz20
      @Coolvidz20 3 ปีที่แล้ว

      intimashura waitixawa

    • @Coolvidz20
      @Coolvidz20 3 ปีที่แล้ว

      Shfhcrufryr 🤩🤩🤩🤩😍

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704  3 ปีที่แล้ว +1512

    2 Qaybood oo Hore Maso Daawaday ?

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 ปีที่แล้ว +680

    Ramadan ka iyo Somaliya. Barnamij la’dhoho so samee abayo. Marka Ramadanka lagaro. Inta ila qabta liketa ku mujiya.🙌🏼

    • @faatuufarta7005
      @faatuufarta7005 3 ปีที่แล้ว +1

      abaayo ramadaan meeqo ayaa ka dhiman

    • @Nafisaofficial74
      @Nafisaofficial74 3 ปีที่แล้ว +3

      @@faatuufarta7005
      5-6 malmod ay ka harsan isninta so socota ama taladada mid kod waye abayo

    • @bulledaud9981
      @bulledaud9981 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadaba is hayn la'nhy, ma soonka Noogu dari rabta, yaa cunaya cuntada hhhhh

    • @nafisocabdulahiwarbac8926
      @nafisocabdulahiwarbac8926 3 ปีที่แล้ว +2

      Sami Anaa kula qabo ✨🧕

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 3 ปีที่แล้ว +552

    2dii QaYbood ee hore Hadaa soo daawatY IzmuuJi Yakhii 😅✋
    Hno Alle Gacanta hakuu barakeeYo 🥰👸🏻🖤

  • @abdisalanaadan5113
    @abdisalanaadan5113 3 ปีที่แล้ว +239

    Gawadhan ayaa uqalanta wlhi in 1m subscribe lagarsiiyo angarsiino wllalaya bilicda wadenkeena ayey sobandhigtaa gacmo dahabey abaal ayad nagu ledahay we love you sister❣

  • @khadramirejama9289
    @khadramirejama9289 3 ปีที่แล้ว +244

    Normal life ka ee Ramadanka noso samey sidey afurka saxuurta u sameystaan inta ila qabto like ♥️💯✌💥🇸🇴

  • @sihaamqarshe9233
    @sihaamqarshe9233 3 ปีที่แล้ว +385

    yaa ila codsanaya bart 4 iyo 5 halmar inay si dhaqso badan noogu soo dayso oo sugi la

  • @a.rahman7679
    @a.rahman7679 3 ปีที่แล้ว +22

    Ismahan you deserve a price for doing this abayo .. For me TH-camr of the year goes for Ismahan.

  • @sahraayaan1015
    @sahraayaan1015 3 ปีที่แล้ว +64

    🇸🇴Hadan Somali nahay albabaha aya nokala xiran moye shaqada guriga cuntada dhaqanka dharka isku mid aya kanahay Wlhi wan uxisay Somalia iyo shaqada Guriga 🥺 I love Somalia in my heart ❤🇸🇴🇸🇴

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxa keenaa waa yaraanta , somalida aduunka ugu yar . Waxad arke qowmiyado 100million qof gaaraa sida Tamil ks

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow 3 ปีที่แล้ว +301

    Cambuulada inti jecel like ha ila dhaafin

  • @deeqaali6509
    @deeqaali6509 3 ปีที่แล้ว +158

    Bismillahi Maashaallah wa duceynayaaye Aamiinta noo dhaha.
    Illahey dhulkeena nabad hanooga dhigo, Dowlad wanagsan Allah na siiyo Anaga dad wanagsan Alle hanaga dhigo Denbigeena Allah dhaafo inta naga dhimatyna Allah unaxaristo Inta naga xanuusan Allah noo caafiyo,Qof walba wuxu jecelyahay oo kheyr u ah Allah siiyo🤲🥺
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد.. اللهم بارك على على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد.

  • @TriniBelle111
    @TriniBelle111 3 ปีที่แล้ว +12

    I don’t speak/understand the language, but I love these videos. 🙏🏾✨❣️

  • @ilhansiyad4138
    @ilhansiyad4138 3 ปีที่แล้ว +33

    Masha Allah Soomaaliyey Gabadhaan dhiirigaliya oo like ta u badiya hadda views iyo liketa islama eka mana isku dhawa walalayaalow gabadha aan dhiiri galino oo u share gareyno si quruxda dhaqankeena ummadaha kale u arkaan. ❤

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 3 ปีที่แล้ว +2

    Noloshaan waaye nolosha ay tahay in aan ku faano. Nolosha iska doon doonka ah waa laga qurux badan yahay. Keep going Ismahan. Now I want to come to Somalia and live like this in sha Allah.

  • @shuaibabdimohamed1227
    @shuaibabdimohamed1227 3 ปีที่แล้ว +60

    Can,t wait part 4 idanka alle🙌💙❤️ nolasha dhabta dalkeena sanaY Ubadantahay yaan lagah fanine share ku qabtoH

    • @dahabobintumaxmuud1826
      @dahabobintumaxmuud1826 3 ปีที่แล้ว +1

      Uma badna wll dabaqada loo noolyay noloshani way jirta lkn normal maaha

    • @shuaibabdimohamed1227
      @shuaibabdimohamed1227 3 ปีที่แล้ว +2

      @@dahabobintumaxmuud1826 badana dadka somaliyeed saan bay unoolyihiin inkasto baryahaan layara caan baxay lknse nolasha normalka waa qaabka kuwa ka liita jirah io kuwa ka sareeYa

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah 3 qeyb wan daawaday waxa ino so duubtay Nolosha Caadiga ah e Dalka kuwa Nairobi jooga ba qiyaali Morning routine nagu waalay.

  • @bilancabdi4377
    @bilancabdi4377 3 ปีที่แล้ว +47

    Abyo mcn ismahaan tan inta nooga kaadisid SOO MAADAN ARAG NINKA GAALKA AH SIDUU DALKEENA UBAHDILY ADIGAA YUOTUBER DALKA JOOGO AH PLEASE SOO BADI VLOGYADA BILICDA DALKEENA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤SI LOO OGAADO SOOMAALI WAXAY THY ILOVE U SO MACH

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b 3 ปีที่แล้ว +3

      Wa laga saray video gii wala report gareeyay

  • @reerfarahabtidoon7957
    @reerfarahabtidoon7957 3 ปีที่แล้ว +94

    Ismahan tani waa wax aad dhertahy gabdhaha iyo TH-cam layda kusoco dadkaada in aad dhaqankena xasuusisid🥰💯🇸🇴 ad ayan uladhacay dhaman muqaladad🥰

  • @boqoraddiamond8938
    @boqoraddiamond8938 3 ปีที่แล้ว +38

    ismahan qeybta 4 ayaa kasugeynaa. Soomaaliyee liketa iyo subscribta haka xasdina gabadha. horey usoco abaayo

  • @kaliahmed6097
    @kaliahmed6097 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaallaah Habo xasuus Wanaagsan dhiil iyo ubo soomaaliya iigu danbaysay jecliyaa dhaqankeena Quruxda Badan mahadsanid habo💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖👍👍sharaf baadledahay

  • @mohaahmed7136
    @mohaahmed7136 3 ปีที่แล้ว +13

    Ismahaan daahir hooyo mcn igu salaan una Sheek in gabar gaariyad garasho wacan ay dhashay ismahaan gabar io nus we love you 😍💯👌

  • @rayaanabdullahi9674
    @rayaanabdullahi9674 3 ปีที่แล้ว +5

    dadka kale vedi0yadooda markan dawanaayo wa ku cajisa waana buriyaa vedi0ga o bilow aha dhexda geyaa wlh lkn masha allh muqaalo an minute ku dhaafi karin xata intaan libirsanaayo ayaan kuso ceshya inta idhaaftay wlh mahdsnd abaayo gcntaada allh ku barakeeyo iyo maskaxda dadka ugu so bandhigesid noloshena quruxda bdn

  • @khadrocabdi4364
    @khadrocabdi4364 3 ปีที่แล้ว +59

    Allah ha ku daysto wll gacan dahab🔥🔥😘inta ku raacsan like👍

  • @fatimaali6572
    @fatimaali6572 3 ปีที่แล้ว +5

    Walahay walashay this make me xasus when I was young I miss Somalia 🇸🇴 😢 ilhalahow watankana nowat nokadhik keep going sister love from USA 🇺🇸 ❤️👏 please keep doing more video especially the Ramadan 🥰

  • @haliimayusuf281
    @haliimayusuf281 3 ปีที่แล้ว +191

    Part 4 wan sugenaa😍

  • @jameschase5715
    @jameschase5715 3 ปีที่แล้ว +51

    This life with honour and dignity...better than living in the USA or Europe for me anyway....free from depression believe me some people will give everything up for that....

    • @ifrahhashi4217
      @ifrahhashi4217 3 ปีที่แล้ว +9

      True I live in the Uk and I’ll give everything to go and live like that inshallah tho iam planning to move back home Somalia

    • @shukricabdiqadir9789
      @shukricabdiqadir9789 2 ปีที่แล้ว

      Wwwww

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 3 ปีที่แล้ว +53

    Ilaa iyo part 100 an diiyar uahay ruunti. Episode camal 😂

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +8

    Barnamijka Ugu Quruxda Badnaa Abid Somalida Qofka Nolasha Saxda Tuso Weey Jecelyihiin 😍 Sidada okale Birlaqe ayaa lo jeclaa 😍😍😍😍

  • @jamaawilabdillahi8811
    @jamaawilabdillahi8811 3 ปีที่แล้ว +28

    one of the most beautiful scenes I have watched on youtube
    We are Somalis
    And broud our culture
    Go forward Sis @Ismahan Dahir

    • @NSalah2006
      @NSalah2006 3 ปีที่แล้ว +4

      Haye waayee af Sommali na ku hadal! Soomali ayaad lahadlaysaa maxaa ku xaqsaday af gaal oo shisheeye? Waa yaab!

    • @jamaawilabdillahi8811
      @jamaawilabdillahi8811 3 ปีที่แล้ว +2

      @@NSalah2006 haye quruxey waa sidas

    • @wadania932
      @wadania932 3 ปีที่แล้ว

      @@NSalah2006 somali kali ma daawanayso,youtube wixii lasoo galiyo aduunka dhan laga daawada. Wiilka comment fiican ayuu meesha kusoo qoray. Tan kale dhalinyarta somalida qurbaha ku dhashay afsomali ma akhrin karan.

    • @NSalah2006
      @NSalah2006 3 ปีที่แล้ว

      @@jamaawilabdillahi8811
      💕💕💕

    • @NSalah2006
      @NSalah2006 3 ปีที่แล้ว

      @@wadania932
      Meeshaad doonto ku dhalo ama ku nooloow waa damiirxumo in aadan afkaaga Hooyo aqoonin. Qurbaha anagaa joogno dunida kaloo dhan afafkooday ku halaan ciyaalkoodana ku barbaariyaan, Soomali uun baa xambaarsan afaf qalaad! Markaad ajnebi ku la hadlayso haa, video gan gabadhii wadatayba iskama dhiban inay cataa turjunto, waana ku raacsanahay inyna sameeyn. Ahnebiga raba uunoo fahmo Video ga ha barto af Soomaliga asga.

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow 3 ปีที่แล้ว +28

    Part 100 hadaa na gaarsiiso xata gambarkeyga waan wataa waan kula socon huuno, balanteenu waa waxad heysato ku qanac oo ku faan

  • @aminomacalin7075
    @aminomacalin7075 3 ปีที่แล้ว +34

    Anigo dawanaya parnamijka wax ka baro nolosha ismahan niyadana ku hayo qeybtan sadaxad mrkey imaneso wxn is dhahay fiiri sacada tellka wana so dhcy thnks isma dahir🙏❤

  • @zouhourquaali7294
    @zouhourquaali7294 3 ปีที่แล้ว +4

    MachaAllah barakaAllah walaalo😍. I really liked those kind of videos, they are masterprize for us somalis. I have a nostalgia of my childhood when me and my family were spending our summer vocations in Somalia. Huge love and support from your sister in Djibouti 🇩🇯. I❤️somali Wayne. 🇸🇴.

  • @mankayare5938
    @mankayare5938 3 ปีที่แล้ว +11

    Mash Allah Video Qurux Badan Ismahaan Gacmo Dahab we love my Sister big respect 💯👏

  • @adamelyy1148
    @adamelyy1148 3 ปีที่แล้ว +2

    You one of the most amazing somali TH-camrs we love you abaayo I always love to watch your vlogs abaayo ma sha Allah you inspired me keep doing it .... the normal somali life i missed the last 11 years 🇸🇴🇸🇴waayo waayo iyo waagi waxa iso xasuusisay aan masaaijka al rahma via laberia e dag mada waaberi aan habeen jimcaha bun iyo cambuulo ka gaad gaadi jiray 14 sano kahor

  • @amiin8690
    @amiin8690 3 ปีที่แล้ว +9

    Waligay waan daawan jiray janalkaga halka sano kheer alah ku siiyo qasatan 14malin oo aad u adaked ugu jiray lockdownk ka faaiday masha alaah xiiso ayo isiiyelanoyaa malmahn iyo xasuus xafadn suqa xolaha so mahan daganta ka dreemay ❤❤❤🇸🇴💎💯

  • @ahmedosman5536
    @ahmedosman5536 3 ปีที่แล้ว +4

    I love this amazing life style. Open air and feeling the sunshine.

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 3 ปีที่แล้ว +8

    muqalada Aaamusan Aan codka lasocon Cidkasta baa dawankarata xitaa Ajaanib sidaa ku wad Masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍

  • @Mayanuur
    @Mayanuur 3 ปีที่แล้ว +2

    Baris Iyo digir for casho is the best... really reminds me of garissa.
    Keep doing this coz it’s so beautiful

  • @sihaamqarshe9233
    @sihaamqarshe9233 3 ปีที่แล้ว +10

    ismahaan dahir waan rajaynaya Mardhow inaad udabaal dagi doonto xaflada 100k insha allah

  • @Humanoya
    @Humanoya 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah canbuulada sidii la yaqaanay ee caadada ahayd ayaad ku karisay, aniga weli qurbaha sidii aan u imid weli canbuulada waa jecelahay inaan karsado waqtiyada badankiis, waxan bartay siyaabo badan aan canbuulada ku cuni karo madaama aan jecayl u qabo, marmar canbuulada markii ay karto waxan dhiga dhinac kadibna digsi kale intaan soo qabsado ayan ku shiila basal iyo qudrado kale iyo xawaaji kadibna yaanyo ayan kor uga soo shuba kadibna markii uu isla karo canbuuladii ayaan ku dhex daadsha, waqti yar markii ay isku dhex karkaraan waxad ku cuni karta rooti ama muufo sidii adigoo cunayo raashinka carabta cunaan oo kale: FUUL. Taasna iga faaiideysa ee ehelka hal maalin sida aanku sheegay familka la qeybso raashinkaas fudud ee nafaqada xinbaarsan mahadsanid.

  • @adamabdullahiali2054
    @adamabdullahiali2054 3 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa Allah. Ismahaan Gacmo dahab. Ilaahey haku xifdiyo. Hori usoco.waad guuleeysaneeysaa Inshia Allah. Lkn hees haku bilaabin oo haku furin barnaamijkaaga ee waxaad ku furtaa barnaamijkaaga quraan ama nashiido aan muusika laheeyn. Waayo muusika waa xaaraam oo diinteena ma'ogola. Mahadsanid

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 3 ปีที่แล้ว +13

    17 sano ka hor ayaan shaqadaa n qaban jiray markaan yurub imid wax walba iskaag ayaa lagu qabaa.ilaahay wadankeena nabad nooga dhigo Noona celi .dhaqankeena waa in aad ku faanaa waa muhiin

  • @salmanabdullahi9201
    @salmanabdullahi9201 3 ปีที่แล้ว +33

    M.a wllhi muqal aad iyo aad u qurux bdn wye qeybta 1bad ila 3xaad waan wada dawaday hore u soco ✅💯💯

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah normal life quruxbdna wxa mrkba kugu soo dhcya xadiiskii ahaa khayrul amuuri awsadu haa
    From HARGEISA hore usoco walashy

  • @muhsinhussien8155
    @muhsinhussien8155 3 ปีที่แล้ว +8

    Muuqsameysada ugu wanaagsan Inta wax duubta muqdisho
    Qurxisada wadanka Ismahan Go Head apti

  • @user-ss6cn5fm7m
    @user-ss6cn5fm7m 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah ariga waxaraha yar yarka idaha neylaha xerada ariga fargeetada aad ku xaqeysay cabulo iyo bun dango. Maasha alaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @user-ss6cn5fm7m
      @user-ss6cn5fm7m 3 ปีที่แล้ว +1

      Xasuus wacan. Habo noloshaas ayan kusoo kornay wacan ee wanaagsaned habinimada ahed faraxsanaanta badneey qurba ayaan ka joognaa hada noosoo duceya wadan keena alaah noo hagaajiyo bar waaqo noga dhigo dadkena wanaag hatuso qalbiyadoda hahagaajiyohbo

  • @mahadkeysemk2208
    @mahadkeysemk2208 3 ปีที่แล้ว +23

    Ilaa parta 10000 Gabarka ayaan ka daba wataaa ismahaan thanks🙏🙏🙏

  • @alandosh
    @alandosh 3 ปีที่แล้ว

    Quraac, Qado iyo Casho oo aan hadda daawanayo ayaa soo daawaday ee waxaa sanadkaan sugeyna You tuber of the year Insha’Allah, Walaashey

  • @ilhaamisrail3867
    @ilhaamisrail3867 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah nolol qurux badan waaye walashey adi familkaga allaha idin dhowro aamiin😍🥰

  • @faizaabdi3601
    @faizaabdi3601 3 ปีที่แล้ว +25

    tani waa nolasheyda dhabta xaqiqatan qof walba waa somarey 🙏🙏🙏🥰

  • @ameerqaliladan784
    @ameerqaliladan784 3 ปีที่แล้ว +4

    you tube somali talking about the normal life we ​​have I enjoyed keep going sister ♥️💯♥️

  • @abdirazakbashiir3199
    @abdirazakbashiir3199 3 ปีที่แล้ว +2

    Ismahaaan daahir wexa eey smeneso waa amazing waxeyna uqalntaa best somaali youtuber mshalah

  • @anisoabdulaahi6552
    @anisoabdulaahi6552 3 ปีที่แล้ว +9

    Waa markii kugu horeysay an dawado TH-cam kaaga walashey ad ban ugu helay waxan rajeynaa inaa sii dawandoono inbadan oo qeybaha kale soo dawan doono cwa like vedio 🥰🥰🥰✊❤✊ horey usoco my sister 👌

    • @zaymolabdullahi4775
      @zaymolabdullahi4775 3 ปีที่แล้ว +2

      2qeyboodo hore so dawo si ad ula qabsato qebta 3aad tan 4 io tan 5 na nala sug

    • @anisoabdulaahi6552
      @anisoabdulaahi6552 3 ปีที่แล้ว

      @@zaymolabdullahi4775 insha allah wll mcn 🙏 waan dawaday every time ku qatay xaqiiqdii mhd sanid adigana wll mcn

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 3 ปีที่แล้ว +2

    Cambuulo iyo bun macankoda qofkii jecel lee og❤💯😋
    My sis ismahaan part 4 noosoo diyaari somaliya🔥🔥💯 dalkeyga waa u xiisay allaha noo nabeedeeyo aamin🤲

  • @fadumaaxmed9764
    @fadumaaxmed9764 3 ปีที่แล้ว +17

    Wlh waxa cadeysy in hooyo wadani ku dhashay waayo gabdhah hada jiro wee kafana inaa soo duban normal live somali adna wxad kadhalaty oo ku barbartay hooyo wadani guriga dhaqnkena haysta thnks xbbt

    • @faizomaxamuud8526
      @faizomaxamuud8526 3 ปีที่แล้ว

      Egjdgskdjz ufghdhdudjd4 has a great reputation 567th and 66feet t2e2⁰8⁸7885 $;@,#_!€×&×€#?Jsjqhij

  • @GololMudug
    @GololMudug 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah hooyo igu salaan dabcan ayadaa dhaqanka kugu barbaarisay allaha ku xifdiyo walaashey adiga kaliyah ah baa kudaawada iyo Nasro abtidoon . Ariga xerada agteeda caws ugu beer inaa tigid kuu jaro weeye si aad Hobyo iigu soo duubtid muuqaal qurux badan

  • @mankatoabdi2491
    @mankatoabdi2491 3 ปีที่แล้ว +4

    This is the kind of content we need. Mahadsanid walasheey Ismahan.

  • @hadiajeilani8121
    @hadiajeilani8121 3 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah wa nolol aad u qurux badan. Aad aydu ug mahdsanthy maqaalka waaqic saxda ah ka tarjumayo.
    " من ليس له بقديم ليس له بجديد".

  • @abdiyusuf4222
    @abdiyusuf4222 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa,Allah wlhi muugaal Aad iyo aad ufiican waye aniga ahaan wlhi waxan soo xusuustey wadankii oo marhore iigu danbeeyey illah dhagan fiican aa nasiiyey asaga ayaa kumahadsan Alx💗

  • @Kushaano
    @Kushaano 3 ปีที่แล้ว

    Maanta ayaan soo booqday Chanelkeeda Muuqaaladeeda oo dhan waan daawaday ku mahad sanid waqtiga fiican ee aan qaatay iyo xasuusaha aad i gelisay ❤🇸🇴

  • @huda33muhamed21
    @huda33muhamed21 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah carurtayda ayaa ila firsaday way farxeen waxaan u shegay wadankena nolashisaa waa sidaan way ladhaceen insha allaah waan kenayaa muqdisho

  • @mariyamabdiwali2610
    @mariyamabdiwali2610 3 ปีที่แล้ว

    MnshAllh runtii Ismahaan waxay soo duubtaa muuqaalo aan laga caajisin sister keeg goin waad uqalantaa 1mk so ,proud of you 💯🤙👍👍👍

  • @mrkan3556
    @mrkan3556 3 ปีที่แล้ว +5

    Normal life every somali grew up.
    Geeridu haku ilowdo wlle, all the way from Hargeisa.
    Inkastoonan waxyaabaha qaar aad karinayso aanan garanayay🤭🤗 keep going.
    Waxaan ka maqli jiray asxb reer xamara adi lee dubo adi lee daangayso.😂😂 Wr saloolbaan u aqaanaa asxbey.😎

    • @momnr1465
      @momnr1465 3 ปีที่แล้ว

      Var ku dhiigle wlhi was igawa qosolsiisaye aniigaba reer konfur ahaye adiiga lee dhuubo adilee dhangayso youtuber aya ibaraye

  • @fadumomohamed2407
    @fadumomohamed2407 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakaAllah JazakaAllah kheyr niyadaad no dhisto cajiskii bad naga qaday 🥰🥰🥰❤️❤️, anigo xafadii dhex taagan ban isarkay , can’t wait for part 4

  • @rahmoahmed7180
    @rahmoahmed7180 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa allh ismahaan saan ugu heesto lee chennekaga waan ka heley horay usoco walalo

    • @ffarah8075
      @ffarah8075 3 ปีที่แล้ว

      abayo wan u xiisay dhulgayga hooyo ilaah khayr seeyo aamin thanks abayo

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah bun iyo cabuulo daango walhi waa cunada ugu jeclahay bil caafiya

  • @misshafsa6712
    @misshafsa6712 3 ปีที่แล้ว +7

    May wlhi intas dhan gurigena lgama helayo ismahaney😂
    Horay usoco abyo gacmahagana alle haku barakey❤👏

  • @AJ-ff9pj
    @AJ-ff9pj 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hoyo wadani ah kudhashay ilahey haku barakeeyo adine sido kale ku mahadsantahay sida quruxda badan vedeo yada wadanka nooguso gudbiso. Nolosha dhabta wax dhaama lawaa was natural everything. Waxaan ka helay qoyskiina sida saxda dhaqanka uhesataaan qaasatan Ariga iyo doorada gacan dahab leedahay ilahey hakuu barakeeyo walal.

  • @rodaabdi6047
    @rodaabdi6047 3 ปีที่แล้ว +6

    Maansha allah wan jecalahay qifkii dhulkisa kufana intad wadan shisheye ifanilahayd kudhimo wadankaga walaal

  • @ammaow9653
    @ammaow9653 3 ปีที่แล้ว

    nolosha uga fiican uu bini aadan ku noolaado waaye mansha allaah.
    noloshaan oo nabad lagu hello yaaba ka maqnaan halaa, Ismahan waad mahadsantahay sida quruxda badan aad noogu soo xasuusisay,

  • @bilanyusuf6759
    @bilanyusuf6759 3 ปีที่แล้ว +12

    اللهم يسر امري وامر المسلمين يارب

    • @adandeak976
      @adandeak976 3 ปีที่แล้ว +1

      أ للهمامين

  • @abdinoorahmedbuzuri9521
    @abdinoorahmedbuzuri9521 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan waa maalintii iigu horaysay ee aan daawo waxana kusoraacay Normal Somali lifestyle, marka wlhi waa gabar aad usobadhigtay waxa aan ahayn walina nahay lkn qarsoona, dhanka kale waxan dareemaya hooyo somaliyeed oo dhaqanka taqaan aya kadambayso mnsha allah walashay guul ayan kurajayna iyo hormar wacan.

  • @sagalsiman6397
    @sagalsiman6397 3 ปีที่แล้ว +12

    Walahi waan kuwadan gabdha muqdisho ugu shidan muqdisho gabdha ♥️❤nookala❤❤♥️ kicisay waa ♥️❤💖 ismahaan ♥️❤ thy waa❤❤n kuwatA qali ♥️♥️❤❤♥️

    • @sagalsiman6397
      @sagalsiman6397 3 ปีที่แล้ว

      Haaa mcn waan sodawanay ilaa dhamaad 👌👌♥️♥️

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah fariid dhaqankeena quruxda badan ku faanaysa jecliyaa gabdhaha jecel dalka iyo wanaaga ilaahay ina siiyey Alxamdulah

  • @apdirazhitt
    @apdirazhitt 3 ปีที่แล้ว +9

    Realy live in zomaliya allow dalkeen HOOYo naBad NOOGa DHiG🖐🖐💯💯

  • @abdirashidcananug7861
    @abdirashidcananug7861 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha Allah ismahan ina aderteey ina tahy cambulda iyo buunka ayn kugu fahmye horey uu soco episode part4🇸🇴🇸🇴😍🙏

  • @Mjigu
    @Mjigu 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah abayo inaba cadi maha videoga waa simple hadana micna weyn nogu fadhiya hadaynu nahay somali qasatan qebta u danbeysa 🥳😍

  • @deeqadabeec2559
    @deeqadabeec2559 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa dhaqankeenii waan jeclahay muuqaladan oo kale allaha noo kaa xafido qaali waa qurux badan yahay waanba jecleystay inuu sii socdo gacanta allaha kuu barakeeyo qaali🤲🤲🤲🤲

  • @Intisaar1213
    @Intisaar1213 3 ปีที่แล้ว +30

    Dadka uqalma liketa io sabscrbka watan m.a gacmo dahab😍❣taxane inaa noga dhigto baan jeclan lahaa marbo qeb nosodeso 💋

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 ปีที่แล้ว

    That is beautiful Gallardo and galley canbuulo daango sharuur masha Allah Inaba cadi ma aha alaabtan thanks for sharing qaaliyeey.

  • @zuuzucrahmaan3170
    @zuuzucrahmaan3170 3 ปีที่แล้ว +4

    Plz wllshey prt4 sameey nasro abtidoon inteey imaan Prank ku sameey plz hda community hda aragto love 💘 isaaar plz waxaan ku leyhy keep going allh ku xafido my sister 💙 ❤

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 3 ปีที่แล้ว

    Alla masha allah wllh cid diyaarsan tihiin ilahey heydin deysto canbuulad iyo bunka caadiya iiga mseer siisay masha allah caafimad ku cuna

  • @suadmire7521
    @suadmire7521 3 ปีที่แล้ว +12

    Abaayo guryaha qiimaha xafada muqdisho lugu ijaarto iyo schoolka ugu fiican oo qurbajòogta ciyaalkooda aadan noo soo duub vidio ah plz and I love your vidios sis 🥰🤩

  • @earthawight2497
    @earthawight2497 3 ปีที่แล้ว

    In addition,I love the different types of beautiful fabric that she wears.

  • @bidhaanibrahim98
    @bidhaanibrahim98 3 ปีที่แล้ว +5

    Somali xasidnimo 91k views iyo 9.1k like maxay tahay baqiil nimada iska daaya somaliyey gbdha like ku dhiiri galiya hore usoco ismahan abayo 🥰💋❤💋❤

  • @ayaancumar2099
    @ayaancumar2099 3 ปีที่แล้ว +1

    Cambuulo bun iyo daango aduunka ugu jeclahay😋😋

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 3 ปีที่แล้ว +3

    WXN ISLAHAA
    PART 3 waa shaqada habeenkii iyo aadhiga ado xareenaaya
    hawsha habeenki
    iyo i.A ramadanka noso geli

  • @ridwanjama6863
    @ridwanjama6863 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah libaaxad geenyo ah gabadhanba laga dhaha waxa na wareershay kuwo aan noloshooda caadiga ah ee runta ah aan ku kalsoonayn marka ay badi muuqalo dadka lawadaagayaan iyaga oo ka beensheegaya noloshooda dhabta ah waayo waxay raadsadaan bileedh, disdi jabcad,malqacad,girgire oo wada qurxoon oo laga yaabo inay soo amaaneysteen si ay dadka uga iibiyaan nolol beenbeena balse beenta joojiya oo nolosheena badi qoysaskeena soomaliyeed kunoolyihiin aynu soo bandhigno gabadhanba tidhi kunjeer hambalyo wllshy muuqaalkan iyo labadi kahoreeyayba waxay istaahilan one billion views hada maaha million ee waa billion hore uso wllo

  • @sundusinaali3034
    @sundusinaali3034 3 ปีที่แล้ว +14

    Qofkii ugu horeeyay baan ahay wlhi muuqalkan ima dhaafo aad baan ugu xiranahay 💪✌❤📲

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah abyo Ismahan wan ku farxey horumarkaada iyo bernaamijkaan horey usoco guul kuu rajeyna insha Allah

  • @sabiriinaabdirahman7255
    @sabiriinaabdirahman7255 3 ปีที่แล้ว +4

    Ismahan gacmo dahabey ilhy hnoka dayo sist qrx nolshan wlgy magalin lkn wanka helay m.a💖💖💯💯💯🇸🇴💖💖

  • @haniahmed3991
    @haniahmed3991 3 ปีที่แล้ว

    Queen waw I loved 🥰 this live Insha allah wan iman dona xamar wanna arki donaaa nolashan macanka badan qurux bdn qimaha bdn walige mainan tagin wadankeni hoyo Insha allah wan usosocda ramadanka

  • @xaliimoxuseen9065
    @xaliimoxuseen9065 3 ปีที่แล้ว +8

    Waryaa Reer koonfur way naga xariifsanyihiin Digirtii salool iyo afaaro kalay ku darayaan
    Anaka subag iyo sonkor Besaa kudarnaa
    waa idin jecelnahy noolaada

  • @xawoali4446
    @xawoali4446 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw aad ban uka helay dhaqankena quruxda badan msha Alaah part boqol xitaa soo samee kama dalayo dawashadiisa🤩🥰

  • @fadxadayib2795
    @fadxadayib2795 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allh that is really life I miss my mother city 🌃🥰

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah xabiibti keep going waxaad samaysaa video qurux badan dhaqankeena waa dhaqan qurux badan ilaahey nabad hanooga yeelo wadankeena aamiin yaarabi

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 3 ปีที่แล้ว +7

    Mansh allah Nolosheyno somalia🇸🇴🩸💉🥰lama yaabani kuwa dislike saaraya ciil baa iga haya Noloshaaa Qurxda bdn aan kusoo kory Ina isla weynaano Dont forget where u come from suuqaxoolaha ex control Balcad🥰🥰 ismahaaney Gacan Dahab🥰🙏

    • @queenkaxda6393
      @queenkaxda6393 3 ปีที่แล้ว +1

      mcnto kuwa dislikta saarayo waa wax ma garato ama ajnabi wyo qof damiir somalinimo ku jirto maba u quuro dislike

    • @deeqaqurux9858
      @deeqaqurux9858 3 ปีที่แล้ว

      @@queenkaxda6393 mahdsanid qory

  • @hawodaud2090
    @hawodaud2090 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah nolosha aan kuso koray ee farxada badneyd ayaa i xasuusisay mahadsanid xbibti ismahaan ❤❤❤

  • @whome4851
    @whome4851 3 ปีที่แล้ว +6

    Ismahan Wadaniyad 💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 3 ปีที่แล้ว

    Wow waa muqaal Qurux badan Waan Daremayaa inaad kaso shaqeysay Adbaan ugu helay Noloshu waa mid qurux badan m.a😍😍