Qiimaha Nolasha Somalia 2022 /Cost Of Living In Somalia 🇸🇴 Part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 157

  • @Ali_kazi_mumbai
    @Ali_kazi_mumbai 2 ปีที่แล้ว +10

    Salam from India and ramadan Kareem

  • @abdulfatahahmed4331
    @abdulfatahahmed4331 2 ปีที่แล้ว +5

    This is not good $17 for everything is nuts we need to bring back somali shilling

  • @zahraabdi5500
    @zahraabdi5500 2 ปีที่แล้ว +21

    Omg I love this I’m thinking of moving to Somalia next year inshallah but I don’t know how to shop nor do I know anything about life in Somalia dreading really Kenya is second option

    • @abshirahaji1585
      @abshirahaji1585 2 ปีที่แล้ว +5

      Somali is much cheaper

    • @theosantana7750
      @theosantana7750 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abshirahaji1585 nope its expensive.. if u wanna live a good life. EAST AFRICA kale is cheaper.. suuqa ila guuriga go n back wa 3- 4$.. bajaj.. just imagine wax yabaha kale

    • @abshirahaji1585
      @abshirahaji1585 2 ปีที่แล้ว +7

      @@theosantana7750 hadi aad yurub joogto city center aad uber ijarato meqa ku bixeso? Maalinkastana ma lo safraa? Magalo kasto cuntada iyo yowmul quudka badecada ah waa 5daqiqo o lugees ah fresh ana laso adeegta qasatan Mogadishu .

    • @zapbranigan5099
      @zapbranigan5099 ปีที่แล้ว

      They'll rob you cause they can tell you're from overseas

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah isbuucii oo dhan maa $17 dollar ah walal😱😳mashallah Ilaahow somaliya igee iyadoo nabad ah Ilaahow! Waligay somaliya maan tagin inshaAllah waan rajaynayaa inaan sanadkan ama ka dambe tago geesina aan’iska dhigo 😂 inshaAllah 🤲🏼

    • @asmaacadeey378
      @asmaacadeey378 ปีที่แล้ว

      Intaa inee kasiiyarato lagayaba naagte utagtay adeeg Badan mahesso

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Jazakallaahu kheyr magaaladeena mugdisho Illaahey wadankeena nabad buuxdo hanoo dhigo

  • @malabey197
    @malabey197 2 ปีที่แล้ว +6

    Hi guys iyo Asc tee la hor mariya abaayo Baraarujin waye ee Salaantena noso hormari shukran 💜

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allha tabarikllha wan uxisey suqa delkena shukran xawo Ramadan Mubarak dhaman Muslimta dhan waxan idin leyahay Ramadan Karim ❤❤❤

  • @itsarawela1686
    @itsarawela1686 2 ปีที่แล้ว +7

    abyo hawa ramadan routine noso smey plz❤️☺️

  • @simplymum5029
    @simplymum5029 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah beautiful family hawa cadey uurkaaga wa yaryahay canugta xambaarkeeda iska e yare adoo intaas socona eedo mcn.

  • @hibao9569
    @hibao9569 2 ปีที่แล้ว +8

    Pls make more videos like this thanks

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 2 ปีที่แล้ว +2

    6 dollar 1 kiilo waa ku qaali walaahi specially familada ayaga dhan 100 dollar ama kayar soo galeeso. Bisinka

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wlley qaab la fahmi karo maaha sidaan qiimo sax ahna ma Aadan sheegin hilibka Lee tiri 5 iyo 6 dolar maa ka wadaa mise lacag somali wax walba kilo ahaan u sheeg adigoo adeganeyn sida 1kg sonkor 1kg bariis 1kg hilib lo 1kg Ari 1kg geel saan cml usoo sheeg

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 2 ปีที่แล้ว +3

    Xaway wad culustahay tayar ha qaadin wll inan ku caawisa oo tayar kuu qaada ka xayso

  • @xamiidasheikhdaahir6212
    @xamiidasheikhdaahir6212 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah tabarak allah suqaa harages iyo kan Mogadishu wee isku dhawdhwhn xitaa wee isku ig yahiin suqii gubtay sidaas u ikaaa

    • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
      @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 ปีที่แล้ว +2

      @Xamiida sheikh Daahir Baayo Suuqa Xamar Weyne waaye kan Hargeyse Igu Salaam Allah Barakeeyo🥰🥰

  • @jacburjalfaq9641
    @jacburjalfaq9641 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha xamilo waye cules ma xamili karte canugta ka ximbar adi brother

  • @dekahassan2505
    @dekahassan2505 2 ปีที่แล้ว +4

    Abayo ilaah haku barakeeyo inbdan cunugta sinta ha ku heeen

  • @nuuranur1792
    @nuuranur1792 2 ปีที่แล้ว +13

    Mashallah Allah inii xifdiyo lakin cungta yar iska lugaaysii saw ma socoto wanad qalntahay uur wad leeydahay saw maha

    • @farhiaali5107
      @farhiaali5107 2 ปีที่แล้ว

      Maasha alaah abaayo mahadanid Ramdaan KARIIM DHAMAANTIIN

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah
    Kuwa ku ganacsado suuqa meesha ay Ka galayaan may iskama hagaajiyaan

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 2 ปีที่แล้ว +4

    Comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsii wll

  • @fatmaabubakar7300
    @fatmaabubakar7300 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha'Allah. I wish I leave in somalia

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasaq meesha khudaarta waxaa ka nadiifsan meesha hilibka

  • @saara1436
    @saara1436 2 ปีที่แล้ว

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252619759187

  • @maryamcumar8596
    @maryamcumar8596 2 ปีที่แล้ว +5

    MAsha allh allha hanii xafido my family

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 2 ปีที่แล้ว +1

    Left ayala isticmala wadankena mashaa Allaah

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 2 ปีที่แล้ว +1

    Labo maalmood adeegooda waan idinga yeeli laakiin setimaan macquul ma ahan

  • @jabrilmahammed3376
    @jabrilmahammed3376 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah lkn malintii family 15 qof ah malinti imisa ayaa kufilan adeg sidan ookale ah oo sadaxda waqti ah dolar ahan igu sheg somalia 16 sano kamaqanahay nolosha xamar war kama hayo jawab please 🙏

    • @qaaliqurux1793
      @qaaliqurux1793 2 ปีที่แล้ว +1

      10 dollar way ku filan tahay abaayo maalinye

    • @caafimaadkaqoyska302
      @caafimaadkaqoyska302 2 ปีที่แล้ว +5

      Wll qaaali hada o Kale bisha Ramadan qudaarta wey nagu kacdaaa lkn daily life kle e ramadanta kahor iyo kdb 7 ama 8 is enough every day waliba qudar fcn leh

    • @hamdisaid3005
      @hamdisaid3005 2 ปีที่แล้ว +2

      10 dollars

    • @abshirahaji1585
      @abshirahaji1585 2 ปีที่แล้ว +2

      10$ bishaan ramadaan si dhamestiran, ramadaan ka hor 7 $ aa ku filneed, ramadan dartiis cuntada qaali aye noqota Somaliyo gudaheda.

    • @sahrawarsame4174
      @sahrawarsame4174 2 ปีที่แล้ว +3

      Hada qudarta bakaro hal mar 15 malin soo adeegato waa raqiis adeega malinle5$ macal hilib waa kugu filan thy inkasto wax walbo qaali noqden

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 2 ปีที่แล้ว

    MashaAlah xabibti shukran 🥰👌👍

  • @user-ix5dw9kc8l
    @user-ix5dw9kc8l 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء اللہ

  • @graadhobire5535
    @graadhobire5535 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka masaakinta sey ugu nool yihiin waa dhib xabad qare wadankga ka so baxday in 6 dolar laga gado aduunka kama dhacdo.

  • @khadiijoabdirahman2227
    @khadiijoabdirahman2227 2 ปีที่แล้ว +1

    Hawa caddey ilahey ha idin barakeyo😍❤️

  • @qamarabdifatah6169
    @qamarabdifatah6169 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo meesha aad ka adeeganesid waa meelaha ugu qaalisan bakaaro ayaa kajaban

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 2 ปีที่แล้ว +2

    Wad naga qudaar jabantihiin aad xawo from hargaysa qali nadilee saamaa sixir barar ku jirtan woooow

    • @aasimamoon4080
      @aasimamoon4080 2 ปีที่แล้ว +3

      Walibo wa ramadan inta kle wa raqiis wax wax kayar 0.5$

    • @sulthanoamanii2140
      @sulthanoamanii2140 2 ปีที่แล้ว +3

      @@aasimamoon4080 masha allaah alle haydin siyadsho nimcada

  • @jidkakheerka
    @jidkakheerka 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah tabaarakalaah xasuus

  • @safiasaid1717
    @safiasaid1717 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah i love ur video sister

  • @abdulaleem5993
    @abdulaleem5993 2 ปีที่แล้ว +3

    Very cute baby ,I feel a lot of love in my heart for her .

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว +1

    Lix Doolar
    Waa waali subxaanalah
    Dadku way dhibanyihiin
    wadanka Dhoolarka leh 1km po hilibka ah way ka yertahay lix Doolar

  • @zamzamyuusuf3525
    @zamzamyuusuf3525 2 ปีที่แล้ว +2

    Laba xabo mooos 5kun wlh qaali eey noqotay nolosha

  • @libaxatogdher996
    @libaxatogdher996 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah muqdisho

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว +3

    To live in moqdisho is expensive bcz of dollar

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla masha allaah

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 ปีที่แล้ว

    Msha Allah xaamar melo badan bay dhanta www👍

  • @AA-ks5ip
    @AA-ks5ip 2 ปีที่แล้ว

    Adduunyo waa isbadashay waxaan xasuustaa 2001 goob moos ah waxay ahaan jirtay 500 shilling.

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 2 ปีที่แล้ว +1

    Illah wadankena hanoo hagajiyo abayo adoo xamilah cunug xanbartey baabur kugu fcna ama inaa adiga duubto

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว +2

    Plz my people use somali shilling's instead of dollars

  • @xaawomaxamed9123
    @xaawomaxamed9123 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah guulaysta abayo anaga Nairobi Kenya qaali nadilay

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว

    Asckm eebow nabad iyo naxariis badan dalka iyo dadka somaliyeed Eebow nasii yaarabi

  • @hibao9569
    @hibao9569 2 ปีที่แล้ว

    Anwar afsomali wuu kenay Mashallah hore usoco dumashi

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 2 ปีที่แล้ว +1

    *Giriiga* safarkii an ku tagay iyo kan an uga sii bixi rabo ma rabtaan inan idin so duubo shekadisa. Ok i kalakiciya dadkeygow ●

  • @anishaa1438
    @anishaa1438 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof qalan o xaamilo ah aya tahay cunugta xambaarka ka iska dhaaf

  • @maymamohamed8884
    @maymamohamed8884 2 ปีที่แล้ว +2

    Bakaaro ayaa ka jaban qudaarta iskuma dhawa

  • @omarsufi7173
    @omarsufi7173 2 ปีที่แล้ว +3

    Wallah I love my sweets somalia 🇸🇴

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @umukassim2166
    @umukassim2166 2 ปีที่แล้ว

    Inna lilaahi wa inna ilaahi rajicuun wax baa iga danbeeyay ilaahow somali u gargar 10 dolar ka badan lagu so adeega qudar kaliged 🤭 inte lo socdaa. Dadka lacagtas maba so gashee. Maya maya dowlada wa iney wax weyn ka qabataa sicir barar sheege futo bararna ha ahaato. San isdhac waaye

  • @Abdifetah
    @Abdifetah 2 ปีที่แล้ว +1

    Wali waa raqiis inta hal kiilo hilib waa $12

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalia oo dhan isku mid mahaa

  • @XaawomaxamuudDhuxulow
    @XaawomaxamuudDhuxulow ปีที่แล้ว

    Abyo qudaarta galbihii raqiistahy galabtii so adeego quraadta iyo hilibkaba

  • @mohammadsattarsattar7124
    @mohammadsattarsattar7124 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah camera weeyne

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 ปีที่แล้ว +2

    Waligey hulib lo, maisticmalin

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @zaitunaabdi2351
    @zaitunaabdi2351 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 2 ปีที่แล้ว +1

    The audio is not very good

  • @DaganWadani
    @DaganWadani 2 ปีที่แล้ว +1

    Anwar iyo amiira shalay ayan ku arkay xamar weyne

  • @amalomar380
    @amalomar380 2 ปีที่แล้ว +1

    Maciishada waa iska ok but korontada waa aad u qaali I mean very very expensive

    • @samiirsaki-uk5ww
      @samiirsaki-uk5ww ปีที่แล้ว

      Ok how much 30 days the rate cost of electric sister

  • @cuddondhalow5117
    @cuddondhalow5117 2 ปีที่แล้ว +2

    Sidaas baba raqiiis ku tihiim wacadle meel garowe la dhaho hadaa imaan leheedeen malin kuma noolaateen

    • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
      @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 ปีที่แล้ว +2

      Xamar Nimco Ayaa taalo Waliba Rqiis Allah Barakeeyo

    • @cuddondhalow5117
      @cuddondhalow5117 2 ปีที่แล้ว +2

      @@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 m.a ilahyna nabad ha nooga dhigo dalkeen💙😥🤲

    • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
      @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cuddondhalow5117 Alxmdulilah Nabad ugu fiican waa heesana Allah ino siyadsho Ameen
      kaliya wax yar baa qaldan Allah tosiyo intaas Yaa Rabbi

  • @mohamedawes6370
    @mohamedawes6370 2 ปีที่แล้ว +1

    Aduunya goob Moos 5 xabo camal kunshilin Aya igudanbayse Xamar 4xabo Rooti amuukey Kun shillin Aya igudanbayse 2xabo moos shwnkun qaali waye secamal

    • @ahmedabukark4727
      @ahmedabukark4727 2 ปีที่แล้ว

      rooti 3 ama 4 kun shilin waye mooska 1ki xabo 3kunshilin waye melaha qaar qaali barbaroniga 1ki xabo 3 kunshilin xamar qaalu canbahii 1 kunka shilin aha wa 0.5

  • @hamdiali1156
    @hamdiali1156 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo xafadee dagan tihin waay qurux adan tahay

  • @ismahaanjmahamud1743
    @ismahaanjmahamud1743 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo kuma fcna inaa amira xambarsatid why waxa tahay qof xaamila ah mash alh aqoona kuguma yara teda kale goba ayba wadatAahe maxaa la saarsantahy

  • @fatumaabdi1469
    @fatumaabdi1469 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi waaa qaali qimimaha

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว

    So cute 🥰 little baby 🇸🇴🇸🇴❤️

  • @faizaali59
    @faizaali59 2 ปีที่แล้ว

    waa qaali😱😱😱😱

  • @umumohammed6310
    @umumohammed6310 2 ปีที่แล้ว

    Doolar aa yaab America maa lajoogaa walhi miskiin u kalkaal majiro ala haga soogaaro

  • @fali2695
    @fali2695 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah muqdisho caday

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 ปีที่แล้ว

    Mshllh waaye wlhi mhdsndin

  • @malabey197
    @malabey197 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha'ALLAH TabaarakALLAH ❤️

  • @AHAPPY_LOUTH
    @AHAPPY_LOUTH 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheeko kale waligay ma arag rag hilib ibinaya reer xamar waa naga waloyin😂😂🤣

  • @mylovehussein5765
    @mylovehussein5765 2 ปีที่แล้ว

    Assalamualaikum

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 2 ปีที่แล้ว

    Mamo me to waan ubahanahay

  • @maryanfoodcade6081
    @maryanfoodcade6081 2 ปีที่แล้ว

    Xawo xaafade dagantihin abayo

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 2 ปีที่แล้ว

    Abayo qiimaha rashinka video noga soo sameey please

    • @aasimamoon4080
      @aasimamoon4080 2 ปีที่แล้ว

      Familgaga waxa kufilan 120$ama 130$

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 ปีที่แล้ว +1

    👍💯❤

  • @hamdiaalia7596
    @hamdiaalia7596 2 ปีที่แล้ว +2

    6 Shilin Somali mise dollar

    • @ubaxzoohaan2940
      @ubaxzoohaan2940 2 ปีที่แล้ว +1

      Dollar waaye

    • @drgarad
      @drgarad 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa lix Dollar.
      $1=25,000 kun
      Xisaabta isku dhufso.

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 2 ปีที่แล้ว +1

    Kiilo waxaad ka wadaa miye kg hawo

  • @kaysar8545
    @kaysar8545 2 ปีที่แล้ว +1

    Saci barar maxa ladaha?

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 2 ปีที่แล้ว

      Alaabta qaali noqotay camal

  • @naciimaxuseen3029
    @naciimaxuseen3029 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah ameen 🤲💝💕❤❤😂😂😂

  • @nadamahamoutz9784
    @nadamahamoutz9784 2 ปีที่แล้ว +1

    Hno lacagtaa waa weyn waa mxy mata somalia

    • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
      @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa Waa Lacagta Shiling Somalia
      la aanteed waa abaar lacagtas Haday Jiri Laheeyn Alxmdulilah

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 2 ปีที่แล้ว

    Yu

  • @saara3saaro271
    @saara3saaro271 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo nososheeg famali badan Maxa ku kacaayo Mali too qudar sidexda waqti

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa Ku baxaysaa ugu yaraan saddexda waqti 12 doolar

  • @SOMTVSOMALIA
    @SOMTVSOMALIA 2 ปีที่แล้ว

    How much is the cost of living for a family composing 5 monthly rate could you please tell us

    • @fatimabirkan6484
      @fatimabirkan6484 2 ปีที่แล้ว +2

      400up 500

    • @SOMTVSOMALIA
      @SOMTVSOMALIA 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fatimabirkan6484 that sounds great isn’t it?

    • @SOMTVSOMALIA
      @SOMTVSOMALIA 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fatimabirkan6484 thanks Fatima Birkan

    • @SOMTVSOMALIA
      @SOMTVSOMALIA 2 ปีที่แล้ว

      @@fatimabirkan6484 thanks Fatima Birkan

    • @fatimabirkan6484
      @fatimabirkan6484 2 ปีที่แล้ว +1

      @@SOMTVSOMALIA you too

  • @cabdiqanifaarax949
    @cabdiqanifaarax949 2 ปีที่แล้ว

    Lacagta dollar ku sheeg wllo ani 5kun garanmaayo

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih8790 2 ปีที่แล้ว

    Qaali weyaane Anaga bilaa suuq noqonay
    Isku mid ahbee

    • @deeqaali6509
      @deeqaali6509 2 ปีที่แล้ว

      Kan wa suuq dagmo suuqa xamar dhan lagama qiimeyn karo bakaara kajaban.

  • @xafsoxasan6658
    @xafsoxasan6658 2 ปีที่แล้ว

    Mooska aad 2xabo 5kun kabixisay bakaro 2xabo 3kun kugadanaaa

  • @sumayaabdulaahisaid4766
    @sumayaabdulaahisaid4766 2 ปีที่แล้ว

    🥰❤💞😍

  • @ramaddanabdi1272
    @ramaddanabdi1272 2 ปีที่แล้ว +1

    Nadafad xumo

    • @hodonabdullahi6382
      @hodonabdullahi6382 2 ปีที่แล้ว +2

      Uff walaahi somaliya waxey ubahantahay dadka jooga in ay iskul ugalan sida loobarto nadafada

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 2 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/video/73MMiaKwXkU/w-d-xo.html
    Soo dawo

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 2 ปีที่แล้ว

    Gaalkacyo nus kiilada hilib geela ah baa 5dollar ah xabadka mooska ahna waa 8kun

    • @ayaanaabdi2880
      @ayaanaabdi2880 2 ปีที่แล้ว +1

      Subxaana laah 😒😒😒😒 alla wa nolo adag wlhi 1 mos 8 kun
      Oo markaas hilibkana dadka mwada gadan karaan
      Anak maalintii o dhan 5 dolar waay nagu filantahu adeeg complete ah

    • @kifahmoha9785
      @kifahmoha9785 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanaabdi2880 meesha waa lagu jabay rubaca mallaayga ah waa 3dollar

    • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
      @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kifahmoha9785 Xamar Kalay imaaw baayo Wax walba Raqiis ah 😊

    • @deeqaali6509
      @deeqaali6509 2 ปีที่แล้ว

      @@kifahmoha9785 rubac maleey 1dollar ma dhaama hada

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      10 shillings waye moska Kenya. Hilibka Aya qalii eh . Nfd wa qalii lkn melaha kale Mombasa iyo Kisumu wa raqiis

  • @ajmeerpettai4909
    @ajmeerpettai4909 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @libaxatogdher996
    @libaxatogdher996 2 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @salmamohamed7018
    @salmamohamed7018 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah