NORMAL Life IN SOMALIA || NOLOSHA CAADIGA EE SOMALIA||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 2.9K

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704  3 ปีที่แล้ว +1463

    Waxaan Rajeyna Ina Ka Hili doontan Vidio Waayo Anigaba Waan Ka Helay Waana Dhararayay Inta Nila Wadaaga Waan Idin jclhy Dhamantiin Waana Idin Mahadcelina ❤️🙏❤️❤️

    • @abdukadiromar4980
      @abdukadiromar4980 3 ปีที่แล้ว +9

      Aad iyo aad ayaan kaga hele wiliba 2 jeer ayaan fiirsade

    • @shucaybali3178
      @shucaybali3178 3 ปีที่แล้ว +6

      Masha allah amazing waaye
      Ismahan daahir vidio aad soo duubtay oo an laga helinba ma jiro hora usoco hono ✌👏❤❤

    • @ahmednurali4156
      @ahmednurali4156 3 ปีที่แล้ว +6

      Ismahaan daahir buufisaa igu riday 😄wadankeeni waaba isii jecleeysiisay inaa imaado waaye Viva ismahaan

    • @cawildodi4204
      @cawildodi4204 3 ปีที่แล้ว

      🍓🟡

    • @haninora533
      @haninora533 3 ปีที่แล้ว +6

      Asc Abaayo wlaahi Aad ayaa uga heley lkn waan ooyey sabantuna waa wax badan Anka maqanahay wadanka Mahadsanid xbbti ❤️🌻☀️✨💯✅

  • @hosowpro
    @hosowpro 3 ปีที่แล้ว +1612

    Wow.... Ismahan Hambalyo walaashey, waxaad sameysay mid kamid ah MUUQAALADII ugu fiicnaa aan TH-cam ka daawado.

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  3 ปีที่แล้ว +76

      mahadsanid wllkey

    • @MOHAMEDH1430
      @MOHAMEDH1430 3 ปีที่แล้ว +9

      @@ismahandahir3704 caawa Ayan kugu soo biirey Masha Allah TH-cam inta aan daawanaayey muqaalkaan muqaal lamid ah wali youtubeka kuma arkin adigana hori usoco Ayan kuu leeyahay walal qaali

    • @warduud9645
      @warduud9645 3 ปีที่แล้ว

      Hosow السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @ayaanaxmedaxmed5184
      @ayaanaxmedaxmed5184 3 ปีที่แล้ว +1

      reactionkaaga sugeenaa

    • @guuleedmuxudiin4387
      @guuleedmuxudiin4387 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah quruxeey

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 3 ปีที่แล้ว +1484

    Wow Muuqaal Hadlaya masha alllah
    Vedio of The Year Ayaan Siiyay 💯
    Ilahey gacantada haku barakeyo🤲

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  3 ปีที่แล้ว +97

      my love ❤️🩸🔥

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว +12

      mashallah taajirnimada iyo iimankuba wa intan bal waxa xoolo idin xaraysan mashallah abaayo proud of you

    • @yasminfarah1613
      @yasminfarah1613 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin nasro

    • @abdirahmanmohamed3200
      @abdirahmanmohamed3200 3 ปีที่แล้ว +4

      Nolshena dhbta ah aya ah sidan thnks abyo ismhan

    • @umuaishamaxamedmaxamed2802
      @umuaishamaxamedmaxamed2802 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ismahandahir3704 abayo ceelasha maa dagantihin

  • @rawendhaou2160
    @rawendhaou2160 3 ปีที่แล้ว +139

    🇹🇳Simple and beautiful life .. Greetings from Tunisia

  • @omidmedia8893
    @omidmedia8893 3 ปีที่แล้ว +46

    Big love for all Africans special my people Somalia I am from Afghanistan 🇦🇫🇸🇴

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 ปีที่แล้ว +159

    Noloshena dhabtaa waaye Qurux wlhi.❤😢
    ilaahow Dalkeena Nabad inooga dhig oo nagu celi😭🖤

  • @kafisoalihassan8016
    @kafisoalihassan8016 3 ปีที่แล้ว +283

    Inta TH-cam video arkayay ki u qurxona wye wlh nolasha dhabta wa tan an so wada marnay ya balayo balyo leyska dhigin
    I liked 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @a.rahman7679
    @a.rahman7679 3 ปีที่แล้ว +265

    Somali TH-camrs this is what you should be doing, Instead of fake morning routines. Ismahaney horumar wacan.

  • @miggimazim6440
    @miggimazim6440 3 ปีที่แล้ว +28

    I don't know why I'm crying markaad wadan shisheeye qaxoonti ku tahay aanad aragto muuqalkan oo family kasta oo somali aha kusoo koreen ama nolol sidaan ah soomareen xaqiiqatan wa muuqaal qofkasta rajo iyo farxad galinaya wooow wlshy i hope you alle the best and I'm loving my somali pple 🇸🇴💙

  • @bahjaliyahh2136
    @bahjaliyahh2136 3 ปีที่แล้ว +215

    This should be titled “simple life in Somalia” 🥺😍looks so good

  • @nimcanabdullahi3488
    @nimcanabdullahi3488 3 ปีที่แล้ว +83

    Videogan in laga helay wxd ku dareemaysa hal coment oo negative ah majiro like ta u badiya videoga ha qarxo quruxda nolosheena dhabta ah ayuu ka hadlayaa waxba yaan routine life iska keen keen ah lasoo duubin this is real life❤

  • @MARACADDESHOW
    @MARACADDESHOW 3 ปีที่แล้ว +478

    Qalbi Nadiif ah oo ay ku dambeyso xasuuso aanan guurin ayaa sameyn kara Muuqaaladaan Micnaha Xambaarsan oo kale, Gacmo Dahabey Guuleyso Abid, Nolol qurux badan ayaan heysanaa Mar walbaa

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  3 ปีที่แล้ว +40

      Walalkey Qaali Mahadsanid in badan 🙏❤️

    • @makkahmadinah3153
      @makkahmadinah3153 3 ปีที่แล้ว +4

      Nin naagtii ayaad amaantay baxar badkujirtaa. Adba islantada nin kale in u dhoho gacma dahabey. Ma saxba

    • @mohamudbulle4266
      @mohamudbulle4266 3 ปีที่แล้ว +3

      Amaan dhib maleh lkn aad haugu fogaan anigaba gabadhan hadaa iigu horeysa oo wlhi ah waxan jecla inan kal iyo laab u amaano balse hada maadaama aan ogaadey iney marwo tahy reerka Allah ubarakeeyo kusoo gaabsanayaa anoo ixtiraamaya mutazawijnimadeeda

    • @makkahmadinah3153
      @makkahmadinah3153 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamudbulle4266 شكرا

    • @naztaosman8719
      @naztaosman8719 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamudbulle4266 oo miyaa la guursaday ba

  • @DrAdnanAbdallah
    @DrAdnanAbdallah 3 ปีที่แล้ว +96

    Mid kamid ah muuqaalada ugu quruxda badan ee aan kadaawaday TH-cam, Nolosha dhabta ah ee SOMALIA ayaa soo bandhigtay walaal Ismahan. Guuleyso weligaa.

  • @hanza69
    @hanza69 3 ปีที่แล้ว +29

    Markaan noloshaas quruxda badan ee Somalia ku noola aad baan u faraxsanaan jiray NO stress NO depression, just simple and happy wlhi. allow dalkeena nabad nooga dhig meel dhaanto malahan wlhi 😢

  • @MohamedAhmed24.
    @MohamedAhmed24. 3 ปีที่แล้ว +18

    Mashallah I never visited my country for soo long and seeing many videos of Somalia made me book my flight to visit my motherland ❤️❤️Remarkable videos Ismahan thank you ❤️

  • @SucaadoSamaara
    @SucaadoSamaara 3 ปีที่แล้ว +1005

    waa muuqaal cajiib ah iyo nolol qurux badan qaali

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  3 ปีที่แล้ว +35

      dear Suada❤️

    • @dayaxmedia
      @dayaxmedia 3 ปีที่แล้ว +2

      @@ismahandahir3704 1¹A1

    • @kichw
      @kichw 3 ปีที่แล้ว +4

      @@ismahandahir3704 guriceel miyaa

    • @ummohmad8817
      @ummohmad8817 3 ปีที่แล้ว +2

      Wa nolasha somalida saxda ah

    • @abdikariimhassan2822
      @abdikariimhassan2822 3 ปีที่แล้ว +10

      @@ismahandahir3704 "Normal life in Soomalia" 🇸🇴
      iyadoo Oo ay Dad Soomali ah Duubi karaan Vedio yada Noocaan ah ee Gudbinaya "really life" Ka Dalkeena Waxa inoo Keenay Gaal xun Oo been iyo propagando Gudbinayaa waa Gaf Aynaan Aqbali Karin .
      is one of the most beautiful videos I have ever watched🇸🇴
      Thanks Mrs ismahaan👍😌

  • @ifrahawil6695
    @ifrahawil6695 3 ปีที่แล้ว +106

    Waligay muqaal TH-cam lasoogaliyay kuma wada daawan sifarxad kujirto igamana dhamaan anoo wali uxiiso qabo kan kahor thanks sweetie gacanta Alle hakuu barakeeyo noloshii aan kusoo kornay nasoo xasuusisay

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 3 ปีที่แล้ว +54

    Waa nolol bilaa stress and depression aan lahayn ilaahay dhulka uu ina siiyey iyo dayaca qurbaha ka jira. Amazing. Very beautiful

    • @Miraculous_Edits-k6c
      @Miraculous_Edits-k6c 3 ปีที่แล้ว +2

      Missed that life. Hard to go back.

    • @Waryaatv123
      @Waryaatv123 3 ปีที่แล้ว +2

      WALLAHI been ma aadan sheegin markaan daawanayay daganaan IYO XASUUS shalay Ayaan daawaday maantana marlabaad Ayaan dad kale Isla daawanay dadkii OO Dhan XASUUS ayaa gashay

  • @sakiyaabdi872
    @sakiyaabdi872 3 ปีที่แล้ว +37

    Waa nolal wanagsan inti igu racasn layk

  • @dee6159
    @dee6159 3 ปีที่แล้ว +79

    This video was so interesting to watch. I'm not Somali but have many Somali friends, I even married a Somali man, so getting a glimpse into how they lived back home and how life is back home for them is cool.

    • @Humanity894
      @Humanity894 3 ปีที่แล้ว +3

      Wow that’s interesting, welcome to the family. Sis if you don’t mind me asking what’s your ethnicity?

    • @dee6159
      @dee6159 3 ปีที่แล้ว +6

      @@Humanity894 I am a Latina

    • @Humanity894
      @Humanity894 3 ปีที่แล้ว +2

      @@dee6159 Wow; really that’s astonishing anyways I hope y’all have a wonderful life a happy one 🙏🙏

    • @dee6159
      @dee6159 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Humanity894 astonishing lol really, how so and thank you

    • @Humanity894
      @Humanity894 3 ปีที่แล้ว +2

      @@dee6159 It’s cuz I’ve never met this mix yk it seems pretty cool to me

  • @sundusmohamett3497
    @sundusmohamett3497 3 ปีที่แล้ว +220

    Inta ila aragta muuqaalkan inuu noqonayo midka ugu sameynta badan malmahan ismuujiya 👍

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 3 ปีที่แล้ว +324

    Inta ila aragta muqaalkan inuu noqonayo midka ugu saameynta badan maalmahana i.a

    • @suwara863
      @suwara863 3 ปีที่แล้ว +2

      Ooooh wsnka helay molosha dhabta ee qurxoooooon

  • @queenarawelo7655
    @queenarawelo7655 3 ปีที่แล้ว +20

    Waligay inta TH-cam soomali ledahay dawanayey TH-cam ki ugu horeyey ee aan ka fiirsado muqaal xasuus badan I galiyey waa midka gabadhaan masha allah thank you sida nolosha saxda ah ino so xasuusisay

  • @sihlekotu5497
    @sihlekotu5497 3 ปีที่แล้ว +14

    This was eye opening keep up the good work. Love from South Africa 🇿🇦

  • @schakadx324
    @schakadx324 3 ปีที่แล้ว +8

    one of the most valuable video
    you take me back 18 years ago our homeland ❤️❤️Thank you so much

  • @zaynabahmed4413
    @zaynabahmed4413 3 ปีที่แล้ว +72

    Iso duceeya inuu illahay wadankeyga igu so celiyo aniga iyo caruurtayda wallahi ma i hi dadka jecel qurbaha insha allaah mar dhow ayan kasoo guuri rabaa

    • @queenqadiijo9110
      @queenqadiijo9110 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaaheey haku soo fududeeyo wadankeenana nawad ilaaheey hanooga dhigo waa nolosheena dhabta ah

    • @zaynabahmed4413
      @zaynabahmed4413 3 ปีที่แล้ว

      Aamin aamin abayo

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 3 ปีที่แล้ว

      Me too.

    • @hibanuura8563
      @hibanuura8563 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah Abaayo

    • @hibanuura8563
      @hibanuura8563 3 ปีที่แล้ว

      Hormarwacan Inshallah

  • @Abdisomalilander1
    @Abdisomalilander1 3 ปีที่แล้ว +32

    Gabdhaha Somaliyed intooda ugu kartida badan ugu hal abuurka fiican ayaad kaalin muhiim ah kaga jirtaa walaalo qaali Ina Daahir Ganey Cafimaadka iyo Cimriga Alle Haku Siyaadiyo🙏❤❤❤❤

  • @pakardaacad5943
    @pakardaacad5943 3 ปีที่แล้ว +43

    Gob baa thy waxaana xaqiiq ah waxa aad u qalantay inaadan soomaali ka helin mar walba wadanka nabada taala iyo quruxdiisa baa noso gudbisaa aniga kaliya manta waxaan ku awoodaa inaan ku dhaho waad mahad san thy 🙏🙏🙏🙏🙏🥰❤️

  • @aom6168
    @aom6168 3 ปีที่แล้ว +9

    Maashaa allah woooooooow calaa wooooow. Waxaan kaa daawanayaa dalka England oo aan ku noolahay mudo 20 years ah. Waxaan halkaan kacadeeynayaa noolasha aad kunooshahay waa nolasha aad iyo aad umacaan oona fudud. Inaa kubadasho noolasha hada aan kunoolahay waan sameeyn lahaay in a second.
    InshaAllah I will be back for my beautiful Somalia 🇸🇴 and it’s simple and gorgeous life. Love from the Uk 🇬🇧 walaasheeyda qaaligaa ❤️❤️❤️❤️💯💯💯👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽

  • @dekaibrahim6749
    @dekaibrahim6749 3 ปีที่แล้ว +5

    Love watching how my community lives back home, haven’t been to Somalia since I was 4yrs old and Insha’Allah hope to return soon. This really gives all of us craving a piece back home a glimpse into daily life, thanks sis lovely editing as well 👏🏾👏🏾🧕🏾

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 3 ปีที่แล้ว +175

    Malyan Jeer Mahadsanid Waana Howl Runti Fakar u baahan Best Video Sister

  • @bakarkhaliif7287
    @bakarkhaliif7287 3 ปีที่แล้ว +30

    manshallah Ismahan Ader aadan uga helay videogan
    this is our real life and we proud of it.
    guuleyso ader✌🖤

  • @saidali6428
    @saidali6428 3 ปีที่แล้ว +36

    Abaayo, nolosshan quruxdeda waxaa fahmi karo , Qof banaanka uga soo baxay Dalkiisa ee Qaxooti noqday😢😢 Nabad iyo Sharaf ku waara , Quruxda iyo dhaqanka wanaagsan nolosha organiga eh ayaa xusuus igalisay 🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @hodanhani3166
    @hodanhani3166 3 ปีที่แล้ว +123

    Inta ila hada nolosha ku jirta alhamdulilah 😎❤

  • @ibnxaaji8080
    @ibnxaaji8080 3 ปีที่แล้ว +23

    I live in Somalia and I don't live like this. I have cooker, automatic washer and refrigerator. But many Somalis live like this. Great video 👍

    • @ruuzaeyaa9501
      @ruuzaeyaa9501 3 ปีที่แล้ว

      AheeeeYo😂😂🤣🤣

  • @makeupbynaju6956
    @makeupbynaju6956 3 ปีที่แล้ว +217

    Cano ariga said u jecelhy Waa u xisay 🥲🥲 Waxa no jogtay ri la dhahayo casho lul allah xasus baa I galisay

  • @macalinabdi6814
    @macalinabdi6814 3 ปีที่แล้ว +39

    My home Somalia mansha Allah waa nosha ugu fican adunka Somalia talaa wlhi
    The best life in the Africa it is Somalia mansha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌍🌍🌍🌍🌍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maanmuqdisho1455
    @maanmuqdisho1455 3 ปีที่แล้ว +31

    Fagrad wcn iyo video Qurxoon
    Maskaxdaada iyo Gacmahaga ALLAH hku barakeyo
    >Caanaha ariga waa canaha kaliya ee Shaha macaneya,carfiya intii igu racsan✌

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 3 ปีที่แล้ว +13

    Hooyaday mcn mxy nolol hard ah igu soo korisay oo isoo barbaarisay ilaahow hayga dilin anoon xajka gayn 😭❤

  • @hafsahayle3407
    @hafsahayle3407 3 ปีที่แล้ว +11

    Boqol kun oo like ah hadii hal qof saari karo anaa saari lahaa . Walahi nolosha aan ku soo koray aan ku soo wee naaday aa maanta vidio geeda arkay .. walahi caano ari waan soo lisan jiray .. thanks alot dear sis isku si u soo bar barrnay

  • @Kahiye
    @Kahiye 3 ปีที่แล้ว +17

    Allahuma barik abaa markastoon daawada your channel aad baan ufarxanaa, this video made my day , I left Somalia 18 years ago at the age of 12 and never went back and this video watching with kids allowed me to explain to them how beautiful our country is ❤️❤️😘😘😘❤️😍
    Love from London
    Keep up abaa

  • @samiitaluula3058
    @samiitaluula3058 3 ปีที่แล้ว +98

    Inta video aan arkayy ee dumar soo galiyn kan ugu qiimo bdn waye kan wlhi

  • @hibaturaxmaan8612
    @hibaturaxmaan8612 3 ปีที่แล้ว +30

    alxmdullillah waan joogaa wadankeeena allow noo hagaaji dalkeena inta yare naga dhiman mahndsnid walaashey ismahaan qurux❤

  • @manav1054
    @manav1054 3 ปีที่แล้ว +12

    OMG 😲😱😍 i loved it 😍.
    It's more realistic and the truth about normal life 😍😍
    I'd like to encourage you to do more like this.
    This was the best recommendation I've got ❤in my entire day 😍 thank you 😊so much.
    And you've got my subscription 🙌because you deserved it.

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 3 ปีที่แล้ว +102

    Shaqada gabadha qabtaan Mid Sahlan baa la Moodaay blse Walhi Mid Sahlan Ma ahan, Mahadsanidiin Gabdheheeniyow dhamaantiin 🇸🇴🌹🙏

  • @faizasamaara
    @faizasamaara 3 ปีที่แล้ว +291

    Www wan kahelay hore usoco xppti

  • @sihaamqarshe9233
    @sihaamqarshe9233 3 ปีที่แล้ว +39

    run ahaanti muuqaladada wey wada cajib iyo qurux badan yihiin laakiin muuqaalkan wuxuu kaga duwan yahay xikmada ku duugan qaabka quruxda badan ee aad u duubtay ismahaan dahir waxaan huba in uu muqaalkan soo jiidan doono kumanan qof oo uu noqon doono muuqaalki ugu hooreyay ee gaara 100k like insha allah

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed2505 3 ปีที่แล้ว +39

    Soomaali waa isku wada dhaqan halkee laga helaa ummad dhan oo shey kasta wadaagay hadana aan is ogolayn. By the way shaqo wanaagsan ayaad qabatay walal 🏆👍

  • @honfarhandirac8245
    @honfarhandirac8245 3 ปีที่แล้ว +40

    Damir maleh wlahi qofka nolasha dadkiisa dalkiisa dislike saray waxa tahay qof dad dal iyo dhaqan midna aan ku aftirasan marka ogow adi qiima malihid dislketana qima malahan ilayn ado damiirka kadhinta qacan qolfoofa kutabatay 😭

  • @meryemquran1509
    @meryemquran1509 3 ปีที่แล้ว +27

    Beautiful video 🙂👋
    Assalamu alaikum from Bosnia 🇧🇦

    • @siidcumar9055
      @siidcumar9055 3 ปีที่แล้ว

      Wcs bro

    • @nihakila8950
      @nihakila8950 ปีที่แล้ว +1

      Alekoum salam from somalia. Greating sis.

  • @nimcodhaqane4789
    @nimcodhaqane4789 3 ปีที่แล้ว +38

    Waa nolosha dhaqankena soomalida cidkasta soomaali ah dareemi karta♥️♥️♥️

  • @jameschase5715
    @jameschase5715 3 ปีที่แล้ว +43

    It's a simple, easy humble dignified rich happy life!

  • @selwa03
    @selwa03 3 ปีที่แล้ว +17

    Lovely! Just correct the title to “Life” inshallah so nobody gets confused. ❤️❤️

  • @Hawd
    @Hawd 3 ปีที่แล้ว +6

    Very good. I like your use of the nature around you including animal sounds, people, wind and other sounds.
    Be interesting to see you do one on the daily life of baadiye girl especially now it's raining season.
    That would definitely go viral.
    Try it

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 3 ปีที่แล้ว +8

    Runti waa nolasha dhabta eh ee walalhena subax walba qabtaaan ilahe hani wada xifdiyo gabdhahen somaaliyeed ❤❤
    Vedio cajiiib mash"alh

  • @hayeeydoliga3519
    @hayeeydoliga3519 3 ปีที่แล้ว +67

    Somaliyey muqalka waadba dawateene gbadha maad like ta usartin mxa inka qaldan -------‐----- 👍🏿

    • @hooyohabiiba2725
      @hooyohabiiba2725 3 ปีที่แล้ว

      Maahaa Allaah.
      Ismahan Dahir wa gabar didalaysa. Hoyo mathay? Ari lisaw taqanaa 👍

    • @voasomaliradio3198
      @voasomaliradio3198 3 ปีที่แล้ว

      @@hooyohabiiba2725 wlhi waa gabar Nasib badan illahow nolasha ubarakee ismahan

  • @udbiabdi742
    @udbiabdi742 3 ปีที่แล้ว +12

    Vidiyowga waa i farxad-geliyey dad wadaanka nicmada u leeyahay fahmy in ay jiraan Masha Allah.

  • @nabadside2419
    @nabadside2419 3 ปีที่แล้ว +36

    Aniga maihi dadkainta badan commentiga bixiya Balse video gaan aàd ayaan ugahelahay waxaana kasoo racay facebook statuskaada waana kugu dhiiragalinaaa hormarkada iyo tiigsigada sareeya guuleyso wlshy I sha allah

    • @idilaqurane7533
      @idilaqurane7533 3 ปีที่แล้ว

      Wlahy xasuus ayaad igalisay walhy

  • @abdulahus3944
    @abdulahus3944 3 ปีที่แล้ว +17

    it just resonates me. my MOM waking up us @6am . eating caanjeero with macsar and shaah and then, going to dugsi, and macalin muhumed is waiting us to read 10-14 verses by heart ...to be honest i hated the dugsi. with all that being said i give thumb up how our parents raise us.
    I am talking about 1997 to 2005 my dugsi years

  • @abdirahman163
    @abdirahman163 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan aaminsanahay inaad samaysay muuqaalkii iigu saamaynta badnaa intaan social media ka daawaday muuqaalo. Waayo waa muuqaal katurjumaya nolosha dhabta ah ee qof walboo soomaali ah ku soo koray ,adigoo waliba ku xusay dhamaan dhaqankii soomaaliyeed
    Shukran

  • @mahamedbnj8219
    @mahamedbnj8219 3 ปีที่แล้ว +12

    I miss the country so much 😔 omg everything is natural and fresh ✔️ manshall keep it going sis 👍💯

  • @mohamedibrahim6013
    @mohamedibrahim6013 3 ปีที่แล้ว +34

    Waa youtube kaliya ee aan ku arkay comments positive ah minvbilow ilaa dhamaad ilaahow quluubteena isusoodum

  • @aragsan9200
    @aragsan9200 3 ปีที่แล้ว +69

    Alla nolosha maxan u xiisay subaxdii sidasan u shaqayn jiray dibad la fiiqo qureec la diyaariyo 😍🥰😍 caruur school ka loo diyaariyo qolalka oo la soo masaxo qadad oo la kariyo weelka oola xalo duhurkii oo la seexdo habeentii oo cashada la sameeyo tvga oo la daawado sxbka ood u yar baxdo fiidka wlhi nolol qurux badan bay ahayda 🌻

    • @suldanqabus9421
      @suldanqabus9421 3 ปีที่แล้ว

      Hada noloshaa mxaa iska badalay wll

  • @somaliboy37
    @somaliboy37 3 ปีที่แล้ว +11

    Europe inta badan +UK Australia iyo United States 🇺🇸 waan tagey Runtii majiro meel aan kaga xiiso badanahy Dalkeyga wlhi waa u xiisey Noloshaas 😢

  • @hodan2596
    @hodan2596 3 ปีที่แล้ว +2

    الكاميرا والجوده جبااااره
    والتصوير ما عليه كلام،
    نمط حياه صعب بس جميل بنفس الوقت ❤❤

  • @hafuusyasin7277
    @hafuusyasin7277 3 ปีที่แล้ว +15

    Xaqiiq xasuus baa galey wayo waxan jooga magalada garawe oo gabi ahaanba la diidey lacagta somaliga Muqdishana waxa ka shaqaynaysa lacgteena hore MashAllah

    • @hafsaadenabdirahman3633
      @hafsaadenabdirahman3633 3 ปีที่แล้ว

      Maxa dollar, maad isticmashaan wllo. Yaab oo ma is kala hadashaan wiilkan dani la dhaho.🙂 waligay ma arag qof dadkiisa ku khasbaya lacagta wadankaga ha is ticmaalin, tan dadkale samaysteen dadka ku khasbaya. Dollarka bal ma asaga leh yaab. Khalad ha ii fahmin. Anba reer galkacya ahay lkn qurbaha ku nool.

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 3 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa allaah nololasha aduunka tan ugu fiican aa ku jirtaa, ilaahay Nabad aan dhamaanin ha idiinkugu daro Aamiin. Organic nolol mashaa allaah.

  • @ubaaxibrahim896
    @ubaaxibrahim896 3 ปีที่แล้ว +19

    this looks so peaceful and beautiful.

  • @umumaida9912
    @umumaida9912 3 ปีที่แล้ว +8

    Guri aan gabadhi joogin sidaa uma nuuro illahayoow nabara kee gabdhahayaga❤🇸🇴👏

  • @guledaden1447
    @guledaden1447 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Reer Qurbo Hadaanu Nahay Waan xiseynaynaaaa Dalkiiii Hoooyo Illahow Noonabadeeee Amiin Amiin Amiin

  • @xamdicabdulahi2299
    @xamdicabdulahi2299 3 ปีที่แล้ว +22

    Muqal aan daawado kii igu daacad sana dalkena ilahayow no barake 🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 ปีที่แล้ว +5

    Intan video arkayey kii ugu qimaha iyo qadarinta mudnaa wye videogan Thanks queen sister ismahan dahir👸🥰

  • @CADAANISHOW
    @CADAANISHOW 3 ปีที่แล้ว +22

    Waa Nolosha Dhabta Ah Oo Aan Qiyaaliga Kudhisneyn Waa Videogii Iigu Macquulsanaa Intaan Video Daawanaayey Guuleyso Qaali

  • @hulyakral5664
    @hulyakral5664 3 ปีที่แล้ว +9

    Maşallah çok güzel 💐🌻🇸🇴🇹🇷

  • @mahadali769
    @mahadali769 3 ปีที่แล้ว +8

    noloshan qof somali ah oo aan soo marin majira u maleyna marka laga reebo ciyaal say wallah
    nolol qurux badan waye masha allah

    • @najmocabdi4736
      @najmocabdi4736 3 ปีที่แล้ว

      Maxan u xisey wlaahi Allah nabad hanagu geyo

    • @imthequeen5888
      @imthequeen5888 3 ปีที่แล้ว

      Hadaba lagu jiraa maxa laso maraa 🥺😂

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv 3 ปีที่แล้ว +4

    I love this girl she always shows us the beauty of our country 🇸🇴thanks for your time ❤️❤️❤️❤️

  • @mrzain1745
    @mrzain1745 3 ปีที่แล้ว +12

    Nolosha dhabta ah uguna qiimo badan ee lagu noolaado. dooro ari iyo beer oo guriga kuujoogaan maxaa kafiican. Waa video gii ugu fiicnaa aan youtube kadaawado. Masha ALLAH noo soo badi walal ismahan dahir.👍❤

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 3 ปีที่แล้ว +9

    I really liked the way you act on this vedio and it's really describes the real life of my country SOMALIA 🇸🇴
    ONE DAY I WILL VISIT
    AND I really proud of you seeing me such an interesting real life
    Thank you walalo🙏💯💥

  • @mohamedabdullahiisse4798
    @mohamedabdullahiisse4798 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah xaqiiq waa Nolosha dhabta ah ee dalkeyga kajirta alla maxaad xasuus iga galisay walaal ismahaan ilaaheey haku barakeeyo horumar wacan ayaan kuu rajeynaa adiga iyo dhamaan inta kulamidka ah xaqiiq waxa aad soo bandhigtay waa real life-ka Dalkeena kajira Guuleeyso abaayo 🙏

  • @IbrahimAli-zc9no
    @IbrahimAli-zc9no 3 ปีที่แล้ว +4

    Mid kamid ah muqalada ugu quruxda badan ee oo aan si dhameystiran u daawado. Waan bogadinaya walashay waxan leeyahay horey usoco. 1M like & 1M subcribe Waa isticmasha.

  • @ruweidahmahmett2680
    @ruweidahmahmett2680 3 ปีที่แล้ว +25

    Waxaan so xasuste xfdeyda suqa xolaha✌ when i was 7years subax kast wxan jeclan jire inaa Ka hor kaco hooyo oo shaaho saaro banaanka qaaxo🥰hda la wenaday noloshi dhan sikle noqoto.....keep going sister❤🙏

  • @museismaciil4957
    @museismaciil4957 3 ปีที่แล้ว +5

    waaa muqaal xaqiiq jirta ka hadlaya waa muqaal qualitygiisa sareeyo gacmo dahabeey waligaa ha niyad jabin ❤️🙏

  • @katerina-df3eq
    @katerina-df3eq 3 ปีที่แล้ว +74

    Qof somaliya kuso koray o nolashan somarin wu yaryahay wn u xiisay nolasha🥰

    • @Waryaatv123
      @Waryaatv123 3 ปีที่แล้ว +3

      WALLAHI XASUUS Ayaan GALAY IYO noloshii bilaa stress ka aheyd

    • @najmocabdi4736
      @najmocabdi4736 3 ปีที่แล้ว

      Wlaahi wan u xisey insha Allah ina Ada wan rajeyna

  • @omaraweis8531
    @omaraweis8531 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax ilbax ahba adi leen kaa arkey somalida sidaan wax uma duubi karaan aduunka ayeey ka danbeyan lkn adi wad hormarsantahay
    MASHALLAH.

  • @malyuunmaanka7393
    @malyuunmaanka7393 3 ปีที่แล้ว +3

    Wa muuqan so jidasho leh noloshaad inta badan somalidena waa so marny in inantu ay sida sameyso 🥰

  • @sagalmohamud2857
    @sagalmohamud2857 3 ปีที่แล้ว +10

    Mansha Allah wlhi waaa nolol aan ku soo qaty cimrigyga inta badan wlhi ka madax banaan buuq, murugo, sitarees,warwar iyo fakar runtiii waan uxiisy. Mida kale Soomaliya xaalkedu waa Adilee dubo Adilee daangyso. Saytuunka hada la soo gooyay canahana hada la soo lisy. Meeshas lagama yaqaan qasac iyo kartoon toona waa wax lagu faano Mansha Allah

  • @hassandalab5613
    @hassandalab5613 3 ปีที่แล้ว +6

    WOW! Mansha Allah manta waxan daawadey mid ka mid ah muuqaladii ogu cajiibsana youtube wa nolol qurux badan waana nolosha dhabta ee aan ku noolnahay somalidena balse intena badan kuma faano nolol kale oo aan teena eheen ayan dadka uso bandhignaa horey usoco wlshy 💞🙏🇸🇴

  • @abdifitahabdullahi7572
    @abdifitahabdullahi7572 3 ปีที่แล้ว +6

    11 sano ka hor baan soomaliya ka soo baxay walhi noloshaan way qurux badan tahay mahadsanid abaayo xasuus horaa noo celisay xataa saytuunka anaga xaafadeena geed ku yaaluu ka bixi jiray. Caanaha ariga waan jeclahay waliba shaah inaan ku cadaysto. Beer Geel iyo Rooti abuukow xataa waan u xiisay kun jeer mahadsanid

  • @saaramohamed3472
    @saaramohamed3472 3 ปีที่แล้ว +1

    Intaan TH-cam daawanaayey muqaal ka qurux badan midkaan ma daawan mashallah shukran walashay waa midaas nolosheena dhabta ah that'S our culture

  • @mumtazabdisalam5336
    @mumtazabdisalam5336 3 ปีที่แล้ว +3

    Vediogan dadka dhulkooda hooyo kukorin wax weyn uu layahay waayo emotions iyo feelings aya ku attach gareysan inta somalia joogto waxa lagayaba inay isdhahaan waxan mxay kasooduube sababto ah wadan shisheeye bey rabaan sida maraykan iyo turkiga. Wallhi wadankaaga inaad kuraaxaysato wax dhaama lawaya😭💕

  • @suuradhussein6222
    @suuradhussein6222 3 ปีที่แล้ว +12

    waa muqalkii ugu Quruxbda bdnaa aan Dawade ee ka hadalyo Nolosh dhabta ah ❤😭😭😭💔Thanks Thousands time 🙏

  • @samiyocabdiqadar507
    @samiyocabdiqadar507 3 ปีที่แล้ว +6

    Nolol dagan oo qurux badan waliba farxad leh nolosha taajirnimada saaidka faaido malaha alxm intuu illahay nasiyay 🤲🤲💞💞

  • @mohahassan1
    @mohahassan1 3 ปีที่แล้ว +20

    Waaw ilaa hada ma dhameesan lkin inta
    hore iga gadan ismahan gacma dahab Hormar wacan

  • @ahmedmohamedabdi8564
    @ahmedmohamedabdi8564 3 ปีที่แล้ว +2

    lorsque tu simplifie la vie ainsi et que tu vois le bonheur que s apprte la nature vraiment sa me donne envi de retourne vivre en brouse mashallah ma soeur je t remerci pour cette video et j t encourage de faire d autre inshallah

  • @ismaailyare8935
    @ismaailyare8935 3 ปีที่แล้ว +5

    ismahan Dahir
    Saaxiib Videogii ugu qiimaha badnaa ayaan u aqoonsadey videogan ❣👏🙏

  • @beyourself4996
    @beyourself4996 3 ปีที่แล้ว +13

    Mashallah inta ayaa ka fiican qurbaha aan joogno ilahay wadangena nabad ha nooga dhigo!!

  • @mohhanad2279
    @mohhanad2279 3 ปีที่แล้ว +277

    Anigu lama yaabin dadka aan sarin like ee waxan la yaabay dadka saaray dislike nolosha aadka u quruxda badan 😠

    • @sanaadi_qurux
      @sanaadi_qurux 3 ปีที่แล้ว +2

      laga yaaba micnahed mafahasan🙌🏻😆

    • @saynabsaynab930
      @saynabsaynab930 3 ปีที่แล้ว +4

      Waxaa laga yaabaa ina ay u maleeyeen like sidaa darteet uu qalad u dhacay

    • @aadamahmed7411
      @aadamahmed7411 3 ปีที่แล้ว +1

      Moh hanad kama ahan xumaan ee aqoondareeykatahay saan filaa

    • @mohhanad2279
      @mohhanad2279 3 ปีที่แล้ว

      @@saynabsaynab930 laga yaaba

    • @mohhanad2279
      @mohhanad2279 3 ปีที่แล้ว

      @@aadamahmed7411 way dhici kartaa

  • @sakariyaali6910
    @sakariyaali6910 3 ปีที่แล้ว +9

    xasuus hore ayaa igalisay xamar cadeey xudunteedaa kuduuganee taloow goormaan usoolaabanaa keep going yaa ismahaaniita 😍🇸🇴🇫🇷✌

  • @Mo-Said
    @Mo-Said 3 ปีที่แล้ว +5

    wow! what a beautiful life and honest girl